Wasiir gabdha ha ii dhaaf waa run ❤❤❤❤❤❤❤❤ xooga suurodumar waaye
@LizaCdy2 ай бұрын
Team nag nol wn slmy ❤🤚
@nocapnobs78452 ай бұрын
cadaan nago only. i want children with high iq.
@HodanAbdiqadir-s8g2 ай бұрын
Wani salaamey naag nooliyal😅
@XamdiAshkir2 ай бұрын
Waan kaa qaadnay😂
@ShucaybAbdullahi2 ай бұрын
Wazir kena maxa dhah deen🎉😂😂
@IglanIbraahim2 ай бұрын
Ha dhoco😂😅
@fayrous-ml1bs2 ай бұрын
Ha nolado😂
@Aliya-vv9pz9gd7l2 ай бұрын
Hadhacoooo 😂
@ShuceybBundid2 ай бұрын
Ha nolado
@CabdiwaasacCismaan-q7u2 ай бұрын
Wasiir soo wada bax qaybaa kaaga hadhay qolkodiiye😅😂
@Zulubo-yar902 ай бұрын
Wasiiradii meeday wasiirka hanaga qabatee😂😂
@KifaaxCabdi-z8e2 ай бұрын
Intay jiifty Buu ka faideysaty 😂
@Zulubo-yar902 ай бұрын
@@KifaaxCabdi-z8e Haa hanalaga qabto😂😂
@hiboclaahi90642 ай бұрын
Wasiiradu dumarland way ka hilisay ninka yar bay naga qaban wayday 😂😂😂
@AM333N-52 ай бұрын
😂😂
@AbukarA-ew7bi2 ай бұрын
Hhh😂😂😂😂
@daahaabdi-ms5yf2 ай бұрын
ام فله طلعت ترند حتا عندنا في الصومال 😂😂😂
@daawadmedia87022 ай бұрын
Ma iyadii baa Mida carabiga kunhadleysay
@fiidowmrk2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@ahmedaboubaker79812 ай бұрын
Continue comme ça notre ministre 😂😂😂
@ShaimaOmar-to9bv2 ай бұрын
First comment wasirka waa ku salamay
@HappyPrairieAnimals-mu7jv2 ай бұрын
Markii hore qofta waan iska dhaafi jiray adaaba ijeclaysiiyay
@abdikhanimohamedmuktar92092 ай бұрын
War wasiir hal mar igu sharaf like
@Abuqayska2 ай бұрын
Wasiirka dumarlandbu ku mashqulsanyahy ana ku saaray lagu sii qaadye😂
@suusaanclcasiis2 ай бұрын
@@Abuqayska 😂😂😂
@Odaybahal-i8k2 ай бұрын
Asiga mahaayo chance oo Hal mar love kugu saaro lkn adi waxaa heesaa energy AA Ku daawato video 10 daqiiqo ah lkn isaga kaligiis mahin EE waa dadka can Ka ah dhan
@aboustar89422 ай бұрын
Niow like la isku saaro maxa laga hela Aya I fahnsiya dar ilaahey
@Zaki-q9s2 ай бұрын
Waziir ku soco dumarka abaayo majeclo waa wax la soo ogaaday
@bisharojamac31082 ай бұрын
Wasiir hays qaldin😂😂😂 kan ku jecel laftiisa laga qabanayn suusa kaaga daremin wasiir xisaab qaldana isku dhufatay😂😂😂😂 muqalada si fican usoo daawo waa maxay qasaradan😂😂😂😂 warya yaa naga adeejiyey wasirka kaan jeclayn baa ku dhagaysana wasiirku arkaya bes 😢😢😂😂😂😂
Wasiir sidan waa xasidnimo cadana ani kuma racsani dumarland sidan naf walba naftada ka matal sad adi u rabto yes queen ayuu isaguna urabaa yes king ❤faraxyadeena isma huri karno hilba Wada dhashiyo Hayb qudhaynu nahay ❤❤❤ Gobanimo ku nolada waa la isu bahanye si wacan ha la isu beerto faraxyadeena iyo xalimooyinkow
@Hibaaq-lq2vh2 ай бұрын
wll waxba ha suuroon dumar waa dumar hadad left qaadatay waa meesheeda😂😂😂
@HannaBidix2 ай бұрын
@@Hibaaq-lq2vh Wlahay inan suuronayn waa iga dhab waxa qurux badan inan xaqiiqada laga hadlo dunidan macna loo jooga ilaahaybana inoo keenay hadiiba la Kala marmayo ilaahay waxba isukuma keen dareen gacalo aan nafta xaqiiqada u sheegno
@JuweyriyoAwdiriye67972 ай бұрын
Sirteenii qaraxdayo😢 meshano kale aan xuf ku dhafno dumarland now😂
@Binthlm2 ай бұрын
Haa wxn cml inaa whatsapp le laiskugu sheego fcned😂
Iyagaa online ubareeray wey ogyihiin social media halkan in ay tahay waa nolol caafimaad leh mida ay noolyihiin oo qofka wuxuu shaqeysnayo ajir ama dunuubta kabaa'irta ah isaga ayaa xur u ah laakiin kuwa wasiirka uu tilmaamay in ay talo iyo sheekooyin muuqaalo Group ugooni ah ku kulmaayaan waxaa ogaalkiisa dheer ALLIHII abuuray in uu arkayo wax walba oo bani Aadam qarsadaan ama mùujiyaan oo kufaanaan . والله يعلم ما تخافون وما تعلنون
Wasiir adih wax wa heesata iskabulada ka dhax bax😂😂😂😭
@abdullahimahamud34292 ай бұрын
hahaha sacdiyo sheekadaan waa la idin ku fahmay.
@SacdiyoAbdi-mm3nm2 ай бұрын
@@abdullahimahamud3429 wasirka so adin so diririn jooga😂😂
@SalmociiseCabdi2 ай бұрын
@@abdullahimahamud3429 haka yaabin in lagu fahmo😅😅
@SubeerCllaahi-e1f2 ай бұрын
IskabuLo iyo xaasLe madhaxtaana zheekadu 😮😂
@YussufBare-qy8sz2 ай бұрын
Yakudeh iskabula kuwa rage uhadal
@ayanothman49632 ай бұрын
Wlhi aad bn u qosley wllkay xaraabad tahy. Masha Allaah
@MunoAbdurahmanmohamed2 ай бұрын
Naag nool waye ❤
@MaxamedBaariyoow2 ай бұрын
Adna mid ogsoow raga adag dhoowr jeer wax ma wacaan🤣🤣🤣🤣🤣
@Hasanali-kt2xh2 ай бұрын
Mid aan noolayn miya jitta?
@PrincessNajah2 ай бұрын
Sis Chanelkeed waxa ugu qoran iisheeg❤
@MunoAbdurahmanmohamed2 ай бұрын
Itssbalqisa waye
@Sharmaboymix2 ай бұрын
Sewayo qoftan Dhaka muusta ah sewalahi waye wlhi 😂bidaareey
@ubaxismail62852 ай бұрын
War ma in aad gabadha caydo kaliya ayaad meesha u timid. Gabadhu waa ay isku kalsoon tahay oo caqligeeda ayey ka hadashay ee adigu ma caay kaliya ayaad keentay, CEEBEEY TACAAL.
@CubeydAbdidiriye2 ай бұрын
😂😂😂
@SacdiyoHassan-if9tx2 ай бұрын
Wazir wan ku wata lkn raaga hanagu diri 😂😂😂
@mahamedhassan2022 ай бұрын
Walee xaliimo ayaa u naxariisan jiray .jiljileeca iyo dabacsanaanta xasaasiyad ayay ka qabaan kkkkkkkk. No no❤❤❤❤❤
@MaqribSeexde2 ай бұрын
Balan waye hada ka dib abayo abyo inaan wax raba kaga qado 😅
@iygu8tirog7992 ай бұрын
Alxm qofkuu ilaahey iga dhagay 😊 Wyo No1 : Waxaan kumashquulsanhy shaqadeda iyo sidaan dhaqaale ku sameysanlahaa No :2 Waa walidkey iyo wallhey ❤ No :3 Gabadh lkin waa inaa sidaa rabo ka helo hadeysan aheyn ma thy ina adeer ha imashquulin
@RaxmaXasan-ui9nf2 ай бұрын
saki binu xaaji oo xaasla ah ha inuga waalo faarax😂😂
@Duniyo143Duniyo142 ай бұрын
Caqligaga garo wllka
@MohamedHanad-w7oАй бұрын
Rental qaata
@YonisCade-w3t2 ай бұрын
Wazir Abu FALAH Walashis gambar bee ku dhigathy.is ilali.😂🤟
@Queen__fatma292 ай бұрын
Sheekadii carabta maa keentay😂😂
@IlaNassah-es7qp2 ай бұрын
Mr le ministre chaque matin je dit bonjour OK mai si c'est commca j'arrête complètement wallahi dit lui la meuf merci pour cette information
@abdirazakmedbarreh71672 ай бұрын
Tu crois vraiment qu'il comprend la langue française
@Aboumahadsan82 ай бұрын
Oui exactement il est en france depuis trss longtemps @@abdirazakmedbarreh7167
@Ahmed_Rainfall.102 ай бұрын
@@abdirazakmedbarreh7167Waxad lataabtaa Meesha ay ku qoran tahy🙏 "Translate to Somali" Very Simple🙏
@simanesaid31932 ай бұрын
Au moins , il a pris le temps pour lui écrire 😂
@nuuremohamud43112 ай бұрын
Le ministre nous a dit un grand secret, frère, que Dieu bénisse le ministre😁.
@mohamedok942 ай бұрын
Wasiirka naagta ka qadey lkn amaanta ku bilowty gabadha qofka caynrabtid marka hore amaan aa😅😂😂
@muhhamaddeeqdarajo77572 ай бұрын
Ugu horeen madaxa so asturo sister wax waliba o koonka saran hoostada in la keeno xaqbaad u leedahay 👍
@ABDIRAHMANIBRAHIM-c8w2 ай бұрын
Subax wanaagsan si aan u lahaa waan rafaadaye, hadda iska dhaaf maa i leedahay wasiir 😂
@xaliimomuxumud28862 ай бұрын
Wasiirka ayaantan dumarka ka dhaxyeeray
@SabirinApdirizaq2 ай бұрын
Team nag nolo😊
@CabdinajiibYare2 ай бұрын
waziir meel loo raaco malahan balaayadan bidarta dheer 😂😂😂😂 4:39
@MuuminCumar-v6l2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@cumarcalicumar82992 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 bidarey
@DarkMaan-w7i2 ай бұрын
Ragoo balantu waa inaan noqono he is the one ,,,,
@SalaadHero-kn2db2 ай бұрын
Quruxda gabdhaha lashego WA Xijaabka bal Arag gabadhaas Aad Modo daanyer balaaya bidaar weyn😊
@umuclaahi55622 ай бұрын
Exactly
@fowziamulaha96382 ай бұрын
Kkkkk😂 adiga xishooda gabadha weey isku kalsoontahay waa caadi waji madow qurux ok ee Ka fuq gabadha
@iidsalah19892 ай бұрын
ma aragtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@HusseinOsman-io5mg2 ай бұрын
Muhiimada iyo yoolka midabka ma aha ee waa Bilicda iyo Quruxda uu si gaar ah fabadha uyeelayo isku mid mid ma aha mida xijaaban iyo tan horumar mooday madax iyo qoorta lafeydo waa hubaal bilicda iyo quruxda wixii ah ma aha kuwa malaayiinta wada daawadaan. @@fowziamulaha9638
@MuuparikMohamoud2 ай бұрын
First wasiir
@nasrasulub68942 ай бұрын
Wasiir tanoo kale waa maaha aad ujilicsan walaahi wa benaley naaya ha lugooynin gabdhaha waarbaa doqomo ah ee wasiir iga gaarsii faarax lugo dhayman is adkeeya Plz we love you faarax ❤❤❤❤❤❤❤❤wasiir mac Mac nooh