OMAR SHOOLI 2015 NIN JACEEL OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 5,061,375

Liibaan Jama

Liibaan Jama

9 жыл бұрын

SPECIAL THANKS BASHIIR BUGLE AND TRAMBI
CODKII: OMAR SHOOLI
MUSIC BY: MUKTAR ADEERO
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
Liibaan Jama Website
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 2 800
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz Жыл бұрын
Xaalada uu ka hadlaayo Fanan Cumar shoooli ayaan ku suganahay waqti xaadiirkaan😭 oo ah Maaliin Arbaco ah taariikhduna thy 31-5-2023 Saacaduna tahay 2:15daqiiqo inta iga danbeeso qoralkaa aragta like iisaar.
@AhlamXusein
@AhlamXusein Жыл бұрын
Malin jimco oo sabti so galayso 23/6/2023 sacado thy 23:24 daqiiqo habenimo arke😢
@abdiraximmohamoud4299
@abdiraximmohamoud4299 Жыл бұрын
Habeen ciid so gelayso
@aasiyacabdulaahi9161
@aasiyacabdulaahi9161 Жыл бұрын
July_8_2023😢 Arkay saaca 9:38 habeenimo😮 Haben ay soo galaysay isniin malinku ahaa axad😊
@ikranittachannel9472
@ikranittachannel9472 Жыл бұрын
So sorry walal 😢10:03 arkaay :16/jul/2023
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. Жыл бұрын
​@@ikranittachannel9472 ma nòshahy 28 july 10:28pm
@ahmedalidalabey1597
@ahmedalidalabey1597 Жыл бұрын
Xabiibkeni mahameh ku salidas scw naxarsis nabad qalyo korkiisa❤💋
@onkodgdchannel7492
@onkodgdchannel7492 Жыл бұрын
Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam
@onkodgdchannel7492
@onkodgdchannel7492 Жыл бұрын
Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam
@onkodgdchannel7492
@onkodgdchannel7492 Жыл бұрын
Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam
@onkodgdchannel7492
@onkodgdchannel7492 Жыл бұрын
Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam
@fartunhussein7902
@fartunhussein7902 10 ай бұрын
Muhammed or Muxamed iska sax magaca rasuulkeena suubanaa scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@haachideeq1168
@haachideeq1168 2 жыл бұрын
Xabiibkeni mahamed ku saliyaa scw naxarsis nabad galyo korkiisa ❤
@mohamettdurfiile7872
@mohamettdurfiile7872 2 жыл бұрын
Scw
@abdifitahshuuqe5341
@abdifitahshuuqe5341 2 жыл бұрын
scw 💘
@maazimcade
@maazimcade 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@zakariabaarjeex249
@zakariabaarjeex249 2 жыл бұрын
Scw
@shankarshakra3110
@shankarshakra3110 2 жыл бұрын
Scw
@MohamedAbdinuur-xf2jc
@MohamedAbdinuur-xf2jc 11 ай бұрын
Dhalinyaro heesaha dareenka leh iska daaya waayo jaceyl dhab ah hadduu ku haayo horey buu kuu wareerinayaa jaceylka dhalanteedkan yaan waqtigeenna ku lumin! Anigaa kusoo daalay, waxaa ahay waayo arag soo jabey e! Wax ka qaata fariintayda. Guuleysta adduun iyo aakhiraba ❤
@abdiraximmohamoud4299
@abdiraximmohamoud4299 8 ай бұрын
Legenow wlhi kula mid ban ahy anigaba wan so jabay
@AbdiaziizMaxamed-oj5dr
@AbdiaziizMaxamed-oj5dr 13 күн бұрын
​@@abdiraximmohamoud4299ma lagu kabay sxb😂
@abditakow9830
@abditakow9830 3 жыл бұрын
2021 yaa dhagesana noyo farta taag😅😅🥺❤
@amranmohamedabdullahi8304
@amranmohamedabdullahi8304 3 жыл бұрын
😭
@khaliilmaxamed924
@khaliilmaxamed924 3 жыл бұрын
@@amranmohamedabdullahi8304 😢
@khadraabdikarim9834
@khadraabdikarim9834 3 жыл бұрын
Me😫
@amiramohamed5655
@amiramohamed5655 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@amranqueen8490
@amranqueen8490 3 жыл бұрын
Aniga 👍👍👍👍
@safiyo8523
@safiyo8523 4 жыл бұрын
2020 yaa iladagesanooyo😭💔😂waxjecylna imahaayo waiskadhagesanoyo😫😂yaa ilamidaa
@mustfamuhmmab6832
@mustfamuhmmab6832 4 жыл бұрын
عاشق
@mustfamuhmmab6832
@mustfamuhmmab6832 4 жыл бұрын
💙❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustfamuhmmab6832
@mustfamuhmmab6832 4 жыл бұрын
الحب
@mustfamuhmmab6832
@mustfamuhmmab6832 4 жыл бұрын
👩‍💼👩‍💼👩‍💼👩‍💼👩‍💼👩‍💼👩‍💼❤❤❤❤❤❤👮‍♀️👮‍♀️
@mudhialqardhawi9697
@mudhialqardhawi9697 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 ana kula mid eh jcyl been iska dhaadhicinoya😭😭😂😂✋
@CabdifitaaxTitanic252
@CabdifitaaxTitanic252 Жыл бұрын
2023 hadaad caafimaad kusoo booqatey like kusii sagooti.👍
@UbahLucky-ky1uy
@UbahLucky-ky1uy 4 ай бұрын
2024 😢
@IbraahimJeele-fj4uh
@IbraahimJeele-fj4uh 4 ай бұрын
Isku mid nahay 1/2/2024❤​@@UbahLucky-ky1uy
@hanadmohamed8573
@hanadmohamed8573 2 жыл бұрын
Maanta waa sabti taarikhduna tahay 30/7/2022 Heestaan wahel ayey I tahay sbbtoo ah qof ayaan is baraney 2015 ilaa 2019 waan isla soconey lkn wax walbo way is badaleen oo hada waa marwo la qabo ayada markaan soo xasuusto baan heestaan dhageystaa 💔😭 farxad iigu noolow waligaa ❤️
@abdikadirkediyeahmed6444
@abdikadirkediyeahmed6444 Жыл бұрын
😭
@CRahmanilkacase
@CRahmanilkacase Жыл бұрын
23/2/2023
@amiirasiciid
@amiirasiciid Жыл бұрын
Soory handkegii wlll Qof kale heli cafkga inshalah 😪😪
@UbahinanoorUbahinanoor
@UbahinanoorUbahinanoor Жыл бұрын
Sorry wallky😭🥺🥺🥺
@user-yv4vo3mh3c
@user-yv4vo3mh3c 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok
@malikaahmed4202
@malikaahmed4202 3 жыл бұрын
2021/1/1 ❣ Sanad cusub guusha sooomaaaliya malin jumca ah 😍 Anigoo alone ah 😛 6years kadib nin jaceyl wareemay😥 Iga dambeeyow is muuji bal 👍👍
@munomuniish9517
@munomuniish9517 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@amiishmaviomaviogirl3009
@amiishmaviomaviogirl3009 2 жыл бұрын
😍😍😍🥰
@arfonsiyat3156
@arfonsiyat3156 2 жыл бұрын
@@amiishmaviomaviogirl3009 o u a qLALQq
@arfonsiyat3156
@arfonsiyat3156 2 жыл бұрын
@@munomuniish9517 a@@£909
@som-2524
@som-2524 2 жыл бұрын
Sanad kadib🥰
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 4 жыл бұрын
Hestan 2010 aad ujeclaa Memory 2GB oon aniga lahaa ayay kaligeed iigu jirtay iyo 3 sawir oo ciyaaryahanka liverpool Steven Gerrard Xasuus shimbirahn wareestaa 2020 ayado guryaha lagu jiro cudurka carona lagacabsanyo ayan dhageesanayaa xili habeen ah
@cayush2472
@cayush2472 3 жыл бұрын
2010 ana ilma ayan iska ahay dadna jeceyl ayey uga shudned🤣🤣🤣😅😆
@ressyare1236
@ressyare1236 2 жыл бұрын
Nin culus tahy wlhi zxp we all love Steven Gerrard 😥
@shakraofficial1629
@shakraofficial1629 3 жыл бұрын
Heestan sas uma aqoon lkin yar zxpkey ahaa baa qadi jiray 2018 markas uu jcel xad dhaf ah uqaday gabar daris ahayen isaga wu Tahribay wuxu usocday South Africa lkin marku Kenya tagay gabadhi wey inkirtay Oo qadka maba kaqabaneyso wuxu socdalkisa usi dhaqaqay xaga io South Africa lkin Tanzania balagu xeray isla 2018 mudo 6month halkas ku jiray walaso dayay Waliba lacag dhan 1500 gbadhi iyadana wa laqaday oo wxa dacwad logu qadi rpay Sweden lkin nasib daro walo diiday oo ma eysan helin Zxpkey wuso labtay iyadana weyso labatay waliba muqdisho yaqshid Lkin marki danbo bey jeclatay wa marku ilaway lkin wuka diday Ugu danbeyn iyada wey niyad jabtay hda wu shaqesta Marwalba oo aan hestan maqlo isaga kuso xasusta Jacel waa balayo
@craxmaanyuuniscade9387
@craxmaanyuuniscade9387 2 жыл бұрын
Sxb heestaan hada ayaan dhakeesanaaa gabadha aan jeclaa ne waan ka sootagay oo south Africa ayaan ka soo,aaday sidaas oo kale sxb gabadhi wey I inkirtay ne xiriir kasto ne weey ii jartay wallhi
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 жыл бұрын
@@craxmaanyuuniscade9387 hada xage jogtaa lpx🤔 hadey xiriirka kujartay adna iska ilaw has isku mash qulin dantada firso by by 👍
@craxmaanyuuniscade9387
@craxmaanyuuniscade9387 2 жыл бұрын
@@mohamedahmedqasaali3243 south Africa sxb
@deqayazinofficial8753
@deqayazinofficial8753 2 жыл бұрын
XANUUN WLHI
@falastiinkamaal6141
@falastiinkamaal6141 Жыл бұрын
@@craxmaanyuuniscade9387 sorry
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
2023 yaa dhageysan haya saxiibayal 😍 Waxaa ahy nimoo Jaceyl ka waremayoo Waagii gaduutaba wanaag kuu jecladay dadka waydii ayaan ahay🥀🌺🥺😥
@leylowarsamenoor
@leylowarsamenoor Жыл бұрын
🎉😢😢
@katriinakuwait4400
@katriinakuwait4400 4 жыл бұрын
Qofkadawanaya 2020 io 2021 Like iisar
@ramadanadammohammed462
@ramadanadammohammed462 4 жыл бұрын
Jaceel jugta iga qasay
@sahalsomali9223
@sahalsomali9223 4 жыл бұрын
Aniga
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 4 жыл бұрын
@@ramadanadammohammed462 walal Subscribe igu cawi plz ana kula dawanaye
@zakariaabdirahman8428
@zakariaabdirahman8428 4 жыл бұрын
Hestan hada ayan ladhageysanaya sxbteda sagal oo joogta Somalia ,ana waxan joga Belgium ,calafku waa cajiib Allow sagal calafka igu dar!💥💥😘😘😘🥰❤💫
@ahmedjokar1775
@ahmedjokar1775 4 жыл бұрын
Amiin sxp in badan
@mustafagull9954
@mustafagull9954 4 жыл бұрын
aamiin sxb
@nastehomalapo9396
@nastehomalapo9396 4 жыл бұрын
Amiin amiin ilhay ha isku keen keeno
@fatimaabdiwarsame4484
@fatimaabdiwarsame4484 4 жыл бұрын
Ameen walal
@shaarkeey2949
@shaarkeey2949 4 жыл бұрын
Amiin 👐
@XciiseXciise
@XciiseXciise Жыл бұрын
🥺😰….malin malmaha kamida waxan isbaranay will kaso sheko nadhaxmartay wxan iskubaranay kaftan markasta wu idhirigalinjiray wllhi isma dhihin qofkana sina kuxumenayo intas kadib wxu isobandhigtay jcl lkn kma aqbalin mudo 1sano lagajogay intasna anshekesanenay ayu markle iso bandhigay wllhi wankadidiwaye wayoo wxan isdhahay wilkan hdad nlosha lawadagtit 😢wxad heleysa farxad wan aqbalay 1intanan wda socon Ayaan iskudhacnay lkn wanhishinay markle wuxuu ahaa wil maser badan ana sidokle 😢 waxan uqaday jcl xad dhafa her wxu igarsiyay hadu iga xanaqo an usabro on raligaliyo wan isbadalay wxa noqday daciif 😭💔 wxu bilabay bilaa sbb inu ila dagalo maqan wxa jira lkn aniga wxas ima muqata masib daro 😰 qofan 3bil cml wan iscelinwaye wan ilmeya markasta her waxan garay inan isbital jiifto 2bil xanun ankujiray cuno ka go ay marki an socafimaday wan lahadlay 😭 dib ayu igu sonoqday lkn waxan kala sariwaye inu jcl iqabo iyo inkale intas kadib wanshekesan jirnay maqan wuxu iga damacsanyahay lkn dulqad ayan kabartay waxan shekesanaba wuiga gabsaday markle hda ilama hadlo waxan story sarto wudawada online kisana wan arka wxu inacsiye Nloshyda wlllhi lkn Alx wxu rabi iqoray uunban maray tna wa wax leygu talagalay 😭😰… wlllhi markasta wan iska ilmeya qolka intan dhaxda kaxirto ilmda iga dhamata wxu idarensiye xanun ad uwen iso duceya inu qalpiga alle iqabojiyo💔😭🥺😰☝️🤲😢
@kulmiyehamze7303
@kulmiyehamze7303 Жыл бұрын
Hn tarikh weyan wlhi Lkn jacelka xalkisa Iska sida bilowka farxad marka dambena murug nolashada wah ka badil
@mohamedhassanali1863
@mohamedhassanali1863 Жыл бұрын
Walaahi cajiib ayaad tahy
@mustafmaxamedsabriye4581
@mustafmaxamedsabriye4581 Жыл бұрын
Ilaahey badal qerkabo hakusiiyo hoo niyada kajabinin😌
@mushtiimohaz2610
@mushtiimohaz2610 Жыл бұрын
sᴏʀʀʏ ᴡʟʜɪ ᴊᴀᴄᴇʏʟ ᴀᴀᴍɪɴᴀᴅ ᴍᴀᴊɪʀᴏ😭
@abdiraximmohamoud4299
@abdiraximmohamoud4299 Жыл бұрын
Abyo xanunkas o kale ayan maray lkn waxa la sameeya telkisa aya la iska delete gareya wa la islow siiyaa wad ilawaysaa wax walba
@abdiaziizomar3595
@abdiaziizomar3595 2 жыл бұрын
8 sano jacl aan soo waday waan ku guul dareystay.😭😭 4 sano ayaa kasoo waregatay kala tageenii , 12 sano ayaan heestan dhageystaa😭😭🤝🤝
@abdimahadeskolan1188
@abdimahadeskolan1188 2 жыл бұрын
Me too
@abdiwahabjamaal2544
@abdiwahabjamaal2544 2 жыл бұрын
Xaaladaada Ruuxii waaya Aragaa kaawaraysta. Wankula qabaah xanuun jacayl Hadana ninba waayihiiiìii🥲
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Me tooooo
@hiboyonis9348
@hiboyonis9348 2 жыл бұрын
Allah ha ku gargaro wll
@riyaanqurux8710
@riyaanqurux8710 2 жыл бұрын
anaa qalbiga kuu dhisaaye sanadkaaan majoogtaa
@dhuniamoha8789
@dhuniamoha8789 7 жыл бұрын
Qofkii wax jecladaa bes ayaa dharemii karoo hestaan macnahedaa
@hibomoulid7485
@hibomoulid7485 5 жыл бұрын
Sxpy ruuntada waye
@mandeeqcadey1614
@mandeeqcadey1614 5 жыл бұрын
Allah benta maahan wll
@simranbhatti2589
@simranbhatti2589 5 жыл бұрын
RuNtaa Waaye
@ibramovicpogba1469
@ibramovicpogba1469 5 жыл бұрын
Dhunia Moha Anigah ayey Igudacdey
@dhsgg3972
@dhsgg3972 4 жыл бұрын
Waad run wllhi been kama shegin
@abdirahmanismaciil7213
@abdirahmanismaciil7213 3 жыл бұрын
6/04/2021 maalin Salaasa ah ayaan dhagaysanayaa aniga oo la jooga Abubakar Sidiiq iyo Shuceyb Daahir. Qorshayaal badan oo nololeed ayaanu gorfaynaynaa oo uu ku jiro Jacaylku. Alle qof kasta muraadkiisa ha u fududeeyo ❤
@nafisaguhadabdirahman6795
@nafisaguhadabdirahman6795 2 жыл бұрын
Aamiin 😢
@abdirahmanismaciil7213
@abdirahmanismaciil7213 2 жыл бұрын
@@nafisaguhadabdirahman6795 Aamiin walaalo. Wax kastaaba waa hagaagi doonaa!
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE 2 жыл бұрын
amiin
@user-dv6ij4iq5k
@user-dv6ij4iq5k 10 ай бұрын
Aamiin
@SalmanKhamiis
@SalmanKhamiis Жыл бұрын
waxa laga yaabaa qofta aan darteed heestan u daartay in awlaadeeda ay dhagaysan doonan waliba ay comantigayga aqrin doonaan sanado ka dib 😢😢😢 🇴🇲 ______________🇸🇴 kala fogaantu mararka qaar waa duruuf 😢 dhisoo dhaqan baan ku leeyahay dhigaa u sareey wllo 💔💔🥲😔🤧
@SalmanKhamiis
@SalmanKhamiis Жыл бұрын
wan idinka iloowee taariikhda aan comantigan qoray 3:43 galabnimo bishii ___ julay /8 /2023___ maalin sabti ah 🙏😎 wadanka oman 🇴🇲🇴🇲✌
@user-yv4vo3mh3c
@user-yv4vo3mh3c 7 ай бұрын
Sahib dhib ka kuhaysta waandareemikaraa alahakaaqaado
@PhalastiiN
@PhalastiiN 2 ай бұрын
❤️😭
@mizznagha8861
@mizznagha8861 5 күн бұрын
@@SalmanKhamiisma nooshahay anay I dhashay qoftiye 😂😂😂
@cabdiqanirookey7336
@cabdiqanirookey7336 2 жыл бұрын
Qofkii aan warestaba Anigu Iwashaa waali igu tilmamaa walwal 🥺💔😢igu aburaa aniguna warkoodiyo wacadi uma dhagtagoo wabiga burhaaniyo shimbiraha warestaa alla waa yaheenii walbahaaraye 💔💋😢🥺😢 Waxan Qoroy 2022 Waxa Laga Yabaa Inaa Sanado Badan kadip Nasiib Uyeelato Qormadan Caashaq
@amanomar804
@amanomar804 11 ай бұрын
🥺🥰🥰🥰
@ismailcarab3581
@ismailcarab3581 4 жыл бұрын
2020 yaanool my friends and sisters
@kaligeedtashato7496
@kaligeedtashato7496 4 жыл бұрын
Anaaa noool 😭😭😭
@crmaankaj2208
@crmaankaj2208 4 жыл бұрын
Jawi jacel maa inta ku kenay
@angry_boy1
@angry_boy1 3 жыл бұрын
Anigas nool
@mahadmahamud1981
@mahadmahamud1981 3 жыл бұрын
Ana nol
@zakarieismail5648
@zakarieismail5648 3 жыл бұрын
2021
@ayaanhassanturyare578
@ayaanhassanturyare578 5 жыл бұрын
Hestan qofki kalinimo jcyl hayaaa daremayaa😭😭
@maxamadcabdimaxamadcabdi5684
@maxamadcabdimaxamadcabdi5684 4 жыл бұрын
Ku jeclhy
@mohamedfaarax661
@mohamedfaarax661 4 жыл бұрын
Beentaa mahan zxp
@zamiinhabdi6647
@zamiinhabdi6647 3 жыл бұрын
Xaqiiq 😪😪😪😪🥺🥺🥺
@amiindaahiriga4736
@amiindaahiriga4736 3 жыл бұрын
Been mad shegin wlhi mawjadaa jacaylka qofke kali ku ah unbaa daremi karayaa
@youngsharuu8041
@youngsharuu8041 2 жыл бұрын
Haa wlhi😪😪😪
@lamkagamerpes1828
@lamkagamerpes1828 2 жыл бұрын
2022 and still lessening to this song🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sayiddies6011
@sayiddies6011 2 жыл бұрын
Mala gaarin 😂. Xagee u ordee 5 maalin dhan ka dhiman is daji
@amiirzaki2733
@amiirzaki2733 2 жыл бұрын
@@sayiddies6011 hhhhh dias legend 😹✌🏻
@abdimahadeskolan1188
@abdimahadeskolan1188 2 жыл бұрын
Me
@sadioahmed4435
@sadioahmed4435 2 жыл бұрын
Yeh bo
@suhaybsaasuu3904
@suhaybsaasuu3904 2 жыл бұрын
So sick love song😥😥💔👑👑🔊🔊🔊🔊🔊
@zamzamapdullahijidhaan8549
@zamzamapdullahijidhaan8549 Жыл бұрын
It all most 2023 and I still listen this song 🎶 ❤
@nimconalka8797
@nimconalka8797 5 жыл бұрын
Yadawanaya 2019 /2020 inta dawanysa like isar
@wllazmaroffical1352
@wllazmaroffical1352 5 жыл бұрын
Ana dawanaya
@nuurtaagane1717
@nuurtaagane1717 5 жыл бұрын
Fa
@yasiinmaxamed4815
@yasiinmaxamed4815 5 жыл бұрын
Hi
@dodo_558rehn2
@dodo_558rehn2 5 жыл бұрын
خالد
@nimcn77
@nimcn77 5 жыл бұрын
Me 29/july/2019✌
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 6 жыл бұрын
Heestaaan anoyarbaan baanmaqli jiray dad ka oodhagaysanaya xaqiiqdii allaw dadka jacaylka labuka usahal😢😢😢😢😢😢
@zuhaipalli3739
@zuhaipalli3739 5 жыл бұрын
Ana adaan kugu haystaa
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
Kkkkkk. AMEEN
@omermohamedaden3600
@omermohamedaden3600 4 жыл бұрын
wllo mcn tnx
@ismaboy6672
@ismaboy6672 3 жыл бұрын
Oky
@subargril4586
@subargril4586 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhagaysan jiray anoo ciyaala jacaylkana aan aaminsanayn Kalia khiyaali u haysta lkn hadda waxaan dhagaysanaay anoo micnha io erayada heesta qalbiga kadareemaya jacaylkana aan minsan inuu yahay dilaa qarsoon💔 igu wiirsay cashaqu yaan ka weheshada ❤️😥
@abdiwaliali7095
@abdiwaliali7095 4 ай бұрын
Jcylku waa kacsi qaan gaadhey❤😅
@Mo_khal
@Mo_khal 4 ай бұрын
2024 day 6 bisha ramadan ano tahriib ku jiro waxn usoradiyay hestan inan kunafiso sacdu wexey iithy 00:22 hbnimo sogashy sabti waxn niga codsana inta iga danbyso inad isoducysan waxn kujira da'da dhalinyrnimda mrwlbo xaald murug io fikir io kalinimo io tahriib iskukey darmdy ilintyda Allah ayaa ujedo kaliya comment gan wxn usoqory inan kunafiso mlin mlmha kdib aan dib usordyo ano hdfkyga io riyoyinkyga garo i.a Allah ayan xagisa khyr ka rajeynaya ❤😢
@AhmedDiini-ik8xg
@AhmedDiini-ik8xg 3 ай бұрын
Ramadan 21 wye manta hadafkaga magarty sxb
@Mo_khal
@Mo_khal 3 ай бұрын
@@AhmedDiini-ik8xg my sxb wali tahriib ku jira isoducey
@ibrahimdhaaye361
@ibrahimdhaaye361 3 ай бұрын
zhp xaladada imika
@Mo_khal
@Mo_khal 3 ай бұрын
@@ibrahimdhaaye361 alx fcn sxb lkn wali thrib kujira
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 6 жыл бұрын
Xxx jacl💏 wllhi waa xanuun😢 inta ila daremtey like👈
@saedesse6408
@saedesse6408 6 жыл бұрын
Tashaa Alpi Qofkii aan warystaba aniguu i washaa Waali igu abuuraaa Aniguna warkoodii Wacdi uma dheg taagoo Wabiyada bulhaaniyo Shimbirahaan warystaa
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 6 жыл бұрын
👫💏💋❤🔐😍😢😛
@saedesse6408
@saedesse6408 6 жыл бұрын
Tashaa Alpi Wlshy qli ah Alle ha ku siiyo qof u qalma qalbigaaga
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 6 жыл бұрын
i
@saqiqa
@saqiqa 5 жыл бұрын
heestan wan jeclahay wlh xasuus ay gala marka aan dhageysanayo
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 6 жыл бұрын
Armad wax ogtihiin markaan soo wareeraba heestana ku tuurta wlhi 😢😢
@natashahassan7468
@natashahassan7468 5 жыл бұрын
Deeq Waaberi hadaan ogaanau❤❤
@amiiraaweys3796
@amiiraaweys3796 5 жыл бұрын
Aniga kulamid ah runtii
@cabdirisaaqismailbade8919
@cabdirisaaqismailbade8919 5 жыл бұрын
so kale wlhi
@mariyoxasan2775
@mariyoxasan2775 5 жыл бұрын
Meshana maa iga soo horeysay 😂
@muniiraabdalla1497
@muniiraabdalla1497 4 жыл бұрын
Hdey i heesta bahasha 😭😭😭😭ilahow ruux dcda sahal😢
@user-kf5gr9yf8i
@user-kf5gr9yf8i 8 ай бұрын
Cashaaqa wa dila ween Oo kadaran cudarada halista 😢😢😢😢gabar adag ayu ka oysiya wiil gesi ah ayu liida 😢ala maxa dad badan Oo adka daciif kadhiigte❤cashaqa halagu darow cudarada an dawada laheen😢😢
@MaxamedxasanIbrahin-pz7pu
@MaxamedxasanIbrahin-pz7pu 6 ай бұрын
Xaqiiq😢
@fardowsaabdiwali7078
@fardowsaabdiwali7078 Жыл бұрын
2023 hestan ya ils dhagaysanayo❤️💔😂miss calacal
@maryanmaxamuudxasan1966
@maryanmaxamuudxasan1966 4 жыл бұрын
10/1/2020 😢😢😢💔💔💔💔❤❤❤❤❤❤ yaa ilafiirsanooyo
@iqlaazhussen9819
@iqlaazhussen9819 4 жыл бұрын
11kaan daawanayaa😓❤️✌🏼
@warsamefarah7848
@warsamefarah7848 4 жыл бұрын
Xili Galab ah iyo Garoonka Diyaaradaha Adan Cadde aya ku dhagaysanaya Ilaahow cidalada naga saar wa 2020!!
@mohamedabdullahi139
@mohamedabdullahi139 4 жыл бұрын
4:17 ayaan marooyaa wlhi xanuun 😭 10/2/2020
@mohamedabdio1510
@mohamedabdio1510 4 жыл бұрын
Anaa kula fìirsanaaya
@Zayitahmet
@Zayitahmet 3 жыл бұрын
Ani io Azxpta leee🗣💖💖
@abdishakuurmuhumed7445
@abdishakuurmuhumed7445 4 жыл бұрын
2050 ilmahaygoow hadad heestan dawatan ogada commentigan anoo yar ayan qoray😅
@garjaw7
@garjaw7 4 жыл бұрын
whatsapp status yac best funny anne adeerkin ayaa ahaye ogaada. 2020 ayaan so qorey cmmt
@aishamohamoud3428
@aishamohamoud3428 4 жыл бұрын
Anna eedadiina ahy iska ogaada ina hooyadiin noqdana walaga yaaba 😂 still single 20jir covid 19 ilhy hanaga badbaadiyo 🥺😥
@garjaw7
@garjaw7 4 жыл бұрын
Ruqiyo Maxamuud 2050 single lee sii ahaanee adi. Covid19 allaha naga qabto
@aishamohamoud3428
@aishamohamoud3428 4 жыл бұрын
@@garjaw7 2050 xaaiigaarsiine in hooyo laidhahaa rabaahe 🥺 aaamiin allah nagabdabaadiyo crona virus 🤲
@saacidomar8752
@saacidomar8752 4 жыл бұрын
🤣
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 2 ай бұрын
Maanta waa habeenimo axad soo galayso 11/5/2024 heestan waa wehelkayga gabadh ayaan wadasoconay mudo 3sanno 2016--2019 waan is jeclayn balse hadeer wax kasta waa isbadaleen WAANA marwo caruur iyo O'Day leh mar kasta oo aan Soo xasuusto iyada waxaan dhagaysataa heestan khayrna waan u rajaynayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waxaana heesta ila dhagaysanaya suxufi khadar tarabi iyo caaqil c/laahi m xuseen kurtun oo aan saaxiibo nahay waxaana joognaa laasacaanood
@mohamedkadiye5596
@mohamedkadiye5596 2 жыл бұрын
4/9/2021 September KuLayl badanaa iyadaba Qiso ka Samaysan Xasuuus iyo 15jirkaygii I feel so Sad wllhy gabar aan ii ogayn jeclaa 😥
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 6 жыл бұрын
gabr aan jclaa heeskaani u qaadi jiray lkn markay heeskaan maqashay fahantay ayee isoo wacday i dhahday sxpw caadi ma ahan heskaani xasuuus 2007
@mohamedelamiini6266
@mohamedelamiini6266 4 жыл бұрын
Masha alah
@ramadanadammohammed462
@ramadanadammohammed462 3 жыл бұрын
Hormar wanagsan wankula socda masuul
@ayaancaday9767
@ayaancaday9767 2 жыл бұрын
Abti ani xata xasus igu ledahay wad ogtahay
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
2011 ayaan dareemay in aan naf kale jeclday lkn calafka ayaa nakala diray oo aduunka kuma noola hada waqtigu dib hadii loo celin kari lahaa waan u celin lahaa si aan dib ugu maqlo ugu arko wax kastoo wanaag ahaa oo na dhex mari jiray mogadishu 14/3/2020 habeen jimco ay soo galayso 1:21
@nimcocabdi1089
@nimcocabdi1089 4 жыл бұрын
😭😥
@nimcocabdi1089
@nimcocabdi1089 4 жыл бұрын
😭😥😭sorry
@ms.asiyabile1893
@ms.asiyabile1893 4 жыл бұрын
💔💔💔
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Sorry 😭😭 sis alle how naxaristo cidna wakhti celin Kari mayso hdi laso celin Karo dad badano isjecla iskuso laaban lha
@Shugri194
@Shugri194 3 жыл бұрын
85o Lo 88goodwill you oo
@JUDE-BELINGHAM
@JUDE-BELINGHAM 3 ай бұрын
Who listening 2024 first day eid😅
@Jonhyy.com5
@Jonhyy.com5 2 ай бұрын
Me twobro 😂
@InnocentDinosaur-hp9lj
@InnocentDinosaur-hp9lj 6 ай бұрын
Who' which 2024😢
@Af-yd9fc
@Af-yd9fc 4 ай бұрын
Me bro
@Mo_khal
@Mo_khal 4 ай бұрын
2 days ago ​@@Af-yd9fc
@cabdullaahisaciid3097
@cabdullaahisaciid3097 3 ай бұрын
Lol🎉
@ibrahimdiyeeshe
@ibrahimdiyeeshe 3 ай бұрын
😂
@YAHYE_SAMIR
@YAHYE_SAMIR 3 ай бұрын
Me
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 4 жыл бұрын
Hdad wx jeclaty sideydoo kle like dhac igu sii 2020th ❤😥
@dahsoon_tv
@dahsoon_tv 3 жыл бұрын
Really
@ahmedhassan-ub1ry
@ahmedhassan-ub1ry 4 жыл бұрын
Qofkii jaceyl hayo ayaa garan kara heestaan macnaheeda qofkale ma garan karo😭😭🅰✖😭😭
@AmaalAbdiahmed-xh4dw
@AmaalAbdiahmed-xh4dw 11 ай бұрын
Xabibkeni mohamed ku Sali salallaahu calayhi wasalam❤️❤️
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 9 ай бұрын
Scw scw ❤
@drshafsadugsi9460
@drshafsadugsi9460 2 жыл бұрын
2022 ayey iibaxaysaaa hadaa iga danbayso liketa👊
@buuhkaisegaheir6339
@buuhkaisegaheir6339 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya hestan macan ee anan ka xiiso dhicin marnapa🤩😍
@AaminoMaxamed-td9le
@AaminoMaxamed-td9le 2 жыл бұрын
yes nolo
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 3 жыл бұрын
Marki iiqu horeysay Aan wax jeclady 2013 aheyd nasiib daro kuma guulaysan oo waa la iga Aroosay Ninkle la iga siisay😭marki igu dambeysay jaceyl wxn ka baqaa in markle Qalbigeyga dhawac zoo gaaro Insha Allah mid kheyr qabta 👌✌
@anisaosman1077
@anisaosman1077 Жыл бұрын
2years kdib noloshada side tahay😢❤
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 4 ай бұрын
​@@anisaosman1077 Alx wllo wan helay mid ii qalanta wan isla joogna❤❤❤
@user-zj3bw4ni7g
@user-zj3bw4ni7g Ай бұрын
Manta oytahy tarikhdu 2/my 2024 waxan ku suganahy xalda heestanu sharaxyso qofkan jeclday markan dadka u shego way ilayaban ana markasan dhaha miyad walaty illahban Tala sarty❤😭😭😭
@yasminAbdi846
@yasminAbdi846 Жыл бұрын
Waxan Dhageysan jiire mar uu safar iiga aade 😭😭Aan warkiisa wayo Isbuuc Aan Dadka waydiin jiire 😭Hbnkii ina Mel ciidlo tago ba hesta weheshan jiire 😭 hbno bdn wan kugu duceyste ina marwadad noqdo Hurdada ano rabo baa darta uu hurii jiire San rabii ku waydiisto 😭Marar bdn baa is waydiiye yaaa thy adi yasmiiney 😭(2021 )waxan ahy Ruux uu jecelka siito hadii jecelka lola hadlii lha waxan oran lhaa ii daa qalbigeyga😭😭😭😭Wan Xanuunsana, waxan gare Raga dhan ina ka cabsado an asi Moye aan raga kle😭 siida bahadal oo kle aan ka cabsado😭 waqtii baa iiman donto Aad aarki donto Comentigan 😭💔 xiliyada aadag way xanun bdn thy
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
waa runta😒
@baabubadrudiin2602
@baabubadrudiin2602 Жыл бұрын
Sory s8s😪 adnyda aaaba saaas ah
@user-ie5uf9du6p
@user-ie5uf9du6p Ай бұрын
Sorry abyo😊
@user-ie5uf9du6p
@user-ie5uf9du6p Ай бұрын
Sorry aby0😢😢
@AbshirocabdinuurAbshirocabdinu
@AbshirocabdinuurAbshirocabdinu 5 күн бұрын
SAS ha dhihin abayo iska samir Ani qof aan ku Oyo inta wayay abtigey waca asiga ku nafisa wallahi😢
@fddfgvdzs9324
@fddfgvdzs9324 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dawanayo💔😭❤
@Miira-15
@Miira-15 4 жыл бұрын
Yadhageso heestan January 2020 😭 I feel pain really
@xzkhemelton3493
@xzkhemelton3493 4 жыл бұрын
17:01😥😥 kaligeey ahy😥
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 4 жыл бұрын
Nin jacayl wareemayoo ayaa garan heesta habeenka caw ah sid laiigu waynyahay my housbnd imiss u xbbi ilhyoow igu ka sin ayan ta yanteeda18/04/2020
@aminaabdulahiahmed2686
@aminaabdulahiahmed2686 2 жыл бұрын
😪😭💔heestan awal waan maqli jire micno weyn akteyda kama laheyn 2021 ayaan soo raadiye anigo labuko jaceyl 😪😪 maanta mrka maqlo ilin baa ika soo daate xanuunka jaceylka waa xanuun aan lakula daremeym
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
😭😭❤️Naf wax jecel unbaa dareemi Karta 😭❤️😔
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 Жыл бұрын
After 8 years still listening 🎧 this song is on fire everytime 🔥🔥🙏🥺
@qabri9195
@qabri9195 Жыл бұрын
It hits different wlh 🥺🥺
@farahiyadauud7488
@farahiyadauud7488 Жыл бұрын
Me here ❤❤❤❤
@qabri9195
@qabri9195 Жыл бұрын
@@farahiyadauud7488 Setahy wll
@mohamedhussen9880
@mohamedhussen9880 Жыл бұрын
Kula mid 😊
@abdulahiosman7705
@abdulahiosman7705 Жыл бұрын
fr fr
@abdirizackkaka1030
@abdirizackkaka1030 5 жыл бұрын
Wlh Labo Sano Cml Wuu Xiran Yahay Fanankan Xalan So boqday Xuriyadisa Dib Allha ugu So Caliyo I.a 😢😢😢😢😢😢
@hajjzayd3707
@hajjzayd3707 5 жыл бұрын
Mxa xiray
@ramlamagan6589
@ramlamagan6589 4 жыл бұрын
Ani
@raqad4642
@raqad4642 4 жыл бұрын
Mala so daayay walaal mise wali wa xiran life in prison weeye ban maqlay allah haka so daaayo xabsiga
@abdaleali609
@abdaleali609 3 жыл бұрын
@@raqad4642 muxu smeyey wll
@ikraannuura4535
@ikraannuura4535 3 жыл бұрын
Waa lasoo dayey Huuunoo thnkz madamaa aad usoo ducaysey🙏
@mahamedfitnes7392
@mahamedfitnes7392 5 жыл бұрын
2021 cida soo dhawanysa like sar
@yahyedahir2507
@yahyedahir2507 3 жыл бұрын
😭😭😭✌🙏mano shahy replay plz
@homeofquran7134
@homeofquran7134 3 жыл бұрын
Manoshahay sxb adi
@maamaanaadancali3401
@maamaanaadancali3401 Жыл бұрын
After 9 years I hear this song Alfanane sirmaqabe dariskayga xalaasha lkn jecelkisa wu dhaxal galay 😢❤
@maanxassan2362
@maanxassan2362 7 ай бұрын
Heestaan Xasuuso badan bay Igu Leedahay Waan Iska dhageystaa markaan soo xasuusto Extydiii Ooo Dal Shisheeye jidhah Aniguna Aan Dalkii Hooyo Jogoh wakhtiguna Nakala Fogeeyey In muddo ah Iskumanan Fiicanayn Balse Waan rajaynayah Inan Maalin Un kulmi doono Waa waxa Kali ah ee aan Ku Hamiyo Hadii alle idmo 9/4/2023 Gorsheegtu Waa 4:38 Habenimo Waxaan Ku Jirah Jawi Dagan Iyada Unbaa iidaran Oo wehel ii ah ☝️
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 жыл бұрын
Habeenki heestan lasoo galiyay youtube ka 29/12/2014 waxay ii ahayd habeenada ugu madow noloshayda ee isoo mara mana ilaawi doono wlhi
@xawinapeabbe809
@xawinapeabbe809 3 жыл бұрын
Maxa kudhacy habenkas wllo😢😢😢😢😢😢😢
@atikamohamed8207
@atikamohamed8207 3 жыл бұрын
@@xawinapeabbe809 war jecli😂😂
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 жыл бұрын
29/4/2021 Ya ila dhagaysanaya😅❤️Heesaha aan Heesaha Ugu Jeclahay🤩 waa wada heesa Jacaylka😩🖤ilahay Amarkii😅😅🖐🏿
@amiindaahiriga4736
@amiindaahiriga4736 3 жыл бұрын
Anigaa kula dhagaysan abayo ee nusoo daa bal an araknee
@homeofquran7134
@homeofquran7134 3 жыл бұрын
Wankahelay quruxey washidantahay
@mohasaid8411
@mohasaid8411 2 жыл бұрын
Ma no shahY✌😁
@faadiradani1680
@faadiradani1680 2 жыл бұрын
Ax yaa jaceyl waxan dhageysanaya heestani 2021 anigo wax barasho ujogo pakistan waliba jaceylkeygi isku dhacnay 😥😥😥😥 T.... walale jaceyl bey sito wadnaheyga ruux kle maba aaminayo .
@yusufsalad6316
@yusufsalad6316 Жыл бұрын
2023 Hadda dawanosid ismuuji 💙♥️
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
​@Sadaq Cabdulahicali hada waala gaadhay
@nasromaxamed8037
@nasromaxamed8037 Жыл бұрын
Wa ikana wlhi waliba ano qalbiga ka gubana 💔🥺
@Sowtu_dahab
@Sowtu_dahab 4 жыл бұрын
2020 Walhi jecel wa ka daalay 😰😭 marwa doonaya Ina noqdo 😢🤍🔥
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
insha allah wad noqonaysaa apyo
@calawis140
@calawis140 4 жыл бұрын
aad baan kula dareemayaa😘😘😘😘
@teacheramin3067
@teacheramin3067 4 жыл бұрын
Inshlh wad noqoneysaa cdey
@queenmiiram970
@queenmiiram970 4 жыл бұрын
Noqo lkn adiga qof jecel ha guursan qof aadan jeclayn dhib waxan ahayn uma gaysanesid
@salaadaalta1327
@salaadaalta1327 3 жыл бұрын
2021 hadii ad dawaneyso like ta ha iladafin please
@__hisana___1491
@__hisana___1491 Жыл бұрын
Xanuunkeyga waxaa dareemi Kara Qofkii Laga Tagay oo KaLiyA 💔😰 Allow qalbiga inoo qabooji🥺🥺
@ziyadmahamed4333
@ziyadmahamed4333 Жыл бұрын
Qof la jecel yhy hadu Tagey qof ku jacel ayaa imaan wlhida qofna qof unba lagu ilaawa waxan Hooyo mcn ka Aheen Xaladan mar ayan ku Sugna lkn Hada Alxm Aniga Dajiya is helnay Rabow isu kayada 🥰 qof waliba kurbada haysado Allah ka qado
@Mwardi682
@Mwardi682 Жыл бұрын
Kaliga maha wlshy
@saalaxmaxamad4104
@saalaxmaxamad4104 10 ай бұрын
Xanuunkaga anigaa manta daremaya 27 / September/ 2023 haben khamiisa
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 3 жыл бұрын
aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:54 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭
@hamdaalijaakuli9552
@hamdaalijaakuli9552 4 жыл бұрын
waxa iigu danbaysay dhagaysigega 2012 lkn wan jclaa heestan yaaa xili hore ugu danbayso manta zo xasustay😋😘💝
@qaaliyahabubakar9259
@qaaliyahabubakar9259 6 жыл бұрын
Muhammad Amin Walaalow Jaceyl Bay Sidoo Wadanheyga Ruux Kale Maba Aaminayo😭😭❤❤
@aminmohamed270
@aminmohamed270 6 жыл бұрын
hani walalay jaceyl bay sidoo wadanheyga ruux kale maba aminayo
@hanadlp9305
@hanadlp9305 6 жыл бұрын
Ķkkkkkkkkkkkk fuck of love
@Jokeraar
@Jokeraar 6 жыл бұрын
Khadiija Abuubakar ilaa hada jacelkaada Mohamed ma jiraa
@qaaliyahabubakar9259
@qaaliyahabubakar9259 5 жыл бұрын
@@Jokeraar Wuu dhintay Allah u naxriisto😂
@ayanabdisalan5067
@ayanabdisalan5067 3 жыл бұрын
Ya dwnaaYo 2021 rUntiii Qof dreeN dhapa haayO ayya fahmi kro misne Qofkii clf kala wade Oo kali wahel la ah HwarO jaylkuYe allow yaa nokala wrma 🥺🥺♥️
@mssabdalla2780
@mssabdalla2780 2 жыл бұрын
Qofkii aan wareystaba aniguu I waansha waali igu tilmaama wal wal igu abuura😥2022 Yaa iga dambeeya tolow Alla jaceylku xanuun badanaa😭😭
@cabdulaahimuxumed4985
@cabdulaahimuxumed4985 2 жыл бұрын
😢🤦💔
@nasirhariir9758
@nasirhariir9758 5 жыл бұрын
*Yaa daawanaya wixi ka dambeeyey 16/12/2018 like taab*
@ahmadyare6588
@ahmadyare6588 5 жыл бұрын
Ahmed HD ani bro
@fddfgvdzs9324
@fddfgvdzs9324 4 жыл бұрын
2020❤❤❤
@saciidahmedali1607
@saciidahmedali1607 4 жыл бұрын
26/02/2020 daawanaayaa
@mohamedabdio1510
@mohamedabdio1510 4 жыл бұрын
15th March 2020 20:33 pm
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 3 жыл бұрын
Manoshahay hada reply pls🙄
@huthadiamond7700
@huthadiamond7700 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhagysanaya😭
@ukpathusein8696
@ukpathusein8696 Жыл бұрын
Caydaruusow wllow jacyl paa I sitoo wadnahyga ruux kle mapa aaminaaye 😢❤ Xuma mrka qofan ku ogen jeclaato una masaafo dheer kaa jiro mrkaste wxa rajeyna inaa mar uun la kulmo hdii wadku na daayo insha allh heestan wxa dareemi karo qof dareenka jacyl ee dhabta ah soo maray ama hda ku jira 😢💝 7/6/2023 12:28 habeenimo🥺
@anisaosman1077
@anisaosman1077 Жыл бұрын
Abayo aniga kula mid ah 3bil kasoo wareegatay ilaa hada Wan ilmeeya cidna ima dareento😢😢
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
2022 waa sanad cusub jclku xanuun badanaa somalaaY 💔💔😭😭
@nasrasaleban5432
@nasrasaleban5432 5 жыл бұрын
Yaa daawana july 2019 like saara saxibayaaal😅👋♥️💔🤣
@yahyedahir2507
@yahyedahir2507 3 жыл бұрын
😭😭😭🙏2021 replay plz
@nasrasaleban5432
@nasrasaleban5432 3 жыл бұрын
@@yahyedahir2507 ❤️🙏
@yahyedahir2507
@yahyedahir2507 3 жыл бұрын
Hadaa no shahy alx🙏🤲🤲
@nasrabashir9286
@nasrabashir9286 7 жыл бұрын
qofki aan warastaba anigu illa yaaba wlhi waaa xaladan Hada kusuganahy
@zamarakumar2965
@zamarakumar2965 6 жыл бұрын
Nasra Bashir ma adaa ku sugan
@wllazmaroffical1352
@wllazmaroffical1352 5 жыл бұрын
2sano ka dib ma kusugantay Repley iso qabo.
@fozia6754
@fozia6754 4 жыл бұрын
@@wllazmaroffical1352 hhhhh
@craxmanwarsame3681
@craxmanwarsame3681 4 жыл бұрын
Ina ader ala haku sahlo
@meelcad1327
@meelcad1327 4 жыл бұрын
Wali sidi hada tahay Dhibka ilahay haka yreeyo abaayo
@MohmedSalebaan
@MohmedSalebaan Ай бұрын
Wed, 12 jun 2024 hadaad daawaneyso heestan wax jacayl la dhoho ma jiro aduunka waqti yaanu kaaga lumin⏰️
@coprabarkhad3445
@coprabarkhad3445 Жыл бұрын
10/February/2023 still listing this song qalbi xanuun 😥😥
@alidahir5882
@alidahir5882 Жыл бұрын
11/2/2023...10:52am
@mahadka3375
@mahadka3375 Жыл бұрын
000⁰
@user-ux1co8dl3m
@user-ux1co8dl3m 5 ай бұрын
2/10/february /2024😢❤❤
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 7 жыл бұрын
alla waayayey walbahaarayey igu wiirsay caashaqu yaan ka weheshadaa😢😢😟
@dhagawayneabdixafiid7283
@dhagawayneabdixafiid7283 5 жыл бұрын
Aniga iga wehesho
@fardowsoabdirahman3491
@fardowsoabdirahman3491 5 жыл бұрын
🤭🤭🤭🤭🤣🤣😂
@jaaburhassan9448
@jaaburhassan9448 4 жыл бұрын
@@dhagawayneabdixafiid7283 hmmmmm\
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Yaaa iLa dawanaYo 2019😢😭😢
@sumayocilmi2900
@sumayocilmi2900 4 жыл бұрын
2020 waayehada
@apdishakurmahmoud4523
@apdishakurmahmoud4523 3 жыл бұрын
Manta oo taarikhdu tahay2021/5/24 ayaan dhagaysanayaa dhawr jeer horeayaan commenti ka bixiyey oosanado ayaaka soo wareegay aduunkaba iska ah changes over the years and suprises over the time😥😥 aniguna waan korayey intaas wan dhagysanaya ilaa intaa guursanayo .xusuus
@thesergeant1212
@thesergeant1212 Жыл бұрын
Hadana sanad kale 2023 _ 03 _22 beri soomka ayaa bilaabmaya
@shandilepoi3314
@shandilepoi3314 Жыл бұрын
@@thesergeant1212😢😢
@xogbaahiyemedia3738
@xogbaahiyemedia3738 2 жыл бұрын
2022 yaa daawanaya oo jacayl hayaa xasuus❤🥰
@farxiyonuur267
@farxiyonuur267 4 жыл бұрын
Malma qaar Hadii aan so xususto ayaa isku dhageystaa😥😥😥 Inta ila mid ah✌👇👇👇
@axakiinmaxamuud8399
@axakiinmaxamuud8399 4 жыл бұрын
Wow! Dadka dareemaya ka mid ahayne dadka dawanaya 2020 like haniligu garto
@Gamegame78626
@Gamegame78626 2 жыл бұрын
2022 january 26 malin arbaco ah ya dhageysanayo😪
@InaMaxamed-tw5rw
@InaMaxamed-tw5rw 5 ай бұрын
28 January 2024 hbn isniin ah dhgeysanaya 😩
@shadiaomer8409
@shadiaomer8409 Жыл бұрын
Still listening 29.6.2023😢 igu wiiqdey caashaqu yaan ka weheshada😢
@gafeylardigitalstudios3247
@gafeylardigitalstudios3247 3 жыл бұрын
OMAR SHOOLI INTA,HEESTA OO AAN,TAGERO WAA KA MID 😍😍 CAMERA 100 MUSIC. 100 STEEL. 100 DHAN WALPA WAA SHIDANTHY😚✌✌
@abdulrahmanaden1766
@abdulrahmanaden1766 3 жыл бұрын
Heestan ku haysta wakhtigu dheereynaya jacayl besti ahay iso duceya inan ku gulaysto jacayl keyga😭❤️🥺✨
@firdaussheikh4817
@firdaussheikh4817 3 жыл бұрын
Jecelka hadi daacad unoqotit waad hele I.n
@shukriahmed7308
@shukriahmed7308 3 жыл бұрын
Guuleyso in.a😟
@xafsabare5007
@xafsabare5007 2 жыл бұрын
Waxa iigu danbaysay heestan oon dhagaysto 2020 8/5 maalin Exada maanta iigu xigta 2021/11/21 labada cishees dhagaystayba qalbigaygu wuu gubanaya maalintana qofban tabaya maantana wofban tabaya isoo duceeya wllyal in Alle iiqaboojiyo qalbiga oo qofkan tabayo rabi ila kulmiyo mar uun waan idin salamay
@cabdalegagab1544
@cabdalegagab1544 Жыл бұрын
Alle haku sahlo wll inad hesho qofka jecled
@cimraansalah6743
@cimraansalah6743 5 ай бұрын
2024 still who listening this song 💞😧
@UbahLucky-ky1uy
@UbahLucky-ky1uy 4 ай бұрын
😊❤2024
@alqalamschool8306
@alqalamschool8306 3 ай бұрын
2024❤
@bushkacade6792
@bushkacade6792 3 ай бұрын
Haddan ku marqaamaa😂
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
2020 🙄😳 jaceyl intii uu dhulka kagalay farta hataagaano🧐😭😭😂
@abdiqani8395
@abdiqani8395 4 жыл бұрын
Hestan Ayn so raadiye 2020 wan daremi karta waxan uso raadiye,😭😭
@zahraliin15
@zahraliin15 Жыл бұрын
After 8 years baan dhageysanayaa 12:55 Habenimo baladweyne 21/2/2023 Habeen talaado ah iyo xaalad qaas ii ah I.a after 3 years kusoo noqon doonaa commentgaan❤️🥰🤲
@anisaosman1077
@anisaosman1077 Жыл бұрын
Baladweyn❤
@mohamustafmustaf5680
@mohamustafmustaf5680 2 жыл бұрын
Saacadu waa 2:00 habeenimo xiliyada Dambe waan Ka helaa heesaha jacaylka ah iyo Kelinimadaba❤️ runtii waxan jeceLahay qof aaNaN aqooN oo aanan arag,jacayl qarsoon baa Ka dhex Jira gudaha naftayda,qof aanu QalBiga iska jeceL nahay baa Jira oo aanu isdareeno eebow iso dhawe ruuxaa❤️🤲
@queenayaana6188
@queenayaana6188 2 жыл бұрын
haa jaceylka nocaas wan daremi jiray aniga lkn hada run ayan wax ujecladay jaceyl aya iheeyo ilahayow jacelkyga isahal Abdi khadir ilahay haikaa xafido wanku jeclahy 🥰🥺
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Жыл бұрын
wlhi waa dhibta ihaysata inkastoo ogahy wiil ijecel inuu jiro aa zxpkyga ahaa lkn maraa xariir ka aqbaley waana isku dhacney hadana gbdha isnaqano wada socdaan lkn ma jeclo iyada jecel isna aniga intaa wuu ibaryayaa ana waa jeclahy lkn hadana waa ka diida ina jeclayn iska dhiga gbdha qalbigeeda ilaalinaya lkn isagu marabo xanuun weyan l.a inan 2023 wadanka katagaan raba haduu lineka alle igu guuleyo💔😭
@abdirahmanlyrics
@abdirahmanlyrics Жыл бұрын
amazing@@faizaabdi4754
@mohamedahmedhaabiil7068
@mohamedahmedhaabiil7068 Жыл бұрын
Jacaylka hawaaro😵😵😵💖💖💞
@ahmedranker5733
@ahmedranker5733 3 жыл бұрын
2021 hadad iladawaneso love dac kusiii🥰
@fuattally2102
@fuattally2102 3 жыл бұрын
2021/29/3 maali isniina intaan isku sanadka nahy farta taaga
@Dajiya77
@Dajiya77 3 жыл бұрын
Cabdiyoow Walalow jaceelbey isitooyee Wadnaheeyga ruux kale maba aaminaaye😔
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanayo like isara
@zakirorato359
@zakirorato359 4 жыл бұрын
2020 who is lesitning👌🙏🙏🙏🇸🇴💓
@SceneStealerssss
@SceneStealerssss 5 жыл бұрын
Who's watching 2k19
@NajiiPAhmed12
@NajiiPAhmed12 Жыл бұрын
2023 Yᴀᴀ Iʟᴀ Sᴏ Rᴀᴅɪʏʏ Hᴇsᴛᴀɴ Wᴀxɴᴀ Dᴀʀᴇᴍɪɴ😀😀😀
@teamjanna8605
@teamjanna8605 7 ай бұрын
ani december maroyaa 🥹🤦🏽
@farhiyaali2517
@farhiyaali2517 5 ай бұрын
2024 aan sok raadiyay😅😅
@baxnaano7851
@baxnaano7851 5 ай бұрын
Inaad radiso may ahayn ee inaad aniga wadiso ayay ahayd
@najmabashir247
@najmabashir247 5 ай бұрын
Aniga 2024 waxna ma dareemin😂
@salaansiciid8889
@salaansiciid8889 2 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like taabo
DAL IYO DUUNYO DULUF OFFICIAL VIDEO ( STUDIO LIIBAAN )
5:59
shidane com
Рет қаралды 1,6 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 4,6 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
CAAQIL YARE 2016 XASILI OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
4:29
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 557 М.
gaabo hees jaceyl
4:35
Abdilaahi qorshe
Рет қаралды 2,8 МЛН
AWALE ADAN 2012 IDIL OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
3:35
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Dayax Dalnuurshe  Hees Cusub (Kaska Cad ) official  Music Video  20171
6:46
Curubo Films HD
Рет қаралды 8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
Ethiopian music Kake tesfaye Amalaye
5:29
faisala21
Рет қаралды 3 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 89 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 514 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 513 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Әділет Жауғашар & SUNDET MUSLIM - Бір оқиға [M/V]
3:05
Әділет Жауғашар
Рет қаралды 99 М.