Caawa o ah jimco 2024❤ ayeey i daaran tahay plz heestaan qisadeeda qofk haya ha ila wadaago asoo majasan
@axmedsahal72682 жыл бұрын
Cabdi salaam jimmy muusigii somaliyeed wuu ku tabay runtii..... Waa Iska aduunyo iyo xaalkeed.
@mahdiubaxside37795 жыл бұрын
2006 radio hornafrik ka dhagaysan jiray yasalaaam heestaan iyo heestii Gocashadu.....Gocashadu....cogacashadu ma fiicnee
@marwasheeno91333 жыл бұрын
Kkkkk dadki hore tahy sidedeyda
@hassansaid50102 жыл бұрын
walahi heestan agtayda waxay ku leedahay taariikh jacayl, 2010-kii aniga oo ku sugan magaalada garoowe, ayaa gabar aan si xad dhaaf ah isu jeclayn xili galab ah khilaaf nasoo kala dhex galay, waagaas whts up ma jirin Lkn SMS ayaa xiiso lahaa, kadib fariin murugo leh ayay iisoo dirtay, saacado badan ayaan isku dayay inaan qanciyo, balse waan ku guuldaraystay, habeenkaas aniga oo arkaya ayaan kala qaadanay go'aano culus balse qof naga mid ah uuna awoodi karin inuu fuliyo, habeenkaas waxaan qol iskaabulo ku wada ahayn saaxiibkay xaabiib oo hada ah qareen ama looyar moobil nokia ahaa oo uu lahaa ayaan soo qaatay, kadib ilaa waagu ka baryayay waxaan dhagaysanayay heestan "Ma waxaad ilawdaa, wanagiyo kalgacalkii, xiisiihii wacnaa, wakhti hore lasoo maray, bal maxay ina kala waday, 😭 mar marka qaar waxaan is iraahdaa sheekadii jacayl ee adiga iyo A... ma ka qortaa buug ..... ?
@tayoonlinemarket2832 жыл бұрын
ax kaliya qof jaceyl dhab ah soo maray kuna guuldareystay unbaa dareemi kara😪
@cadderashiid9 ай бұрын
😢😢wan dareymi kara ruunti qoof jecel dhab somarey Lee fahmi kara oo ku guleysani 😢😢waye
@jamiilojalaqsan22754 жыл бұрын
Waligood Haweenkan Wacad oofineynine Talladoda Weecde Ma Waxaad ilowdee Ma Wanaagii Kallgacalkii Xiisihii Wacnaa Wakhti Hore Lasoo Maray Ball Maxaa in Kalla Wadey ♡♡♡♡♡♡♡♡
@ahssansaas2128 жыл бұрын
This's one of my favorite song by Omar Yare with the best musical talent jimmy thanks guys
@GorGor20234 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏
@dailyxiin3 жыл бұрын
Waxan maqlaY Shayadiin aya la Tumi jirtay
@GorGor20233 жыл бұрын
@@dailyxiin kkkkk wan kula qabaa fikradaas ilayn waxaaz qof kaliya ma tumi kareee
@wiilkaReerCigalle5 жыл бұрын
Bal maxay ina kala waday - Omar Yare Toronto Legend Abdisalam Jimmy - Gacan Dahab 🔥
@sharmakefarah74853 жыл бұрын
Axyaa cumar, bal maxay nakala waday, axyaa hees, Jimmy legend for legend.
@khaderismael73642 жыл бұрын
Haddii xooral cayniyo.xabiibaha quraysheed.xurmo layga wada dhigo.xaalidii siciidaan. Xasuusteedu iga harin.weli waan u xiisaa.
@Qofnaba.5 жыл бұрын
omer yare fanan qaliya ayuu ahaa cod halisa ah alla ku manaystay
@ahmedisse92235 жыл бұрын
ESH CALAA HEES -CODKII Cumar Yare iyo Gacantii Macaanayd ee A/Salaan JIMMY -ALLAH-YA-CIZAK ,Tan hees ma aha ee waa HEESYAAL
@QaraamiyahanАй бұрын
Reer Cumar Yare Are Tallented
@suadabdullahi45036 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019 soomali Wayne
@marialovebabyasdfg29395 жыл бұрын
Aniga
@shaakirfarxaansuudi49885 жыл бұрын
Aniga
@desmondhume51045 жыл бұрын
🖐️🖐️
@Nourdeero13 күн бұрын
Wakhti xaadirkan ayaan danayaaa
@mohamedabdi54586 жыл бұрын
maya maya wallahi xiisa An Ankuqawo waasidsiisa may waalaga baxaya farxad Aya nodabbeesa