Dhamaadka Caadooyinka Xun | Awooda Caadooyinka | Buug Muhiim ah .

  Рет қаралды 152,469

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

40% hab dhaqankeena maalin laha ah asalkiisa waa caadooyin aan samaynay sanad yadii lasoo dhaafay : laakiin aan ku soo celcelinayno xataa anagoona is ogayn
Markaad samaynayso caado noocay ahaatabo waxaad maraysaa 3dex marxaladood hadii aad fahantana marxaladahaas iyo waxa ay yihiin waxaad cagta saari doontaa wadaadii sida dhabta ah aad uga xoroobi lahayd caadadaas xun :
Aan kula wadaago sadexdaas marxaladood
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 451
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Жыл бұрын
Walahy Cumarow Talo Aanka Qaatay Ayaa Caado Xun iskaga Dayay Alah haku Sharfo😢🎉❤😊
@_muhanatt
@_muhanatt Жыл бұрын
Ceebtada qarso wll❤
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Жыл бұрын
@@_muhanatt Wax Kaagalay majiraan wll adiga
@hasdxasd
@hasdxasd Жыл бұрын
​@@QAWDHANKA1 😂😂
@amaalabdikadiramaalabdikad7034
@amaalabdikadiramaalabdikad7034 Жыл бұрын
😂
@JIILKAMANTAA
@JIILKAMANTAA Жыл бұрын
@@QAWDHANKA1 😂😂😂😂😂
@Abdirahman331
@Abdirahman331 Жыл бұрын
Ducada aan dad ka kula taliyo اللهم إني أسألك لذة طاعتك و أعوذ بك من لذة معصيتك.
@kasanyoovlogs8363
@kasanyoovlogs8363 Жыл бұрын
Siigo+sigaar waa cadooyinka ugu xun maskaxda la qabsato ilahoow ka madoobee maskaxdooda 😢😢
@mahmuutmacalin8939
@mahmuutmacalin8939 Жыл бұрын
Siigo iyo qamaar football iyo sigaar 😂😂
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 Жыл бұрын
Footbal:Waa oky
@amiincabdiaziz-kd2tm
@amiincabdiaziz-kd2tm Жыл бұрын
Sigaar iyo siigo nolosha ayay inacsiiyeen Runtii lkn muqalkan aniga ayuu uquseeyaa Waana markii aan noloshayda badali laha😢
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
Cafwan walalo istiqfarta kudadal Insha Allah Alaha kamadoweeyo
@amiincabdiaziz-kd2tm
@amiincabdiaziz-kd2tm Жыл бұрын
​@@haa8793😢 sxb inasha allah
@sakariyemohamed5415
@sakariyemohamed5415 Жыл бұрын
Sxp walhi adiag nolsha aduunyadu waad ku dhibantay😂
@amiincabdiaziz-kd2tm
@amiincabdiaziz-kd2tm Жыл бұрын
@@sakariyemohamed5415 aad iyo aad 🤣
@kafiyanursulayman1183
@kafiyanursulayman1183 Жыл бұрын
M.alh hore usoco gushada way dhawdahay wll
@abdikaremabdilahi4723
@abdikaremabdilahi4723 Жыл бұрын
Mid ka mid ah qodobada ugu wayn ee kaa goyn kara samaynta caado xun waa inad alle barido isaga talo-saarato waana tijaabo aan hubo inay ku anfacayso قال الله{فإذا عرمت فتوكل على الله} hadad go'aan gaadhi alle talo-saaro Alle ku bari ducadan اللهم احرمني لذة معصيتك وارزقني لذة طاعتك
@Engineer-rl4mz
@Engineer-rl4mz Жыл бұрын
Alle ha ka madoobeeyo qof kasta oo ku fidnaysan 🤲❤
@muhzinosman
@muhzinosman Жыл бұрын
Wllhi aayadaasan waxay ii tahay garab aan hadaf kasta aan leeyhay ku goodho WAA HUBAAL QOF ALLE ISU DHIIBAY MA QASARAAYO❤😊
@andirihiimmohamedsheekh
@andirihiimmohamedsheekh Жыл бұрын
اللهم صلى على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@abdi3349
@abdi3349 Жыл бұрын
Scw
@user-go2cl9hr6m
@user-go2cl9hr6m 2 ай бұрын
M.a
@kabaalowedward6062
@kabaalowedward6062 Жыл бұрын
اللهم اهدني الي طريقك المستقيم واسالك انتوفني وانت راضي عني يا رب يا رحمن❤
@Akmohaa
@Akmohaa Жыл бұрын
Xiriirka 0% Kalinimada0% Wax aqriska 20% Internetka youtube kaliyah 40% Internet facebook 0% Waqtiga guriga 30% Xiriirka qoyska 10%
@kasanyoovlogs8363
@kasanyoovlogs8363 Жыл бұрын
Ilahay dadka ha kamadoobeyo cadoyinka xun xun 😢😢
@apdallaabshir
@apdallaabshir 6 ай бұрын
Aamiin
@aslimgamer4389
@aslimgamer4389 Жыл бұрын
Muqaal aan 1 sano ka hor aan halkan ka dawadey ayaa ibadalay wax walpo cado xun aan laha wan iska dhafay alhmdulilah and then thanks omaar
@officialzeiydy7035
@officialzeiydy7035 Жыл бұрын
Me too
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
2023 wali dadka ku dhiban cadada xun allaha ka madobeyo 🖤💔
@rooxaaniboy2107
@rooxaaniboy2107 Жыл бұрын
Aamin
@ahmeddaacad155
@ahmeddaacad155 Жыл бұрын
Aniin
@yahyeabdirashiid7513
@yahyeabdirashiid7513 Жыл бұрын
Aniga ahaan waxaa iigu dambaysay 31/12/2022 Go,aan ayaan ka qaatay 5 biloood aya laga jooga waana iska illoway *waxaana isaaciday Salaadda inaan ku Tukado jimeecada Alx❤ Sxp Go,aankaaga ka dhawey adiga guul ka gaaraye🎉
@mohaabdi11
@mohaabdi11 Жыл бұрын
Wll omer inshaar waad ku mhdsntahay sidad noo dhiiri galiso aadna noola soo wadaagto videos nafteena wax bdn ka badaley 👏😍 Wxn kuu rajeynayaa caafimaad iyo cimri dheer aakhirana ilaahey janada ha inagu kulmiyo aamiin🙏🙁
@keynanali6827
@keynanali6827 Жыл бұрын
Masha Allah aqonyahan jecel dhaliyarada in aan guul gaaran Runti nin sidan ULA hadla dhaliyarada Ninka kiliye runta nooshega wax kasta bagala hadlo. Wll cumar waxad maraysa cili aan muqaalada aan uturjo dhaliyarada jogta galbedka Gaara ahan Australia🇭🇲 xaqiiqdi aay sabab unoqotay in aay dhaman dhaliyarada caalmka xuruban nin aan ku faano mahasanid wll Cumar
@zakarieismail5648
@zakarieismail5648 Жыл бұрын
You always here when we're our lowest thank you so much omar
@emrajama3118
@emrajama3118 Жыл бұрын
.
@wll___maanka
@wll___maanka Жыл бұрын
.
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@abdikadirhonestman632
@abdikadirhonestman632 Жыл бұрын
The Only Somali journalist who always makes us feel encouraged, and guide us to stop doing bad deeds and get through stable life too. Thank you for time to this matter .
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@xafsacabdinuur3723
@xafsacabdinuur3723 Жыл бұрын
Masha Allah waa muuqaal muhiim. Sidoo kale ha ilaawin awooda ducada ay ku leedahay is bedelka. Alle wuu ku caawin haday run kaa tahay inaad isbadasho khaasatan habeenka waqtiga dambe.
@robsonrobinho5029
@robsonrobinho5029 Жыл бұрын
cadada siigaysiga Alle haiga modebeyo🤲😑
@soljaman7926
@soljaman7926 Жыл бұрын
Jazakalahu kheyr
@asadahmed8936
@asadahmed8936 Жыл бұрын
Saaxib dhalinta wax badan baa ka ogtahay❤
@Mohamednuur67
@Mohamednuur67 Жыл бұрын
Cumarow waxaa tahay goat-ka Somalida ❤❤❤
@CumarCumarinho
@CumarCumarinho Жыл бұрын
Ilaahow dhalinta soomaliyeed kamadoobee😢
@hrorwaan1943
@hrorwaan1943 Жыл бұрын
Amiin
@keynanali6827
@keynanali6827 Жыл бұрын
Amin
@user-km1su4hz6x
@user-km1su4hz6x Жыл бұрын
Asc wan ku salamay cumar inshar caadada xun ee siigada mudo badan ayaan waday 8 sano kadib 8 daa sano aan waday aan noloshyda ka quustay haben dhawayd ayaan mucjiso isku arkay anoo u diyaar garoobay inaan sameeyo caadada xun ayaa markan shitay moobilka dareen waxa igu soo dhacy ka awood batay wixii igu lahaa samee caadada xun markiba wan kacy mobilkii wan ka saray xumanti aan ku dawanayey wan seexday habenka waxa ka soo wareegay 1 bil xata dareenkaygu haduu kaco Kuma dhacayo cadada mucjisadasina waxay iga timid xaga rabi oon si niyad ah u waydiistay inuu iga madoobeyo alxm kuwa wadada xun ku jira wali ilahy barya wlhi wado kale ma jirto ilahy adoo u noqda mooye jasakallah wall🙏❤️
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 3 ай бұрын
M.a
@zamzaahmed
@zamzaahmed Жыл бұрын
Wlhi wll cumar Allah aya noso ka diray hadi an dhalin yaro nahay cado xun waba sameyntah naheysato af xumada iyo maskaxda gudeheda waxyabaha ku guxayoh sakay ayan qalbiga ku hayay markan sogalayneh video gadah ayan arkay Allah haku sharfo 2017 ila iyo hadah wan ku dawahad xita anigo an qangar ehen ayan ku dawanayay wax walbo iga dhex guxayo adiga aya iga cawiyay wlhi jazakallah wll
@nabhaanpoi646
@nabhaanpoi646 Жыл бұрын
My fav teacher ❤️😍
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
mahadasanid walal omara inshar ala anigu wana yabi jiraya waxana isa waya dijiraya 🤔maa qofa baa sameya waxana la shegayo hadana waxana oo gadayi iinayiyahinin xaqiq jirata alaxamadiilaha ilahay aya iiga badabadiyaya masibdalin alaxamadiilaha waxana ku talilaha iini lagu daro manahajaka waxaa barashada si aya masibada uga badabadan caruru tena somaliyed inati masibada dhiibane u ahina ale ha ka saro Aamiin Aamiin
@Jamajaama
@Jamajaama Жыл бұрын
Thanks zxp aad bad umahdsantahay runtii dhalinyarada kaalin adag baad ugu jirtaa
@ahmedabdirahman8299
@ahmedabdirahman8299 Жыл бұрын
Wllkye cumar wax kasta oo aan kaga foogan karno wax xun waad nagu tagartaa illhye haka Abaal mariyo shuran 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@mohammedeeqibrahim8335
@mohammedeeqibrahim8335 Жыл бұрын
Ok ISOO qabo😊
@abdinajib9760
@abdinajib9760 Жыл бұрын
Caada xuna waxakamid cabida shaaha sokorta kujirto macmacaan kulli intaat yartihiin iskadaya dhalinyrooy wllhi waadkashaliyidoontaan beri😮
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Wax mcn malab unban isticmala
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Waxaan sameyn jiray dhowr sano😢 Balse maanta oo aay taariikhdu 18/5/2022 maalin Khamiis ah. In aan soo afrjaray dhowr maalmood kahor❤😊 Alx hadda waan iska dhaafay Iisooduceeya in aan kaguuleysto caadooyinkaas xun xun saaxiibiyaal😊 @omar inshar thanks walaal❤
@mohammedyusufmedia2803
@mohammedyusufmedia2803 Жыл бұрын
Al ustaad omar Mohammed inshar Allah ha ku Barakeyo wllkey saaxib manfac badan u leh bulshadena Somaliyeed Rabi SWT ha ka raali noqo Allah ha ku sharafo shukran dhalin yaro is bedal is belalka Allah wuu jecelyahay waana sababta towbada Allah inooga furay inaan towbo keeno oo xlda aan ku jirno is bedalno mash allah mahadsanid ustaad Omar Mohammed inshar markle kheyr badan insh allah
@abdillahious6193
@abdillahious6193 Жыл бұрын
manta igu danbeysa cadadn xuun waa malin sabtia h bisha 5 \ 13 \ 2023 sacada 8:50 i.a waxaan ilahay kabryaya inu iga fogeeyo
@yaasiinibrahin5504
@yaasiinibrahin5504 Жыл бұрын
Adigoo soo qorin ayaad joojin kartaa pro
@bashkainashofaxx2885
@bashkainashofaxx2885 Жыл бұрын
Hada marka so Tuurtay🙈 kabacdi waxa ogaan ku garay ina sameyn doonin Markale💯 hadana Muqalkan la kulmay thanks ustad💯🙏🏼
@niciimaaxmed9144
@niciimaaxmed9144 Жыл бұрын
Cumar Alle haku sharfo wll
@xaydarmohamed
@xaydarmohamed Жыл бұрын
Maasha allah mawduuc muhiima weeye shukran ustaadii ❤
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 Жыл бұрын
Mnsha Allah Ustaad Jazakallah kheyr first 🙏 like
@Fartum__I
@Fartum__I Жыл бұрын
Wcs wll Alah kher badan haku siiyo Sida mar kasta noo cawisid Alaha ku cawiyo
@AhMeD-HaaDI7
@AhMeD-HaaDI7 Жыл бұрын
Xaqiiqda cinwaankaan waa mid taabtay thanks ustad
@goodlife8892
@goodlife8892 Жыл бұрын
Channelka ugu faaidada badan somalida
@NajiibAsam-he9wd
@NajiibAsam-he9wd Жыл бұрын
Wllahi bulshada soomaliya gaar ahaan dhalinta aad bey ugu dhibanyihiin xitaa qaarqood maalinkii 5ilaa wax kabadan ayey sameeyaan waa musiibo runtii waana adoonimo nolol qurux badan waxaad arkeysaa markaad waxaan iska deysid insha allh
@MaxamedAxmedcali-br1iy
@MaxamedAxmedcali-br1iy 3 ай бұрын
Sxp waa runtaada Aniga ilhy IGA madooby
@fahadsaleeban5077
@fahadsaleeban5077 Жыл бұрын
sxpyal kaliya wixii idin afacaya ku dadaala waxkastoo ad qabanaysid suaashan kahoraysii may anfacayaa waxan hadii jawaabtaadu haa noqoto samee hadii jawaabtu maya noqotana katag wuxu doono ha ahaade waa talada an kusiin karo maanta tani illahayna talo saarta oo isku dhul dhiga🤲
@jilbagabtv
@jilbagabtv Жыл бұрын
Hambalyo horumaris ah the way of 800k 🎉
@cemiledjrdivi1248
@cemiledjrdivi1248 Жыл бұрын
Fav Teacher❤
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Жыл бұрын
Khayr badan ilashay hakusiiyo wll mahadsanid ummada waxtar baad uleedahay❤
@Zaki_De_gangz
@Zaki_De_gangz Жыл бұрын
Aᴀɴ ᴋᴜsᴀʟɪɴᴏ xᴀʙɪɪʙᴋᴇᴇɴᴀ ᴍᴜxᴀᴍᴇᴅ❤
@keynanali6827
@keynanali6827 Жыл бұрын
Scw
@bile-25
@bile-25 Жыл бұрын
waan joojiyay qayb kamid ah caadooyinkii xumaa een lahaa Rabbigeen ha inaga madoobeeyo dhamaan caadooyinka xun
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 Жыл бұрын
Xiriir 0% Waxbarasho 40% Social media 60% Wax caado oo xun waxan leeyahay social media iyo joogtayn la'aan Any way keep going brother ❤
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 10 ай бұрын
Xornimo........omer inshar thanks bro جزاك الله خير خير الجزاء
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
Mnshlh ustaad mhdsnd wn kaa faiidey alle haku barakeyo caqliga iyo cilmiga
@Buna5689
@Buna5689 Жыл бұрын
2 sano ayaan iskadaayay seegada wali waan wadaa isoo duceeya inaan dib ugu noqon 😂😂
@karaama9
@karaama9 Жыл бұрын
Maba uxiisaysid be
@Buna5689
@Buna5689 Жыл бұрын
@@karaama9 maxaan ugu xiisi waan noolaaday bee 😆 way i xoodhisay oo wax barashadaydiibaa khalkhal gashay.
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 24 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do Жыл бұрын
Aamin iidhaha sxpyaal in ilaahy iga madobeyo
@CHAMA16
@CHAMA16 Жыл бұрын
Buug muhiim ah iyo waqti muhiim ah❤
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Жыл бұрын
Masha Allah Omer Inshaar Macalinka Nolosha ❤❤ Thnks In Badan ❤❤❤
@CabdiMuxsin-ft3gr
@CabdiMuxsin-ft3gr 2 ай бұрын
Alle dhalinyarada ladhiban cadadaas xun alle quluubtooda hakamasaxo🤲
@sadamdiiriye3505
@sadamdiiriye3505 Жыл бұрын
Mach allh Walal Omar inshar markasto wax so gud biisa war biixn wangs allh ku xafido Mahadsanda
@ahmedromanio
@ahmedromanio Жыл бұрын
My Allah safe our young teenager watching bad things amin
@wadanigadhabta4372
@wadanigadhabta4372 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad allow hanabadalin adigo naga raali ahayn😐
@user-qp1dk6id4s
@user-qp1dk6id4s Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca alle like saar ❤❤❤❤❤
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
En masha allah wll cumar [ waxan jeclan laha inad dadka u bayamiso arimaha isku cakiran ee somaliland gar ahan lascanood boorama iyo ceerigaabo ]
@momfarahhassan8727
@momfarahhassan8727 Жыл бұрын
Mnzh alh walal rabbi caqliga iyo cimrigaba haku barakeyo❤
@user-kd5ew7zl7w
@user-kd5ew7zl7w Жыл бұрын
Hadalka xun sida laiskaga daaweyo ama karaa hiyada iyo cadhada badan❤
@Macalinkeena
@Macalinkeena Жыл бұрын
Jazaaka Allah kheyr ❤
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo ustaadkeena❤ 🙏
@drapdirahmanosman
@drapdirahmanosman Жыл бұрын
Siiga I dishay
@cabdirizaakcabdullah
@cabdirizaakcabdullah Жыл бұрын
shukran cumar inshaar waxa tahay wllka kaliya rajo nagu abuur Allah yaxfiidka
@amiirqoone5140
@amiirqoone5140 Жыл бұрын
Jazakallah kheer wall omer inshaar 👍👍🌄🚶 illahy hanagamodobeyo caadoyinkas xunxun waana taloficn mahadsanid
@user-os5zi9kj1d
@user-os5zi9kj1d 2 ай бұрын
Wan ka Gulaysat Cadad xun illhay haka madobeyo dhalin yarad somaliyed
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
M.allh wllky waa runta wlhi illahey haku xifdiyo ☝ ❤
@diinicalaa1923
@diinicalaa1923 Жыл бұрын
Shukran ustad 🙏🏽❤️
@awalemohamed4746
@awalemohamed4746 Жыл бұрын
thank u bro wish you a very happy and peaceful insha allah
@Hassan_Somali1
@Hassan_Somali1 4 ай бұрын
Saacada 2:16 pm waxaan go,aan sanayaa inan joojiyo waxaas xun 4/5/2024 insha allah ilaahay ha igu guuleeyo ilaahow igu guulee. Aamin
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 Жыл бұрын
Caadada ugu xun ee aad mudan tahay inaad iska goysid hadad soomli taahay aamin santahayna waa in soomaalidu kala qayb sanaan aqbali karto yacni in soomaalind dawlad noqon karto taas maah waa inaad ilawdid wixii shacabka hargaysa loo gaystay lkn wax kasta oo na dhex Mara makala maarano ilaahaybaa namideeyay oo AF diin isir iyo dhaqanba nawadaajiyay🙌
@salasala4649
@salasala4649 Жыл бұрын
Oo muqdisho ma wax baa loo reebtay bal ka waran wadan la yiraahdo banaadir ha noqoto haddii la dhoho soo magaalo kasta oo dhib gaaro hadday go'do bal caqliyan ma la aqbali karaa? Siyaad rabbigii baa la xisaabtamaya ee intii idin gumaaday sidii janaraalo iyo askartii siyaad ma maxkamad soo istaajisaan?
@Abdurahmanibro
@Abdurahmanibro Жыл бұрын
Waxa iigu dambaysay inan sameeyo 17 Feb 2022 maalintas ayan go'aan ka gaaray inan samayn alxm waa ku guulaystay Ina iska joojiyo samaynta caadadaas noloshaydana wax weyn aya iska bedelay kalsooni xad dhaaf ayan helay, Adna waa iska deyn kartaa wll kaliya go'aanso inan iska dayso ilaahna kaasho thanks 😊
@CkaafiAxmad
@CkaafiAxmad 2 ай бұрын
جزك. الله خيرا
@amaafira14
@amaafira14 Жыл бұрын
Wlhi talo 2 Sano kahor dhageestay wxaa kaharay wx walba xun jazaakal llah wallkey🥺
@Events98
@Events98 Жыл бұрын
Walal cumar ilahay ayaa mahad leh oo sawab kaaga dhigay dad badan inaad dhiira galiso,aniga kashaqsi ahaan waxaan caadadan kujiray mudo 13 sano ah oo joogto ii aheyd,lkn muqalkan iyo midkahoreyay marki aan fiirsaday dhiira galinta aan kahelay 13 sano ma anan helin waana xakameyn waayay siwalbo aan iskugu dayay.ilahay ayaa mahad leh hada mudo 2 bilood ah nafteda waan xureyay.waxaan kubaraarujinayaa dhalinyarada in ay naftooda xakameyan inta ay dib kashalan lahayen. Ilahay haku barakeeyo walaal cumar
@nasramuse1627
@nasramuse1627 Жыл бұрын
صلوعلي الحبيب محمد عليه السلام
@cabdifitaaxdaahir489
@cabdifitaaxdaahir489 Жыл бұрын
adunyadan lagu warimaye noloshada danpe hasegin lee ☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Жыл бұрын
ASC USTAAD MUDO 7 BILOOD MUQALADADA MADAAWAN HADAAN SOO NOQDAY WELCOME ISOO DHAHA
@abdullesuleiman4800
@abdullesuleiman4800 Жыл бұрын
cumar inshar muxyahay maa koxbalalah ogaansho Ka kajwaba su ashan isgan cumar inshar uu shga runta waa nin ban lawah odaka ban kuqancyh garsnaya cumar inshar
@achrafhassan694
@achrafhassan694 Жыл бұрын
First one teacher Omar inshaar
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo Жыл бұрын
Masha allh runtaa ayaa ka hadashy
@Hua-e3g
@Hua-e3g Жыл бұрын
Allah abalkaga jano ka dhigo wlhi hadalkaga wxyalo badan uu iga badala noloshyda thanks moore
@Haarun46
@Haarun46 Жыл бұрын
Yaa allah alle Haku barakeyo cumarow Wana commentigi igu horeyo xageyga ka ah waxan rajeyn in ad ifhmidonto
@sakariyemuumin-zu6zc
@sakariyemuumin-zu6zc Жыл бұрын
Weli waan yaabanahay hadaba waxad soo gelisaa mowduuc aan u baahanahy 😢
@user-is1xv6xx9x
@user-is1xv6xx9x Жыл бұрын
Masha alaah ustaadi
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 Жыл бұрын
Cumar wad mahadsantahay walalkay. From berbera
@bbebbe8486
@bbebbe8486 5 ай бұрын
Thu 4 April /2024 🤲 allahu akbar❤
@anasfitaaxshdaahir8664
@anasfitaaxshdaahir8664 Жыл бұрын
Buugaagta ayagoo bdf ah masoo dhigtid wll
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
0:45 0:46
@ANIGAAKHRIS
@ANIGAAKHRIS Жыл бұрын
ustaad midbaan ku darsan lahaa ciwaanka hore kusoo qor magaca buuga inglish iyo carabi ama somali wuxu ku Noqonayo ❤
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
Waxan addicted kunoqday telephone asxabey isoduceya in ilahay iga madobeyo her waxan jogaa inan darartiyo dhan quran aqrinin lix sac habenimo wixi kabilowdo an irahdo quran ayan aqrin hurdo way igu dacde
@abdulkareema041
@abdulkareema041 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustad
@macruufahmed32
@macruufahmed32 Жыл бұрын
Hanbalyo 800k mr lama joojiye❤️✨️
@MaxamedAbdikadir-ip5ry
@MaxamedAbdikadir-ip5ry 4 ай бұрын
Mash. Allah.
@mohammedamin2609
@mohammedamin2609 Жыл бұрын
Caawa wax aan qario mahaayo ust,
@mohammedamin2609
@mohammedamin2609 Жыл бұрын
Kaali walaalow waxan kuwaydiina , niyadena miyaad kujirta mise raga da'a aad kafiiriso , oo calashan , 20tanka 25, inta udhexeyso miyey kudhacaan dabinkaas , plz muqalka hadad so gudbisey comments fiiri ustad cumar , caawa wan xanaqsanhy runti. 9:30 isla cwa ayan xogaa kahor muqalkaga ayan. Cadadas xunkudhcy. Iyado eey kaso waregaty , bishan inta eey mareyso o an sameynin. Caji'p
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
Walal istiqfarta badi indahaga laab caado hadow kucebeyn donto gabada lagu guriyo eber waayo kudihi donto kwrn dumarka qaar siraha maqariyaan walal alaha kamidoweeyo Insha Allah
@user-yn7tn5yg4u
@user-yn7tn5yg4u 4 ай бұрын
Good advice for me❤❤❤❤❤❤
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 11 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1 МЛН
Haduuna Kitaabkaan  ku badalin Maxaa ku badali Doono ?
15:35
OGAANSHO
Рет қаралды 129 М.
Caadooyin Maskaxdaada Kor u Qaadaayo | 6 Qodob oo Muhiim ah
16:49
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН