Рет қаралды 546
Waxaa lasoo fasaxay ntiijada DV Lotteryga dalka mareykanka ee sanadkan, muuqaalkan ku baro habka aad u ogaan lahayd natiijadaada haddii aad kamid ahayd malaayiintii horay u xaysay codsigan, haddii aaad nagu cusubtahayna inaad nagu soo biirtay ayaan kaa filayaa.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #dvlottery