No video

Maxaan U Taageernay Isbayn ?! | Banii Aadamka Caadiga ah |

  Рет қаралды 73,416

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 254
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
﴿الم۝غُلِبَتِ الرّومُ۝فى أَدنَى الأَرضِ وَهُم مِن بَعدِ غَلَبِهِم سَيَغلِبونَ۝فى بِضعِ سِنينَ لِلَّهِ الأَمرُ مِن قَبلُ وَمِن بَعدُ وَيَومَئِذٍ يَفرَحُ المُؤمِنونَ۝بِنَصرِ اللَّهِ يَنصُرُ مَن يَشاءُ وَهُوَ العَزيزُ الرَّحيمُ﴾ [الروم: 1 - 5]
@cabdalanuur160
@cabdalanuur160 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله يا اخي
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Ай бұрын
Anigu sababta u taageray ayaa ah Waa wadankii kaliya ee Europe oo taageray Walalaheen Falastiin🙂Thank u ustaad mowduucan!!
@AminOsman-bw1bh
@AminOsman-bw1bh Ай бұрын
Wee ficanthy in la is xasusiyo An ku salino nabiga scw
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalim ❤❤❤❤
@KhalidAli-sd5lc
@KhalidAli-sd5lc Ай бұрын
Scw
@AbubarXasan
@AbubarXasan Ай бұрын
Scw
@FathiAbdihakim-ri3yr
@FathiAbdihakim-ri3yr Ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@lanfurelias2244
@lanfurelias2244 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@user-do1gt7cv5u
@user-do1gt7cv5u Ай бұрын
Team Spain like 👍
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 Ай бұрын
Allhu akbar spain awood ilahay bay ku socotay😊
@Maahir397
@Maahir397 Ай бұрын
England 🇬🇧, France 🇫🇷, Germany 🇩🇪 Wxy wateen yahuud oo xasuq wada Lkn Spain 🇪🇸 weykaso hor jedy xasuqa qassa❤ Anu sas u tagery
@mattanjr2191
@mattanjr2191 Ай бұрын
Allah is one ❤❤
@anascali3012
@anascali3012 Ай бұрын
Waan ognahy meesha gaalo majoogto 🙏
@FathiAbdihakim-ri3yr
@FathiAbdihakim-ri3yr Ай бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤
@ridwaanibraahinbarkhadle7119
@ridwaanibraahinbarkhadle7119 Ай бұрын
Xaqiiq hadii aan heli lahayn 10 KZbinr oo wiilkaan ogaansha lamida xaqiiq wax wayn ayaa noo kordhi lahaa. Ilaahay haku barakeeyo ogaansho
@anisaahmed7105
@anisaahmed7105 Ай бұрын
Wallahi anigo Jarmalka kunol xitaa saan Spain 🇪🇸 utageray wadankale umatagerin 🥰sawabtana waa 🇵🇸 ❤️ asxabteeda Jarmalka jamacda xitaa waan isdagalnay Spain darteed because Jarmalkay sorebeen anigana waan kufarxay 😊
@AbdallaAli-g6e
@AbdallaAli-g6e Ай бұрын
M.a abaaayo 🎉
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 Ай бұрын
Kusaliya Nabiiga salalahu caley wasalam❤
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@WhizcabdiraxmanNUUNE
@WhizcabdiraxmanNUUNE Ай бұрын
Kusaliya nabiga scw❤❤
@Isniin_podcast
@Isniin_podcast Ай бұрын
Spain fans one like 👍 ❤
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 Ай бұрын
Viva Spain 🇪🇦🇪🇦 bilow ilaa dhamaad waan taageer sanaa
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 Ай бұрын
Spain❤🎉
@Xogahachannel
@Xogahachannel Ай бұрын
Spian yaa ka shakinaayo omaroow 🎉🎉 spianish winner 🎉🎉🎉 qofka taageero one like 🎉🎉
@usaamesanka3701
@usaamesanka3701 Ай бұрын
Spain, Norway, Ireland
@abdallaali5198
@abdallaali5198 Ай бұрын
Mahadsanid cumarow sid aad nooga faaideysey wax aan ogeyn ayaa na fahansiisey ustaadka aan yuutuubka u soo galo waan ku farxaa fiidiyow cusub markii ogaansho.
@zamiraltamohamoud8889
@zamiraltamohamoud8889 Ай бұрын
Viva Spain anigo ma taageero Spain lkn xlay waxan taageeraayry Spain sababtuna waa mowqifka ay ka qaateen shacabka filistiin iyo doofarada yuhuudka xasuuqa ka wada Gaza
@user-kw5mx7bb2h
@user-kw5mx7bb2h Ай бұрын
SOMALIA WAY MIDOOBAYSA MARDHOW ❤
@haachannel8793
@haachannel8793 Ай бұрын
Indonesia markey kudufatay tsunami cashar ayey kaqaten wakuwaa kutabka ilahay gacan bir kuqabtay somali dal 💯 Muslim ah sidaa ey kusocdaan koley aniga wanaag halkaa kama arkii
@hudayfisaidabdullahi6677
@hudayfisaidabdullahi6677 Ай бұрын
​@@haachannel8793indonesia taan joogo somaha weli waxbaa ku dhiman😂😊
@chefimsa
@chefimsa Ай бұрын
Insha allah
@Abdifatah5792
@Abdifatah5792 Ай бұрын
SAPAIN HORAY AYAAN U JECLAA LUUQADOODANA WAAN YARA AQAANAA WAANA LUUQAD AAD U MACAAN DHINACAYGA HADANA WAAN SII JECLAADAY AFKAARTOODA KA FIICAN REER GALBEEDKA KALE❤❤
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Aniga❤isbeeyn ayaan taageersanaa ineey guuleeysato waana guuleeysatey muslimiinta ilaaheey ha guuleeyo
@Sucaadsheekoxariiro
@Sucaadsheekoxariiro Ай бұрын
Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada hakugeeyo
@MohaNasri-nc3xd
@MohaNasri-nc3xd Ай бұрын
Sababta 1aad ee aan utaageere Spain 🇪🇸 waa ugargaarka wllehen plastine marka lagasoo tago talent iga ay leeyihiin❤
@khadarxaaji5096
@khadarxaaji5096 Ай бұрын
Hadalka ah innaad iskadhigto ummad kale ayaa xaqiiq ah aamin cid dad tahay Mahadsanid ogaansho.
@alishiine145
@alishiine145 Ай бұрын
Wallahi qadiyad ahaan ayaan u taageersanaay Xalay Spain 🇪🇸 Anigoo og in Egiriisku noodegan yihiin dad farabadan oo halkaa nolol kasameystay
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Spain wa falastin Allahu akbar allow ingiriska oqoxoti ah oo dhulgarir masibo haku dhacdo ingiriska
@mahadmohammed1645
@mahadmohammed1645 Ай бұрын
Maxaaa shacab iyo dowlada waa kala labo
@rooplejr_1058
@rooplejr_1058 Ай бұрын
@@mahadmohammed1645dadka Caqliga yar bad Ka mid tahay Xagee dowlad iyo shacab u kala wadaa Dowlad waxay wax ku tahay Waa Shacabkeeda yaan Lgu khaldin Awowe
@halbowle0187
@halbowle0187 Ай бұрын
Masha Allah tabarak insha isku aragti baan nahay Waliba aniga wlhi ingiriis yahuud Waxba iigama sokeeyo waan necbahay waayo Intan wax Kalaba la gaarin anaga ka bulsho somali ahaan dhibka uu noo geystay ilaa hada baan haynaa waa gaalkii 5 noo qaybiyey markasay qaar naago ah commentiga ku bixiyaan luuqada ingiriiska hataa hadii ay dhagaysta dood ama arin luuqada somaliga ku baxaysaa kuwa commentiga bixiyo ee madmadow sidii iyagoo ingiriis luqadoda way ka faanaan oo ingiriis bay comment ku bixiyaan d
@zola2487
@zola2487 Ай бұрын
Arintu waxey taagan tahey hadii laga marmi waayo gaal hadana taagerayo waxaan taageraya midka bani aadan ahaan yaqaan wa sax waa sidaas ubadashey tageeridaada jarmalka aad kawareegatey oo aad isbeyn u aadey maladhihi karaa ha iska taageerine taageridaadu ha ahaato mid sabab leh ama siyasadeysan
@Sooyalka
@Sooyalka Ай бұрын
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka" Nagala soco dhankan: thanks
@MascuudIsse-rw6td
@MascuudIsse-rw6td Ай бұрын
Commentiga ugu horeeyo😅😅
@ZAADAM-no2di
@ZAADAM-no2di Ай бұрын
Inta sooman❤🎉
@MaamulahaMaamulaha
@MaamulahaMaamulaha Ай бұрын
Ogaansho waxaad thy qof leh shaqsiyad nool guulayso
@XurshowData114
@XurshowData114 Ай бұрын
Walaahi waan soo dhaweynaa taageerida lataageeray SPAIN 🇪🇸 Waa wadan garap istaag U muujiyay WALAALAHEEN Falastiin
@yasinbarre3682
@yasinbarre3682 Ай бұрын
33
@Seeman.
@Seeman. Ай бұрын
Aniga labada qaranba waa necba inkastoo xagga england u janjeedhay laakiin hadalkaagii kadib spain taageerayyey xalay
@kingahmed8839
@kingahmed8839 Ай бұрын
Spain 🇪🇸 hadad wadatay like👍 isaar
@shijo2055
@shijo2055 Ай бұрын
اللهم ألف بين قلوب المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات 🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺
@ahmednuuraden9552
@ahmednuuraden9552 Ай бұрын
Asc Cumar Inshaar, Waxan u taageeray qadiyada reer Falastiin halka ay iska taageen Spain
@Abdiqanihoyale
@Abdiqanihoyale Ай бұрын
Spain 🇪🇸🫂
@sheekeeye369
@sheekeeye369 Ай бұрын
Waxaan Mar walba lajirnaa dadka damiirkooda noolyahay ee ka dhiidhiya dulmiga rer galbeedka iyo wacalkooda israiiil waxa dhaw libintii rer falastiiin alla ayaana mahad leh oo xaqqa cadeeyay.💯
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 Ай бұрын
Xalay waxan aaminay in Ducadeyda la aqbalay ALHAMDU LILAAH iima kala sokeeyaan waan ogahay lkn Sidey ula safteen Qadiyada Palestin ayaa ugu Duceeyay waana Qadeen Kobkii
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 26 күн бұрын
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤
@samiirxuseen6705
@samiirxuseen6705 Ай бұрын
xalay Spanish ayan tageraya wayo UK 🇬🇧 wa kuwa gumestay wadan kayga 😢😢😢
@kingahmed8839
@kingahmed8839 Ай бұрын
Spain 🇪🇸 watay aniga weli 2010 ilaa hada watay waa dalka aan dhib badneen
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 Ай бұрын
Spain zababta aan utaageeraybaa wataas🎉 ale ha unaxariisto dhalinyaradii Spain taageeraysay ee qaraxa lala beegssday
@IfraaxAbduqaadir
@IfraaxAbduqaadir 28 күн бұрын
Omar inshar ilaahay dartii ayanu ku jecelnahy wax bdn in ayaad noo bayaamisay iimaanka aya into ziyaaday jazakallahu khayr
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Ogaansho isbain mahan biniadamxora waxnamadhanto walalehed galbedka fikirkaga horumari fadlan cidwalba marka daneheda latabto sidan noqota maroko is,hayan iyada israiil xirirlayelatay kadib israil amartay eyeheda utababaran inaysiyasada dibada kacawiyan maroko iyaduna milatariga maroko horumarin kubilawday falcelinta kadhalatay aya rerfalastin garabunoqotay
@mahamedcumarmacalin3273
@mahamedcumarmacalin3273 Ай бұрын
Manshaa allah guushas waan kufarxay
@YurubmaxamedMaxamed-b2t
@YurubmaxamedMaxamed-b2t Ай бұрын
Asc cumar sxp noo soo Gali taariikhdii isxaq Newton
@MaxamedTaliska
@MaxamedTaliska Ай бұрын
Ustaad cumar inshaar شكرا
@Najka150
@Najka150 Ай бұрын
أفْضَلُ الصِّيَامِ بَعْدَ رَمَضَانَ شَهْرُ الله الْمُحَرَّمُ {رواه مسلم
@CabdulahiMahmutt
@CabdulahiMahmutt Ай бұрын
Team ogaansho like👍
@Abdiqanihoyale
@Abdiqanihoyale Ай бұрын
Ogaansho walal “mahamed darwish”mad barnamish inogasosamesid
@Sucaadsheekoxariiro
@Sucaadsheekoxariiro Ай бұрын
Hadaad janaalkayga booqato ilaahay hooyadaa iyo aabahaa janada hageeyo
@Wahyipreaching
@Wahyipreaching Ай бұрын
SPAIN CONGRATULATIONS 🎉🇪🇸🇵🇸❤️‍🩹
@zola2487
@zola2487 Ай бұрын
Cumar Marka hore ad Ayan ku dhageysta nin dhalin yaro ah oo waaqici ayad tahey
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@Mudane57
@Mudane57 Ай бұрын
Spain Waxa ku jiro dhiig muslim oo hore Viva Spain
@mahadabdifatah5293
@mahadabdifatah5293 Ай бұрын
Marwalba waa fican in latagero wadamada islamka ufican! Wana in aan wadajir u nacnaa wadamada islamka liska ku ah
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Ай бұрын
Spain muslimiin bay tartiib tartiib usoo noqonayaan dhulkii Andalus imika haddaad booqatid muslimiin baa ku badan. Cumarow hadalkaa aad sheegtay waa xaqiiq madaxweynaha Senegal iyo ka El Salvador dad caan ah may ahayn haddana mawqif ay qaateen bay ku guulaysteen oo siyaasiyiin caan ah bay ka guulaysteen.
@AmeinMahamod
@AmeinMahamod Ай бұрын
SPAIN CAADI MAAHA SZB WLAHI WAN WATA ❤❤❤❤❤
@AbdulrashidmahmoudRashid
@AbdulrashidmahmoudRashid Ай бұрын
Xalay waa.taageerayay spain
@abukarsheikh2268
@abukarsheikh2268 Ай бұрын
ogaansho chanel waa meeqo jaad mar waxu ku dhahaaa luuuqada erayadeeda ku dhaawaq erayadan saxan sida vila real hada isbayn ayuu soo qorayaa marka uu al jaziira ka arko gabayada sayid waxuu oranaya waaw lkn marku somalida ka soo xiganayo waa buraanbur
@user-jm8yr1ij5e
@user-jm8yr1ij5e Ай бұрын
Wlhi ano spain an tagerayn ayan finalki tageray sabaabto ah Engalan si anaan utagerin😊
@updalla12
@updalla12 Ай бұрын
ilaa iyo 2008 spain 🇪🇦 baan taageersanaa ❤
@Nasdaammedia
@Nasdaammedia Ай бұрын
Reality✅💯🌏.
@MahareOfficial
@MahareOfficial Ай бұрын
Kusali xabiibkeena muxamed scw scw
@InnocentBoaSnake-sz7bs
@InnocentBoaSnake-sz7bs Ай бұрын
Waa ku faraxnay inay guulaystay
@mohamedabdi5181
@mohamedabdi5181 Ай бұрын
Cumar malmahan wa si xumaanaysaa siyasada meel dhig adi warya waka sharaf wayntahay away mowduucyadi dhiro galinta lahaa hal eray siyasadna kuma soo dari jirin jooji warye bbc nagu noqonosaa😢😊😊
@Y4HY3_JR
@Y4HY3_JR Ай бұрын
Vamoooooooz 🇦🇷and🇪🇸🏆
@risafeboy3499
@risafeboy3499 Ай бұрын
Spain 🇪🇸
@YusufJowhar49-tk3uu
@YusufJowhar49-tk3uu Ай бұрын
نحن الصوماليون فلسطين في قلب 🇦🇪🇸🇴🖐
@AbdallaAli-g6e
@AbdallaAli-g6e Ай бұрын
اللهم انصرهم
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 Ай бұрын
Spain for evere❤❤❤intay ciyarayeen habeen kama sexan
@MansuurGaagaale
@MansuurGaagaale Ай бұрын
Hanbalyo isbiin❤🎉
@MaxamedTaliska
@MaxamedTaliska Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@MaxamedCali-xo2lz
@MaxamedCali-xo2lz Ай бұрын
M.a
@HASANNOUR-uq2je
@HASANNOUR-uq2je Ай бұрын
Ilahow khayrka na wafaji 😊
@MucaadMohamed-su6kw
@MucaadMohamed-su6kw Ай бұрын
First comment
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 Ай бұрын
Keep going brother
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 Ай бұрын
Congratulations isbayn
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Ай бұрын
Omar wad ku mahad santahy bro
@MucaadDaahir-ru3dw
@MucaadDaahir-ru3dw Ай бұрын
Zxp walaahi wanku jecelahay inan maruun kula kulmo ayan jeclaan lahaa😢
@caawiye-gs5to
@caawiye-gs5to Ай бұрын
اللهم صل على محمد و على آل محمد كما صليت على إبراهيم و على آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Ай бұрын
Hadal xaqiiqa guusha iyo cida aad tageerta waa muhim dhanka siyaasada
@Iamkaafi99
@Iamkaafi99 Ай бұрын
Omar inshaar ✅🔥
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@qadiimchannel27
@qadiimchannel27 Ай бұрын
Cumar inshar Somali galbed ban kaso salamaya ustaad
@SAIDGALER
@SAIDGALER Ай бұрын
Nio Spain anaa joogo xitaa khaniisiintooda doraad calanka falastiin beey wateen iyagoo taageeraya 😂
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Ай бұрын
Zxp fhn hindida xataa wasa marka wax lagahdlaya mdxda waayo ayaga awood leh
@user-ri1on9hu4f
@user-ri1on9hu4f Ай бұрын
Asc Akhii
@user-nl1yn1bo7f
@user-nl1yn1bo7f Ай бұрын
Nabiga_kusali ❤❤❤❤
@abdallahajiali7671
@abdallahajiali7671 Ай бұрын
Wcs, aniga spain waxan ku tageray waa qadyada falastiin oo kaliya,
@Axmedkhayre555
@Axmedkhayre555 Ай бұрын
Umarow malmahan ciyaaro & siyaasad ayuunbaad ku jirtaye mowducyo muhima oo kugu baranay ka sugayna
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Ай бұрын
Sxbaw mawduucan laftiisu aadbuu muhiim u yahay ee sifiican u fahan
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Ай бұрын
Sxbaw mawduucan laftiisu aadbuu muhiim u yahay ee sifiican u fahan
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Ай бұрын
Sxbaw mawduucan laftiisu aadbuu muhiim u yahay ee sifiican u fahan
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Ай бұрын
Sxbaw mawduucan laftiisu aadbuu muhiim u yahay ee sifiican u fahan
@Axmedkhayre555
@Axmedkhayre555 Ай бұрын
​@@abasabdulahi7439😅😅😅 waa iga yabisay😂
@mohamednoorabsiye768
@mohamednoorabsiye768 Ай бұрын
Spain guul guuul
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 Ай бұрын
Allahu akbar ❤
@caliMukhtar-uu8zk
@caliMukhtar-uu8zk Ай бұрын
Ogaansho 🎉❤
@Ahmed-ut9bi
@Ahmed-ut9bi Ай бұрын
Congratulations
@SaamiyaAbdirashiid
@SaamiyaAbdirashiid Ай бұрын
@user-vb8lq6vf9q
@user-vb8lq6vf9q Ай бұрын
Omar inshar 😊😊❤❤❤❤
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Ай бұрын
Good for Spain 🇪🇸
@koorakayse4975
@koorakayse4975 Ай бұрын
Omar inshar sxb miyanad ogayn somalia in dawlado shisheye la,antod ayna si jirayn lesh musharoyinka dawlda somalia waxa bixiya dawlado shisheye hadi ay gostana wax dawlad la yidha masi jirayso, Sxb waqica somalia ka jira hayska indho tirin
@user-od6tg5cn8b
@user-od6tg5cn8b Ай бұрын
Allow hooyo I cafi
@AbdisalaanAli-tb2py
@AbdisalaanAli-tb2py Ай бұрын
أرجو أن تتكلم عن مظلومية الشيخ حسن التهامى وملاحقته من قبل السلطات السعودية 🇸🇦
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Haddii anan midna taageerin krn?
Rageeedi Anwar .
9:37
OGAANSHO
Рет қаралды 43 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,5 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
اخطر جاسوس لاسرائيل على السوشال ميديا
15:04
Omar Jehad | عمر جهاد
Рет қаралды 1 МЛН
Israel Daily News - War Day 325| August 26, 2024
24:57
ILTV Israel News
Рет қаралды 162 М.
رابع اكبر مهايطي في امريكا انقتل!!
13:34
BarryTube
Рет қаралды 2,7 МЛН
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00