Omar Yare And Abdisalan Jimmy. Eagle Media Pro Classics

  Рет қаралды 53,905

Ibrahim Eagle

Ibrahim Eagle

Күн бұрын

Omar Yare And Abdisalan Jimmy. Eagle Media Pro Classics

Пікірлер: 80
@maandhuubow
@maandhuubow 7 ай бұрын
Wr heestan saa u radinayey cwa oo ramadan kow yahy baa arky cvio waa ino ramadan ka dip ❤😂
@Maazim12
@Maazim12 Жыл бұрын
Since the last Eid I have been continuously listening this song. What a legends wlhi. In 1998, i was only 11 years old shepherd around Cherati district in 🇪🇹
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 4 жыл бұрын
Xasuus iyo nairobi my college time 🥰jamac yare, cumar yare iyo zeynab labadhagax iyo macalinka musiga cabdisalam jimmy xili walbo roob da'aayo dhagesan jiray
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
yes what about fartuun birimo
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 10 ай бұрын
Haa
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 6 ай бұрын
Taliye 🤔 roobka markuu da’aayo bas maxaa u dhageesan jirtay? 😆
@thegalabs
@thegalabs 7 жыл бұрын
ragii hore, Jimmy iyo cumar yare, ragani prime year koodu 1996 ilaa 1998 ayuu ahaa, wakhtiyada cumar yare ulbumkiisa waa Lagu daatay. sxpkood jama Yare laftigiisu khatarbuu ahaa wakhtiyada. heestii "rafiiqaygiyeey warmaad igu ridee" ayaa Lagu xasuustaa. great legends indeed.
@FahadAhmed-ch6oe
@FahadAhmed-ch6oe 6 жыл бұрын
shaka Ahmed Virginia ila minnesota yaa...wayo wayo wallahi xasus
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 6 жыл бұрын
Shaka ahmed ragaan waa niman taariikhdu xusi doonto siiba Cabdisalaan Jimmy musica si fiiican ayuu ugu xaragoodaa, gacantiisa waxlamida wali marag heesaha uu tumo sida, tubeec nasteexo,abdi jibaar,sahro ahmed,jaamac yare,sainb laba dhagax
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed SAMATAR kudar
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Legend baa tahay
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdimohamed2315
@abdimohamed2315 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@shairmungani7833
@shairmungani7833 Жыл бұрын
4:51 - 6:49 The legendary musician Abdisalaan Jimmy. 💯🔥🖐🏾
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
yes mashallah awoowe jimmy me, fartuun birimo, saynab labadhagax, farxiya fiska, badacas, wajaale, abdi holland and many others loved your song
@shairmungani7833
@shairmungani7833 Жыл бұрын
​@@kyokostan666Zahra Axmed, Faduma Haldhaa (with guitar by Xasan Cujeer Cajami), Xasan Aadan Samatar, M.S Tubeec, Abdi Janan, Jamac Yare and many others.
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
@@shairmungani7833 yes and fartuun birimo sang songs in 1995 to 2023 28 years of somali music she moved to toronto in 1995
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
@@shairmungani7833 and fartuun birimo
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 жыл бұрын
Macalinka muusiga cabdisalam jimmy o waxan arkaya musikii farhiisa ku tamya..
@FahadAhmed-ch6oe
@FahadAhmed-ch6oe 6 жыл бұрын
This was my favorite times and singer Omar yare waa legend...when I was younger this got me hooked on somali music for ever 💯🇸🇴❤️
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 5 жыл бұрын
Musical salan jiimey baan ka helaa music macan pure legend
@mahamudjama4758
@mahamudjama4758 5 жыл бұрын
Heestan waxa ay ii celisaa dib iyo waayo waayo, year autumn of 97/98 kkkk berigaas oo aan ciyaalka xaafadda ahaa if you know what i mean ...
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk 79/89
@dyussuf78
@dyussuf78 11 ай бұрын
Abdisalan halkuu kudanbeeye ugasow manoolyahay misenwaa marxuum
@sirmaqabe4199
@sirmaqabe4199 Жыл бұрын
heestaan caawa iigu horeysa marka laga soo tago record kiii waa xasuus aad u wacan runtii meelkasta waan kabaaray berigii ay soo bixi jirtay buugtii jacaylka waa ragaan cayaar maahan cod muusik iyo laxanba wax aan ku tilmaamo magaran karo
@HassanMohamed-gj8ut
@HassanMohamed-gj8ut 4 жыл бұрын
Omar yare And cabdisalaan jimmy legends of the late 90s
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
DJ ROOBLE waa dhaqan celiskii ugu horeeyay ee soomaaliwayn 😂😂
@MJRashiid
@MJRashiid 4 жыл бұрын
July 2020 still listening this. True Legends
@daadirs3753
@daadirs3753 2 жыл бұрын
Inba caadi maaha, thanks Omar 🎉
@yonus5536
@yonus5536 Жыл бұрын
Saaxb waan ku salaamay
@asiamercy
@asiamercy 10 жыл бұрын
waaaaw heestaan maxaa loo qarinaayay meelkasta waan karaadiyay thanks wlhi for uploading keep up OMARYARE IS ALEGEND
@faisalama9126
@faisalama9126 6 жыл бұрын
Heestan waxaaw qaadiw jiray killer
@MUtaama
@MUtaama Жыл бұрын
Axow aa durbaan tumaayee... YAA salaam
@cabdiyasiin1441
@cabdiyasiin1441 8 жыл бұрын
nice nice runtii aniguba heestan originalkeeda waan raadiyey waanan waayey thanks for eagles
@ibrahimabiikar957
@ibrahimabiikar957 5 жыл бұрын
heesta waxa qaaty killer ka firi
@MohamedOmar-zs4qh
@MohamedOmar-zs4qh 4 жыл бұрын
@@ibrahimabiikar957 magaca
@fuadmohamed2941
@fuadmohamed2941 4 жыл бұрын
Ibrahim Abiikar magaca heesta
@fuadmohamed2941
@fuadmohamed2941 4 жыл бұрын
Ibrahim Abiikar magaca
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Waayo Waayo 1996 ayaan dib u xasuustey
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
ABDISALAM JIMMY Boqorka Musicga somaliwayn Music marka aanu ka hadlayno Jimmy aanku xushmeyno CABDIWAHAB CANTAR NAAJI ayaa ku xiga fikradeyda
@abdimohamed5067
@abdimohamed5067 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@abdimohamed5067
@abdimohamed5067 4 жыл бұрын
Ciyaal fan barad yaaah kkk
@abdimohamed5067
@abdimohamed5067 4 жыл бұрын
Music waxba kama taqaanid sxb
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
@@abdimohamed5067 sheegow bishaara miyaad oran music ayuu yaqaan piano iyo dhiiq dhiiq waxaan ahayn aan tumin
@MohamedSalah-rk3sp
@MohamedSalah-rk3sp 2 жыл бұрын
Libaax Jimmy inuu gacmaha malab ku sitay waanu ognahay lkin mid ma ogtahay sxb ninkan cumar yare ah ayaa garabkiisa joogay Jimmy music gi uu tumay 96 kii weli wuu noolyahay shego band oo weliba koox ahaa ayuu ilkaha ku qaadan gaadhay
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Ibraahim Miraha heesta halkan noogu soo qor
@abdulqadirmohamed4475
@abdulqadirmohamed4475 Жыл бұрын
Xasuuti Ahmed sharif kileer AUN😢
@Farashaash
@Farashaash 4 ай бұрын
Jimmy macalinka macalimiintooda
@anzhitaengland2542
@anzhitaengland2542 6 жыл бұрын
Cabdisalaan Jimmy Nice Music
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 6 жыл бұрын
Jimmy waa mucjisada Piana da somalida tolow majiraan rag uu wax baray Nobody can replace him Sida ninkan u garaca ama Faraha kala baxa
@abdullrahmanissa6622
@abdullrahmanissa6622 4 жыл бұрын
Mohamed Farah Jimmy inaba caadi ma aha
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Organ or keyboards not Piano
@MJRashiid
@MJRashiid Жыл бұрын
2023 who else is here❤
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 11 ай бұрын
🤚
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Awawgaa la gub musiga waxaad odhanaysa ma shaydaan baa la garaacaya.....
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Kkkk haaa wlh wu naga yaabiyay jimmy 🤣🤣🤣
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@GorGor2023 hdda Xguu ku danbeeyay ?
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
@@dailyxiin Abyo hada wuxu dagan yahay ingiriiska gaar ahan London ninkaas hanti qaran pu ahaa padalkiiza ila hada lama hayo namana zoo mari doono
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@GorGor2023 Lkn magaciisa Sida laga dareemayo jiim Shiikh muumin mucjisadii kabanka Wax miya ka dhexeeya mise waa magaca Bas ayay wadaagan ?
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
@@dailyxiin Maya abyo laba nin bay kala yihiin,,, aalado kala duwan bay tumi jireen Jiim Shiikh Muumin wuxu macalin ku ahaa oo lagu xushmayn jira kapanka ama cuudka hadba saad utaqaanid 🎸 Cabdisalaam Siciid Xasam《 Jimmy 》asagana wuxu macalin ku ahaa Keyboard-ka Piano-da ama Organka hadba saad utaqaanid 🎹🎹🎹🎹
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 3 жыл бұрын
Mucjisada organka jiimmy
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 6 жыл бұрын
Waa runtaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🤙🤙
@mohamedabdi9838
@mohamedabdi9838 5 жыл бұрын
Lafahii hore aahaa
@muraayomire6080
@muraayomire6080 3 жыл бұрын
@Contraband-7
@Contraband-7 Жыл бұрын
Waxaan la yaaban nahay Aqoon darrida ka jirta halkan “Comments “ ee ku saabsan miyuusigga
@gcali4890
@gcali4890 4 жыл бұрын
CLASSIC❤️
@todaymedia9949
@todaymedia9949 5 жыл бұрын
Aaxoow aa kuu digaaa LoL Waa ikaas gadaashiis sxbkeey 1515 Chicago nala joogey habeenkaaan ilaa.
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
l know some mans in that wold
@mama-zg9jr
@mama-zg9jr Жыл бұрын
Omar yare legend 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
CUMAR YARE HEES cusub 2019 ALLAHEY INTIS ABUURAY
5:52
FANKA IYO FARSHAXANKA
Рет қаралды 13 М.
Cilmi - Cumar Yare - Muusigii Cabdisalaan Jimmy
10:18
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 211 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 7 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Omar Yare
6:44
baashaala
Рет қаралды 18 М.
Maryan Mursal - Soo dhawoow
5:40
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 182 М.
Hani uk iyo cabdi salaan live
8:50
Abdalla 7878
Рет қаралды 636
Iidle Yare Walee Canab 2016 Farsamadii Saami Cadde
4:23
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 2 МЛН
cumar yare | ha igabine | official video lyrics 2021
6:32
Hilaac media
Рет қаралды 49 М.
Omar Yare - Aduunyadan Layliga ah
4:30
oow maar
Рет қаралды 58 М.
Waqtii  jaamac yare
7:30
hassan abshir
Рет қаралды 139 М.
Boqortii - Cabdijabaar Alkhaliiji - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:06
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 610 М.