Gurigaad joogtaa ? | Shirkada Guriga ka bilowday | waxaad qabataad la'dahay ?

  Рет қаралды 115,462

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

aasaasida shirkad ,unkida shirkad adigoo gurigaada joogo ? siday dadkaan ugu guulaysteen in ay dhisaan shirkado ayagoo guriga joogo .Dhisida il dhaqaale .
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 494
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
waxan bilabay ganacsi iigara iisoduceya sxbayal inan guul kagadho insha allh
@cabdalacaqil6710
@cabdalacaqil6710 4 жыл бұрын
Haduu xalaal yahay allaha kuu barakeeyo wll
@hamsewarmoge5846
@hamsewarmoge5846 4 жыл бұрын
Alle hakuu barakeeyo
@anabadan1965
@anabadan1965 4 жыл бұрын
Allaha kuubarakeeyo
@ibraahiimxunduble3985
@ibraahiimxunduble3985 4 жыл бұрын
Ilaahay haku fudideeyo wllo
@ibnujiirchannel8869
@ibnujiirchannel8869 4 жыл бұрын
Usamir wad gulaysane
@qeyladheer7028
@qeyladheer7028 4 жыл бұрын
Gabdhaheena somaliyed iyo wiilasha soomaliyeed waxaan urajeyn guul waarta oo midkasta wuxuu ku fekerayo rabbi ufududeeyo, sababta aan gabdhaha idinka hormariya hadaa layaabantihiin, caqligaygu ima siinayo inaan hooyaday idinka horumariyo. Guuleysta dhammaanriin dhalinyaro🙏 mahadsanid saxiib omar rabbi haku xifdiyo adigana guuleso.
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 жыл бұрын
Janàalka kaliya ee hamigeeyga saro u qaado Mahadsanid 🙏 🇸🇴✌
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
OGAASHO......❤🌹 Saaxibka caqliga....
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Aar zxp manad somali ahayn Illah bn ku bariyee guulayso Subscribta noo saar zxp mahadsanid
@nourabdiwarsame6640
@nourabdiwarsame6640 4 жыл бұрын
Allaha kusharfo cumar wll wax badan ban kabartay intarneed sababna u ah dhiira galintada.
@leylahiba2468
@leylahiba2468 4 жыл бұрын
Masha allah waa wiil fcn really dad ka walalahees wax fcn lajecel thanks my brother😊
@ayanyusuf1136
@ayanyusuf1136 4 жыл бұрын
Maasha alaah jazaaka laahu khayran ilaahayoow naga yel kuwo wakhtigooda ka faaidaysta ya rabb 😍😍
@Saidbinhaji
@Saidbinhaji 4 жыл бұрын
Maasha allaah ustaad Cashiradaada wax badan baan ka faa'idaa Rabi haku xifdiyo ❤
@maxamedsaid3645
@maxamedsaid3645 4 жыл бұрын
صلوا صلوا على حبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
waxa ad jeceshay wakhti & fursad hadad galiso wad gulaysanaysa hadaf kaga & himiladada wad gadhaysa qofki murad mustaqbal leh alle haw rumeyo
@Abukarsky
@Abukarsky 4 жыл бұрын
Muuqaal wax badan laga faa'ideystay 🙏👏
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 4 жыл бұрын
Masha'Allah waad noo faa'iideysay Allah hakaa ajarsiiyo
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll dhiirigelintadu waa dhaxalgal walalada Somaliyeed isoo duceeya waxan rabaa inaan Quraanka xifdiyee jazakallah khayr
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
أقوى أسرار النجاح ..قال الله سبحانه وتعالى: " إنّ الله لا يغيّرُ ما بقومٍ حتى يغيّروا ما بأنفسِهم
@libanmaxamad1233
@libanmaxamad1233 2 жыл бұрын
T
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah OGAANSHO Lataliyaha umada soomaaliyeed dhiirigaliyaha Caqliga👍 jazaakalaa kheer
@abdirahmanarab7010
@abdirahmanarab7010 4 жыл бұрын
Muuqaal wax tar leh qofki caqli lehna qiimo wayn ugu fadhiya . Mahdsanid ustaad wax badan baa laga faaidayaa alle hku amaansado
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 4 жыл бұрын
MUUQAALKAAN WAA KA HELAY MASHA ALLAH , THANKS.
@abdulbasidabdullahi1914
@abdulbasidabdullahi1914 4 жыл бұрын
Shukran Ustaad Omar❤ Mowduuc wax badan inoo faaideeyey 💯
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Aar zxp manad somali ahayn Illah bn ku bariyee guulayso Subscribta noo saar zxp mahadsanid
@bakarabdi5819
@bakarabdi5819 4 жыл бұрын
Masha Allh waad ku mahad santahy cumar wax badn ban kaa faaidy
@dhayibmuuse3383
@dhayibmuuse3383 4 жыл бұрын
بارك الله في الدنيا والآخرة
@samiabile9616
@samiabile9616 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Runti waa mawduuc baraarujkiisa inaga dhinaa
@aqoontv5865
@aqoontv5865 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ogaansho.👍👍👍👍👍 Bal kaalaya oo kasoo wardoona AQOON TV. Barnaamijyo ku cajabiya.
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Aar zxp manad somali ahayn Illah bn ku bariyee guulayso Subscribta noo saar zxp mahadsanid
@abdiazizselad
@abdiazizselad 4 жыл бұрын
First view ayaa noqday waan Ku Faraxsnahay Ogaasho🇸🇴❤
@Samawade1445
@Samawade1445 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahay khayr badan hakusiyo waa mawduuc aad iso jiitay.
@yabdullahi1854
@yabdullahi1854 4 жыл бұрын
Cumar salaan gobeed anniga ah qof ugu horeyey muqalkan hadii aad Somali Tahay like isaar
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Aar zxp manad somali ahayn Illah bn ku bariyee guulayso Subscribta noo saar zxp mahadsanid
@yabdullahi1854
@yabdullahi1854 4 жыл бұрын
Ilhow Somali iidaa aamin
@mududiinaadancali2826
@mududiinaadancali2826 4 жыл бұрын
Rgd
@fadma638
@fadma638 4 жыл бұрын
Mashllah cod fasiix ah ayaad leedahay💕👌
@AK_boy-
@AK_boy- 4 жыл бұрын
ardayda online ka cashirada kuqaato e somalida ayaan hesta sifiican ha ulasocdaan cashiradoda 🤔
@caalamfilmsseries2344
@caalamfilmsseries2344 4 жыл бұрын
Anoo cafimad qaba comment so qoray anaa uhoreya waxan rajeyn idinkana idinko cafimad qaba inaad like dhac igu sisan❤🙏
@farhanige2733
@farhanige2733 4 жыл бұрын
Thanks brother 😘👍😘👍😘
@abdinuurabshirali866
@abdinuurabshirali866 3 жыл бұрын
waxaan soo qorayaa comentigan 2021 omar wuxuu reebayaa dhaxal wanagsan mahadsanid inshaar omar ogaansho
@fuadmohamoud5762
@fuadmohamoud5762 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahasantahay 💓💗💓👍👍💗💗💓💞💞💞💗💗💖
@ayoush3734
@ayoush3734 4 жыл бұрын
Maansha allaaaH. Mahadsanid wll
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤
@مسلسلاتالهندي-ب9ض
@مسلسلاتالهندي-ب9ض 4 жыл бұрын
Qofki ugu horeey ee dhagsta muuqlkan 👍
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshaar
@shadiamahamed9699
@shadiamahamed9699 4 жыл бұрын
Channel kan waxa u dheer yahay channel lada kale dhirigalin wax yaabo ka caawinaya nolashada. Channel kan xitaa waxa u ka hadla duunyo iyo akhiro .Jaza akalahu kheyr mise ka xasanaadka rabbi ha kugu daroo keep going
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Mnsha Allah allow noo xifdi Omar inshar
@bashirmualin8204
@bashirmualin8204 4 жыл бұрын
Wcs cumer waxa jira dad badan oo aad noloshada u horseeday isbadel Allaha ka dhigo kuwu nabi maxamed ushafeeco qaado wll adigo iyo asxaabta qaaliga ah amin ya rabi
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@sadamjamac5588
@sadamjamac5588 3 жыл бұрын
Muqaladan oo kale noso badi wll mahsanid
@abdikaafiproductions9922
@abdikaafiproductions9922 4 жыл бұрын
Masha allah Waa Mowduuc Aad looga faaidayo Aniguna aan ka faaiday
@hassankafiak707
@hassankafiak707 4 жыл бұрын
Jazakallah uztad omar
@صومالية-ر1ي
@صومالية-ر1ي 4 жыл бұрын
Mashallah allha ku barakeeyo ustaad Omar
@sharmarkees4950
@sharmarkees4950 4 жыл бұрын
Ogaansho guul guul ku rajeenaya
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 4 жыл бұрын
Walhi imbadan aya wax kaa fa iday ustd cumar inshaar keep going
@abdalleadam9379
@abdalleadam9379 4 жыл бұрын
Mazhaa allaah ilahay haku barakeeyo wll
@cismaanmaxa2166
@cismaanmaxa2166 4 жыл бұрын
Waad mahad santahay saaxiib thanks
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
Dhirigaliyaha kaliya you tube ka kafiirsado mahadsanid ogaansho hooyan ahay hadaf anleyahay ah in gurigeyga shaqo ku aburto iso duceya inu alle isaqiro
@mr.blackball6628
@mr.blackball6628 4 жыл бұрын
Thanks Omar inshar wll aan jeclahy aa thy
@SOMTECH1
@SOMTECH1 4 жыл бұрын
Masha Allah ogaansho ❤
@kalidarab5508
@kalidarab5508 4 жыл бұрын
Shukran jasiilan akhii barnaamijyadan oo kale nosoo badi
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
*Insha Allah muuqaalkaan waxaa dib u daawan doonaa anoo xaqiijiyaya hadafkeeyga*
@mrsahane
@mrsahane 4 жыл бұрын
Shukran ustaad awoodo Qofka ayaa kor uqaadaysaa
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 4 жыл бұрын
Thanks ogaansho
@MohamedIbrahim-fh3fj
@MohamedIbrahim-fh3fj 4 жыл бұрын
6 daqiiqo 1.3k waaaw ogaansho keep going 😘👑
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Aar zxp manad somali ahayn Illah bn ku bariyee guulayso Subscribta noo saar zxp mahadsanid
@burakobte146
@burakobte146 4 жыл бұрын
Masha allh wll aad ayad umahad santahay🙏
@Barre66
@Barre66 9 ай бұрын
Walaal ereyada carabiga iska daa oo adeegso afsoomaali barax la Mahadsanid walaal 🇸🇴
@sarhayeamedia8802
@sarhayeamedia8802 4 жыл бұрын
Omar allaha kubarakeyo markasta wad nawanisa wadna bararugisa
@aminashire1548
@aminashire1548 4 жыл бұрын
Omar inshaar hore u soco Alle khayr haku siiyee
@maxamadcumar2114
@maxamadcumar2114 4 жыл бұрын
Waa ku salaamay omar inshaar saaxiib sare
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 4 жыл бұрын
M.a sxb sida wacn aad inoogu dhiri galisay wlhi somalidii siiba gabdha iyo wlisha waqti ugu dhumiyan
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 2 жыл бұрын
The legend waad mahad santahay🥀
@MaxamadGuray-c4q
@MaxamadGuray-c4q 16 күн бұрын
Waa markii ugu Horaysay Oo Cumar inshaar Wow 😮 yiri😂😂
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Gurigeyga ayaan mashruuc ka samaynaya insha allah😍
@cabdalacaqil6710
@cabdalacaqil6710 4 жыл бұрын
Omar inshaar nin daacad ah ayaatahay sxb 👏war ninkii helaa talo wacan helee👏
@Abukarsky
@Abukarsky 4 жыл бұрын
Mahadsanid Omar Inshaar Sxb
@prof.awilahyare510
@prof.awilahyare510 4 жыл бұрын
Habeen wanaagsan Dr Omar Guri Jooogu macallimiintii ka cabanaya baan arkay Macaĺlin shaqadisu tahay jeestada ayaaa jooga Somalia
@naasirtaakulo2990
@naasirtaakulo2990 4 жыл бұрын
Masha Allah omer inshar
@cabdixaliimyuusuf9129
@cabdixaliimyuusuf9129 4 жыл бұрын
Walaal ogaansho wax ayaan ka FAA iday this video waad mahadsatahay
@odayhebel868
@odayhebel868 4 жыл бұрын
Ugaas noo soo badi barnaamijyadaan oo kale mahadsanid
@yaxyecali3167
@yaxyecali3167 4 жыл бұрын
Guul ogaansho insha aallaah
@qodaal5098
@qodaal5098 4 жыл бұрын
Mahadsanid cumar ishaar
@cabudiabas7210
@cabudiabas7210 4 жыл бұрын
Shukran ustaaad cumar
@maxamedaadam7927
@maxamedaadam7927 4 жыл бұрын
Masha allh Omar saxib waxathy dhiira geliye dadaalkaada siiwad baraka allh
@carfuudamediapro1727
@carfuudamediapro1727 4 жыл бұрын
Waanku faraxsanhy inaan ka mid ka noqdo dadka ugu horeeya ee daawada caawa
@warsanchannel2991
@warsanchannel2991 4 жыл бұрын
Masha allh washaqo fudud sxb horey usoco
@Xaali95
@Xaali95 4 жыл бұрын
Thank u i like these kind of topics....🤗
@AadiyoAadChannelabdiaziz
@AadiyoAadChannelabdiaziz 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb omar inshaar🖒🖒
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
Ogaansho channel wax laga faido walahi wan ku hambalayaynaya from hargeisa
@ahakimcumar8027
@ahakimcumar8027 4 жыл бұрын
Thanks brothers
@umuamiir2888
@umuamiir2888 4 жыл бұрын
mawducan wakhtigisi ayad keentay ustad barakallah fiik wan ka faidaysan dona guryaha aan fadhino insha allah hawshaa aan qabtana insha allah abaalkeda wa mid aan ku hayn dono wanan kulaso wadagi doona hawshaas aan qabto insha allah waliba dhawan
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@lipaanapdirhmn4823
@lipaanapdirhmn4823 4 жыл бұрын
Azc wll omar hal codsi ayan wataaa Vedio nooga soo samee Go aan qaadazhada ilaaa hada wan izku dhipanahay . Fadlan❤
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Aar zxp manad somali ahayn Illah bn ku bariyee guulayso Subscribta noo saar zxp mahadsanid
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 Жыл бұрын
aad iyo aad ayaad u mahadsantahey akhi
@ahmethashim3098
@ahmethashim3098 4 жыл бұрын
Wn ku salaamay cumar
@wehelieofficialtv3958
@wehelieofficialtv3958 4 жыл бұрын
Mash'allh sxb barnaamijkaga aad ayaan ulasocda keep going bro
@galad-tube4480
@galad-tube4480 4 жыл бұрын
Wll channel ay somali ledahay oo wax laga faido kaga ayaa ka jira ee hore u soco meel aan kala so xirira hadi ey jirtana wan jeclan lahaa
@Cajiincune
@Cajiincune 4 жыл бұрын
Isoo booqda walaalayaal Adinkoo mahadsan❤
@faadumoaliroble9655
@faadumoaliroble9655 4 жыл бұрын
Aniga gabar guri joogto ah ayaan ahay lkn micnaheeda maaha inaa shaqo ama fikrad kale heen ina iska fadhiyo lkn waxaan ushaqeystaa aaqiro qoraalka iga maaha istus tus iyo kufaan wllhi lkn wa iga dhab waxan qabtaa maalintii saladaha wajibka sunoyinka aya raaciya waxa aqriyaa adkaarha subxa iyo galab quraanka maalin waliba inta juz awoodo wardiga 10000 tobankun saliga nabiga scw iyo 2000 laba kum istiqfaara marka hada aduunyo camal keeda heyn wlalha kafaaideysta ina aqiro ushaqeysan wa acoon mid wax lagu rito ugu qiimaha badan markasta wan isweydiiya camal aduun maheysid midka aqiro ushaqeysa dhaha wllhi cid kaatajirsan majireyso qalbiga qani kanoqone e qofka aqrin ha tijaabiyo idinka alle shaqo wax kasta wahele waxan USO gudbiye qoraalka alle dartii iyo in wanaaga an isaga daysano wll jzk qeyran hada kafaaideysto waqtiga wll omar mahadsanid wllka chenlka ogansho ❤❤
@sakicadde4696
@sakicadde4696 4 жыл бұрын
Wll aad umhdsn tahy qof aad uwngsn uumuuqataa qoraalkga marka la aqriyo wll dadaalkga sfcn usii wad CODSI WLL:wax bdn ina kaa faaido rabaa qof wnga jecel tahy sida igala muuqato Social media ma isticmaasha inaa kaa faaido rabaa si isu caawinyo xaga diinta wll
@faadumoaliroble9655
@faadumoaliroble9655 4 жыл бұрын
Maya wll ma isticmaalo shugran
@sakicadde4696
@sakicadde4696 4 жыл бұрын
@@faadumoaliroble9655 mhdsnd wll soo muqdisho kuma noolid
@faadumoaliroble9655
@faadumoaliroble9655 4 жыл бұрын
Maya wlaal zaki cade wadanka Germany aya kunolahay
@khadrasharif950
@khadrasharif950 4 жыл бұрын
Aada u mahadsan tahay wll kun iyo kow jeer 💪
@mohadaauud5293
@mohadaauud5293 4 жыл бұрын
Cumar inshaar macalin aan caadi aheyn
@yaxyecali3167
@yaxyecali3167 4 жыл бұрын
Maashaa allaah ogaansho waa kanaaal faaido leh shukran
@markaawi750
@markaawi750 9 ай бұрын
Masha allah dadaal wacan kanaalka ogaansho waa kanaalada ugu faaidada badan aniga xageyga
@abdiwalideekabdilahi2471
@abdiwalideekabdilahi2471 4 жыл бұрын
Thinks dhiirigaliye omar inshaar
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 4 жыл бұрын
Great video it might help people
@shaaficihassan5536
@shaaficihassan5536 4 жыл бұрын
Thanks walal sare ilaa 2017 aad ayaan kuula socdaa Mid kamid talooyinka aad bixiso ayaa guulwayn kugaaray Waa mahadsantahay wll
@gamessjr3228
@gamessjr3228 4 жыл бұрын
wlhi waa video muhim ah thanks ustaad
@Abdullah2001-0
@Abdullah2001-0 4 жыл бұрын
Cunto seexo khadka isticmal wllhi everyday inta ma dhafo😂 2 weeek ayan wada
@titanicone6673
@titanicone6673 4 жыл бұрын
Amin JR wax ka badal sidaas kuma anfacayso
@qaliniyowarqad1924
@qaliniyowarqad1924 4 жыл бұрын
Maashaa allaah Gudoomiye sidaad dad xirfado kala duwan leh usoo bandhigtay ayaan ka helay. Horey usoco
@Mohamedgafdiid
@Mohamedgafdiid 6 ай бұрын
4 sana kadib mahadsanid omer ❤
Banana vs Sword on a Conveyor Belt
01:00
Mini Katana
Рет қаралды 77 МЛН
Thank you 😅
00:15
Nadir Show
Рет қаралды 46 МЛН
Sidee Ganacsi u bilaabaa || Farsamooyin aanad hore u maqal ||  -Somali
25:16
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 1aad
14:59
Razeen Training Center
Рет қаралды 34 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 30 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 240 М.