Sidee Ayaan Uga Soo Guurey Europe?

  Рет қаралды 9,374

Warsame Bade

Warsame Bade

Ай бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali facacusub.com/
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Пікірлер: 38
@Dacwachannel1
@Dacwachannel1 Ай бұрын
one of the best video mashaaAllah Alle Haku sharfo wll
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
🔥😊
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
@masteryare2024s-mz9zk
@masteryare2024s-mz9zk Ай бұрын
Good information 👍
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline Ай бұрын
good information
@ruunmaxamud6724
@ruunmaxamud6724 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdiwelimohammed3004
@abdiwelimohammed3004 Ай бұрын
Masha allah, Best Motivation alle haku sharfo ustaad ❤❤❤
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Aad ayaad umahadsan thy ustaad 🙌🏽
@XalTech19
@XalTech19 Ай бұрын
From Europe to Lowest Africa 😮 Meeshaas far baa ku godan wllo
@deqali230
@deqali230 Ай бұрын
😂😂
@ismail.mo77
@ismail.mo77 Ай бұрын
20:22 point kaas ayaan aad uga helay waanan kaaga mahad celinayaa wll, in badan ayuu dhuunta ii taagna pointkaasi, thanks wll warsame
@adiminabdirahman
@adiminabdirahman Ай бұрын
Asc wll
@KurulusOsman-12374
@KurulusOsman-12374 Ай бұрын
Ninkan video edit gareeyay ka kala daa super film look ama border ka ha ku cel celin
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 Ай бұрын
ustaad safarkaagi bali maxaad si wacan noogu soo duubi weyday
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak Ай бұрын
Ustaad su'aal ayaan qaba "hamster kombat " Siday u shaqysaa na fahansii???
@KurulusOsman-12374
@KurulusOsman-12374 Ай бұрын
The patrol can only move me him
@Reels571
@Reels571 Ай бұрын
Waxan kadaalay shaqo an rajo wayn lahayn ustaad. Koorsada aad bixiso siden uguso biiri kara 😊
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Ай бұрын
qaybta sare eeg, lingax (link) ayaa yaalla.
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Allaha ku fudeediyo
@leaderzachariachannel9691
@leaderzachariachannel9691 Ай бұрын
Kuwa aan wali Europe talin wali😂
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
wll waxaad kasoo hadasha xirfadaha inta saac ay ka yara qadanYa mid walbo meqo saac baan heer sare ugu gari karaya isoo jawaab😊
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Ай бұрын
Coomentiga wakhtibaa igaga baxaye like ta saara Marka hore Xirfadda illaa aad ku shaqayso heersare kama gaadhaysid, waa adoo immika gaadhi wadista youtube ka eegta, kaddib yidhaa wax kasta oo gaadhiga ku saabsan waan garanayaa, gaadhiga waan wadi karaa. Hase ahaatee Tusaale: -haddaad doonayso inaad *Excel-ka* aad barato, basics *10-20 saac* ayaad ku baran kartaa, waxay na kugu qaadan kartaa inaad "Proficient" aad noqoto illaa *6-7 bilood* - *Trading* haddaad doonayso inaad barato, Basics waa *5-6 bilood* oo joogto ah, inaad khabiir ku noqotana waa sanado, laakiin waad ku shaqayn kartaa adoo basics yaqaanna, waxna sii korodh sanaya. - Programming Languages: tusaale *Python* oo yara fudud ugu yaraan *3-4 bilood* weeye Basics ku oo aad joogto u baranaysid. khabiir inaad ku noqotona waa kolba sidaad ugu shaqaysid, ee aad u isticmaashid. -*Digital marketing*, sida "*search engine optimization (SEO), social media marketing, and content creation*" basics waxaad ku baran kartaa *3-4 usbuuc*, kaddibna waa sidaad ugu shaqayso.
@AbdullahiMohamud-nz8ix
@AbdullahiMohamud-nz8ix Ай бұрын
5000 saac ilaa iyo 10000 ayaad khabiir loo daba fariisto ugu noqon kartaa shay(yacnii wax barasho tusaale computer k ) gaar ah
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
@@AbdullahiMohamud-nz8ix zxb waxan raba in aan barto after imtixanka dugsiga sare website design ayaan raba in an kusha qeesto ee meqo bay igu qadan in aan si fcn ubarto
@museabdi7811
@museabdi7811 Ай бұрын
Su,aal markaad safarka ku jirto yaa muuqalada Kaa duuba
@rageugas2853
@rageugas2853 Ай бұрын
Sorry to say walaal, laakiin wax weyn oo aan kaa faa’iido waan waayey. Hadalkaagu ma dagana video editing kaaguna dadka madaxa ayuu xanuujinayaa Ee is yara daji oo koleyba Energy ayaa kaa galey in aad Clip kan soo duubtee wax ka badal qaabkan. Waa iga talo oo ha uqaadan wax kale. Kana fiirso talooyinka aad bixineyso mar marka qaarkood. Mahadsanid.
@abdillahious6193
@abdillahious6193 Ай бұрын
Wll dhankaga haddey ka cajabin maha micnehegu iney dadko dhan cajabin That’s only you’re idea
@rageugas2853
@rageugas2853 Ай бұрын
Wll, waxaan ka hadlayaa waa dhankeyga ee uma hadlo dadka oo dhan. Hadaan la isa sixin see wax u hagaagayaan? Noloshu wey ka weyn tahay in maanta oo dhan la nacam leeyo. Waa waxa Ina dhigey meesha aynu maaanta joogno.
@milgomoumin7494
@milgomoumin7494 Ай бұрын
Sidee kuu laa xiirira
@warsamebade
@warsamebade Ай бұрын
Walaal WhatsApp Nagala soo xidhiidh wa.link/t7ji7y
@palestine577
@palestine577 Ай бұрын
Sidde ku imaan kara uerope
@amiircabdikariim8533
@amiircabdikariim8533 Ай бұрын
Kenya ma wadan islaam baa
@Khaalidka
@Khaalidka Ай бұрын
Waxba ma dhaamo😅 Masaajidda iyo Soomaalida aa kaa badan
@user-hd2vb7wo3l
@user-hd2vb7wo3l Ай бұрын
Nio fiidiyoqgaaga ama video kaaga lama daawan karo editing ka ayaa ku badan saaid ayaa ujarjartay editing ka iska sax si marki ladaawanayo loogu raaxeysto intaa waa iga talo
@handle737
@handle737 Ай бұрын
Adigu bal si free wax ma igu baraysaa waadigaa aqoon hayee
@nuraldin2656
@nuraldin2656 13 күн бұрын
Asc *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Anigu hadaanba Yurub useless ku noqday 13 iyo sano oo meel ay martay aanan aqoon baa iga lumay!!!!!!!!!!!
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Allaha kuu fududeeyo 🙌🏽
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 142 М.
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 26 М.
4tan Qaab Oo Lacagtu Ku Soo Gali Karto.
13:12
Warsame Bade
Рет қаралды 12 М.
Sidee Ayaad wax soo saarkaga sare ugu qaadi kartaa ?
12:06
Warsame Bade
Рет қаралды 8 М.
Hosow Pro $1 Ayaan Waayay.
56:57
Warsame Bade
Рет қаралды 53 М.
Inta Aad Kor Baxayso In Ka Badan Hoos U Bax| Warsame Bade
10:12
Warsame Bade
Рет қаралды 40 М.
Ganacsi Aad Ku Bilaabi Kartid Zero.
13:36
Warsame Bade
Рет қаралды 12 М.
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН