Online Business Ugu Lacagta Badan?

  Рет қаралды 34,979

Warsame Bade

Warsame Bade

7 ай бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/252905616363
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Пікірлер: 141
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 7 ай бұрын
Forex aYaan barta alle Ha igu guuleyo Insha allh aniga iyi inta iLa midka ahba.❤🔝
@AhmedIbra-jk6hm
@AhmedIbra-jk6hm 7 ай бұрын
Bro hada dhaw mad bilowday details yar ban ka rabahe
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 7 ай бұрын
@@AhmedIbra-jk6hm Haa shp Xooga ba ku jira hada
@user-qv1uk7nm5m
@user-qv1uk7nm5m 7 ай бұрын
Sxp xagge ka barta
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 7 ай бұрын
@@user-qv1uk7nm5m Shp hada bilaw thy Moalimu youtubekisa ka barro
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 6 ай бұрын
Xageed ka barata bro
@khalidabdiqadir
@khalidabdiqadir 7 ай бұрын
1/3/2024 forex ✅
@BroAziz7
@BroAziz7 10 күн бұрын
Warsame bade Masha allaha thanks macalin
@abdirahmansalad1632
@abdirahmansalad1632 7 ай бұрын
Thank you teacher
@ahmedsade9314
@ahmedsade9314 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad allaha ku xifdiyo
@user-zs2fz7ir9q
@user-zs2fz7ir9q 5 ай бұрын
i really appreciate u man we need more people like u in our community jasakallah 👑
@fawsiajano
@fawsiajano 7 ай бұрын
Maasha allaah Ustaad Mahadsanid🦋
@alinuromer5876
@alinuromer5876 6 ай бұрын
Mansha Allah Warsame Bade.😊
@DanbiBaadhePodcast
@DanbiBaadhePodcast 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ilahay kheyr badan haku siiyo xili aan aad ugu baahanahay ayaad muqaalkan soo dhigtey🎉
@shuceyp5299
@shuceyp5299 7 ай бұрын
Mahadsanid wll
@aminaaliyassin3530
@aminaaliyassin3530 7 ай бұрын
Thanks ustad information fiican baad nala wadaagtay 🎉🎉👏👏 best yutuber baa tahay guulayso👍
@user-su6in3yu5m
@user-su6in3yu5m 7 ай бұрын
Masha Allaha ustaad🎉🎉🎉
@kaafiyamohamed8548
@kaafiyamohamed8548 7 ай бұрын
Masha Allah ustaad mahadsanid🙏
@user-bl6tj3pj2u
@user-bl6tj3pj2u 7 ай бұрын
Thanks bro❤❤❤❤
@kamaalAbdy
@kamaalAbdy 7 ай бұрын
Uataad warsame waan ku salaamay ,❤
@mohamedaliyusuf9957
@mohamedaliyusuf9957 7 ай бұрын
Mahadsanid walal warsame xaqiiq wa War san wana idinkuso biiri inshlaah
@ikraancabdilaahi4421
@ikraancabdilaahi4421 7 ай бұрын
Alle haku xufdiyo
@KhadarKhadarmaxamedmuuse
@KhadarKhadarmaxamedmuuse 7 ай бұрын
Mansha alah ustaad ayaad ayaad mahad san tahay s❤
@user-rq4kx5sj2m
@user-rq4kx5sj2m Ай бұрын
ma challh wllo tnkioyu
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 7 ай бұрын
Thanks amr.Warsame Bide
@shaahidmaxamed5564
@shaahidmaxamed5564 7 ай бұрын
Mahadsanid wllo warsame
@KhadarXasan6363
@KhadarXasan6363 3 ай бұрын
Thanks pro
@lightuptolight
@lightuptolight 7 ай бұрын
Adbaad u mahadsanthy ustaad❤
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 7 ай бұрын
Warsame bade aad baan kuu salaamay ustaadii.
@sacidbarud1881
@sacidbarud1881 7 ай бұрын
Great content ❤
@HustleModeShorts
@HustleModeShorts 7 ай бұрын
Your new site is sick, i am amazed as developer.
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 7 ай бұрын
Mahadsanid walhi
@abdullahikhaliif6563
@abdullahikhaliif6563 7 ай бұрын
Thanks bro
@cafiifaaxmed1911
@cafiifaaxmed1911 7 ай бұрын
Ustaad rabbi haku barakeeyo waxan rabaa inan kula soo xidhiidho xagee kala soo xidhiidhi kara
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 7 ай бұрын
Waad Mahadsanthy ustaad
@khalidabdisalan701
@khalidabdisalan701 7 ай бұрын
Good ustaad khayr ayaan ilahy kuu waydiiyay iyo ajar jano
@hamzaabdirahman9703
@hamzaabdirahman9703 7 ай бұрын
Maansh allah si hagar la’aan ah ayaad noola wadaagtay fursadaha online ka ah ee la bilaabi karo. waxaan kuleeyhay mahadsanid.
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 7 ай бұрын
Ustad waad mahadsantahay
@hassani5y276
@hassani5y276 7 ай бұрын
Jimcaha So socda Inshlh Ninkan ayaan Rabaa Inaan Khudbadda jimcaha ka dhigo. sida uu dhallin yarada haadaanta uga tuuro
@princessiskufilan7822
@princessiskufilan7822 7 ай бұрын
Hadan nuuce ah wllo 🤔
@hassandj133
@hassandj133 7 ай бұрын
Waan ku salamay ustadii sharaf Lahow!!
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 7 ай бұрын
M.a Ustaad waan kula qaadanay inaan la jaanqaadno 2024 insha Allah waxaadna noo samaysay dhiirigalin wngsm Add iyo aad ayaad u mahadsan thy
@Daljirabdirahman
@Daljirabdirahman 7 ай бұрын
Sxb live good diin ahaan waa xaaraam ee iska jira
@amiinyare965
@amiinyare965 7 ай бұрын
Forex waxa ugu mihim 2024 lacag ma aha ee waxa ugu mihim San waa in aad aqon uledahay skills keda ( first wax baro kadib waye lacag )
@KhalidYare-chanel
@KhalidYare-chanel 7 ай бұрын
Softewere engineering kawaran shaqadiisa ostaad
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 7 ай бұрын
One day waan ku abaal gudi uztaad 🎉❤
@KhalidYare-chanel
@KhalidYare-chanel 7 ай бұрын
Ok ostaad waxan rabaa ina kaso hadasho softewere engineering barashadiisa iyo qaabka ugu fiican adooraliya s
@abriischannel3344
@abriischannel3344 7 ай бұрын
Ar zxbow qeer allah kusiyo
@AhmedIbra-jk6hm
@AhmedIbra-jk6hm 7 ай бұрын
Ustaad ardayda hada kugu soo birtay ban ahay inshlh in wax badan ka faido ban rajeynaa aduun kale baa natustay hadii an dhalinta nahay
@SUHEYB.
@SUHEYB. 7 ай бұрын
Hogaamiye please nagu caawi sida loo dhisto note taking system.khayryo guul📿🕌✅
@user-ed1wm9pm6v
@user-ed1wm9pm6v 7 ай бұрын
Mhdsanid ustad
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@ak1250
@ak1250 7 ай бұрын
Thank you for your info. It really motivating. Macalin Investing kwrn? investment and ligit channels kasohadl Please?
@Mohaa930
@Mohaa930 7 ай бұрын
Wll dhiiragalinta noocan ah waan ku wareernay dhaliyaradii meel ey wax ka bilaaban ma yaqanaan bal soo fududeeya habka
@Dhambaal-1
@Dhambaal-1 6 ай бұрын
20 ka cisho ee bishan ayaan wadaa forex ilhy haygu guuleeyo ishallah sanadkaa sanadkiisa ayaan comments kan kusoo noqon doona halka aan ka gaadho 🎉 fx
@CaaishaXasanfarax
@CaaishaXasanfarax 5 ай бұрын
Forex inaa barto baan donya hadna meel ka barto ma aqaan
@AsmaWarsame
@AsmaWarsame 2 ай бұрын
@@CaaishaXasanfaraxisoo sheeg walal hadad heshey Meela ka baratid please ☺️
@caaqilka4379
@caaqilka4379 7 ай бұрын
Kadabo tag Forex ama financial trading lacag badan uma baahna lkn xirfad buu u baahanyahy. Difficult hard Reward unbelievable 💵💵
@xafsahasan4386
@xafsahasan4386 7 ай бұрын
Zxp iga caawi
@ibrofilms__1
@ibrofilms__1 7 ай бұрын
Insha ALLAH I will be Able to create Businesses man
@Taranle.
@Taranle. 7 ай бұрын
Live good diinta ma ogola waddan kana wuu kajiraa culumaduna wey kadigeen
@ebrahima6654
@ebrahima6654 7 ай бұрын
Ina Baddow ku mahadsanid
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 7 ай бұрын
Ustaad Waad mahadsantahay waxad tahay Iftiin uso baxay umada Somaaliyeed Gaar ahaan dadka leh hanka sare ee raba kaliya qof mentor gareeya. Anigu waxan wadaa hada barashada forex weli bilow aya ahay Ma inoo diyaarisay weli ustaad class Forex aan kusoo biiree
@MohamedShariif-nn7gv
@MohamedShariif-nn7gv 7 ай бұрын
Asc ustaad waxaa rabay dhiiragalin usoo duub ardayda barata medicine and surgery
@Aboudi600
@Aboudi600 7 ай бұрын
Fikrad weyn oo ganacsi wan haya balse maal-galin buu u baahanyahay 😮
@alhaadiofficial9532
@alhaadiofficial9532 7 ай бұрын
i was in forex trading in the last year lkn ustaad nagtive bey uqadanayaan dhanka aad ka tiri 5k baad ku bilabe taas hdda malo baahna oo probfirm ba jira qiima jaana 50k account almost 200$, tan kale ood kaitiri scalable maahan ustaad noo aad bu scalable u yahay
@user-kt6ub1cb9l
@user-kt6ub1cb9l 7 ай бұрын
Anigu aniga oo ku ixtraamaya bookkeeping online loogu shaqeeyaa adigoo raalia
@worldwideoddities6688
@worldwideoddities6688 7 ай бұрын
Ustaad crypto currency kasobilaw
@MUUMIN252
@MUUMIN252 7 ай бұрын
forex culimadu way isku haysaa ma xaaraanbaa mise waa xalaal
@diamonddiamond5778
@diamonddiamond5778 7 ай бұрын
Ustad xage laglaso xidhidhay
@user-th1rh2zu1b
@user-th1rh2zu1b 7 ай бұрын
Waxaan maqlay iibinta Trend Dropshipping si tartan ah ayaa loogu qiimeeyaa Shopify laakiin waxay bixisaa waxbadan. Ma jiraan fiidiyowyo muujinaya sifooyinkooda?
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 7 ай бұрын
Subxanalah
@umuabdirahmaan2048
@umuabdirahmaan2048 7 ай бұрын
Asc live good waa xaraam MNm Waa xaraam culumada kahadashe
@Ciilowmuxumed.8268
@Ciilowmuxumed.8268 7 ай бұрын
Affiliate marketing kasohadal
@XakiidCadde
@XakiidCadde 7 ай бұрын
Sxb codsi sida KZbin lagac laga sameeya loo create gireeyo noso duub mahadsanid
@user-nu9qv9xi4p
@user-nu9qv9xi4p 7 ай бұрын
M.a ninka kaliya wax laga baran karo🎉 tnx
@IjahFarey
@IjahFarey 7 ай бұрын
CRYPTOCURRENCY course WAA ino MUHIIM
@KhadarKhadarmaxamedmuuse
@KhadarKhadarmaxamedmuuse 7 ай бұрын
First rating coments
@maxamedaxmedcabdi7892
@maxamedaxmedcabdi7892 7 ай бұрын
wakaa dee hada ku hayna ustaad forex dadka kugu wareriyey aniga ka mid ah
@anasabdimuhudin-hl1pl
@anasabdimuhudin-hl1pl 7 ай бұрын
bookkeeping online kaso hadal inaa barto rabaa macalin
@abdukadirhazaraofficial3699
@abdukadirhazaraofficial3699 7 ай бұрын
PocketOption inoo sharax libaax
@suleymaanmacalincismaan4505
@suleymaanmacalincismaan4505 6 ай бұрын
Nio inteen kaasoo wacaa
@Maankey_pro
@Maankey_pro 7 ай бұрын
Ani waxa raba inaa noqdo Actor
@user-zv2jt7sf5w
@user-zv2jt7sf5w Ай бұрын
Pocek option kawarn isga
@apdullahiapdialigaaf2557
@apdullahiapdialigaaf2557 7 ай бұрын
Ustaad email baan kala soo hadlay ii soo jawaab please 🙏
@bamiiman8891
@bamiiman8891 7 ай бұрын
Anigu waxan jiraa 49 jir 30 sano waxaan ku noola yurub 19sano afrika waxaan ku korsaday caruur yurub aniga oon cilmi lahayn faaidada an ka helay waa ubadko igu koray iyo waalidkay Oon ka ducaystay maxaad igula talin lahayd inaan hada samaysan karo ma shaqaysan karo wan xanuunsanaya howlgab ayan qoranahay xagga dowlada ❤❤❤❤ jz allaahu khayr
@user-ub4dj8zm3q
@user-ub4dj8zm3q 7 ай бұрын
Nolosha africa iyo tan yurub kee fcn hadii aad labadaba daqli ku haysato? Tankleh keeba daqli fcn laga sameen kraa yurub iyo afirca
@user-ps6wd7oo8c
@user-ps6wd7oo8c 7 ай бұрын
ustaad team wadaag ma noqon karnaa
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 7 ай бұрын
Sxb warsame marka xiga kasoo hadal sida loo dalbado Facebook ads iyo tiktok ads sidaan ugu samayn lahaa ganacsigayga
@AbdallaMabdi
@AbdallaMabdi 7 ай бұрын
Dropshipping ustadi ma xallaal ba
@ibnumaxamedwarsame3439
@ibnumaxamedwarsame3439 7 ай бұрын
Ustadii mentorshib miyaad bixisaa hadad bixiso? Sideen ku heli kara hadad bixiso Tnx ustad
@warsamebade
@warsamebade 7 ай бұрын
Waad Mahadsan tahay walaal, xagan nagala soo xidhiidh. wa.link/t7ji7y
@MaryanMohamedAhmed
@MaryanMohamedAhmed 7 ай бұрын
Sxb wxn ahay nin dhalinyaro ah ooh rabo inuu ganacsado eee iga caawe
@abdulkadirsh9346
@abdulkadirsh9346 7 ай бұрын
Ustd yarka forex nugu xir
@Ralia.Channal
@Ralia.Channal 7 ай бұрын
copy writing kasoo hadal
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 7 ай бұрын
Wall all si runa miyaad Cawinaysaa hadan ka iibsado goosadada takale. Korsada meeqo bil ayuu qofka ku Barnaya adiga miyaa laxidhidha ardaygaga mise video ayaad uso diraysa. Qofku isga waxa isbaaraayo fadlan iso jawab wll Asc
@mahadkadek205
@mahadkadek205 7 ай бұрын
Walaal coursoyin ninkaan ma gado kaliya ganacsiyaasha ayuu kahadlayaa laga ganacsankaro
@warsamebade
@warsamebade 7 ай бұрын
Waad Mahadsan tahay walaal, xagan nagala soo xiriir si aan ku caawino. wa.link/t7ji7y
@Motherof5kingdom
@Motherof5kingdom 7 ай бұрын
Ustaadi lcgta youtubeka laga helo kasoo hadal
@CarteCilmi
@CarteCilmi 7 ай бұрын
Intee laga soo galaa ama la iska diwaan galiyaa faca cusub university
@warsamebade
@warsamebade 7 ай бұрын
Halkaan iska diiwaangali walaal facacusub.io/
@user-uc4re5kk4d
@user-uc4re5kk4d 7 ай бұрын
M.a
@dayib22
@dayib22 7 ай бұрын
M.a sxb youTube hami aya igalay inaa bilabo aya diyar u ahay ee halke kalaso xirira
@warsamebade
@warsamebade 7 ай бұрын
Waad Mahadsan tahay walaal, xagan nagala soo xidhiidh. wa.link/t7ji7y
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 7 ай бұрын
Mawaadiicda aad ka hadleeysid sxb usamee chaptero waa talo
@bile-25
@bile-25 7 ай бұрын
Mahadsnid wax badan ka fahmay
@user-jc8lp8xs8h
@user-jc8lp8xs8h 7 ай бұрын
Maclimo...course free___ma jirto__miyaa
@ismailfx-bj3sx
@ismailfx-bj3sx 7 ай бұрын
Ustaad coursadaada ma awoodo wxana raba inan hormar ka sameeyo nolosha hadan awood u yeelan lahaa Wan iibsan laaaha wll please iso jawaaab ustaad
@ismailfx-bj3sx
@ismailfx-bj3sx 7 ай бұрын
Ustaad sidee instegramka iga la so hadal please
@AbdilahiMohamed-jd9dq
@AbdilahiMohamed-jd9dq 7 ай бұрын
Ustaad. Affiliate marketing ka kasoo hadal, muhiimad intee le eg ayuu leeyahay fadlan kasoo hadal mahadsanid
@cabdiabsieh4317
@cabdiabsieh4317 7 ай бұрын
Wa inaad taqaan af English sxb hadi kale iska dhaaf
@Demhaab
@Demhaab 7 ай бұрын
Warsame Bade sxb Forex trading, diinta maxay kaqabtaa. Ma xalaalba mise Xaraam??😮😊
@jamaalfankaofficiall8141
@jamaalfankaofficiall8141 7 ай бұрын
Meel laga barto forex isheega bosaasa jogaaye🙋‍♂️
@subeerilkacase8184
@subeerilkacase8184 7 ай бұрын
one day come trader i.a😗
@RUWaydocumar-rz9fl
@RUWaydocumar-rz9fl 7 ай бұрын
Waxan sugaba waa ale gargaarkiisa wan wadaa dadalkaaa
@mustafebiko
@mustafebiko 7 ай бұрын
waa maxay muqaladada isku wax bay ka hadlin
@sabaaxcabdirisaaq3962
@sabaaxcabdirisaaq3962 7 ай бұрын
Wllo qli waa maxy cryptomanio
@sabaaxcabdirisaaq3962
@sabaaxcabdirisaaq3962 7 ай бұрын
Iso sharax
$30 Maalinkasta Shaqeyso ( Blogging Full Tutorial )
14:20
Gelle Bashir
Рет қаралды 125 М.
15-kan Talo Waxay Ku Dhaafin Doonan Qofkasta
13:34
Warsame Bade
Рет қаралды 45 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 18 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
E-commerce | Ku taajir adoo gurigaaga jooga🤑💰
4:28
Sir Fathi
Рет қаралды 41 М.
Sidee Website 10 minutes Igu Sameyaa | AI 2023
19:02
Gelle Bashir
Рет қаралды 29 М.
Sidee loo bilaabaa Online business 2021
12:22
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
DHAMMAAD S1! SOMALI HIGH SCHOOL PART 23!
38:59
FAM TV
Рет қаралды 119 М.
Sidey U Noolyihiin Dadka Indonesia 🇸🇴🇮🇩?
13:20
Warsame Bade
Рет қаралды 18 М.
Sideen Shaqo Ku Heli Karaa 2024?
32:37
Warsame Bade
Рет қаралды 20 М.
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
Warsame Bade
Рет қаралды 26 М.
Sidee Naftaada Loo Hora Mariyaa?
14:55
Warsame Bade
Рет қаралды 4,7 М.
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 362 М.
Xirfadan Hadii Aad Baratid Lacagtu Waxay Kugu Imani Sifudud.
13:39
Warsame Bade
Рет қаралды 17 М.