No video

Waxaan Ahay Guumeys ! | Gabar walba oo Guurka ka Daahay | Muuqaalkaan Waa U Muhiim .

  Рет қаралды 119,693

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Fariin ku socoto gabadhaha ma dhahaayo guurkii dhaafay aan adeegsano erayga ah aanan la gaarin waqtigii ilaahay u qoray in ay guursadaan , iyo waliba sidoo kale ragga aanan guursan
walaashey anagoo fiirinayno xaqiiqada qaraar ee bulshadeena maanta , waxaa qasab ah in aad maqasho erayo aanan wanaagsanayn in xataa dadka kuugu dhow ay noqdaa kuwa ugu horeeyo ee ku niyad jabinaayo ku maqashiinaayo erayo bahdil ah sidii in aadba ahayn banii aadam dhab ah .
sida in aadba adiga gacanta ku hayso qadarta , in aad maqasho waxaad tahay guumayso meesha maad dhaaftid qayrkaa way guursaday waad soo taagantahay
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 874
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤
@ayaanlecabdikariin7538
@ayaanlecabdikariin7538 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💛💛💓🧡💓🧡💓💛💛💓💛💓
@mahamudcade8533
@mahamudcade8533 2 жыл бұрын
❤️ sallallahu caleyhi wasalam ❤️
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
Scw scw scw 🥰🥰🥰
@Ladykhalifakhalif
@Ladykhalifakhalif 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥
@Diiriye14
@Diiriye14 2 жыл бұрын
Mana soo mari doono
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@nuurtanalka4461
@nuurtanalka4461 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@noordinmire8678
@noordinmire8678 2 жыл бұрын
Scw
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@Qalbiwanagsan-q8b
@Qalbiwanagsan-q8b Жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤
@ifraaxileys
@ifraaxileys 5 ай бұрын
Scw scw❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
Alla Guur xalaala ha ina wada siiyo gabdhaheena aan weli guursan aamiin yaa rabbi 😢🤲
@fartuunfaarax9406
@fartuunfaarax9406 2 ай бұрын
Amiin😊
@user-zc5jq3tc7d
@user-zc5jq3tc7d Ай бұрын
Aamin
@ayancige6625
@ayancige6625 25 күн бұрын
Aaamiin
@mariyacali6541
@mariyacali6541 9 күн бұрын
Aamin yarabi
@ifraaxileys
@ifraaxileys 5 ай бұрын
Allahayow guur xalal ah iyo ubad qeyr qaba nasii iyo nolol farxad leh iyo caafimaad🤲
@mohamudhassan5911
@mohamudhassan5911 26 күн бұрын
Hadaa is guursano fiicanaa
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Ducadu waa hub rasaastiisu dhammaad lahayd ilaahay waxaan ka baryeynaa guur xalaal ah oo ay ka farcamaan awlaad saalixa kuwo ilaaaha xaqa lagu caabudo caabuda iyo nolol wngsan wiilaal iyo gabdhaba aamiin🤲
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 жыл бұрын
AMIIN yaa Rabbi jizakalahu kheyr
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
.amiiin yaarabiiii 🤲🤲🤲🤲🤲✌✌✌
@mukhtaarahmed1018
@mukhtaarahmed1018 2 жыл бұрын
آمين يارب العالمين
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Ameeen
@quen5204
@quen5204 2 жыл бұрын
أللهم امين يارب 🤲
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 2 жыл бұрын
Ilahayoo gabadh wanaagsan oo an rer qurx bdn wada dhiso ban ku waydiistey🤲🏽 waa maalin khyr qabtee 🤲🏽
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Ameeeeen yaaa rab 🤲🏼
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 2 жыл бұрын
@@aminaamish242 mahadsanid adiga sidoo kle ❤️
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 Жыл бұрын
aaamn aaamn anagana mid ehelu diin ah
@laylodaauud5441
@laylodaauud5441 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@Saaraguled8
@Saaraguled8 Жыл бұрын
Amiiiiin yaarabi
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Gabdhaha walaalaheena ah raggoow wey ina jacelyihiin oo ina garab taaganyihiine hala ilaaliyo sidey utaalo muhiiim maaha wa iney dhaqan diin leedahay muhiimada maaadi hadey u dheertahayna wa muhiim u fiican biri ubadkaada mustaqbalkooda💯GABDHAHEENOW WAAANU IDIIIN JACELNAHAY❤
@xikmadoTube
@xikmadoTube 2 жыл бұрын
"Allaah wuu fahmayaa baryadeena ama ducadeena xitaa haddii aanan heli karin ereyo aan ku barino."🧡🙏
@akramsomali
@akramsomali 2 жыл бұрын
Adoo af somali kuso qoro aya kaaga muhiimsan zxp dadkaaga haku fahmaan ii luqadada awood u yeel
@IfrahMYusuf
@IfrahMYusuf 2 жыл бұрын
@@akramsomali lol 😂 Somali hadaa tihiin balaayo ayaa qarisaan
@akramsomali
@akramsomali 2 жыл бұрын
@@IfrahMYusuf lol 🤓 Luqadada ku hadal maxay kaaga baahanthy oo qaris ah
@abuhamidmedia67
@abuhamidmedia67 2 жыл бұрын
Best person ever and most Knowledgeable is prophet Muhammad SCW ❤️❤️❤️
@xasankhaalid8250
@xasankhaalid8250 2 жыл бұрын
maad afsomaliga qortid waxaan u dhaqanaa sidii jaahiliinta ninkad lahadlyso soo somali ma ahn
@notme9187
@notme9187 2 жыл бұрын
@@xasankhaalid8250 sidoo kale waa in aad u sheegtaa dadka wax ku qoraya afka carabiga
@xasankhaalid8250
@xasankhaalid8250 2 жыл бұрын
@@notme9187 waa sx mahdsanid wll
@updifitahmahamuddhuxulow9894
@updifitahmahamuddhuxulow9894 2 жыл бұрын
𝐳𝐜𝐰
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 2 жыл бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him 🌷🥰🥰🥰♥️♥️❤️❤️❤️🤍🤍💜💜🤎🤎🤎🤎💖💖💖💖💖💝💝💝💝💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@Ariijiina
@Ariijiina 2 жыл бұрын
Waxan jira 34 years waxan ahay gabar wax baratay waxan heysta master of political science alhamdulillah welina ma aan guursan lkn wiilban hada xariir la leeyahay ee iisoo duceeya in illahey meeshii ii qeyr ah igu toosiyo. Walalayaal
@sarahajji2118
@sarahajji2118 2 жыл бұрын
Cumriga waqtigi ugu quruxda badna ayd maraysa e dumarnimo dhamaystiran caqli ahaan iyo jasad ahaan ba ilaahay hadu khyr ku leyahy hakuso dhaweeyo
@ashwaaaqbae
@ashwaaaqbae 2 жыл бұрын
Ameen abyo
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 Жыл бұрын
ale haduu khar kuu yahy ale hakuu sahlo haduusan khar kuu ahayna mid ka kharbadn ayan ale kuu waydiin
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Khayr allaha kaaga dhigo.wll
@moyare7057
@moyare7057 Жыл бұрын
🤲 📿
@ikranfarah6086
@ikranfarah6086 2 жыл бұрын
Cajiib! Badanaa markaad hooyooyinka da'da yar ee marwooyinka ah ama single motherska aad kala hadasho arin guur waxey kuu sawirayaan aduun bar-qiyaamo ah sey u xumeynayaan lee, hoo iyo halaag maahane wax kale kama sheegayaan inyar moyee sababtuna waa iney ayagu markodii hore dagdageen ama guurka dhanba kasoo qaaday musasalkii ay daawanayeen. Inyaroo waqtigaya waayuhu ka hiiliyen moyee. Aniga ahaan aadban ula yabaa markaan arko gabar yar oo guri ay boqorad ka tahay joogta waalidiinted ay noolyihiin oo yacnii nolosheeda caadiga ah hadaad fiirisid dabiiciyan aysan waxba ka qaldaneyn da ahaana u dhaxeysa 17-20 ee hadana ku leh waqtibaa iga lumaya iyo inaan sanadka danbe gaaro ma doonayo saaxiibadeybaa guursaday aadban ula yabaa runtii. Sister hadaad qormadeyda akhrineyso talo yarbaan ku siini ee wax yar maankaaga isii Hadii aad joogto meel ay naftaadu amaan ku dareemeso seexatoo waxaad cunto ka hesho fursad wax barashana heysatid, hadii markaa calafkaan ay somalidu sey uga been sheegayen dhiiga ka keneen haduusan jirin amaba isla waqtigaas qof noloshaada damaanad qaadi kara diyaar kuu aheyn waxba guur aan diyaar kuu ahaheyn ha u xusul duuban ee naftaada dhis oo maal gasho 25-30 jir guumeysaad tiriye galeyrna haku dhahaan waxba kaama galin. Guurkaas dhib iyo dheefba waxaad kala kulanto kulama qeybaanayaan kuwa magacyada kala duwan kuugu yeedhaya ee sii naftaada waqti ay ku doorato ruux u qalma. Ina aderey midna waan kuugu dari akhlaaqdaada iyo diintaada wanaaji si ay u noqdaan xeyndaab kaa hortaagan xummoo dhan sanadahaa aad ku jirto halganka dhisida nafta iyo baadi goobka sowj wanaagsan. Insha Allahu aniga iyo adigaba meel wanaagsanbaan noo rajeyn walasheydiyeey❤️ Mahadsanid ustaad omar
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 2 жыл бұрын
Masha allah Fariin ay tamanineyso gabar walba oo guur ku dag dagtay in ay aqrisato guurka kahor wlshey talo uu qofkale siin lahaa majirto waku mahadsantahy bararujintada 🫡👏 Gabdhahena iyo anagaba Guur xalaal ah oo nolosheena farxad galiya allaha nasiiyo
@iqramoallim
@iqramoallim 2 жыл бұрын
Ikran mahadsanid allah haka abalmariyo wanaga ad walalaha la jeceshahay mid ka badane haku siiyo
@ikranfarah6086
@ikranfarah6086 2 жыл бұрын
@@iqramoallim aamiin abayo dhamanten🥰
@ikranfarah6086
@ikranfarah6086 2 жыл бұрын
@@Mirahamaskaxda aamiin dhamanten wllo.
@Naisa641
@Naisa641 2 жыл бұрын
Mahadsanid xbbti talo iyo tusaalo qurux badan
@elmiegal4974
@elmiegal4974 2 жыл бұрын
Gabarey allaah hakugu israaqo guur Xalaal ah iyo owlaad baari ah Amin Amin Amin Amin Ansha allaah
@laylodaauud5441
@laylodaauud5441 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin insha Allah
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 9 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rabbi isoo duceeya 😢🤲
@zahramohamedali3756
@zahramohamedali3756 7 ай бұрын
Aamiin yaa Allaaah
@zahraabdullahiali3414
@zahraabdullahiali3414 2 жыл бұрын
Dadka aan wali guursan alle guur kheyr qaba oo xalaal ah oo barakeysan alle ha u sahlo
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 2 жыл бұрын
Ilaahay inan&inan kasta oo da'di guurka gaaray oon guursan weli mid walba mid uu ku farxo alle haku arsaaqo.aaamiin yaa allaaah
@sahrasaalim1740
@sahrasaalim1740 2 жыл бұрын
Amiin ya allaah
@jaabirmohamed3306
@jaabirmohamed3306 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
Aamin aamin huno
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Aamiin Yaa raabi 🤲
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 2 жыл бұрын
CUMAR INSHAAR, mashallaah you are the best adviser. May Allah bless you with his protection.
@xasankhaalid8250
@xasankhaalid8250 2 жыл бұрын
englishka ma fahmi la.i lkn maad afsomaliga qortid waxaan u dhaqanaa sidii jaahiliinta ninkad lahadlyso soo somali ma ahn
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 2 жыл бұрын
Yaab Afsoomaali Maad wax ku qortid Walaal Commenti English qor markaad fiirsanaysid muuqaal English ah
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Waa muuqaal aan sugeynay iyo xaqiiqada ka jirto gabadha aan guursanin walal omar allah haku xafido❤🥺🇸🇴🤲
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 2 жыл бұрын
24 sano Ayaan jira Sas ay thy asxbteda iyo qarabadeda waxay mar walba igu dhahn waa duqowday mesha kakac lkn ani waxas uma jojiyo mid wangsN oo din leh inshallah
@sonofadam7633
@sonofadam7633 2 жыл бұрын
cibada baadi inteeh joogta
@hassanhuseen5058
@hassanhuseen5058 2 жыл бұрын
Insha allah waad guursanee
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 2 жыл бұрын
@@hassanhuseen5058 thanks wllke 🙏🙏
@hassanhuseen5058
@hassanhuseen5058 2 жыл бұрын
Ogow dumarka keli ah gaar kuma aha ragana waykujiraan bes tareenka waa lawadasugayaa mid hadaw kudhaafana midka kale waa lisla wada sugayaa insh allah khayr badan bay kudhamaanaysaa
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
Sxb waxa hamaqlin ma weynid waxa samesa iska shaqeso marka aad 30 gartid ama 28 ado iska filan gurso
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 жыл бұрын
Masha allah omar shugran wall anig aya ka mid ah dadka aan wali guursan waligeyna kuma fagarin inan u maro wado xun sidan u guursa lahaay 30 jir ayan ahay inta same lahaay rabigeyga wax oo raali ka ahen waxa ii dhaamo inaa guur la aan joogo manta nolosha aa ku noolahay waa ku faraxsanahy alx rabi ayan ka rajeyna guur wanagsan in sha allah
@mohamudyare8457
@mohamudyare8457 2 жыл бұрын
Alxmdulilah anigo 19 jir ah manta ayaan dhageysanaya qof iwaaniyo waana omar inshar masha allah ustaad 2018 ilaahada wankula socdaa waxbadan baa nolosheyda iskabadaley
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
*Ha illaawin soonka maalinta Caashuuraa.* Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Soonka maalinta Caashuuraa ilaahay waxaan kaga rajaynayaa inuu ku dhaafo dambiga sannadkii hore.» - Muslim -Maalinta Caashuuraa waxay ku beegantahay maalinta Isniinta waxaana sunne ah in maalin laga horraysiiyo ama laga dambaysiiyo si Yuhuuda loo khilaafo.
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 2 жыл бұрын
Salaasada hadaan ka dambeysiiyo ka wrn🤔
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
@@Lion_gamer10 dhib ma leh walaal
@hamseisko3247
@hamseisko3247 2 жыл бұрын
Maalinta cashuura Ma isniin tan soo socota miyaa
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
@@hamseisko3247 Haa walaal waa Isniinta berri ah.
@abukarismacil4487
@abukarismacil4487 2 жыл бұрын
Faalo inaad barnaamij ka bixiso ama aad faa'iido dheeraad ah dadka siiso sidan oo kale ayaa laydin karabaa dhalinyaroy
@aadamyooz20
@aadamyooz20 2 жыл бұрын
Allaah haku sharfo ustaad gabadh walbo somaliyed wan salamaya hablahenu wa boqortoyo🤗🤩
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 2 жыл бұрын
أنا أول مشاهدة من هذا المقطع الشهية. يا عمر إنشار
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
*Soonka Maalinka Caashuuraa* Nabiga (ﷺ) waxaa ka sugan inuu soomi jiray maalinka Caashuuraa dadkana uu ku boorin jiray inay soomaan, maxaa yeelay waa maalinkii uu ilaahay badbaadiyay Nabi Muuse iyo Qawmkiisii sida oo kalena uu halaagay Fircoon iyo Qawmkiisii. Markaa waxaa sunne ah in uu soomo qof kasta oo Muslim ahi maalinkan isaga oo ilaahay (ﷻ) ku mahadinaya. Waa maalinka tobnaad ee bisha Muxarram oo ah bishan aynu ku jirno kana mid ah afarta bilood ee xurmada leh. Waxaana wanaagsan in maalin laga horraysiiyo ama laga dambaysiiyo si loo Yuhuuda loo khilaafo. Waxaana sunne ah in lala soomo maalinka sagaalaad Nabiguna (ﷺ) markii uu soomay wuxuu yidhi: “Haddii aan gaadho sannadka dambe sagaalaadka ayaan soomaynaa.” Sannadkii dambe Nabigu isaga oo aan gaadhin ayuu geeriyooday. *Fadliga maalinka Caashuuraa:* Nabigu wuxuu yidhi: «Soonka maalinta Caashuuraa ilaahay waxaan kaga rajaynayaa inuu ku dhaafo dambiga sannadkii hore.» FG: Maalinka Caashuuraa waxay ku beegantahay Isniinta markaa ama maalin ka horraysii oo Axada iyo Isniinta soon ama maalin ka dambaysii oo Isniinta iyo Salaasada soon Insha Allaah.
@rahimaali5762
@rahimaali5762 2 жыл бұрын
Alhdoulah wlo wan ku farxay haday isniin tahy maanta Ayan moodayay inay I dhaaftay.
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
@@rahimaali5762 kuma dhaafin walaal ee waa Isniinta waxaana sunne ah oo wanaagsan inaad maalin ka horraysii ama ka dambaysiiso si Yuhuuda loo khilaafo markaa iskuday inaad Salaadana raaciso Insha Allaah.
@kaafiyayaasin7512
@kaafiyayaasin7512 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@munaabdi9351
@munaabdi9351 2 жыл бұрын
asc cumar inshaar waakaa yaabay sida aad raga ugu dhiiro galisay iyo sida aad dumarka ugu qalbi qaboojisay maashaa allaah, aragtidayda dumarka waqtigu dhaafo kuli mafiicna raga guursadana kuli wanaag ma wada helaan waxaan u malaynayaa inaad ka hadlayso dumarka ahludiin kaa oo alaah kuxiran kuwaas waa mashaa allaah alle khayr haka dhigo.
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Meesha ma ka dhaqaaqday adigu
@khadarxasan6799
@khadarxasan6799 2 жыл бұрын
Amiin wllo illaahay dumar xijaaban oo saalixiina hana siiyo
@quruxdumar6034
@quruxdumar6034 2 жыл бұрын
Wax walpa waqtigooda ayeey leeyihiin iska suga waqtiga haka dagdagina guumeeys waa shimbir in quf bani Adam ahna lagu tilmaamona waa wax aan macno sameeneeyn dhagaha ka fureeyso waqtigaada qaado👌👌👌👌
@fahadmohamed3315
@fahadmohamed3315 2 жыл бұрын
Today it is rare to find someone like Omer Inshar 🙏🙏👍
@AhmedMohamed-cr5fv
@AhmedMohamed-cr5fv 2 жыл бұрын
Guurku wa nolol iyo raaxo lkn khasab ma ahan in aad ku dagdagto ee si fiiro dheer u xulo qofka aad rabto in aad nolol la qaybsato. Gabdho niyada khayr u sheega🙏❤
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 Жыл бұрын
mahadsanid wllmudo dheer ayan radinaya qf wcn walina waa sugaya ale ayan kasugaya insha alaah
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@faadumomohamud4695 Guulayso walaal alle haku garab galo inshaAllah
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 5 ай бұрын
Umaba baahni sideedaba
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 жыл бұрын
Ilahey ha u sahlo intii an guursan guur xalaal oo lagu dego oo rahmad iyo mawadah leh intii guursatay ee ku jirta guur mashakil iyo masaib ku dheehan tahay kurbada allaha ka feydo intii guur xasilloon heysataa allaha u barakeyo
@mohamedhassanrashid7975
@mohamedhassanrashid7975 2 жыл бұрын
Aamin yaa rabi ilaahow ee sahal gur kher qabaa oo mawada iyo raxmad ah
@wadanigadhabta4372
@wadanigadhabta4372 2 жыл бұрын
Kuwa af Ingiriiska kuqorayo komintiga aderyalow yaad lahadleysan ajanibta hadad Iska gadeysan aduunka kale ogada Somalia meel umadhafsana muqalkan🤔Alle haku barakeeyo Cumar inshar😍👍👍
@xabiibomacalin7350
@xabiibomacalin7350 2 жыл бұрын
Alla maantaa arkay qof igu fikrad ah allaha ku xafido wallkey
@wadanigadhabta4372
@wadanigadhabta4372 2 жыл бұрын
@@xabiibomacalin7350 Wllshay hadanan kadhacsan afkeena iyagu maha kuwadhigay wlhi wan kafana afkaqalad anigo garanaya ayan jeclayn
@notme9187
@notme9187 2 жыл бұрын
ka warran kuwa carabiga wax ku qoraya🤦
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 2 жыл бұрын
Wadaniga dhabta walal dad badan baa jecel in ay qoraan luqadooda Hadana aqoon una helin fursad ay ku bartaan marka haku digan dadka aan aqoon luqadooda Hooyo
@elhamada7273
@elhamada7273 2 жыл бұрын
Jazaka'Allah Omar, inta aan wali guursan illaahay calafkooda khayr ha ooga dhigo. Kuwa dadka niyad jabiyaan illaahay haka baqaan iyagana,
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran jazaa walaal Umar, sida aa noo dhiiro galisay hadaa nahnay gabdhaha aan wali guursan. Waa runtaa quality qaali ah aan leenahay eeynan heeysan gabdhaha naga da'yar. Alhamdulillah ani ahaan waxaan heystaa kalsooni iyo deganaan naf, waxaana igu caawiyay taas ilaah aan isku xiray marka maba dareemo qalbi jab in aan guursan wali sababtoo nimcooyin fara badan ayaa ilaah iigu badalay. Ilaah murugada iyo qalbi inta heeys haka qaado 🤲🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@abdisalaamhareeri2805
@abdisalaamhareeri2805 2 жыл бұрын
Legend Always is Legend omar mohamed inshaar respect 🙏 man 👨 👏 🙌
@najmamaxamed984
@najmamaxamed984 2 жыл бұрын
Mansha allaah walalkey aad ayaa u mahadsantahay barnaamijkaan aad ayuu no anafacay, waxaan kaloo kaa codsaneynaa inaa barnaamij nooga soo diyaariso gabar wax baratay iyo faaidada ey bulshada ku dhex leedahay si waalidiinta na dhahaayo maxaa wax ka baranee jikaa ku dambeyso ey barnaamijkaan u dhageystaan insha allaah
@gesacademohamed820
@gesacademohamed820 2 жыл бұрын
من خد وحد ومن زرع حصد
@gesacademohamed820
@gesacademohamed820 2 жыл бұрын
Hala
@inaali8054
@inaali8054 2 жыл бұрын
Wan kugu raacsanahy wll
@muhudiinhassan1072
@muhudiinhassan1072 2 жыл бұрын
M.a wll cumar keep going
@xogbaar
@xogbaar 2 жыл бұрын
Jikada lafteeda in jahli lagu dhex joogo iyo in aqoon lagu dhex joogo middee wanaagsan ?
@lilshenoyoo7188
@lilshenoyoo7188 2 жыл бұрын
WALAASHEEY HA WAL WALIN WAQTIGA AAD GUURAAN ALLAH BAA OG 💯
@hasandayib912
@hasandayib912 2 жыл бұрын
Waad mahad santahy wall cumar gabar kasta oo guur doon ah ILAAHEY ha usahlo wiil wangsan oo ey kufarxaan noloshooda wiilashane sidoo kale ILAAHEY ha usahlo gabdho wangsan oo ey kufarxan noloshooda اللهم امين يارب العالمين
@amuunjama126
@amuunjama126 2 жыл бұрын
Waxaan ahay 23jir jamacada dhamaysay last three years sidii lay lahaa khalas gurki waka dahday saan waaku tagaysaa malmahan waxan bilabay inan ka warwaro mustaqbalka somalidu dadka waaka washaa subxaanallah guurku wa calaf waqtigii lagu qoreyna ma dhafaysid fdlan somaliyey gabdhaha ha kalifina thanks wll omar inshaar
@THE__BLUE
@THE__BLUE 2 жыл бұрын
23 aa wa nolosha bilawgediye Dadkasi maxay la dagdagayan
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 2 жыл бұрын
Ilahay cilmigad baratay hakugu anfaco walashay guri facana haku siyo
@lafaHore
@lafaHore 2 жыл бұрын
Waxaa wanaagsan dumarka iney ku guursadaan 18-25 Halka ragana ugu fiican 25-30
@Xawa_A
@Xawa_A 2 жыл бұрын
Yaan lagaa waalin walal. Waan dareemi karaa sidaad dareemayso anigu intaanan guursan markaan 18 sano noqoday ayaa laygu bilaabey hablo weyn/guumays baa tahay niyada ayeey kaa dilayaan ee ha dhagaysan. Ilaahey markuu kuu qoray baa guursanaysaa inshallah.
@Xawa_A
@Xawa_A 2 жыл бұрын
@@lafaHore Waa runtaa lakiin qof kasta dhaafi maayo goortii ilaahey u qoray. Aniga waxaan jeclaan jiray inaan 20 sano dhaafin lakiin 22 markaan ahaa ayaa la i guursaday ninkaygaba ilaa 19 markaan ahaa waan ku talo jirnay inaa isguursano lakiin waxaa qorneed 22.
@abdidayib5705
@abdidayib5705 2 жыл бұрын
Allhamdullilah wallal nolosheydi wada badashay waxaan noqday nin go,aan qaaday Mahadsanid 🙏🏽.
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahy ani ahaan sxb teey oo aan aad ujeclahay wali ismaanan guursan arimo jiro oowgod waxaan rajeeynaa inaa malin midobi doono xapipti dulqaado ❤️
@macaash_real_estate
@macaash_real_estate 2 жыл бұрын
Halaga faaiideysto Soonka maalinta cashuraa oo lagu helayo danbi dhaaf sanadkii tagay waxaa sunaha inaad maalin ka hormariso Biri oo axad iyo isniinta oo caashuuraa ah, gaarsii ehelkaaga iyo asxaabtaada oo janiska ugu faaiidee
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 2 жыл бұрын
ما شاء الله الله يزيد لك فهما وعلما
@rajehrj8705
@rajehrj8705 2 жыл бұрын
Calafku waa cajiib, waana rizqif alle agtiisa laga bixiyo, nolosha ma ahan sida dadka qaar umaleyaan, alle kheyrka iyo towfiiqda alle ha ina waafajiyo 🤲 yaa rab aamiin
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Quf walba oo inaga midaa illaah hasiiyo nolal uu ku dago alle gacantiisa ayee wax walba ku juraan quf walba quf fahmaayo alle haku Aadiyo insha.alllah
@hamzamaxamed1596
@hamzamaxamed1596 2 жыл бұрын
Illahay hanagu simo dhamanteen qof wanaagsan dhalinyaro illahayna haynu ka cabsano cabsi dhaba wax walba weyno fududanayan wax walba oo soo daahana khayr ayaa ku jira ama guur ha ahaado ama wax kle fudaydkana Isla ilaaliya mahadsanidiin dhamaan 🙏
@Baqdaadimedia
@Baqdaadimedia 2 жыл бұрын
الموت في عنقي😟 والقبر بيتى 🛌 وعلى الصراط طريقى😟 وربي لا ادري ما ذا يفعل بي 😟☝️
@adnanabdi333
@adnanabdi333 2 жыл бұрын
Runtii muqaladada fa'iidada leh waxaaba kasii qatarsan habka aad editinka muuqaladada oo dhan uqurxisay waa qaab kaduwan youtuberada kle masha allah mister omar
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 2 жыл бұрын
ASC waa Masha Allah Masha Allah waa runta ugaas Waxan illahay kaga baryaya in illahay kugu badalo kher mid aduun iyo mid aqiiro Isha Allah
@kaltoumahmed3730
@kaltoumahmed3730 2 жыл бұрын
Guurku waa qoraal 🌷🥀 Hadii laguu qoray dabeecad iyo diin ku dooro اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@dr-ilhaanthahir9768
@dr-ilhaanthahir9768 2 жыл бұрын
Alle waxn ka baryayaa waa malin khyer leh inuu isiiyo qof aan adgtiza ku xasilo oo dadnimda wax ka yaaqaan sald sx ah alle waxn rajeynyaa guur xalal ah inuu inoo sikhro aamin😘😍
@Amino321
@Amino321 2 жыл бұрын
Mashalah shukran Cumar 👏
@adenmohamed8389
@adenmohamed8389 2 жыл бұрын
Asc
@allaybaday7824
@allaybaday7824 2 жыл бұрын
Masha allah waa mawduuc yimid xilligii loo baahnaa mahadsanid wll cumar
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
لا يؤخر الله بشيء إلا بخير Masha Allah walalky cumar Allah ku cizeeyo aduun iyo aakhiro ❤
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 2 жыл бұрын
I pray you marry someone who doesn’t leave when it gets tough, who doesn’t run when it’s time to communicate, and who doesn’t ignore u what makes you feel sad or disrespected.
@Haha-yf8nd
@Haha-yf8nd 2 жыл бұрын
sxb qof luqada english ku hadlo maa commentiga usoo qortay misa dadka soomaaliyeed
@saadaQ3944
@saadaQ3944 2 жыл бұрын
@@Haha-yf8nd waa layaab
@xasankhaalid8250
@xasankhaalid8250 2 жыл бұрын
englishka ma fahmi la.i lkn maad afsomaliga qortid waxaan u dhaqanaa sidii jaahiliinta ninkad lahadlyso soo somali ma ahn
@munaahmed9373
@munaahmed9373 2 жыл бұрын
Amiin yaa raabii jazakallaah kheyr walal
@kewayekaas803
@kewayekaas803 2 жыл бұрын
Waaxba hala yabina khaladka waxa iiskeh youtuberada oo like uusara mal mahan dadka comment aaf iingiris kuso qora marka asagana like raadis uunbey ka tahey 21 like buu haley 😂
@hamseomer4277
@hamseomer4277 2 жыл бұрын
mahadsanid inshlalah waa Gursandoonaa mid diinleh
@abdi622
@abdi622 2 жыл бұрын
Omar Inshaar,walaal hal-abuur leh, aqoonleh muxtarim,wanaag badan. Alle haku sharfo sida aad Cilmigaaga nooga faa'idayso.❤🙌🍂
@user-qy4jg2ot1e
@user-qy4jg2ot1e 2 жыл бұрын
waxaan ahay gabar 27 jir walina guursan ii soo duceeya inuu ilaahay mit qeer qawa ii sahlo🤲
@alikhan-jl4ej
@alikhan-jl4ej 2 жыл бұрын
Wili waa yar tahy mashallah Alle haku Sahlo guur kheyr leh
@user-qy4jg2ot1e
@user-qy4jg2ot1e 2 жыл бұрын
Aamiin yarab
@alikhan-jl4ej
@alikhan-jl4ej 2 жыл бұрын
@@user-qy4jg2ot1e 😍😍
@lastman2459
@lastman2459 2 жыл бұрын
inte jogta
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
inshallah wll macan anigu xata màa guursan hadana waa ka weynahay
@user-ho7rd5rw5n
@user-ho7rd5rw5n 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay baarakallahu fiika waxaan umaleynaa carabkaa kaa dafay inaa dhahdo *allah woo kuu raadina qof wanaagsan* allah wax walba gacantiisa ayee kujirta mana ubaahno inoo wax raadiyo laakiin gaf hadal kuma jiro wax kheyr ayaana kaaga baranay baarakallahu fiik
@hamdiiina
@hamdiiina 2 жыл бұрын
insha alaah thnks aloow guur wanagsan nasii
@user-vd7zt4ei1z
@user-vd7zt4ei1z 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الله يحفظك من كل شر
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخونا عمر إنشار . Ilaahay hakaa ajar siiyo sida wanaagsan ee niyadda ugu dajinayso Gabdhaha Dhawrsan .
@Sahidohrye256
@Sahidohrye256 2 жыл бұрын
Cumar waa ku salamey wall waxan jira 25 waxan dhameyey jamacad waan shaqeeya waxa ugu badan oo hada nacey waa maxaad uguursan weydey si aan gacmaha ani ku hayo calafka walid bulshada dadka dhamaan anigi baa marmar isku dhaha xataa mrka cumar qofka nafsadiisa ku kalsoon xata dadkena somalida desmoral bey ku ridayaan iyo niyad jab maxan sameya
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 2 жыл бұрын
Wllshy mcn gabar yar baatahay Dadki hdlkoodi ha dhagaysanin
@abdiwahabbissle652
@abdiwahabbissle652 2 жыл бұрын
Walal waxas adkeysi bad kasi qadaysa, and i knw it realy affects your emotions. Keep duca to Allah to eas your tough moments.
@nuseybahussein2625
@nuseybahussein2625 2 жыл бұрын
Marxalad taagan ayaat kahadashay dad aamusan ayaad u hadashay wadna dhiira galisay mahadsanid ogaansho
@aminaameen6144
@aminaameen6144 2 жыл бұрын
Waa Runtaa guur xun waxaa ka fiican guur daahay InshaAllah niyeyso kheyr
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 2 жыл бұрын
Best person most knowldge is honest patient and honor sincerely and kindful lovely wn ku jecllhy rasuuulkeeeniiyow waxaaan noothy imaaamka diinteena waxaad thy quratu cayn fi salaaaati😘😘😘💯💯💖💖💖❤️❤️❤️🥰🥰🥰♥️♥️♥️💝💝💓💓💜🤎🤎🤎💕💕💕💕
@ipeekbaysiim7330
@ipeekbaysiim7330 2 жыл бұрын
Ku sali nabiga scw
@thetruth4k583
@thetruth4k583 2 жыл бұрын
scw
@notme9187
@notme9187 2 жыл бұрын
No
@ipeekbaysiim7330
@ipeekbaysiim7330 2 жыл бұрын
@@notme9187 shame on you
@notme9187
@notme9187 2 жыл бұрын
@@ipeekbaysiim7330 don’t care girl 😈🤡😂
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 2 жыл бұрын
Guur gabadh diyaar u ah haddey jirto ha ilasoo xidhiidho waxan baadi goob ugu jiraa gabar diin leh oo dhawrsoon dhaqaalihi iyo dhalinyaranimadiina waan hayaa. Wabillahi towfiq
@HOOYOMCNILOVEYOUNM
@HOOYOMCNILOVEYOUNM 5 ай бұрын
Hi
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 5 ай бұрын
@@HOOYOMCNILOVEYOUNM hello walalo so dhawow
@HOOYOMCNILOVEYOUNM
@HOOYOMCNILOVEYOUNM 5 ай бұрын
@@mohargreaves2922 sdkle
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 5 ай бұрын
@@HOOYOMCNILOVEYOUNM abayo ma isaso qabanaa
@HOOYOMCNILOVEYOUNM
@HOOYOMCNILOVEYOUNM 5 ай бұрын
@@mohargreaves2922 dabcan
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير Allaha ku Xafido Insha Allah Allaha ku Barakeyo Insha Allah
@filsan7550
@filsan7550 2 жыл бұрын
30 sano ayaan jiraaa weli ma guursan waan farxadsanhy qofna uma joojiyo si walbo ii niyad jabiyo waxaan arkay saxiibo iyo wLaalo hadalo igu duro lakiin waxaan aad u walwLaaa markaaan arko waalidkeey oo aad iga walwalsan dhowr jeer ayaan ku sigtay inaan guursado qof aanan rabin si aan waalidka u qanciyo alx dib ayaan iska saxay sababtoo qof aan rabin nafteeydana qalad ayaaan ka galaa qofkane naftiisa qalad ayaan ka galaaa sidii roon allahayow ii sooo duceeya in mid qeyrqabo ila kulansiiyo dhamaantiina hadaad qoraalkeyga aragtaaan
@hoygadramah
@hoygadramah Жыл бұрын
Xabiiibti goan fican baad qadatay xiligu ilaahay ku qora gursane hajoojin dadka warkoda🥰
@hassanomar294
@hassanomar294 Жыл бұрын
Wlo dadku wax wanaagsan kuladoonayaan qofka kudhahaha guurso waa hadii aad nin fiiican hesho, waayo suaalahaas kuwo dhayamahaa ilaa aad islaan noqoto,waxaa kadanbeeya, imisa caruur ledahy, hadana sidaa kudhaammaayaan lkn Waysocon suaalu,. Lkn guur waa in loo dagdago inta karaankaaga
@mustafeyusuf4502
@mustafeyusuf4502 3 ай бұрын
Sababta ad ugursanladahay
@mnb496
@mnb496 2 жыл бұрын
Waa hadal wanagsan iyo talo aad u qiimo badan , waxad Moda Omar inaad so tabatay dhibka gabdhaha aan gursan haysto oo xaga bulshada ,Marwalba qerku wuso daaha, qofwalba alle haku xernaado , wanag ha niyaysto wixii Allah u qadarey ma waynayo . Shukran adina wall Omar inshar 🙏
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 6 ай бұрын
Wlh sanadkan 7 sano I ah intan garoob ahy ka fiirsasho iyo sabar iyo alle inaan isku xiro mahe dad warkisa dhag uma dhigo aallow sabrkeyga igu siii kii aan raby 🥺
@sakiyadeganhenna2320
@sakiyadeganhenna2320 2 жыл бұрын
Noloshu waa imtixaan ka horay u guursaday iyo ka ka daahay Waxaan guursaday 19jir imikana 29 ayaan ahay walaahi noloshu ma fududa marka aad ku nooshahay wadankii marna lamaanahagu shaqo helayo iyo mar uu bilaa shaqo yahay Alxamdulilaah noloshu waa lagdan uun lkn inaad inaad wakhti diin aad ku barato samaysato waa degenaan
@maxamadking6844
@maxamadking6844 2 жыл бұрын
cumar inshaar ......mowduucyada jiro ayaad ka hadashaa wll thnx......🥰🥰🥰
@dhibdiidofficial514
@dhibdiidofficial514 2 жыл бұрын
Aniga waxn raadinaya Gabar aan igu xujeyneyn lacag iyo maal Aduun waxn ahay da'yar darenkiisa wata 🤕🤕👐👐
@almamohmed8637
@almamohmed8637 2 жыл бұрын
MashAllh mawduc muhiima ayaad ka hadashay xitaa waalidka gbdhaha dhalay waa lagu ceebaystaa oo loogu dhaga hadlaa inaysan gabdhaheeda guursan bal maxaa gabdhahaaga haysta ayaa la dhahaa maa guursadaan sheekada in anaka nalagu ihaanaysto wayba dhaaftay Illaahay xaqa ha fahmsiiyo dadkeena Walal cumar adna waa ku mahadsan thy dhiiragalintaada iyo sidaa mawduucan uga hadadhay100%
@laylaabdullahi9911
@laylaabdullahi9911 2 жыл бұрын
Mnsha Allah runtii waa talo iyo waano quruxbadan waxaad mooda walahi in Aniga hadlaysid waxaa dhashay sanadkii 1991 waxaan bartay ila Heer jamacadii waxaan helay shaqo, wiilkasta oo guur iga soo dalbada waxaan tukadaa salatula istaqaro waxaan dareema welwel kadib qofkii waan iska haraa, igu danbeyna faraha ayaan ka qaadey, waan iska ducaysataa insha Allah khayr.
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 2 жыл бұрын
Ani isoo dalbo waliba si sharafle oo diintu amaantay
@yaasir5920
@yaasir5920 2 жыл бұрын
Wuu iska ciyaarye, Nin wax dhaqaaqi karaa waa aniga
@inaali8054
@inaali8054 2 жыл бұрын
Insha alah ilhbaa kugu arsaaqi sawj salixa iyo awlaad baariya ducada badso wll Allah waxan ka baryayaa wixii dhalinyaro ah oowllday ugu horeeyay iyo sxbaday oon aad ujecelahyba inuu ilhy ku arsaaqo guur xalaala
@hazardyare7098
@hazardyare7098 2 жыл бұрын
M.a leyla
@zahraabdullah2359
@zahraabdullah2359 2 жыл бұрын
Wllshey alx dheh hadabo wali guursan oo qalbi jab lakulmin ducadadana wado shukaansi ninkasto lala socda waxbo matareeyso nolashaada sidaas u wado mid kheer qaba ku imaan oo xag alle laga soo diray ducada ku heshay
@abdiwahabbissle652
@abdiwahabbissle652 2 жыл бұрын
MashaAllah Ustadh Cumar. Qalbiya badan bad warabinaysa see ee xaladaha adag usi wajahan ayago diraan. Dumarka walalaheen ee wali guursan, Allah u sahlo rag wanagsan ee nolasha guurka Allah ku ilhaamiye. Never give up my sisters, Good men are many out there, its just a matter of you being committed and keep ducaa from Allah. Xalad walba adag cibadada iyo jogteynta digriga Allah baa lagu gudba.
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 жыл бұрын
Thanks abowe waa run muhimada waa ina qof kugu haboon ina hesho
@mouhyadinabdifatah1695
@mouhyadinabdifatah1695 2 жыл бұрын
A golden voice omar inshar 🙏🥰🌹👌
@yaasiinabdirahmaan764
@yaasiinabdirahmaan764 2 жыл бұрын
Omar inshaar wax badan ayaan kaa faa’iday Xaqiiqdii hadalkaan wax badan ayaan ka baxsaday alle guur wanagsan ha inoo sahlo adnah alle hakaa raali noqdo aduun iyo aqiro ❤️🙏
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 2 жыл бұрын
Wllkey illaah haku barakeeyo waxaad modaa mowduucan inaad qalbigeyga kala baxday sida uu saameen iigu leyahay illaah waxaan ka baryayaa inuu naga dhigo kuwa dhowrsan guur xalal ah na illaaah hana siiyo anniga io kuwa ila midka ah ee dumar io ragba leh, waxii daaha ayaa Qeyr ku jiraaa xaladaha adag oo dhan illaah ayaa loo celiyaa illaah samir wanagsan ahana siiyo wax wanagsana hanagu abaal mariyo🙏jisakallaaah walal Cumar
@cibaadu-raxmaanofficial7614
@cibaadu-raxmaanofficial7614 2 жыл бұрын
aamiin aamiin 🤲
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f 2 жыл бұрын
Masha Allah si xikmad ku dheehan ayaad xaqiiqada uga dhawaajisay Allaha ku xafido Arzaqada Allaha kuu waasiciyo Dhammaanteenb ❤🤲🎁🎀 Wax walbaa Allah ayaa go,aan ka gaaray ka hor inta aadan sameyn waxaad rabto ☝️
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Ilahay haku sharfo cumarow
@salaadomaxamed6319
@salaadomaxamed6319 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء Waanada iyo waxsheega
@ridwaanabdi9201
@ridwaanabdi9201 2 жыл бұрын
Raga aan wali Iyagu guursan xaaraantana Ka baqaya aanan awoodin dhaqaale ahaan Waxay ku guursadaan maadaama wadanku shaqo la’aani ka jirto Iyagana maxaad kula talin lahayd ama Barnaamij kasoo samee inzha allah Waxbaayaabahan dhalinyada khuseeya haka daalin sababtoo waa waxan chanelkan ugu soo biirmayba mahadsanid cumar iinshaar
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 Жыл бұрын
waxan kugula talin laaah saliga nabiga iyo astaqfaarta badso shaqana waa helin guur wanaag waa helysa insha alaah
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Ragu alle ha talo saartaan hana dadaalaan oo shaqo un ha raadiyaano aduunyada baaga moodo wax ka xuni majirto wax un raga ha qabto.
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 жыл бұрын
Masha alah qofka wax garadka wax bartay ayaa fahmi kara macnaha ku jira waxaa laga yabaa ilaahay inuu shar kaa badbaadinaayo
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa casharkaan cajiibka ad aqoon iyo xirfad wax gudbin baa ilaahay kuu hibeeyay walal cumaroow. Ilaa mahad leh
@Shafie211
@Shafie211 2 жыл бұрын
M.a walal cumar nolasha wax badan ayaad kabaratay . Ilaahay hana wada wanaajiyo .
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 2 жыл бұрын
Waxan ahay 25 yir markii aan ahaa 20sano xafadi waxay igu bilaben gumays ayaad tahay guurso malin malmaha kamid ah ayaa la guursaday gabadh aan daris nahay qoyskaygii waxay igu bilaaben qaylo cadho darted ayaan uguursaday familyga way ku farxen balse anigu kuma farsanayn markii aan guursaday waxan kala kulmay maha waxay xasustayda ka baxaysa waan kala tagnay balse familygi halkii ayey iga bilaaben balse markan naftaydii ayaan kor uqaday alx farxad ayaan daremaya
@shuebibrahim9168
@shuebibrahim9168 2 жыл бұрын
Waxat so kororsatey qibrat iyo waya aragnimo I A hada waxii kadanbeya ayat cid dhaqi kartaa I A
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
Wllo naftada adiga mesha rabtid uu jihen kara hagursan adigo is dhahaya dadka haka amusan Aniga wiil ahay 21 jira family way ii dhahan gurso balse dheg jalaq uma siyo
@naagweyn5078
@naagweyn5078 Жыл бұрын
16 jir aya laigu bilaabay guumays ayathy facaa ilmay dhaleen adiga markaan kula eka ilmaa iijoogay waxaso dhan haday igu soo maaxdaan alx dhibki alla iga bixiyey waalidkeen allh cafiyo
@xaajimaquste
@xaajimaquste Жыл бұрын
@@shuebibrahim9168 thats true🤣
@xaajimaquste
@xaajimaquste Жыл бұрын
Aniga 16jir ba ku gursaday wana ley xiray iskuulki hal sano wu i dhafay xasuus🤣
@hamzeeggeh8662
@hamzeeggeh8662 2 жыл бұрын
Omar inshaar aad ayaad u mahadsantahay qodobka aad ka hadashay wll waa qodob muhiim ah garhaan hablaha niyadana u dajinaya.
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 2 жыл бұрын
Legend Cumar dhiirigaliyahay kaliya ee somaliyeed keep going 💪
@kingshaziimofficial3475
@kingshaziimofficial3475 2 жыл бұрын
Vedeo kale oo wax tar leh 🙏mahadsanid wllkey Omar inshar ♥️suldamada qoraalka akhrinesa waan idhin salame ♥️
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah jazaakalaa kheer waad asiibtay mawduucan waana muhiim in aynu isku xidhno ALRISAAQ illaahay Cidna ma mooga shukran Wll cumar ishaar👏
@wehlieofficial6261
@wehlieofficial6261 2 жыл бұрын
xaqiiq wlhi ALLow Guur wngsn ayaan ku weydisanenaa jazkllah ustaad omar inshaar 👏👏
@mohameddekabdulkadir3468
@mohameddekabdulkadir3468 2 жыл бұрын
The legend 🥰
@abwaanmohamedofficial8240
@abwaanmohamedofficial8240 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee muuqaalka Coment ka bixiyaan ahy fadlan like Ii saara ❤️😇
@user-lk9dp8ss8f
@user-lk9dp8ss8f 11 ай бұрын
Hush
@Ex_PASTO
@Ex_PASTO 2 жыл бұрын
1M coming soon 🔥 😁
@abdimohamed6596
@abdimohamed6596 2 жыл бұрын
Ilaahow aniga iyo dhammaan qofkasta oo Muslim ah ku arsaaq guur xalaal ah oo wanaagsan🥺
@shukricisman3449
@shukricisman3449 Жыл бұрын
Aamiin Wll
@xaliimoabuukar9842
@xaliimoabuukar9842 2 жыл бұрын
Wacaleykum salaam yaa ustaas cumar mahadsanid wey dhacda sida aad sheegtay marka aan fiirsaday video waan ooyey runtii madaxa xata waa ii xanuuney sidaa aad wax uu sheegtay aay dadka uu og.aan lahayeen yaarad wax weliba in uu yhy Qadar ama nasiib intaa aan weli aan guursanin oo aniga ka mid ah waxaan ilaahay kabarya meesha ay ku kheyr ku jiro in uu nawafajiyo dhamaanteena dhaha Aamin yaa rabi calamiin 🤲 🤲🤲😭😭😭💔💔💔
@abdisalam18dahir17
@abdisalam18dahir17 2 жыл бұрын
Amiin
@khadaryare7397
@khadaryare7397 2 жыл бұрын
Shukran ustaad Omar inshar, waxa wanaagsan ee aad inoo sheegte. 👍
@queenasmaa2921
@queenasmaa2921 2 жыл бұрын
Koonfurta soomaaliya weyba daranthy 15sano hadad dhaafto guumeysba thy lgu leeyahy💯🥺
@ubaxiina5280
@ubaxiina5280 2 жыл бұрын
Wa run wllhi abyo aniga da,adydu 19 jir familkyga qarkood morwalpo wxy idhahaan maad guursatid wa weynate anigana ardey ayaan ahy hada jamicad pilawe guurna marapo morwalpo gumees baathy bey ileyhiin🥺
@raisosman554
@raisosman554 2 жыл бұрын
@@ubaxiina5280 Markey adiga kaasoo go'do guurso dadka buuqoodana isaga adkeyso ama iska afjig lkn waligaa dadkale qancintood ha uguursan hadii kale nolol dhib badan oysan hadow kulaqeybsan doonin ayaa kaa horeysa....
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
​@@ubaxiina5280 wll hadlkood ha dhageeysan hore u soco hormar. ban ku rajayan 🥺
@ubaxiina5280
@ubaxiina5280 Жыл бұрын
@@raisosman554 haye abyo thnk you❤
@ubaxiina5280
@ubaxiina5280 Жыл бұрын
@@zakariye_Abdirxmaan i.a haye abwe mhdznid❤❤
@asmamuhammedasmamuhammed5053
@asmamuhammedasmamuhammed5053 9 ай бұрын
Masha Allah Mahadsanid wllkay Alle ha na siiyo guur xalaal ah🤲❤️
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 9 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 20 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
Omar Inshar
Рет қаралды 75 М.
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
7calaamo oo guurka lagaaga xidh xidhay sixrtu tacddiil
22:34
Habib Abdirahman
Рет қаралды 88 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 175 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 9 МЛН