Sirta Aljazeera | Sideed ku kasban khibrad | Axmed Mansuur .

  Рет қаралды 70,995

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 263
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa Жыл бұрын
Wallahi wan farxaa markaa dhageysanayo muqaladada waxa itahy qof an ku deydo Barakallahu fiika Ya Cumar
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 Жыл бұрын
Intee qof baa jecel qur :aanka kariimka 🤗
@Zekn-p1v
@Zekn-p1v Жыл бұрын
Me❤
@Mohamed_Qarni_joog
@Mohamed_Qarni_joog Жыл бұрын
Me🌍
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Жыл бұрын
Ani
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Kadibna
@sakariyejama1505
@sakariyejama1505 Жыл бұрын
Quraanka waa kalaamkii eebe qof ka necebna muslim maaha
@XasanAbdullah-mc4db
@XasanAbdullah-mc4db Жыл бұрын
Alla ilaahayow cumaroow qeer kusii walahi aad baa ujeclahay Al jaziira
@ehel000
@ehel000 Жыл бұрын
Qofka keliya ee aaminsan in soomaalida aanay dan ugu jirin shisheeye ee aan arkay oo ku jira baraha bulshada waa cumar inshaar
@wsy3251
@wsy3251 Жыл бұрын
Been sheegi maayee maalintii aan kanaalkaan kusoo xirmay iyo maanta isku firkir maan ihi Alxamdullilah Mahadsanid ogaansho
@abdullahideeqmahamed8512
@abdullahideeqmahamed8512 Жыл бұрын
Geesi iga dheh dhab ahaantii waxaan kaa jeclaaday qaakba aad qiyam sare u leedahy oo mar walibo ugu dhiirito ka hadlida sida dadka qaar somaalida dhaho (soomaalida itoopiya) waa wax aan la aqbali karin waxana ka helay sida in aad dadka ku wacyi galisid in ay qiyam sare yeeshaan oo naftooda karaameeyaan waad ku mahadsantahy arintaas macalin jazakumullahu kheyran yaa cumar
@yusufabdullahiali7257
@yusufabdullahiali7257 Жыл бұрын
Ustad waku salamay ramadan kariim ustad wayahan danbe waxa la is la dhexmaraya oo warbaahinta caalamka oo dhan ay ka warameysa in caabuq la yiraahdo ZOMBIE🧟‍♂️ virus laga helay adunka bal wixii ad kala socoto nala so wadaag insha allah
@Tahaniabditawan
@Tahaniabditawan Жыл бұрын
Axmad mansoor barnamijkisa برودكاست بلا حدود wadawada waxana kulataliin laha dadka carabiga wax kayaqano ine kafaidestan❤
@farahgedqorow8992
@farahgedqorow8992 Жыл бұрын
ما شاءالله بارك الله فيك يا أستاذ عمر اقدرك كثير
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Жыл бұрын
Maansha allaah 777k 1m waxyar ayaa kadhiman waa inoo guul 💪
@sadiqarte1318
@sadiqarte1318 Жыл бұрын
Mashallah ustad omar inshar shaqo adag aya heysa ilahey haku la garab galo wacyiga ilahey dadka ha fahansiyo 🇸🇴
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 Жыл бұрын
شكرا لك يا استاذ عمر انشار
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 Жыл бұрын
Maashaa Allaaaah, Ustaad Cumarow waa xilqad aad iyo aad u wanaagsan. Xaqiiqadii 2 arrimood ayaan ka faa idey oo aanan fileynin. Allaha ku barakeeyo.
@xariirmaxamed1111
@xariirmaxamed1111 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا عمر
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa Жыл бұрын
Mashallah golden voice ❤
@yahyamessi4059
@yahyamessi4059 Жыл бұрын
Wcs sxb cumar inshar ramadan kariim from🇩🇯🇩🇯
@Shaaribbo
@Shaaribbo Жыл бұрын
Waxa aan aad ugu beer-raqsanahay sida ay isugu aadayaan jacaylka aan uqabo wariyenimada iyo qorenimada iyo in aad barnaamij ka soo diyaarin doonto hannaanka warbaahineed ee Aljasiira, se ma garan karo in uu Allaah i waafajin doono iyo in kale.
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
shukran ustaad omer ramadaan kareem
@maxamedcabdiraxman8825
@maxamedcabdiraxman8825 Жыл бұрын
Haye muqaalka ku saabsan booqashada aljazeera waan kaa sugaynaa
@abdirashiidgullet-fn3qb
@abdirashiidgullet-fn3qb Жыл бұрын
More training makes experienced person 😊
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Жыл бұрын
Luqada adeegso Xataa Cumar xataa qoraal Soomaali usameeyey
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Жыл бұрын
practice makes perfect ❤
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Жыл бұрын
Really bro
@axmedcade2992
@axmedcade2992 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal cumaroow cashiro wax ku ool ah ayaan kaa faa'iidnaa ( Waxa keli ah ee nagu kaa xidhay waa in aad soo jeedo)
@xayaatmacalinidow
@xayaatmacalinidow Жыл бұрын
qof aan jeclahay marwalba kasheegeeyo uusan I,ogeyn🥺 waa cumar inshaar asxabteyda meeshii cudkiisa laga maglo xayaat saxibkeed idhxaan cumarow waxa thy qofka aan kadeyto so wxn kugu Mahad nago ma,aqaan wllhi
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Somali rich heritage ustad nooso micne muqaalkaas ka hadlaya taariikhda 🇸🇴 insha allaah
@Mohamedhaibe-c6p
@Mohamedhaibe-c6p Жыл бұрын
Cumaraw Mahadsanid 4 sano oo aan kugu xidhnaa waa markii kowaad ee an ku dhaho mahadsanid qoraal ahaan lakiin inbadan ayaan ku mahdiyay inaan ku burto, wax badan baan kaa fa'iday.
@bandhiganolosha
@bandhiganolosha Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah allah ha ku xafido ustaad ❤🎉
@zeylacibraahim3217
@zeylacibraahim3217 Жыл бұрын
Masha Allah guulayso wll thank u
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
رمضان مبارك ❤
@Xanafixaaji1257
@Xanafixaaji1257 Жыл бұрын
Dunidaan quf uurka hooya kala sobaxay Garaadka Ama Howl karnimo Geesinimo incha Allah mudane Guul & cafimaad Ayan kurajeynaya....
@abdiwahaabcirgujejournalist
@abdiwahaabcirgujejournalist Жыл бұрын
Mahadsanid Saxiib.
@mohomedjamac280
@mohomedjamac280 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar inshaar thank you a lot
@khaledsheikhmubarak8641
@khaledsheikhmubarak8641 Жыл бұрын
Mansha alah Hogaamiye Cumar Inshaar Waa ku Faraxsanahay Hormarkaaga walalaka wayn
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo Жыл бұрын
Run ahaantii wax badan ayaa ka faa iid nay thanks... pro
@munaqueen1989
@munaqueen1989 Жыл бұрын
Success is nothing more than a few straight forward disciplines put into daily practice .✅
@motech2259
@motech2259 Жыл бұрын
Narcissistic mowduuc nooga so diyaari ,hadii aad awoowo inshallah thanks for everything
@dayibqasim4259
@dayibqasim4259 Жыл бұрын
Walalyal iiso duceya murad ayan leyhy wa bil ramadne🥲🤲🏻
@sumeyamohamed472
@sumeyamohamed472 Жыл бұрын
Ilahay hakufududeyo wala
@abdinasiraliyuusuf1233
@abdinasiraliyuusuf1233 Жыл бұрын
Ogaansho runtii waa Channel ka ugu wax tarka badan Hore usoco Omae inshar
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Boqashadii aljazeera waanu kaa qabanay
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 Жыл бұрын
Axmed masuur waa madarasad weyn. Waana qof ka weyn weriye. Waxyaabo badan ayaan ka faa'iiday ninkan. Waana run qaar badan oo ka mid ah weriyayaasha al jaziira ay iyagu wax is bareen. Sida weriyahan yar ee Axmed fakhoori ee dhowaan BBC-da ka Soo wareegay. Wuxuuna yidhi markii iigu horeysey weriyenimada waxa la igu yidhi adigu uma baahnid wax tababar ah.
@CumarMaxamed-kg6qu
@CumarMaxamed-kg6qu Жыл бұрын
Ramadan kariim all Muslims
@cabdixakimyare8316
@cabdixakimyare8316 Жыл бұрын
ʀᴀᴍᴀᴅᴀɴ ᴍᴜʙᴀʀᴀᴋ❤
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 Жыл бұрын
Noo karim nabadan mubaarag❤
@Ciiltire-er9tw
@Ciiltire-er9tw Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@admandalmar854
@admandalmar854 Жыл бұрын
BarakaAllah shekhow
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
سبـــحان الله وبحمـــده سبـــحان الله العظيــم ٠ ٠ ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.
@RomanIsmacil-dl3bq
@RomanIsmacil-dl3bq Жыл бұрын
Shukran wll Cumar fu'aad
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
mahadsanid ustad omer
@Mohamed_Qarni_joog
@Mohamed_Qarni_joog Жыл бұрын
Waa ku salamy omar inshar
@maxamedtimo3209
@maxamedtimo3209 Жыл бұрын
Cumar saxiib waad hilmamtay isrsaaiil iyo falastiin
@bashir871
@bashir871 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak wllo ogaansho iyo dhamaan wllaha muslimintaayeey Wllo ogaansho waxaan ka codsan lahaa aniga iyo walaalaha ila hobigaa inaad video editing ka nooso duubtu iyo programada lagu editing gareeyo Cidi igu taageersaneey like saara si uu codkeena inogu fuliyo wllken ,hore wan uga codsade
@hassan5896
@hassan5896 Жыл бұрын
Walaal Hore ayaa uu u sameeyay waa uu ku jiraa channel ka waanad ka helaysaa
@ehel000
@ehel000 Жыл бұрын
Mubaarak
@alkheyr4
@alkheyr4 Жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد
@abh669
@abh669 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Mansha Allah Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah ❤❤❤❤❤
@cumarxakameeye3097
@cumarxakameeye3097 Жыл бұрын
Mahadsanid mclnkeyga.
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak dhamaantiina ❤❤❤❤❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always my brothers Omar inshar another's levels ogansho interests 😎💯💯😆😆👍❤👍💯🌹🌷🥀
@baxnaaniye2024
@baxnaaniye2024 Жыл бұрын
Lp 0
@kulmiyemacalinmahamuud6282
@kulmiyemacalinmahamuud6282 Жыл бұрын
MASHA ALLAH WAA LOO BAAHNAA USTAAD
@salmomaxamedcaasho9252
@salmomaxamedcaasho9252 Жыл бұрын
Thank you wll❤️
@hassaniman-vo6qx
@hassaniman-vo6qx Жыл бұрын
Practice makes perfect. Shukran
@bilejama9356
@bilejama9356 Жыл бұрын
Allah ku fududeeyo ustaad
@farahrage5304
@farahrage5304 Жыл бұрын
Mashaa Allah Cumar
@caarif1695
@caarif1695 Жыл бұрын
Cumarow sxb markaad mawduuc diyaarinayso inta badan isticmaal qodob o si qofka ku dhagaysanaya uu waxkaaga fahmi karo . Mahadsanid @inshaar
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Жыл бұрын
Waad noo dedaasha cumarow alle haku karaameeyo wll
@samakaabchannel3093
@samakaabchannel3093 Жыл бұрын
Majallada mujtamac waxaan bartay 2009 aad baan ugu taxnaa maktabadda risaalaha waxaan ahaa fasalka 6aad sabti ilaa khamis lacagtayda inaan urursho kadibna so iibsado maalinta khamiista. Raggii aan ka bartay waxaa ka mid ah dr daariq suwaydaan Dr nabiil alciwadi dr salmaan alcawda qadiyadda falastiin iyo qadiyado islaami ah.
@xafso3612
@xafso3612 Жыл бұрын
Thnks aboowe wx badan kaafaaidny❤
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
Qabiilkiisa ma taqaanaa Walal wariyahan
@Mahamed-Dayax
@Mahamed-Dayax Жыл бұрын
""Somalida itobia, cidanka nabad illahinta amisom"" 🤣😂😂😂😂
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Жыл бұрын
Ilaahey haynoo gargaaro meel laga yaxyaxo ayaan taaganhy 😭😭
@Abdinasir_hassan
@Abdinasir_hassan Жыл бұрын
😂😂
@munaahmed6009
@munaahmed6009 Жыл бұрын
😂😂😂
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
@@xamsexikmaawi7570 wariyayaasha soomaliya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Жыл бұрын
Markan intaa maqlaan comentiga usoo carary adaanan ku qabtay😅😅😅😂😅❤😅😂😅😅😂
@safia6763
@safia6763 Жыл бұрын
Kuwa Adoo Kale Ah Allaha Inoo Daayo Yaa Rrabbi
@sheikhsalah9613
@sheikhsalah9613 Жыл бұрын
Waaw maanta waxbadan aan kaa faiday shuran bro
@farhan_taffo
@farhan_taffo Жыл бұрын
Masha allah alow kubarkee
@salaxabdicamuud8621
@salaxabdicamuud8621 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❤
@munamohamed3100
@munamohamed3100 Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw
@ismailabdo92
@ismailabdo92 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@Alfaatixmedia-2430
@Alfaatixmedia-2430 Жыл бұрын
Walaahi waa muhiim fiidoowgaan
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Жыл бұрын
Maasha Allah inshar waa geesi🤴
@m0han____cade
@m0han____cade Жыл бұрын
Mash allah istaad allaha kudhowro❤🎉
@zahraliin15
@zahraliin15 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak ustaad omar inshaar
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
legend mareexaan ah😍
@Mariamm34
@Mariamm34 Жыл бұрын
777k subscribe tira cajiiba🎉 kabadan baa uqalantaa waadna gaari❤
@shalhaybi1650
@shalhaybi1650 Жыл бұрын
Hore u soco walaal
@aishaali7960
@aishaali7960 Жыл бұрын
Wlllkay Ramadan Mubarak wax badan ba kaa faaidnay thanks
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 Жыл бұрын
M.a ogaansho❤
@abh669
@abh669 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته رمضان مبارك ogaansho
@asadyaxye
@asadyaxye Жыл бұрын
Maanshaa Allah ustad
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Жыл бұрын
M.a wll cumar runtii wax ayan kafa iday mowducan waxan kasugeynaa kii al jasiira
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 Жыл бұрын
On the job training❤
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
mahadsanid wlo
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Жыл бұрын
Aljazeera waa Caan dhiishka ayaan ka daawan jiray 2013
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 Жыл бұрын
Dhiiri gali yahay ga 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nuurcadowcabdullahi-kf1od
@Nuurcadowcabdullahi-kf1od Жыл бұрын
Aljazera 1one
@fahamchannel6797
@fahamchannel6797 Жыл бұрын
Mhdsanid wll omar faaido wayn ayaa ku jirta muuqaalkan
@mohedosman5662
@mohedosman5662 Жыл бұрын
Wuxu ujoga aljasira booska cabdulahi xaaji BBC somaliya ujogay
@mahamedapdirahman
@mahamedapdirahman Жыл бұрын
Keep going 💪 pro❤😊
@ehel000
@ehel000 Жыл бұрын
Cajiib
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 Жыл бұрын
Thank pro
@abdemalekali9742
@abdemalekali9742 Жыл бұрын
Ramadan kareem thanks for your respect
@sacadyare8733
@sacadyare8733 Жыл бұрын
Walaalaheena itoobiya dadkaas ba na xakuma😅😄
@Top_G1st
@Top_G1st Жыл бұрын
Asc Cumar inshaar wan kusalaamay waxaan dib u xasuustay 2006 ama 2007 maxasuustee markii Xamar Ethiopianku nagu garaacaayeen aljazeera anagoo fiirsaneeyna waxaa ey soo deeysay Barnaamijkii 10 sana guuradii kasoo wareegtay wariyaashii kashaqeeynaayay dhibaatooyinkii soo maray Jamiil Caqiil oo lagu dari gaaray Kuwatanaamo Beey maxaabiistii loo waday dib u raadi asagoo kahadlaa
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@kingfariid9971
@kingfariid9971 Жыл бұрын
Mahadsanid
@siraafpoi1987
@siraafpoi1987 Жыл бұрын
wllka ogaansho waxaad kasoo hadashaa soo deenta androw teta
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Жыл бұрын
Tnx bro❤
@Demohmed_28
@Demohmed_28 Жыл бұрын
وعليكم السلام اخي الكريم[ اسطوره ]🧠👉🏼♥️🤎🤍💯👑 Al Jazeera ✔🙏 Ahmed Mansur
@eidbudin9062
@eidbudin9062 Жыл бұрын
Wcs waraxmatulahi wabarkatu
@idirisdaacadakram269
@idirisdaacadakram269 Жыл бұрын
Mhdsanid wllo Walaaal cumar
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Sowmaaha walaal
Marka Hore Fahan Siyaasadooda Midig iyo Bidix | Yaa Daran ?
14:41
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Maxaan Hogaamiya Yaasha Qaar U Jecelnahay ? | Fandhaal Podcast 57:
28:18
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
SELF CONTROL Dhirigalin | Sheikh Mustafe Hajji Ismail
18:45
abdull عبدول
Рет қаралды 227 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН