Markaad 35 gaarto oo aadan aqoonin meesha aad u socoto | Fandhaal Podcast 130 |

  Рет қаралды 23,418

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@SAIDMOHAMEDWARSAME
@SAIDMOHAMEDWARSAME 17 күн бұрын
Cumar Waaku Mahadsantahy . Dalkii baa dhinac kale iga tustay. Fikrad fiicana waaka helay. Mahadsanid mar labaad omar inshar
@X.bashiirZahad
@X.bashiirZahad 17 күн бұрын
😂
@muxammad2777
@muxammad2777 16 күн бұрын
Ilkaha day mxadaad ugu qosli dadka? ​@@X.bashiirZahad
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 17 күн бұрын
fandhaal podcast mid kamid ah xiisadahayga isbuuclaha u baxa jazakallah ya ustaad
@kingXaafid
@kingXaafid 17 күн бұрын
Dadka qoralkeyga aqrin donow seithy wll ❤
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 17 күн бұрын
iLaa intee la ek ayaad ku bixisaa muqaalka ogaansho😮🎉❤
@amiintubeec6844
@amiintubeec6844 15 күн бұрын
Mahadsanid wallaal abu faysal Dhab ahaan arikan aad ayuu igu socdaa xitaa waxaan wayay cid aan arikan aan kawada hadalno Waxaan hada anigu dareema In diintena islaamka mar labaad aan baranayo insha'allaah wax waliba khayr ayaa filaya
@AadandheereDheere-j7k
@AadandheereDheere-j7k 17 күн бұрын
Yaa Ahlan wa sahlan
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 17 күн бұрын
Mahadsanid ustaad cumar ❤️ 35majiro lakin ani 22kudhashay marlawaad 😂
@cabdallamaxamed677
@cabdallamaxamed677 17 күн бұрын
Al xamdu Lillah WaXa Mahad Iskaleh Allihi Ibaray Chanalkan Cumar Inshaar Waxan Rabbi Ka Barya inuu Jannad Allah Nagu Wada Kulmiyo. ❤❤🤲🏻
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 17 күн бұрын
ustaad cumar ishaar wa ku salaamay Manta waxa so hadal qaadi magalada ku dhashay Degmada balcad Beera ku lee nahay wa dhul ku haboon tacabashada beeraha iyo dhaqashada xoolaha
@yusufsubow5020
@yusufsubow5020 15 күн бұрын
Mahadsanid Sida fican Ee Aad mar walbo wacyiga ulatagantahy ❤
@Abdirahiim_Cimraan
@Abdirahiim_Cimraan 17 күн бұрын
Thank you omar inshaar
@Romina__980
@Romina__980 15 күн бұрын
Alhamdulilah 17 jir kygi Ban Mar labad dhashy Oon ku barargy Noloshydii❤
@marwohassan2866
@marwohassan2866 17 күн бұрын
Mashallah tabarakallah jazakallahu khairan ❤❤❤❤ustad cumar inshar
@hamzebuudi
@hamzebuudi 17 күн бұрын
Xalqadani waa mid cajiiba ku kalifaysana in marar badan lagu Soo laabto Shukran akhii Cumar.🫡
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 17 күн бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshaar allaha caqliga haku barakeyo wll
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 17 күн бұрын
Halkee kaala soo xiriira mudane❤
@Misbaax-g5j
@Misbaax-g5j 17 күн бұрын
M..n tabarakalaH wll omar khayrkaga allhaa kuu laban laabo ❤
@mohayare6573
@mohayare6573 17 күн бұрын
Mahadsanid zxb omar inshaar guul waarta i.a❤
@roobleabdidek
@roobleabdidek 17 күн бұрын
mahadsanid mudane cumar
@sagalhassan4518
@sagalhassan4518 17 күн бұрын
mhdsanid huno
@AliHasan66225
@AliHasan66225 17 күн бұрын
22 Sano jir ahay lkn darenka 35jir ayaa ku jiraaa
@AxmadNimcaan
@AxmadNimcaan 16 күн бұрын
28 jir ayaan ahay rajo majirtaa ????😅
@AliHasan66225
@AliHasan66225 16 күн бұрын
@@AxmadNimcaan wx ku qasbaayo hade jiraan Isbadel ma dheera sxb guuleyso
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 16 күн бұрын
Thanks
@DulmidiidMakhluuq
@DulmidiidMakhluuq 17 күн бұрын
Geeridu waa xaq❤
@CabdiqaniCaaydiid
@CabdiqaniCaaydiid 16 күн бұрын
Alle haku barakeyo wll omar mar walba xaqiiqda ayad ka hadasha
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 11 күн бұрын
2024 wuxuu Ii noqday sanadkii aan labo dhashay break qabtay caadooyinkii xumaa Allah idankiis ka tagay salaad salaad ku darin alxamdulillaah shukran ustaad cumar inshaar 😊🙏🏻
@khadarali6105
@khadarali6105 17 күн бұрын
Masha allaah horay usoco sxb sharafbad mudantahay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 17 күн бұрын
Aad iyo aad waa mawduuc muhiim ah❤❤❤
@AdnanjonzayJonzay
@AdnanjonzayJonzay 17 күн бұрын
Mahadsanid dhiirigeliye
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 17 күн бұрын
Qurbaha waxa ugu daran south Africa yacnii gablan iyo daran go xaga guurka 😢😢😢😢😢
@MaxamedAbdi-m8r
@MaxamedAbdi-m8r 15 күн бұрын
Magacyga waa mahamed marwalba waxaan arkaa dad carab iyo African ah oo baraha bulshada kacaaynaayo Somalida aad baan uga xumahay in sharafta Somalia meel looga dhacay insha,alaah dhalinyarada Somaliya oo aniga kamid ahay in ay hurdada way kakicidoodan oo sharaftooda iyo dalkaba way ilaalin doonaan ✊️👋
@saaam6896
@saaam6896 16 күн бұрын
Walahi walalo fandhaal waa na caawiyey runtii waxad mooda marxaladaha adanuhu marayo
@Sxaashi
@Sxaashi 17 күн бұрын
Mahadsanid
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 17 күн бұрын
Thanks you 🙏bro
@gorgor5149
@gorgor5149 17 күн бұрын
Mudane arinkan waa jaxiima holac tufaysa
@nasriincaafinasriincaafi6948
@nasriincaafinasriincaafi6948 17 күн бұрын
Kusali nabigeeni kusali scw ❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo 17 күн бұрын
Ustaad qiimo badan
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 17 күн бұрын
Salaam yaa axbaabii inta hormarka iyo samaha jecel si khaas ah❤❤❤
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 9 күн бұрын
Anigu 7 sano ban ku dhashay hada waxan ahay 35 dayaxa meel u dhow ban joogaa Alxamdulillah thanks Omar shaqada aad hayso🎉
@Maxmusic-b2k
@Maxmusic-b2k 17 күн бұрын
Ustad cumar inshar first one ma ijeda❤
@Teambigmoharealog
@Teambigmoharealog 17 күн бұрын
One love❤
@abdiazizabdiaziztaraa4776
@abdiazizabdiaziztaraa4776 15 күн бұрын
Nastexoyinka qaar adba ugu hela alxmdllh
@abdiazizabdiaziztaraa4776
@abdiazizabdiaziztaraa4776 15 күн бұрын
Ina aderow podcast nocan camal noso badi adigo rali ah
@zuldaaniserar
@zuldaaniserar 17 күн бұрын
Ma ogtahay in sanawadka eysan qofku gacantisa ku jirin in qofku udib uso nolashihisa ka hor dhigo ale waqti garadkisa lagu dhisaya ama 27 ama 35 ama 45
@AhmedCadaawe3
@AhmedCadaawe3 11 күн бұрын
muqaal kaan aad ban oga hely mahadsnd Wll
@farxaanfarxad5583
@farxaanfarxad5583 11 күн бұрын
Every Man has Two lives, Second starts when he realise just he has One 💯..😂
@ahmeddahirlohos9004
@ahmeddahirlohos9004 17 күн бұрын
Wan ku salaamay walalka omar inshaar
@abdiali6334
@abdiali6334 17 күн бұрын
Mansha allah mahad sanid Wllky
@yourhappiness-dg6tc
@yourhappiness-dg6tc 12 күн бұрын
Waxaan arkaa dhalin yaro 17 ilaa 23 ah oo leh marlabaad baan dhashay lkn Wakhti Adag iyo dareen dhaba ayaad u baahantahay tahay qoomamo warwar lkn video wada kaama duwayo lkn kaliya wakhtiga ka faa'idayso Dadka kaa waawayn warayso sanad kasta xirfad cusub baro halsaac ilaa 2 saac ka badan social media ha ku bixin Salaada ilaali gaar ahaan salaada subax khiyaaliga ka bax khiyaaliga kabax iyo dib u dhigista asxabta malayacniga ah ka hadh😊😊😊
@YaataqaanaCabdi
@YaataqaanaCabdi 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍
@SamawadeSamawade-rn9vf
@SamawadeSamawade-rn9vf 17 күн бұрын
Waa run wakhtiga 30 gadho waa inad qorshaysa noloshada akhiro iyo adunba muhimadana sisa aakhiro adon adunyadana katagyn eshcala mawduc raga 30kadhafay ayan kamid ahay sxb wadmahadsanty
@Shoodhee
@Shoodhee 16 күн бұрын
anoo 19 jir ah daremaya quusw
@ZakaryeDhagacade
@ZakaryeDhagacade 16 күн бұрын
Alx waxan dhasahy Mar 2nd 17 sano jirkeygii
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 17 күн бұрын
10:00 pm
@XamdaMoha-oj3yv
@XamdaMoha-oj3yv 17 күн бұрын
First 🎉
@KingsThee
@KingsThee 17 күн бұрын
waxaan isticmaalidoonaa video gaaga ii fasax
@aiduu46
@aiduu46 17 күн бұрын
FIST M.A DHIIRIGELIYE GUULAYSO
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 17 күн бұрын
Malaha shabeelada hoose ma aaadan tagin sh dhexe iyo hiiraanba wuu ka qurxoonyahay wuuna ka qanisan yahay👍
@bisharisack5830
@bisharisack5830 15 күн бұрын
💯
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 16 күн бұрын
Mahadzanid Zhp
@AbdulMohammed-p1b
@AbdulMohammed-p1b 17 күн бұрын
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 17 күн бұрын
Aniga iyo azxab badan uma dhawin da daas 21 sano jirda waan idin salamay si gaar ah cashirbaan kalaso baxena
@iskoobe77
@iskoobe77 17 күн бұрын
Aad io aad 19jir ban ahy anu lkn yeynan is dhigan sxb wakhtigu wa cajib hda unbad is arki ado 35jir ah😢
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 17 күн бұрын
​@@iskoobe77beenta ma aha zxb hadan ba jamacada bilawi in sha alah
@iskoobe77
@iskoobe77 15 күн бұрын
@@musababdijamal9556anigu sanadka so socdan bilawi wxan isu rajeynynaa mustaqbal wngsan wll
@Dreamy-M
@Dreamy-M 17 күн бұрын
Anoo 22 jir ah ayaa sidaa dareema!
@user-sports482
@user-sports482 17 күн бұрын
waxan jiraa 24 sano waxaana daremaa inaan gaboobay waanaka murugodaa waxna maan xaqiijin wali
@haa8793
@haa8793 17 күн бұрын
Murugta adiga ayaa iskuberaya haitagin halmel hadey shaqo tahay kalix haiskurebin shahado qabo shaqo alow ad kaheleysid 100 dolar bishii atleast caqli iyo qibrad ayaa kuziyadayo iyo kalishekeysi
@abdirisaqhasan2027
@abdirisaqhasan2027 17 күн бұрын
Dareenka inan mar labaad dhashtay ah ayaan dareemay xili aan jiray 17 sano hadda waxan jira 20 Alx wxa aan dareemaya in wax bdn ay ii kordhen
@JuleebibHasan
@JuleebibHasan 17 күн бұрын
Ma aqaani waxan kugu tilmaamo lkn waxan adiga ka faaiday cidna waligay kama faa idin wllky comar Inshaar😊❤
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 4 күн бұрын
24 ayaan baraarugay😢
@AdaruusAsad-ox2pg
@AdaruusAsad-ox2pg 13 күн бұрын
Sxb naga yareee erayga soo noqnoqnaya ee ah caynciiii cayniiii
@Saaxibulquraan-zn9oz
@Saaxibulquraan-zn9oz 17 күн бұрын
*Aduuna ceep la.aan aakhirana cadaap la.aan noolow* Hadaad ku salliso nebiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw *sallalahucalayhiwasalamsallalahucalayhiwasalam*🫵🏻💗🫶🏻❤
@abdiazizabdiaziztaraa4776
@abdiazizabdiaziztaraa4776 15 күн бұрын
Waxan ogthy raag bahan oo xita anan garaneyn xita atexyadka ya yaab runti raaga ayagu ah waxan laga yaba inay aqon zaaid uleyehe dhaman nadiga inta u ciyarto iyo family yadoda🥲
@abdullahibulla
@abdullahibulla 16 күн бұрын
35marka gaaro aan usoo laabana I.a 😂
@yourhappiness-dg6tc
@yourhappiness-dg6tc 12 күн бұрын
25 jir ayaan ku baraarugay Si dhab Ah maha vediogan inaanay dawaday Alxam 5 sano ee udanbay say waxaan rabay inaan noloshayda wax ka badalo waan ku fashil may dhamaan KZbin ' Facebook barnamujyo kale dhamaan hal wax baan ka qoomameeya waa talo anoo 17 jir ah laysiiya oo ahayd Xirfad inaan barto ana xirfada aan yasayay Qabka ay waxbarashadu igalisay usabab ahaa 😢😢😢
@fatimaabdirazak3943
@fatimaabdirazak3943 17 күн бұрын
Aniga miyaa iga hadlaysaa akhii
@ruweydocabdi-gj6ng
@ruweydocabdi-gj6ng 17 күн бұрын
m.a ani 21 ku dhashay mar labaad alx😂😂
@BashirAxmed-e9c
@BashirAxmed-e9c 16 күн бұрын
Mar labaad ayaan 22 sano jir ku dhashay😂
@CaddeCali-ie5pz
@CaddeCali-ie5pz 17 күн бұрын
Cumarow waa ku mahadsan tahay xaaladan qaraar sidaa Nola wadagtay laakin ani anoo yar o dugsi sare dhameeyay jamacadna aan wali galin aana shaqayn ban xaaladas dareema inaa Mar kle dhashay camal hadda waxan rabba inaan guriga ka baxo I.a meel un aan afka saaro naftaydana aan mareyo walidkayna an wax tari karo waliba ano Mel kle aan aadin dalka gudihiisa😮
@cabdiraxmaanmaxamedxaaji6666
@cabdiraxmaanmaxamedxaaji6666 16 күн бұрын
Adi 2 saac waaba dadaashey waligey maso degsan talefankeygana app ahaan xitaa uga majiro
@Suuq4uu
@Suuq4uu 16 күн бұрын
Dalkan aaminay
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 17 күн бұрын
Anigu 21 baan jiraa hadana waxan dareemaa in aan jiro 40 sano.
@sankacade
@sankacade 16 күн бұрын
Weli waqti baa heystaa waqtigaaga ka faaideyso
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 17 күн бұрын
Gabar walbo isasodhigtay meelaha oo iska dhigaysa inay lacag haysto oo meelo khatara isku sawirta waxa ka khayr badan mida xijaban gurigeda jogta ayar nol hadi alaah cabudana jano filanaysa kuwakale caanimo intay daba roorayan aya malinba mid geeridu ku iman iyago sidi ah
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 17 күн бұрын
22 iigali rabto mxa idhihi laheydeen asxabta
@abdiazizabdiaziztaraa4776
@abdiazizabdiaziztaraa4776 15 күн бұрын
Waxan darema sidi anigo qof hor fadhiyo oo lashekeysana camal
@kingmoha8058
@kingmoha8058 15 күн бұрын
bararuug🤔🤔🤔🤔
@AliAhmed-x7y8l
@AliAhmed-x7y8l 15 күн бұрын
Anigaa jecel inaa berto oo dago
@zuldaaniserar
@zuldaaniserar 17 күн бұрын
Ustaadi durufo qofka owsan waxba kabadali karin o so wajikaran majirano masa ogtahay in ale sxn watacala qofkasta si un durufo Ola darsiyay waqtiga adse mar labad kudhalato in qofkastaba waqti kuqadato
@haa8793
@haa8793 17 күн бұрын
Lamadiidin lkn qofka an waxba kabadalin kwrn waxaa jiro dad dalinyaro ah oo xog ilahay siyay tugsadana xitaa nabiga wuudiday kuwaa in wax lasiiyo
@abdinour
@abdinour 15 күн бұрын
24 baa ku dareemay
@AXMATO_
@AXMATO_ 15 күн бұрын
Waarun Cumar inshaar hargeisa duleed kiisa ayaa caano geel lagu iibiyaa
@AliMahamoud-c8d
@AliMahamoud-c8d 17 күн бұрын
War niyo فلسطين tu wa maxay
@haa8793
@haa8793 17 күн бұрын
Musliminta ayey qaas utahay xasan sheikh iyo xulafadisa iyo caalamul.qarb maquseyso
@ruweydocabdi-gj6ng
@ruweydocabdi-gj6ng 17 күн бұрын
xasan shiiq yaa ku suaalay adi😂​@@haa8793
@AliMahamoud-c8d
@AliMahamoud-c8d 17 күн бұрын
Carabuhu waa qurbo nacas
@Romina__980
@Romina__980 15 күн бұрын
Alhamdulilah 17 jir kygi Ban Mar labad dhashy Oon ku barargy Noloshydii❤
@yourhappiness-dg6tc
@yourhappiness-dg6tc 12 күн бұрын
You need to feel first not to hear
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
042 | 02 | Iska ilaalinta saaxiibada iyo ku danaysiga cadawga!
33:17
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 43 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 25 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 24 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
070 | 28 | Sida ugu wanaagsan ee qorshe loo fuliyo.
11:03
Sahan Podcast
Рет қаралды 26 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 255 М.
كيفية بناء الانضباط الذاتي - ماركوس أوريليوس
30:18
رواقية للحياة
Рет қаралды 308 М.
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 77 М.
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
Xaqiiqada ugu Sugan Noloshaan | Fandhaal Podcast 102 |
27:11
Omar Inshar
Рет қаралды 33 М.
6 Shay oo khatar ku ah raganimadaada | Fandhaal Podcast 82 |
23:27
044 | 04 | Sirta Hadalka iyo haybadda | Xeerka 4aad.
15:02
Sahan Podcast
Рет қаралды 88 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 43 МЛН