Waxaad Noqon qof kale |Dhuumo mudo 6 bilood ah sababtaan owgeed .

  Рет қаралды 143,588

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 444
@CiidKhalif
@CiidKhalif 2 ай бұрын
Ogansho waxay ii tahay jamacad wax badan ayaa ka bartay mahsanid ustaad cumar inshar💯⏰️🤝
@popular7493
@popular7493 2 ай бұрын
❤صحيح
@Abdallaibraahim-i2d
@Abdallaibraahim-i2d 2 ай бұрын
Guulayso
@SafiyoAli-d4p
@SafiyoAli-d4p 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@Shakir-ali-h3p
@Shakir-ali-h3p 2 ай бұрын
wallahi anigu 10 Bilood ayaan ka fogaaday Azxaabtayda iyo cid walboo itaqaanay meel Baadiye ah Markaas Ayaan Naftayda Helay Markii Hore is Ma Aqoon Waxaan Ahay micna Dhinaca Qiimaha Qofka Thanks Wllo Omar 🙏❤
@Solution-junction
@Solution-junction 2 ай бұрын
@shakir-ali0 Maxaa kuu siyaaday sxb markaas?
@Shakir-ali-h3p
@Shakir-ali-h3p 2 ай бұрын
@You-are-fit inta Uu Muuqaalku ka Hadlayo Oo Dhan
@FariihaAbdi-f4q
@FariihaAbdi-f4q Ай бұрын
Congratulations 🎉
@Somaliboy516
@Somaliboy516 2 ай бұрын
Taldii ugu ficnayda oo ku sabasan nafteyda waxan ka helay fidiyowgan hala iso duceyo inan wax ka bedelan raba naftayda qofki qoralkan aqriyey ha iso ducayo (idinkana Jana adun iyo jano aqiran idinkugu duceyey) ALLAH hanaga dhigo dadki towbadoda la aqbalay AMIIN YAA RABANA.
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 2 ай бұрын
Gulayso sxb
@MustafeYussuf-d2b
@MustafeYussuf-d2b 2 ай бұрын
Waan kuu duceeyay
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 2 ай бұрын
Falatiin Xor ah 🇵🇸 Falstiin way xoroobi doonaan, InshaAllaah🇵🇸 Laba guul ayay helayaan oo Kuwii Dhintay Shahiidnimo ayay heleen oo Alle agtiisa laga arsaaqayaa. Kuwii noolaadana Guusha Halganka iyo Xornimada Dhulka barakaysan ayay helidoonaan. 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@akkumaar2404
@akkumaar2404 2 ай бұрын
Warkaa dhagesnayay aniga inuu igu socdo ayaa moday muheem ayee iheed arinka inaa igu dherigaleso shukran cumar inshaar thanks walal❤😊
@AbdiqaniAbdirsaq
@AbdiqaniAbdirsaq 2 ай бұрын
Wlaahi ninkan wa macallin dhab ah noloshayda wax badan ka badalay dhagaysigiisa, maquuladka Uu so bandhigo malin walba ,lkn waxan ku leeyahay allaha haku sharfo adduun iyo aakhira allaha haku fududeeyo ,tankale hal codsi "'fadlan mcallin nosogudbi wax kasta oo na anfaca sida bugaagta,dhiirigalinta ,tabinta wararka .❤❤❤❤❤❤❤❤✋✋✋✋✋
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 ай бұрын
6 bil quranka maku xifdin kara isbuci halmar baan dhameya hade jamacadna waan bilawaye ma surtagalba😊😊😊😊🎉🎉❤
@MaxamedQadar-ck9et
@MaxamedQadar-ck9et 2 ай бұрын
Haa waadku xifdin karta
@akkumaar2404
@akkumaar2404 2 ай бұрын
Adiga aye kugu xirantahy
@AbdurahmanAhmedMahat
@AbdurahmanAhmedMahat 2 ай бұрын
Hadaad markuu hore quranka taqanay haa balse hadad cusubthay Maya
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 2 ай бұрын
Hadii aad tajweed kubaranayso maya ,lkn hadii aad iska daldalayso which of course oo aadan wax ajar ah kahelayn. 18months isku tijaabi with tajweed then see the result
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
MnshaAllah Allahuma baarik aqrinta asbucii meqo cml ayaad aqrinta wadaa
@popular7493
@popular7493 2 ай бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 وإحفظ المسلمين أجمعين
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
اللهم امين
@Umumuxamed143
@Umumuxamed143 2 ай бұрын
اللهم آمين يارب 🤲🏻
@AbdillaahiAlli2006
@AbdillaahiAlli2006 2 ай бұрын
آمين آمين يااخي شكر يااخي ❤❤🇸🇴🙏🙋🏻‍♂️🧑‍💻
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 2 ай бұрын
Amen y allah🤲🇸🇴🇸🇴
@MaxamadGuray-c4q
@MaxamadGuray-c4q 9 күн бұрын
امين
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 2 ай бұрын
الحمد لله ربّ العالمين. Kalmaddaas badi, Markasta oo aad nimco hesho ha yaraato ama ha waynaato waxaa aqli xumo ah inaad illowdo mahad celinta Alle.
@Abdirahman-s6w
@Abdirahman-s6w 2 ай бұрын
Qofka si wanaagsan wax ugu sheeg waa bilaadan qalad wuu ka dhici karaa
@MaxamedAtii-yv3mf
@MaxamedAtii-yv3mf 2 ай бұрын
Hal mar nasiib Aan u yeelano salinta habiibkeena Scw scw waa babeen jumco ah Aan badino saliga nabigeena scw scw
@MaxamedcabdirashiidReermagaal
@MaxamedcabdirashiidReermagaal 2 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n 2 ай бұрын
Scw
@abdirahmanbashiirmohamed2353
@abdirahmanbashiirmohamed2353 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare 2 ай бұрын
Scw scw
@Hilaal-t8u
@Hilaal-t8u 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@karaama9
@karaama9 2 ай бұрын
Muuqaalkana wuxu yimid xili aan rabo inaan naftayda wax kabadalo mahadsanid wll omar
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 2 ай бұрын
Wlhi dadka kuxidhan kanalka waa dhalinyaro 85% mawducyada noocan oo kle ah sitoosa ayay ruuxdanada ula falgalalayan ❤😊
@abdiazizadare8101
@abdiazizadare8101 2 ай бұрын
يستاهل هذا القناة اكثر من عشرة مليون. الى الأمام دوما
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 2 ай бұрын
Masha Allah. Shiikh Muxammad binu Muxammad binu Muxammad Al-Qazaali Alla ha unaxariisto. Qofkii aqrista Kitaabkiisa احياء علوم الدين ayaa arki kara Heerka Tasawuf iyo Saahidnimo ee uu gaaray. رحمه الله رحمة الابرار.
@abdiqaadirsheekhxasan8995
@abdiqaadirsheekhxasan8995 2 ай бұрын
رحمه الله الشيخ الإمام الغزال
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 2 ай бұрын
Walal carabi maku helayaa ama af somali.
@MaxamedCali-q7u
@MaxamedCali-q7u 2 ай бұрын
Lkn markaad kitaabkas akhrinasid waa inaaad aqoon diinta u leedahay gaar ahaan caqiidada saxada aha
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 2 ай бұрын
Haa carabi weye walal, maktabadaha badankood wuu yaal. Xikam iyo cajaa'ib baa kuyaal. Caqiidadii Imaamka cidda ka shakisan diin waxba laga waydiin maayo. Bidco iyo balaba Alla hannaga hayo.
@Gamer-vu9rd
@Gamer-vu9rd 2 ай бұрын
Wllahay somaliyed iso duceeya culeys family ayaa ihaysta alle scw ayaan baryey lakin hadana ducadiina ayaan ubaahanay fadlan 40 ducadooda waala aqbalaa fadlan waa codsi iso duceeya walalahay somaliyeed fadlan halkas arin igu caawiyaa in amuurahayga ilaahay ii rumeeyo yaab rab aaamin
@MaxamuudSiciid-r9p
@MaxamuudSiciid-r9p 2 ай бұрын
Aamiin
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare 2 ай бұрын
Alle haku sahlo waxaa ku taameyso qeyr ah
@drmohfar301
@drmohfar301 2 ай бұрын
Rabbi hakaa dulqaado fudayd, raaxo iyo khayr hakuugu beddelo. اللهم امين امين امين يارب العالمين.
@CabdiOsman-s3y
@CabdiOsman-s3y 2 ай бұрын
Allah haku fudeydiyo wax walba jeceshahay wll mcn
@CumarAxmed-y4c
@CumarAxmed-y4c 2 ай бұрын
Waalid wax culaysiya Manan arage haday wax kaa khaldanyihiin markaa ducada ka hor aduu nafdada wax ka badal markaa wax lagula badaliyeh hadii adoo halgagii tagan intaad ducaysato may wax isbadalaan ha Oran waa inaad aduu samyso hadafka aad donayso waqti juhdi maal.wxuu bahan yahay la garab istaagtid ducadana raaci markaa wax isbadali zx ilahayna waa kii ayaad Qur'an ah Ku lahaa markaad lafihiina badashan aya la idiin badali markaa ducada ka hor aduu dagalan zx waa IGA taloo intaasi
@Ganey-official
@Ganey-official 2 ай бұрын
Ustaad omar inshaar waxaa tahay kanaalka ugu faaidada badan ee soo gudbiya muqaalo wax tar leh ❤
@CabdiFarxaan77
@CabdiFarxaan77 2 ай бұрын
Aslaamu calykum walal waa subax jumca ha Aanku salino Nabiga scw♥️
@MohamedZiyad-go6nx
@MohamedZiyad-go6nx 2 ай бұрын
Runtii naftayda inaan wax kabadalo cibaado iyo dhanwaliba waxa sabab u ahaa ogaansho- ,Ayub ahmed, - Dr shaikh Abukar xasan maalin , Iyo xogoob mahadsanidiin dhamaan alaha idin xafida
@cabdiraxmaancqaadir6127
@cabdiraxmaancqaadir6127 2 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad U mahad santhy Ustaad Cumar waxbadan ayan kaa faa,iidey❤❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare 2 ай бұрын
Scw scw
@abdiqaadirsheekhxasan8995
@abdiqaadirsheekhxasan8995 2 ай бұрын
Allah ha unaxariisto lmaamu Qasaali Mahadsanid ogaansho dadaal kaaga wanaagsan ❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Mahadsanid wllkey ogaansho waa program fiican laakiin dhalinyarada yeysan u fahmin in qaraabada loo gembiyo ee wanaag iyo isbedel nololeed ayaa laga hadlayaa keliya.
@AAli-g1p
@AAli-g1p 2 ай бұрын
Imam Qasali Allah ha u naxariisto, markii aan akhriyay kitabkiisa احياء علوم الدين noloshayda gebi ahaanba waa bedelay . Kitaabu salaat iyo sirta salaata, salatul laylka waxaad noqonaysa qof toosan oo cibaado badan.
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 2 ай бұрын
Carabi miyaa xage ka hela
@Nashaadjamaalofficial
@Nashaadjamaalofficial 2 ай бұрын
Wlhi waa balan❤inaan 6bilood ka maqnaado meel walba naftydana barto cilmi iyo diina aan korodhsado I.a❤ilahay hay fudaydiyo
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 2 ай бұрын
Break qadashadu muhim ma aha iney ahato sanad, billo ama waxkale. sacado yar ood Mobilkaga intad alarm kuxidho aadan isticmalin xata waa wax weyn! Markad bilowdo inad isticmasho break qadashada at end of the day, waxa kufududaneyso inad sidhib yar ogatagto shaygan ama aladaan aad isticmalkeda badsatay.❤
@yaxyemaxamed7878
@yaxyemaxamed7878 2 ай бұрын
Haa farax....
@AbdishakuurShakra-n8d
@AbdishakuurShakra-n8d 2 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@abdisamedhamudbarreosmanch5564
@abdisamedhamudbarreosmanch5564 2 ай бұрын
Wlahi inshalah sabtida ayaan ka bilaabayaa nolosheyda waxaan ku smaynayaa is badal wayn isoo duceeya
@SacdiyoFarah-q7v
@SacdiyoFarah-q7v 2 ай бұрын
I.n wad guleysane wlll
@khadraahmedmohamed9092
@khadraahmedmohamed9092 2 ай бұрын
Sanadkan dhamanayo alxm waa sanad ay mudan tahay inaan naftayda u hambalyeey
@IbruuMoha-z7x
@IbruuMoha-z7x 2 ай бұрын
90ka biri AA ii dirtay ayan ku maqanhy hadana ma 6bil ayaad ii diresa m.a hada maalina walbo JUZ QUR AAN BAN AQRIYAA gym xaafadedna wan samenaya 2shayna wan iska dayay lkn makugu sheegayi KEEP GOING USTAAD
@axmedamiin4733
@axmedamiin4733 2 ай бұрын
Hore usocod wacan Gadaal ha usoo laaban wll
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 2 ай бұрын
2 shay maxay yihiin
@Jeilani7
@Jeilani7 2 ай бұрын
بداية الهداية رياضة النفس Labadaas buug oo Imaam Al Ghazali qoray waa muhiim qofkii Rabo isbadal dhab ah.
@JimcaleFarhan
@JimcaleFarhan 2 ай бұрын
Runti muqalkan cidwalba mfhmi donto qofwlbana mabedeli dono Lkin dhowr qof oo sifacn udhuxey ayu nloshoda badli dona sida ano kle alla yabarik ustad cumar inshar 🫡💯
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 2 ай бұрын
Sxp haye ma is bedeshay mise meeshi ayaa taagantahay wali
@JimcaleFarhan
@JimcaleFarhan 2 ай бұрын
@ wa isbdley shp lkin ma odhan krro wxba iqabsomey imka blse brti hore tagna wka dhaqaqey xoga ☝🏿
@AxmedGaraadka
@AxmedGaraadka 2 ай бұрын
Qarsoomidda waa caado in badan i anfacday, qof walba waa dhalinyar ahna waan kula talinayaa.
@salmamukhtar-i1e
@salmamukhtar-i1e 2 ай бұрын
Igu cawi wll ani
@MohideenAli-s9c
@MohideenAli-s9c 2 ай бұрын
ليست عزلة بل خلوة يا عزيزي في هذا الزمان نحن محتاجين للخلوة وليس عزلة
@AweizyJubba
@AweizyJubba 2 ай бұрын
Cawa wa jimco kusali rasulka scw❤❤
@katrahaaji8139
@katrahaaji8139 Ай бұрын
Mahadsanid Omar inshaar wax badan waka faidey channel kada❤
@T44X0Vić
@T44X0Vić 2 ай бұрын
Our teacher omar inshar❤
@qasimcade1466
@qasimcade1466 2 ай бұрын
Waxaad moodaa in uu vidio gan ani iga hadlaayo masha alah
@ahmedmahamoud1627
@ahmedmahamoud1627 2 ай бұрын
wallkay ogaansho waad mahadsanthy wallhi wakhti aan go'aaansaday in aan mudo 1sano ka fogaado famillky ,asxathy iyo dhaman dadka aan isku dhaway een lasoobarbary ayaan muqalkan arkay inkasoton dhirigalin kahelay go'aanka aansooqaty iga nausqamay ayuu muqalkan dhirigakn ii noqday go'aankaygiina waan cusbonaysiyey wallhi mahadsanid sidaan aad kahadlaysid ayuu fikirkayguna ahaa wallhi qalbigayga wxii kujiray ayaa kahaday mahadsanid
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 ай бұрын
Walal cumar inshaar wllhi mar walba waxa Aan Ku fikiro ayaad nosoo gudbisaa Alle haku sharfo waxaa tahey shakhsi indheer garada Oo caqli badan
@UpdyRazaqYousuf
@UpdyRazaqYousuf 2 ай бұрын
Thanks Alot Ustadii Umar inshar ❤
@AbuAisha-o9s
@AbuAisha-o9s 25 күн бұрын
جزاك الله خير اخي
@Myself-u1l
@Myself-u1l Ай бұрын
Ani maanta ku sobiiry indha alla waxa rajeen sanadkan ina isbadal badan sameeyo iso tuceeya inta qoralky argta
@suldaancmr6903
@suldaancmr6903 2 ай бұрын
Wllahi waxaan ku fikiraayay baad ka hadayshy ustaad omar inshaar thanks❤
@zein-4k
@zein-4k 2 ай бұрын
marka sujuudsantahy ducoyinkan akhri mar kasto 😍💗🫶🏻 اللهم إني أسألك الجنة وأعوذ بك من النار اللهم إني أسألك علماً نافعاً ورزقاً طيباً وعملاً متقبلا اللهم إني أسألك حسن الخاتمة اللهم ارزقني توبت نصوحة قبل الموت اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 👇🏻 Marka salada ka baxdo aqri ( Ayatul kursi ) iyo اللهم اعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك , 👇🏻 Marka salada xirato fatixada ka hor aqri 🫶🏻❤️ 👇🏻 الله أكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا_
@Saamlee17
@Saamlee17 2 ай бұрын
Muda dheer ayaan tijaabadaas waday wlhi waan ka faaiday Alx ❤
@drssacdiyazuuzaana7929
@drssacdiyazuuzaana7929 Ай бұрын
Mahadsanid walalo , waad igu ogtahay
@ParkhadXasan
@ParkhadXasan 2 ай бұрын
Brother omer,🎉 wax aadmigu fahmaayoo fiicanaa mahadsanid🙏 brother ⭐⭐⭐
@BurhanMedia-v2w
@BurhanMedia-v2w 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad sidaad wakhtigaaga qiimaha badan aad noogusoo bixisay
@farihaifka952
@farihaifka952 Ай бұрын
Ma sha allah mahadsanid wll ❤
@Ikram0904
@Ikram0904 2 ай бұрын
Wxu isoo garay muqalkan anigoo niyada ku haya isbdal ku qotoma qodobkaan wxununa inoqday dhirigalin waxn uqatay fariin iitimi ani wana kudhaqaaqaya fulinteeda 15/11/2024. Thanks Omar
@AnisaMOHAMED-o6k
@AnisaMOHAMED-o6k 2 ай бұрын
Wlh sas okale ku fakirayay lkn isbuuc wan sowadey isbadal
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 2 ай бұрын
Sxp isbedel ma sameysay
@Abdishakur-Hassan
@Abdishakur-Hassan 2 ай бұрын
I.a ❤ السيطرة على نفسك ليس بالأمر السهل
@Bacloww
@Bacloww 2 ай бұрын
Ogaansho kasoohadal arimaha sacuudiga 🇸🇦 kadhacay ee rabigooda kucaasiyee. 😊❤
@Durde-fe9zl
@Durde-fe9zl 2 ай бұрын
Mansha allh tabaaraka alle ustaad cumar inshaar
@YacquubGuure
@YacquubGuure 2 ай бұрын
Wankujiray socodka jidkaan 1bilna wan qatay KZbin iyo google cashiro kadhigta iyagna hadan kamarmi lahy ilahban kuxamdin lahy ❤
@safiyacali376
@safiyacali376 Ай бұрын
I.allah wan rabay sacan muqalkan❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Aad iyo aad isku dey in aad naftaada caawiso❤❤❤
@AbdurahmanAhmedMahat
@AbdurahmanAhmedMahat 2 ай бұрын
Alhamdulillah waa sidaan hada isku badaley .... 10 /5 / 2024 waa markaan goankaas qaatay maanta alhamdulillah qofkale ayaan ahay
@rahmogamadid6018
@rahmogamadid6018 2 ай бұрын
Masha allah Tabarka ✅✅💯💯♥️👌 good job 👍
@engmohan1423
@engmohan1423 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@mohamedaarsade
@mohamedaarsade 2 ай бұрын
Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaad comment u akhrinesid hadaad waxbarashada u akhrin lahayd waa horaa aduunka hormar ka gaari leheed😂😂😂
@MaxamuudSiciid-r9p
@MaxamuudSiciid-r9p 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@suleekhamohamed9986
@suleekhamohamed9986 2 ай бұрын
😂😂😂
@hassenheiro4
@hassenheiro4 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@AhmedNourHussein
@AhmedNourHussein 2 ай бұрын
allaha ku sharfo wllkey waxaa iga timid Illin waxaan kaga mahad celinaa Barnaamidkan Quruxda badan Abaalkaaga allaha Janno ka dhigo
@Cabdishakuurmaxamed-l6c
@Cabdishakuurmaxamed-l6c 2 ай бұрын
ماشاءالله الله يبارك فيك استاذ عمر انشار❤
@RahmoAhmedmohamed
@RahmoAhmedmohamed Ай бұрын
3 weeks_ka hoor ba so dhigtaay lkn manta dawadaay mantana u baaahi badna yacni waqtii an u diiyaarsna ina dhuunto wadna igu sii xoojisaay❤
@kaadhiM
@kaadhiM 2 ай бұрын
Really amazing ideas 😢😢😢
@IlyasJama-h5y
@IlyasJama-h5y 2 ай бұрын
Waa muhiim cuzlada blse in lagu sii fogaado dhibaato aye ledahay aad ayan utagaraa cuzlada sanawaad ayaan kudhaqmaayay alxamdullh
@zhamzowudhaa2215
@zhamzowudhaa2215 2 ай бұрын
Mansha Allah wll cumar àad iyo àad ayad ugu mahadsanthy wxa aad dhalinyarada kusoo kordhiso ilhy hangu anfaco wll barnaamijyadada muhiimka ah ee mudan in wakhti lagu bixiyo
@ahmedhussein265
@ahmedhussein265 2 ай бұрын
mashallah ustad shukran inbadhan jazakallah adhigana ❤
@MaxamedAadanAamiin
@MaxamedAadanAamiin 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي الكريم ❤❤
@kofemsabriye3710
@kofemsabriye3710 2 ай бұрын
Insha Allah waan sameeneenaa sxb
@cilmixuseen7199
@cilmixuseen7199 2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل. اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم.
@AftaxxPoi
@AftaxxPoi 2 ай бұрын
FREE PALESTINE from UGANDA
@RIYOKAABTEC666
@RIYOKAABTEC666 2 ай бұрын
Also from ugand
@SmilingGreatDane-eg1nl
@SmilingGreatDane-eg1nl 2 ай бұрын
M.a abalkaga janno allaha ka dhigo ustad cumar
@AhmedCabdirashiid-fk7or
@AhmedCabdirashiid-fk7or 2 ай бұрын
C/raxman cumar waxaad mooda inaad ani iga hadlayso sidaas ayan ufikirayay xalay wlhi hadana ada ka maqlaya wllkay guulayso❤🎉
@flastinguled2815
@flastinguled2815 2 ай бұрын
aad iyo aad tusaale halkii oogu fiicned weye xujatul Islam العزله waa xaqiiq qofka inuu naftiisa helayo ❤❤
@JaamacSheeko-p1p
@JaamacSheeko-p1p 2 ай бұрын
2025 YAA 48 cishoo kaliya ka hadhay aaaa waay malinkii 1/1/2024 waxay ahayd waxay ahayd axad malinkaa galabnimadiisii ayaa qorshayaal degsayday lkn warqadii maalinkaa aan ku degsay qorshayaasha maalinkaa ayaa iigu danbeysay maanta وانتهى العام😭😩 يا ويلي😩 الوقت يداهمنا😩😮‍💨
@zizi-d8c
@zizi-d8c 2 ай бұрын
cashar haku noqoto sanadkan go’aan cad qaado
@JaamacSheeko-p1p
@JaamacSheeko-p1p 2 ай бұрын
@zizi-d8c thanks pro 😊❤️
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 2 ай бұрын
ani haf an xaqijiyay ano dhex maraya ayan xanunsaday 5 bil dabib iyo dala dhac ku jiray alx hada ayan dib u bilabay alah waxan ka magangalaya dhibki shalay i ha kiyay dhamanten hadafkena rabi ha noo rumeyo 2025 iyo wixi ka danbeya an isu duceno talada rabi an u dhiibano insha alah qayr
@ShukriMaxamad-q1m
@ShukriMaxamad-q1m 2 ай бұрын
Ilahy ha iga dhigo mid ku waantoowda inshallah
@shaaficicabdi5360
@shaaficicabdi5360 4 күн бұрын
Manshalah jazakalah khayr
@Somanimate
@Somanimate 2 ай бұрын
Walalhi 3 billod ayaa maraayay saxib mahadsanid only youtube oo casharko ka daawado mahane facebook iyo tiktok mar hore delete dhahay
@carafayoutuber5002
@carafayoutuber5002 2 ай бұрын
اللهم صلى على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤️‍🩹🍂
@AbdibasidAdan-f7g
@AbdibasidAdan-f7g 2 ай бұрын
Ilahay kasokow talo rabaa inaa isiiso Xage kala so xiriraa qof aan wax usheyo rabaa 😢
@abdinazirshahmed
@abdinazirshahmed 2 ай бұрын
I have to test it insha alah❤
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 ай бұрын
Mansha allh mowduuc qaaliya
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 2 ай бұрын
Waa sameen lahaa hadaanan online waxi barasho ku jiri laheen
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 2 ай бұрын
Wakhtigii aan u baahna ayuu iso gadhay i..aamin omer inshar......alle haku sharfo...
@MohammedMohameddahirxusen
@MohammedMohameddahirxusen 2 ай бұрын
My best teacher and friend 🎉
@esraabdimohamed
@esraabdimohamed 2 ай бұрын
Allah haku barakeyo wll cumar
@khaloo41
@khaloo41 2 ай бұрын
Khayr Allah kusiiyo, alle na hakaa farxiyo ❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
جزاكم الله خير أخوي
@Aybmhm
@Aybmhm 2 ай бұрын
Aniga 5 sano oo is qoris ah baan rabaa inaa u xuubsiibto ! 2030 inoo balan Ah
@MohamedAbdullahi-me9ge
@MohamedAbdullahi-me9ge 2 ай бұрын
Free Palestine ❤❤❤❤
@ibl5022
@ibl5022 2 ай бұрын
And also free your self from u
@MohamedAbdullahi-me9ge
@MohamedAbdullahi-me9ge 2 ай бұрын
@@ibl5022 from what????
@PrimeStudio-y3d
@PrimeStudio-y3d 2 ай бұрын
Soomaali ma nihi ma ledihiiin guys​@@ibl5022
@csalaanibraahim1247
@csalaanibraahim1247 2 ай бұрын
Adoon carbeed😂
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké 2 ай бұрын
Thanks wll Omar INSHAAR
@derow17
@derow17 2 ай бұрын
Dadka fikrado yaryar leh ayaa inta badan ku hadla codka ugu dheer. Laakiin kuwa ka weyn iska aamusa oo isdejiya." ╰┈➤ wllka derka
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 2 ай бұрын
Omar inshar. Kor ahow. Suldan. ❤
@AdamGas-jx3oj
@AdamGas-jx3oj 2 ай бұрын
Nov/17/024 -Nov/18/024 I'll return it after 10yrsانشا ءالله
@naimomaxamedmaxamuud6088
@naimomaxamedmaxamuud6088 2 ай бұрын
Best teacher
@XikmoAbukar
@XikmoAbukar 2 ай бұрын
M.a wallhi wax badan kaa faai,dey walal omar❤😊
@HiboOsman-o1p
@HiboOsman-o1p 2 ай бұрын
Alle ha ku xifdiyo wllo
@CashocusmanXasan
@CashocusmanXasan Ай бұрын
Walaahi arinkan waa run aniga ay tijaboyey oo hadana jecel inaan marlabad sameyo insha allaa
@Fvv_hawa
@Fvv_hawa 2 ай бұрын
Mhdsanid omarr 💕💕🙂
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Meel aanad filayn ayuu wax kaa tusayaa Ninkan!
8:16
+Tallaabo
Рет қаралды 65 М.
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
SELF CONTROL Dhirigalin | Sheikh Mustafe Hajji Ismail
18:45
abdull عبدول
Рет қаралды 225 М.
Sidii in Aad Aragto | Dhacdooyinka Dhamaatka Nolosha Adduunkaan
18:29
Xalka Caajiska | Ikhlaas Podcast | Ustaad Ogaansho | 2025
18:07
IKhlaas Podcast
Рет қаралды 22 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН