Qisashada Shaaha | siduu nin xamaali ahaa u aasaasay shirkada lipton |

  Рет қаралды 77,976

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

shalay xamaali dusha saarto kiishash cunno ah kadibna milyaneer aasaasay libton
way yartahay maanta guri ayna oolin caleen shaaha lipton , waxaaba macquul ah in aad hadda cabayso , calaantees ku jirto kartoonka yar ee jaalllaha ah , siduu nin xamaali ah shirkad uu aasaasay ka hor 100 sano ay ilaa maanta u tahay shirkadaha ugu waa weyn caalamka balaayiin dollarna xaqiijinaayo hogaaminaayana dhinaca samaynta shaaha daafaha dhulkaan cagaaran ee baryahaan coronaha la daalaa dhacaayo .
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
qisada guusha , qisada guusha siday u guulaysteen

Пікірлер: 379
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 4 жыл бұрын
7 minutes 1k views 7 minutes 346 like 7 minutes 1 dislike Keep going teacher Omar
@ZamzamGobdeeq
@ZamzamGobdeeq 4 жыл бұрын
Intay riyadadu leegatahy ayay kuujirtaa xaqiijinta hadafkaguna guulna rafaad la'aan lamagaadho
@aymanbashir9286
@aymanbashir9286 4 жыл бұрын
wxan kugu jawabo ma garnyo lkn waad i dhiiri galisy anwy alla yacizzak
@naimadiini658
@naimadiini658 4 жыл бұрын
Sax wlhi
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
maasha alah alaha ku xafdiyo wll
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 4 жыл бұрын
فمن زحزح عن النار وادجل الجنة فقد فاز
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 4 жыл бұрын
Lajeclay wa runtada
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 4 жыл бұрын
Wallahi channelada aan daawado midka ugu qiimaha badan waa ogaansho.hadii aad tahay adigana liketa ku qabo👍.
@aqoonkaab6212
@aqoonkaab6212 4 жыл бұрын
Awlaad baariyaala ilaahay haydin siiyee like iisaarta inagadaaya oo aan ka faa iidaysano barnaamijka
@xaajichanal665
@xaajichanal665 4 жыл бұрын
Ilhy Amarkisu Badana Anoo Shaaha Afka ku haya Buu yirih waxa lagayaaba inaa Hada Cabayso Ilhy awoodisu waa Saresaa💯♨
@cabdinaasirmaxamuud697
@cabdinaasirmaxamuud697 4 жыл бұрын
Wll cumar aad iyo aad ayaad umahad santahay waxaan kaa codsanlahaa inaad mugaaladaan oo kale noo soo badiso waayo dhiirigalin bey nooyihiin intii igu racsan like si uu usoobadiyo macalinkeena cumar waad mahadsantihiin like
@Isbedel2023
@Isbedel2023 4 жыл бұрын
ogaansho waxaad ku soo hadashaa ciyaarta WWE iyo xaqiiqooyinkeeda Hadaad dooneyso in laga hadlo like dhac kusii
@mohamedabdifitaahdahir9817
@mohamedabdifitaahdahir9817 4 жыл бұрын
Masha alaah waxan ka baranaynaa guusha in laga bilaabo meelo yaryar kadibna loo gudbo mesha ugu saraysa mahadsanid walalkeen omar sida aad marwalba noola wadagto barnamijyada nolasha wax aan uga barano👌
@jeestoofficial6050
@jeestoofficial6050 4 жыл бұрын
Pro dad badan ayaad wax u iftiimisee ilaahay cimriga hakuu dheereeyo
@honyahyefaradar5049
@honyahyefaradar5049 4 жыл бұрын
Uxibbuka Fillaaah Akhiiii Omar inshaar Alle Hakula jiro Role Model Ayaad iitahay.
@najumwadani7784
@najumwadani7784 4 жыл бұрын
Jazakallah qeyr wlal
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Wlhi anaga hadaa somali nahy waxn cml aas aas kooda waan ka faanaa wxeynu rapnaa hal malin inaa lcg sameyno saas ma ahn nolosha🤦‍♂️🤦‍♂️👍🏾
@ZakiboyFilmvlogs
@ZakiboyFilmvlogs 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar
@abwanqays8190
@abwanqays8190 4 жыл бұрын
Mansha alah alle hakuu barakeeyo aqoontaada macalin cumar inshaar aad ayaan ugu faaiidaa waxad soo dhigto alle haka jasai siiyo
@abdiraxmanalasow414
@abdiraxmanalasow414 4 жыл бұрын
Masha Allah ustad shukran
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
waxa ad jeceshay waqtigaga hadad galiso wa hubal inad gulaysanaysid ilahayna talo saro guul ayan idin rajaynaya
@fuadmohamoud3633
@fuadmohamoud3633 4 жыл бұрын
Mahasanid wllkeen INSHAAR soo gudbintada aad noo soo gudbisay wax naga daahsoonaa
@abiyowdmtabiyowdmt7369
@abiyowdmtabiyowdmt7369 4 жыл бұрын
First views ogansho Mahadsanid cumar inshaa❤
@ADANASMAR
@ADANASMAR 4 жыл бұрын
Please iso boqo waxan ahey KZbinr Gamer aha
@nabiilyare5434
@nabiilyare5434 4 жыл бұрын
Xaqiiqdii qisadan saamen gaar ah ayey igu yelatay qalbiga ayeyna idhaqajisay wax weeyn ayaan kafa'iday alle hakaa ajar siyo☝☝☝
@jaamacxuseenyuusuf267
@jaamacxuseenyuusuf267 4 жыл бұрын
*شكرا أخونا العزيز عمر وبارك الله فيك*
@mohamudalisheikh8747
@mohamudalisheikh8747 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar ..Allaha kuuxifdiya
@khaalidabdilahi9989
@khaalidabdilahi9989 4 жыл бұрын
Dunida intan ku noolahay Qof aanan waligay iloobayn Ustaad omar inshar
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
Mhdsanid mclin ustaad Cumar
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Cumar INSHAR ❤️🙏❤️
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 4 жыл бұрын
شكراجزيلا لك يا معلمي ❤❤❤❤
@xogsiin
@xogsiin 4 жыл бұрын
Masha alllah kanaalka ogaansho badanaa waxaa ka faaiidaa dadka guulaha gaaray ayuu xogtooda iyo sheekadooda noo soo gudbiyaa horey u soco Omar inshar.🙏‼
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 4 жыл бұрын
Cinwaanka Muuqaalka THomas Lipton Xamaalihii Xaqiijiyey Billionka.🤣🤣 @Ogaansho....
@mawlidsidiq9376
@mawlidsidiq9376 4 жыл бұрын
Jazakallahu khayr,xorriyad shaqan ku taamayaa.
@zakidfarah5752
@zakidfarah5752 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo qaali Ustaad cumar inshar 🖒
@jablibaaxtutorial1279
@jablibaaxtutorial1279 4 жыл бұрын
Cimri dheer iyo cibaado suuban alle hakugu abalmariyo cumar zxb
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
maasha alah ustaad omar inshaar alaha ku xafdiyo qof walibana waxaan urajaynaa inoo hamigiisa ka gool gaaro
@ahmedhassan129
@ahmedhassan129 4 жыл бұрын
Good to know and see a Somali documentaries. Good job.
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 4 жыл бұрын
Maasha Allah great aadbn ujcly qisooyinka qanacsiga😍
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 4 жыл бұрын
MnshallaH waa malintii kowad ee aan ugu soo horeeyay like iizar please
@xogsiin
@xogsiin 4 жыл бұрын
Fadla subscribe nagu taageer wll
@user-gy6qd3tl1l
@user-gy6qd3tl1l 4 жыл бұрын
Waanu diidnay
@akramdeboss1143
@akramdeboss1143 4 жыл бұрын
M.allah wll o inshaar horey usoco
@abdirauf7576
@abdirauf7576 4 жыл бұрын
Rageedi ayuahaa👏👏👏
@faradarMedia
@faradarMedia 4 жыл бұрын
Cumar inshaarow Wxaan Kaa Codsanaayaa Saaxiib inaad Xoogga Saartid Muuqaalo Dhiiro-galin Ah Oo Dhalinyarada ku Saabsan . Maadaama kanaalku Dhalinyaro Bdn ku Xirantahy . Dhalinyaradu Wxey ubaahanyihiin Dad dhiirigaliya Waayoo Tiktok Ayaa dhalinti la Tagtay
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 4 жыл бұрын
Allah hakubarakeeyo waxaa tahay midkamid ah dhiiragaliyaasha iyo baraarujiyaha bulshada mislimiinta, Aduun iyo AAKHIRO ALLAH hana guuleesiiyo, AAMIIN.
@Khalit_Muuze12
@Khalit_Muuze12 4 жыл бұрын
Mazha Allh
@ADANASMAR
@ADANASMAR 4 жыл бұрын
Waxan ahey KZbinr cusub oo Gamer ah please iso boqo
@yaxyeabdiaziz8557
@yaxyeabdiaziz8557 4 жыл бұрын
Keep going pro 👍 👍 🙏 👍 👍 🙏
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 4 жыл бұрын
Haye pro✊✊
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 жыл бұрын
MHdsanid wll omer inshaar👍🙏
@albashirmrcumiye8099
@albashirmrcumiye8099 4 жыл бұрын
Masha allaah hore u soco Ustaad Omar. Horomarka Hamigeyda adaa qeyb qeyn ku eh Mclimow Jazaakallaah 💓
@sacdiyomaxamed6379
@sacdiyomaxamed6379 4 жыл бұрын
Masha allh ustad omar dhera glyha bulshada Allah ku xafido ustad
@maxamedmuxumed1693
@maxamedmuxumed1693 4 жыл бұрын
Milyaneer waad jeceshacay maxaaa yeelay waad nugusoo celcelis erayga milyaneer ee allaah hakaadhigo aamiintu waaxakaara iyo dhanka daawadaha
@anisaosmanabdi4405
@anisaosmanabdi4405 4 жыл бұрын
Qofan jeclen majiro💯😁
@sallowadam5982
@sallowadam5982 4 жыл бұрын
Thanks ogaansho channel
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 4 жыл бұрын
Masha allllah hore u soco omar
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Thnks huuuuno omar in shar horay u soco ❤❤❤❤❤❤
@awalekassim2953
@awalekassim2953 4 жыл бұрын
Hore u soco macalin ❣
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Qisooyinka guusha noo soo badi ustaad inta igu raacsan ✋
@cabderaxmaancabdesalaam4719
@cabderaxmaancabdesalaam4719 4 жыл бұрын
Mshaallh wll omar
@haydgraphics4273
@haydgraphics4273 4 жыл бұрын
Mnzha mntaa ana uzoo Horeeyay mcalin♥️🙏
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 4 жыл бұрын
Wlhi dhirigiliyaha ugu fican abid cumar mahadsanid
@soomali.offcilalso3140
@soomali.offcilalso3140 4 жыл бұрын
Hore u soco wllo ogaansho👋
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid macalin omer
@dahirmohamedadan9067
@dahirmohamedadan9067 4 жыл бұрын
Mahadsnid ❤🙏noso badi Barnamijkan
@siciidabdi4210
@siciidabdi4210 4 жыл бұрын
Thanks Ustaad
@feedhomediaproduction2567
@feedhomediaproduction2567 4 жыл бұрын
like dhac dhac dhac kaga siiya
@mohaanijama5337
@mohaanijama5337 4 жыл бұрын
My brother horay usuco Congratulations 300,000,000
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
wcs, omar inshaar nin kudayasho mudan run ahaantii weliba dhalinyarada
@moktarmohamed58
@moktarmohamed58 4 жыл бұрын
First wll omar inshar
@Faaidochannel
@Faaidochannel 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll wax ayan kaafaiday
@saidahmed2544
@saidahmed2544 4 жыл бұрын
Thank u walaal omer
@khadarcali2196
@khadarcali2196 3 жыл бұрын
waxan noqondona billioneir ninka somaliga ah ee billioness lacaga haysta 2040 my name is khader inaad shirkadayda isu aragnana waa laga yaaba insha allah iso duce wll inan ku guulaysto
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 3 жыл бұрын
Jazakallahu khair ♥🌼💯
@zakariyeofficial5994
@zakariyeofficial5994 4 жыл бұрын
Masha allah macalin hore usocod wanagsan
@sadaksiso6535
@sadaksiso6535 4 жыл бұрын
ogaansho masha allah
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 4 жыл бұрын
Masha allaaah horay u soco sxb
@kamaldiinyusuf6228
@kamaldiinyusuf6228 4 жыл бұрын
Ogaansho tnx pro
@garaadabdishakur26
@garaadabdishakur26 4 жыл бұрын
Hda ayaan wada Si Dhab ahna Rabaa Inaan Ugaadho guul Taaas ka Badn Figrad aad U hiba Ahn Waan ku tala Jira Inzha alh keep Going Ogaansho Waa channelka kalYa aan wax badn Ka faaido ❤🙏
@mohamuudabdirizak7916
@mohamuudabdirizak7916 4 жыл бұрын
Shah an so qabsana qisadisa wn dhageysana hh malin maba iso marin ila shah ayan cabay macalin omar thanks
@ramadaanmohamett1009
@ramadaanmohamett1009 4 жыл бұрын
first one keep going
@ADANASMAR
@ADANASMAR 4 жыл бұрын
Waxan ahey KZbinr cusub oo Gamer ah please iso boqo
@mba6164
@mba6164 4 жыл бұрын
Mashallah 👌🇸🇴 horay usoco wll🇸🇴
@somalishidan
@somalishidan 4 жыл бұрын
Asc ma garanayo qofka aqrinaya comments keyga balse illaahay cimri dheer iyo caafimaad baan kaga rajeynayaa walal hadaad isaarto subscribe 🙏
@hormuudhadhaafin6482
@hormuudhadhaafin6482 4 жыл бұрын
Waad mahadsabtahay
@maxamedmuxumed1693
@maxamedmuxumed1693 4 жыл бұрын
Walaal annaga ayaa aqrinay mana kaa xastidoono subscribe
@mohamedabdirahman4677
@mohamedabdirahman4677 4 жыл бұрын
Wlal waxn micno lahen dadka loguma duceyo e walalkeyga qofka wax ku fa'ideya aya lo duceya plse qof like un ku sarey wxpa kma faideysd
@maxamedmuxumed1693
@maxamedmuxumed1693 4 жыл бұрын
Hantiile noqo duco maahan miyaa waa duco Mida ugu muhiimsan ee laysugu duceeyo aduunka
@najmamahamud8458
@najmamahamud8458 4 жыл бұрын
Mashalah wll keep going brother
@adoonkiiilaahey3006
@adoonkiiilaahey3006 4 жыл бұрын
Mashallah ustaad waa mowduuc wanaagsan
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 4 жыл бұрын
Ayeeyaday ayaa dhegeysta ogaansho. Keep going bro
@bermuda4404
@bermuda4404 4 жыл бұрын
Masha allah👍
@ibraahimcadecade3352
@ibraahimcadecade3352 4 жыл бұрын
Macalin hodow jiro waa cumar inshaar ✅✅✅
@user-dv4cg2us6s
@user-dv4cg2us6s 4 жыл бұрын
Runti waxyaabaha KZbin ka somalida kubandhigan 90%waa Caqli daro iyo qiyam Ki iyo aqlaaqdi somalida lugu yaqaaney oo lugu tumanayo dadka aan ugu xiiseeyo antaageerada Xogan uhaayo ayad kamid tahay walalkey horey usoco dhiiragelinta waa wax qofka aadanaha ubaahan ilaa iyo uukadhinto inbadan waanku mahadcelinaya Omar inshar
@mahadsaidshabeel3283
@mahadsaidshabeel3283 4 жыл бұрын
Allah haku sharfo ustaad
@abdikaniqayz6349
@abdikaniqayz6349 4 жыл бұрын
Allah Haka Abaal Mariyo Muduuc Kista Oo Qurux Badan Oo Ñoso kudbiso Wll # OGAANSHO
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 жыл бұрын
Mashalaah wll horey usoco ninkaas wxbdn bu naguso kordhiyey😍💯💕
@abdirashiidmaxamuud9525
@abdirashiidmaxamuud9525 3 жыл бұрын
Mashaa allh cumar
@yaasirmaan3938
@yaasirmaan3938 4 жыл бұрын
Maasha Allah Wll Cumar horay usoco
@ibnuhajimohamedhajimohamed2812
@ibnuhajimohamedhajimohamed2812 4 жыл бұрын
Walaalka dhiira galinta waa sax waxa aad sheegtatay
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Imika anigu meherad ayaan furtay , waan karayaa inan shaqaale noqdo lacag ka badan helo, ta imika aan helo ,lkn waxan ku rajo weynahay inan ganacsigayga horumar gaadhsiiyo , uu noqdo ganacsi guulaysta, taa samir iyo dadaal iga bhan , mararka qaarr suuqa la,aan igu dhacda kamana niyad jabo , barmamijka wax bzdan ka faa,iday mahadsanid wll cumar
@mow-khaliifa995
@mow-khaliifa995 4 жыл бұрын
Keep going bro omr.
@xasanjaamac7283
@xasanjaamac7283 4 жыл бұрын
Omar inshaar aad ban ku salaamaya noo soo badi arimaha Falsafada Mhd snd
@daaruxadiithonlinequrantea3652
@daaruxadiithonlinequrantea3652 4 жыл бұрын
Horay usoco ustaad omar inshar
@tiitecali9879
@tiitecali9879 4 жыл бұрын
Mahad sani macalin omar faysal
@burcaawiofficial4543
@burcaawiofficial4543 4 жыл бұрын
keep going my pro omar
@zaadabdi6562
@zaadabdi6562 4 жыл бұрын
Horre usoco wll Cumar
@abdirisakjama413
@abdirisakjama413 4 жыл бұрын
Omar keep going wll
@siciidahmedmohamoud9120
@siciidahmedmohamoud9120 4 жыл бұрын
Mnsha allh guuleyso boowe
@orofunnyfilims5168
@orofunnyfilims5168 4 жыл бұрын
Bro fadlan soo badi qisooyinka sidan ookale ah 😍
@abdirahmanibraahin1279
@abdirahmanibraahin1279 4 жыл бұрын
Keep going bro well done
@amiincox6206
@amiincox6206 4 жыл бұрын
waa shaqo ku dayasho mudan mahdsanid
@seyidcalicabdi9806
@seyidcalicabdi9806 4 жыл бұрын
Cumar aabaha horumarka iyo Dhirigelinta alahakuxifdiyo
@bashkaaden3735
@bashkaaden3735 4 жыл бұрын
Dar ilaahay baan kuujeclahay akhii ilaahay aqliga iyo cilmiga hakuu barakeeyo annagana hanafahansiiyo aragtidaadan xeesha dheer wallahi ma arag intaan kudhagaysanayay ilaa inaad kahadlayso wax faaiido ii ah ma ahaane wax kale, markale horay usoco ilaahay hakubarakeeyee asc
@amirabdullahi5075
@amirabdullahi5075 4 жыл бұрын
jazaka allah wax badan aya natustaa runtii
@match_skills8017
@match_skills8017 4 жыл бұрын
Mahadsanidwll
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 2,8 МЛН
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 183 МЛН
Starbucks | Sheekada Guusha Maqaaxida Shaah ee ugu caansan aduunka
11:27
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 228 М.
Flim ka Qisada Guusha Macdonald || Captain majid
11:22
Qulasada Filimada
Рет қаралды 262 М.
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 100 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН