"Oofwareen waa nin mujaahida, Jabkii Ciidanka Qaranka Deegaankaygu..." Janaraal Caare

  Рет қаралды 39,642

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 155
@AarkaSomaliland
@AarkaSomaliland 5 ай бұрын
Taliye noo soo noqo waanu kuu baahan nahay😢😢
@mohamedqacda2688
@mohamedqacda2688 5 ай бұрын
LegenD janaraaL CaarE 🦁
@ahashi7828
@ahashi7828 5 ай бұрын
Maasha Allah Generaal Caare Illaahay ha ku XAFIDO Geesi Geesi dhalay
@zackbah7584
@zackbah7584 5 ай бұрын
Mujahiid Carre waa Libaax 💯
@zackbah7584
@zackbah7584 5 ай бұрын
@user-wi1io6vl3t Garxajis waa mulkilaaha waqooyi, Dir oo dhan xabashooda ninka dul fadhiyaa, isaaqna sandaladeeda hayaa. Hadu garac ku taliyo adigay damiir xumo ku tahay laakin anigu 500 sano aan soo talinayeey iyo SNM iyo 30 suldaan oo xidhiidha oo dhaxal ah baa ka miisan culus taariikhda baho idoor, faqash iyo samaroonba
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 ай бұрын
​@@zackbah7584 Samaroon waa reer tix gelin Mudan. Qofka nasabka ah ma caytamo. Nin talin jireyna ummad islaam ah & calan Tawxiid lama Coloobo. Dad ka fogna Adoon uma Noqdo. ISAAQ na maalin Allaah ma badin Garxajis. Daaqsin kolay tahayna kuma guurin oo ma Nabad gelin. 2004 yusuf harti banu nahay Suuqa dhexdisa kama yidhaahden. Hawiye & Ugaden uma Noqdeen shaqaale . Qofka Dir sheegta siiba R. Sheekh ISXAAQ kuma duryeen aragoda
@AyaanSiciid-qy3xg
@AyaanSiciid-qy3xg 5 ай бұрын
Waa Rijaal❤
@fadumojamac2415
@fadumojamac2415 5 ай бұрын
Caare waa runtii ilaahaw somaliland isu soo hadee
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Viva king muj family garxaajis man oofwareen
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 5 ай бұрын
Mujaahid care rag rag dhalay
@khadranur3973
@khadranur3973 5 ай бұрын
Caare nin adag
@cabdikhaliqmaax6947
@cabdikhaliqmaax6947 4 ай бұрын
General caarre guulayso abti
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 5 ай бұрын
Dhagar qabaha inamadii book iska kibirka ku dilay miyaa mujaahida
@HamdiMatan
@HamdiMatan 5 ай бұрын
Mashallh❤
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 5 ай бұрын
Waruuntii caree ❤
@hassanhmohamed9640
@hassanhmohamed9640 5 ай бұрын
Gen caare waa nin geesiya Rageedii Wax badan ayuu asturayaaw
@CabdirisaaqQaanso
@CabdirisaaqQaanso 5 ай бұрын
Cadawgu waayo caaraw Ma idiin ciidbaa maalinka 18may
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 5 ай бұрын
CAARE WAA DAACAD LAKIIN MEESHA WAXAA WAALAYA DAD AAN DAACAD AHAYN OO KURSIGA RABA INAY ISKA FADHIYAAN
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Dhadiga isaaq lacag bilaashaa qataa garacdaa habar awale
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Dhadiga isaaq walay meeshaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Munafaaadiin laa bartay hala guub yuhuud dhadiga isaaq xarantaa kuu nool
@HodanYusuf-w2x
@HodanYusuf-w2x 5 ай бұрын
MashaAllah rageedi
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 5 ай бұрын
Legend jeneral caare nin runta sheega ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedthayto388
@ahmedthayto388 5 ай бұрын
Illahow isaaqow midooba❤
@ashanor8035
@ashanor8035 5 ай бұрын
Caare geesi Geesi dhalay caare iyo oofwareen libaaxyo noolow 🎉🎉🎉🎉🎉
@CabdirisaaqQaanso
@CabdirisaaqQaanso 5 ай бұрын
Dad aan ku ogalayn layskuma qasbo xoraynta ma aqsaa lajoogaa Aynu aayar walaalawno
@MakoFarax
@MakoFarax 5 ай бұрын
CAWA AYUU UGU HADAL WANAGSAN YAHAY CARE HADII AY DHAB KA TAHAY OO AANU SHEEKO GARXAJIS AANU KA HADAL WANU KU SO DHAWAYNAYNA HADII ANU NAHAY HABARWALIYA MIDNIMO REER SHEEKH ISAXAAQ KUWA XUMANTA WADA EE GARXAJIS HALA LA TALIYO GOD BY
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 5 ай бұрын
waa runtii anaa dhaawaca oo ciidankaa oo ciisemuusaa
@maxamedcali7432
@maxamedcali7432 5 ай бұрын
Xilimo Mujaahid noqodey Subaxanal fanaki Rer caynashe banu arayan wab gara wan
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 5 ай бұрын
Kii yaraa ee qabyaaladda jeclaa.
@hodandaud7319
@hodandaud7319 5 ай бұрын
Asc wan ku salamay care inader waku ducanay wa habli Culimada Asc
@rashaail4191
@rashaail4191 5 ай бұрын
Caarow dabka dami waayey adaa shiday wax walba adaa bilaabay ee iska aamus dalkan ilaahay buu lee yahay markaa oofwareen ha difaacin waa gacan ku dhiigleh ciidankii laayey lgana diray guriga citro
@nuxurofficial88
@nuxurofficial88 5 ай бұрын
Markii madaxwaynahan qabyaaladu hadhaysay uu damcay inuu siduu doono yeelo ayy ragani baraq jabiyeen Yaa midnimo diida yaase Somaliland jecel
@ashanor8035
@ashanor8035 5 ай бұрын
Adeerka muuse 33 Sano ayuu dhiiga GARXAJIS daadinaaya Alaaha manta muuse garabkiisa kabaxa
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Markii sarakhiishi garxajis laga xan qarsaday iyuu qaranku jabay hadana marku kulmiye tago iyaa nabad lagu xalinayaa dakal nin baa ku dhinte nin kuma dhasho
@MaamoMuna
@MaamoMuna 5 ай бұрын
Oofwareen waa gacankudhiigle Xaaramiya
@Keysek
@Keysek 5 ай бұрын
Musa bixi ba wa gacan ku dhiigle 😅😅😅😅
@saynabSr
@saynabSr 5 ай бұрын
Ina kaahina ku dar ma garxajis ayuunba gacan ku dhiigle noqda? haday mujaahidiin muuse iyo ina kaahin dee caare waa mujaahid, oofwareena waa mujashid muuse iyo ina kaahina waa mujaahidiin,
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 5 ай бұрын
Adiga ayaa xaaraamiya reer qoomuluud ah oofwareen wataa tisii la raacay oo loo oofiyzy in doorasho laqabto
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Garacdiin dhadiga isaaq dagalkaa galiin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Dhadiga isaaq dagalkaa galiin garacdaa habar awale lacag bilaashaa qataa
@saeddahir7600
@saeddahir7600 5 ай бұрын
Oof wareen mujaahid wuxuu kuboqday 10kii nin ee uu dilay laakiin Ragii 10ka kabaxeen ayay utaal inuu mujaahid kunoqdo iyo inkale kornayl caare waanin sharaf leh intuu baxay nin reer s.land ah xabad uma quudhin
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 5 ай бұрын
mujaahida oof waren dalka soo xoreeyey isagoo wiil yar adigu ku xoreeye 10 qofna magtoodii waa la bixiyay ayaguba waa dilayeen in la bixiyo mey ahayn adeer jaahila ba tahay wax uu fiirso ragii ku xoreeyey afkaag ka daa muuse 10.000 qof buu diley waan madaxweyne ilaa 1994 ilaa laascaanood 10. 000
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 4 ай бұрын
Caydu waxba maaha !!!!!!!!!!!!! Waa nin weyn oo isaguba jabhad samaystay also oof wareen ku sheegay mujaahid ku jihaaday ciidankiisii oo intuu dilay madaxa iskaga taagay waxaasi caare uma muuqdaan.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 5 ай бұрын
Tuugi mushaharada ciidamada dhacay, hadana la laaluushey, Huwaneey, iska hadal. Kaba qaad baad tahee.
@MunaMohamud-n3w
@MunaMohamud-n3w 5 ай бұрын
Waxan baa wariye lagu shèegayaa wariyow xaal qaado
@momoabdo6991
@momoabdo6991 5 ай бұрын
Ofwareen reer Kulmiye ayuu u shaqeeya
@subeerjaamacmohamud801
@subeerjaamacmohamud801 5 ай бұрын
Care waa danbiile wayn waxanba isgaa bilabay oofwareena isagu waa gacankudhiigle markaa kan warysanaya ayaa kaliita
@AbdirashidMuxumed-te6tl
@AbdirashidMuxumed-te6tl 5 ай бұрын
Waa nin waalan
@QadanMohamed-i4t
@QadanMohamed-i4t 5 ай бұрын
Geeesi qaran
@jimcaaleibraahim1527
@jimcaaleibraahim1527 5 ай бұрын
Caare hadalka wuu u tudhayaa caare laakin ciidanka xukuumada dhabar jabisay😅
@ashanor8035
@ashanor8035 5 ай бұрын
Yes waaruntaa
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 5 ай бұрын
Ku Cadee waxay uwaasheen Garxajis baa waxjabiyaye
@mustafeciise4172
@mustafeciise4172 5 ай бұрын
Waa run
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 5 ай бұрын
Carre Xadiis bu ku hadlay wlhi From Ciise muuse
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Hhhhhhh
@rodahussien1993
@rodahussien1993 5 ай бұрын
Caare nin adag SNM dhalada maaha koobi shalad dhalatee waataa SNM
@AwillYeey
@AwillYeey 5 ай бұрын
Ŵarya ofwareen aya mujahid kushegtay lamid ayad tahay.
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 5 ай бұрын
Gener caare waa nin qaranka somaliland lexejeclo kale wayo marku buurta galey cadawna umuugalin ciidana muuleyn oofwareena huwantu hoosta kala shaqeyn jirey askarna wuulayey
@Qalaska
@Qalaska 5 ай бұрын
Car kalalay oog walee in laascaanood ama buuhoodle lagugusoo xidhin
@Xasmas
@Xasmas 5 ай бұрын
Ofwareen waa gacan ku dhig leh . No xamar wadani iyo gudi Garxajis
@AmiinAdenAli
@AmiinAdenAli 5 ай бұрын
Kiniinkaa xoog baa ku liqi . Ama xuduuda ayad ka bixi😂
@Xasmas
@Xasmas 5 ай бұрын
@@AmiinAdenAli 👍✋😎kiniin😂
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 5 ай бұрын
muuse biixi gacan ku dhiigle ah oo mxakamad ina la saaro la doonayo madax weyne bab noqdey ilaa 1994 dagaal uun ku jira ilaa laascaanood 20.000 diley
@abdihassan8244
@abdihassan8244 5 ай бұрын
BAHALUUL WEEYE BAR CAQLIYA LAGUMA OGAA
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 5 ай бұрын
Qof calooshiisu xargaha goosatay oo caqli leh xagee ku aragtay?
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 ай бұрын
Ala aakhiro muxu war yaala ma ninki cidanki qaranka kibirka xabada ula dhacay ee waliba maydkodina mdaxa kaga istagayba lagu amanaya danbiga if iyo akhirba illahy agtisa ku culus
@AxmedMaxmud-qs6ty
@AxmedMaxmud-qs6ty 5 ай бұрын
Wareyrahan i waa ibnaxaraanbaa lagudhalay kuwa ladada ahiw iska qabta.
@NimcoMaxamed-h7j
@NimcoMaxamed-h7j 5 ай бұрын
Kani askari ayuu ahaa ee Goorma ayuu Ganar noqday
@CooladiyoNabad
@CooladiyoNabad 5 ай бұрын
Waryhaa baa mucjisa 😂😂😂 waar janaralkaa caare dayaa😂😂😂 waxbaa kuu muqaan
@advyser
@advyser 5 ай бұрын
Mujrim weeye maaha mujaahid
@nathra7351
@nathra7351 5 ай бұрын
Oofwareen waa ciidagale snm intii ciidagale tuug baay ahaayeen hal nin baa snm ka ahaa. Markii danbana basaasiintii ciidagale ee lixle basaasay ayuu ka bqday wuuna iskaga tagey waana ibraahin koodbuur wuxuu u tageybarab iyo sacdmuuse oo loo dhiibay ciidankii magaciisana loo baxshat ciidanka koodbuur
@NimcoMaxamed-h7j
@NimcoMaxamed-h7j 5 ай бұрын
Wuu is dhawrayaa wuxu kuxisabtamayaa hacaytamin halagu codeyee wakii awalba baq baqlayn jiray adeer intii hora meel nogu quran
@mustafeciise4172
@mustafeciise4172 5 ай бұрын
Waa run😅
@robleahmed2558
@robleahmed2558 5 ай бұрын
Yusra Harti nacdal ha ku dhacdo, njnkii ciidamada buurta ku laayay buu leeyahay waa mujaahid.Nacla talah Yusra Harti.
@NostresYt
@NostresYt 5 ай бұрын
Kii hargeysa ku laayay caruurta aan hubaysnayn ee dareenkooda cabirayay kawran ?
@MohamedBile-l6t
@MohamedBile-l6t 5 ай бұрын
Doqon ha u gargarin hana gargarsan Nin ki u dhintay wa cadaw
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 5 ай бұрын
Nuux Taani raggii dalkan difaaci lahaa ayuu ciidankii ka sifeeyay sida General Caare iyo General Dolaal oo kale. Maanta waa kaa ciidankii noqday wax dhintay iyo wax la qabtay. Laa xawla walaa quwah. Kolka ayuu qof maskaxda ka jiran sida Xinif oo kale meelaha microphone soo qabsanaya. Wa duni aakhiro sabaan.
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 5 ай бұрын
Kan yari qabyaalad ayuunbuu dadka ku waraystaa xishood wariye ma tihid
@osmanahmed-m1q
@osmanahmed-m1q 5 ай бұрын
caare isagaa kadabeeyey qabashadii faysal bootaan waa kii ninkii dhulbahate sheegay inuu hagayey qabashadii faysal maalintii caare hargeysa yimi ee uu yidhi waan dagaalamayaa waa kii odaygii dhulbahante yidhi waan kufashilinayaa hadaad dagaal danbe kahadasho dibna hadal loogama maqal caarshe garxajis ayey kuqudhaabtaan habar yoonis ee faysalaw yey kuwasaladayn gudoomiye
@NostresYt
@NostresYt 5 ай бұрын
😢😢😢hoo softiga iskaga tir ilmada 😅😅😅
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 5 ай бұрын
inaadeer beenta iskadaa anaa dhaawaca oo ciise muusaa oo iyadoo nala qabanlahaa aniyo rag habarjeclaa habaryoonis nagudalaantay oo nasoo badbaadisee oo cuqdada aad ciidanka kala dhexdhigaysaan iyo reer sheekh isaxaaq joojiya
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Garxais haddii ay buur fuulen waa Rag libaaxyo ah,
@hyusuf2207
@hyusuf2207 5 ай бұрын
​@user-wi1io6vl3tsiilka qadh muun mooyee mis udgoon maleh miyaa han hooyadaa marka lagu daro
@saynabSr
@saynabSr 5 ай бұрын
​@user-wi1io6vl3twaxaad ka hadlaysaa kii hooyadaa eed ka soo baxday
@saynabSr
@saynabSr 5 ай бұрын
Garxajis aflagaado wax kaga qaadimaysideh xoolaha ay xeraystaan ayaad u tahay ee waanadba is ogayn,
@amazingknowledge9072
@amazingknowledge9072 5 ай бұрын
Mujaahid general caare
@googalemedia
@googalemedia 5 ай бұрын
Huwan tv Saab wuxuu la shaqeeya cadawga slnd
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Heego runta yay Heego runtay ka xanaaqda
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 ай бұрын
Waa lala socdaa. Saab tv Waa qolyaha Guantinamo loo dirayo😮😮xataa somaliland lagu xidhimaayo 0:06
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 5 ай бұрын
Caare iyo oofwareen labka kiisa adag hargeisa ila bohol 1000km bay ololin karan saacado
@Abunura-e8s
@Abunura-e8s 5 ай бұрын
Saw ku wa buraha fulaya
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 5 ай бұрын
Idoor Waa wada mujaahid. Gaalo ay ku jahaadeena lama arag kelmada Qaranka ayay ku wada waasheen qabiil Qaran ma noqdo.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 5 ай бұрын
Faqshta imisa dawladood Bay leeyihiin .kan qadhmuunka kugu caayayaana kuma dhaamo
@khaalidahmed8852
@khaalidahmed8852 5 ай бұрын
Wasaax wlhii
@ismailali4339
@ismailali4339 5 ай бұрын
Fidnada, buura fuulnimada, isku dirka isaaq adaa kow ka ah, dadkii aad laysay iyo dhibkii aad dhigtay lama ilaabin, waana xiligeeda.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 ай бұрын
Dhadiga isaaq garacdaa inkaa dagalmiin dofaardii rru hala gubo
@AmiinAdenAli
@AmiinAdenAli 5 ай бұрын
Maxad ka qaadi kartaa hargeisa joogaa. Ka xishood ragii ku xoreeyay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 5 ай бұрын
Nac nacle qarankee maxaadse ku leedahy Garxajis baad ka tahy Oo daciifa Kursima kama hadli kartid
@cabdikariin718
@cabdikariin718 5 ай бұрын
awoow somalilandtuba waa garxajiz 1 reerka ugu badan golaha baarlamaanka waa ayo dadka ugu deeganka badan waa ayo waa garxajiz awoow iska baro raga
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 5 ай бұрын
Siilkaga wax ku leeyahy iska da somaliland silkaga iga ilaasho
@Keysek
@Keysek 5 ай бұрын
Dhaxdin maad ka ahayn 😅😅😅😅😅😅😅
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 5 ай бұрын
War dadkan yay la dagaleen maalin kasta mid mujahid ah ba la waraystaa
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 5 ай бұрын
Heego ama qudhmiye oo xisbiga kulmiye ah ayaa dalka fashiliyeey
@daus4315
@daus4315 5 ай бұрын
Caare waa muwadin nin rageed ah markuu jabhada la baxayna wuxuu diidanaa way caddaayeen maalina af xun qaranka iyo ciidanka qaranka muu odhan weerarna hadalkiisa daa, Oofwareen waa neef waalan.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 ай бұрын
Doqonkani 100kun ee dolar ee Muuse biixi looga qaaday kebabkii turkiga ayuu kuwada cunay,
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 5 ай бұрын
waxaa uu kahadlayba waa runtii caare anigu nin habar awala oo dhaawacaan ahay oo ciidankaa hadaanay nasoo gaadhin ciidan habaryoonisi waa nala qabqabanllahaa anagoo banaan wadhan ooy nasoo daadgureeyeen waarniyaw ciidanka caabuqaad soo qoraysaan iyo naxliga kadaaya iyo qudhunkaad soo qoraysaan reer sheekh iisaxaaqna makala maaarmaan sanbuur sheekh isaxaaqbaa uyaroo waarniyaw tolkiin urursada meeshaad usocotaan garanmaayee faraha cadawgiinaydaan ogayne
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 ай бұрын
@@fosihissein-x3v adeer bilaash baad ku dhawacmantay iyo caqli xumo, Laascaanod inay caro Dhulbahante tahay oo aynaan xoog ku qabsan karin waad ogeyd waliba waxa ka daran ninka isaaqe Laascaanod ku dhintaa waa Ehlu naar walaahi, nin kasta inta ilaahay ku abuuray inuu dhaafa waa qalad, muuse biixi iyo ina Kaahin baa i amray aakhiro ma shaqeynayso, aduu 50dolar baad u dhimanaysaa laakin anigu walaahi 10kun dolar u dhiman maayo lacag waa la helaa laakin naf lama helo
@samewadasamewada
@samewadasamewada 5 ай бұрын
muqdr maaha caroowo somaalilaan waxa jebiyeyi waa kuwii buurta fuulayi
@mohammedahmed6569
@mohammedahmed6569 5 ай бұрын
Waxaas ayaa saxaafad sheeganaya!
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 5 ай бұрын
ISAAQ iyo Sland waa isku mid Wax la maldahaba cadaatay Maxay xayeysiiyeen liitaa Waa dembile shacab xasuuqay
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 5 ай бұрын
caare waa runtii hadalkuu yidhi anaa dhaawaca oo qarankaa ooy naqaban gaadheen anagoo badan hhadaanay nasoo gaadhin ciidan habaryoonisi nalama arkeen waxaanay habarawal
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 5 ай бұрын
waar niyaw ciidanka caabuqa kadaaya oo tolka garxajisna is urursada ooo isudulqaata
@AxmedJirdexariir
@AxmedJirdexariir 5 ай бұрын
Saxa
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 5 ай бұрын
haadu fuuto gaashan mujahid qooday maxa uu diiday oofwaaren
@AbdifataxDheereye
@AbdifataxDheereye 5 ай бұрын
Kornayl caare wlhy adkaad tahay abti wlhy ku dhalay wanad nagu banaan tahay libaaxa somalilaand
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 5 ай бұрын
Anagaaa gam kaziinay cawaro maydkoodii ayaa ilaaa maantadan laga helayaa agagaarka magaalada haday far zoo taagaana Oog io caynaba waa gacan 300 ee ii xarayzana birtaan ka aslayaa dumarka io ciyaalka ayaa intaaan xidhxidho mindiyo ii dhagax ku dilaya
@jamealjameal2036
@jamealjameal2036 5 ай бұрын
Qasaare muse ayaa khamriga kuubuuray
@CarfoonMahmed
@CarfoonMahmed 5 ай бұрын
Futoxejis wa futoxejis wlhei 😂😂😂
@cabdixakiim718
@cabdixakiim718 5 ай бұрын
Waa runtaa, oo Futadaada uu xaarku ka dareerayo ayay xejinayaan. Balse Futadaadoo badwayn leeg yaa xejin kara?
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 5 ай бұрын
Ma kaa xalay hadlaayay baa saxa
@halimoab1221
@halimoab1221 5 ай бұрын
Burta mxa loga so degey mrka hore
@liibaancabdialhi
@liibaancabdialhi 5 ай бұрын
.😊 1:11
@Umo580
@Umo580 5 ай бұрын
MISKIIN CAARE WAKE MAKII GABDHAHOOD NAASAHA LAGLADIJIREN RAGOODA XININIT LAGALADI JIRE MISKIIN MISKIIN CAAAAAAAC
@cabdixakiim718
@cabdixakiim718 5 ай бұрын
Maalintaa aad xustay maalinteedii waxa dhacay 😅
@Sama-ej6eh
@Sama-ej6eh 5 ай бұрын
War iidoor is caayi ogaa
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 5 ай бұрын
Dibjir tuug ah oo la buunbuuniyey waa calyo weyn.
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 5 ай бұрын
Caare iskaba basaasnimo lagu cadeeyey dhulbahante sheegeyn,mujaahid cebeys weeye 2 tuug oo dhagar galey weeyi .cidanka raaga udhintey ee xidhan reer walba wa leyihiin iyaga cadawga dalka weeyi ceeb lanool.🤑🤑🤑
@G.M820
@G.M820 5 ай бұрын
Halka waxa aan ka arkaa kuwo baddan oo Hungo heeryo xun ah ok aad Carab ka ulla dhacaaya amaanta Janaraalka hadda waa kuwii sida foosha xun u af lagadayn jiray kk ilama lafti nagaa waa jirjiroolleyaal munaafaqiin ah 😂😂
@museibrahimfarah2089
@museibrahimfarah2089 5 ай бұрын
Waxaad leedahay isak ayaa la isku direy marhadii aad qaranka isak u taqano, dhulbahante ama harti ama Darood isak ma qabsan Kara?
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 5 ай бұрын
Hhhh 😂😂muxu yidhi halkaa hataban ninku dantiisa waa yaqan haduu iska hadlo hawada in laga qarinayo wuu ogyahay
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 5 ай бұрын
Muj caare waa muwadin kala garanaya wadaka iyo mucarad nimada aye uka socontaheye
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 5 ай бұрын
Goormu general noqday ?
@abdiajaama3699
@abdiajaama3699 5 ай бұрын
Waraysiyada noocan ah bulshada waxba uso kordhinayn yaan la soo gudbin
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 5 ай бұрын
Ceeeeeb ceeeb wadani fashiluuu
@CabdiraxmaanCabdilahi-kf8xb
@CabdiraxmaanCabdilahi-kf8xb 5 ай бұрын
L
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 5 ай бұрын
Qayaali ayaa laisugu sheekeya
@VivaWNP143
@VivaWNP143 5 ай бұрын
Weriye wax so barro waa iga tallo
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 5 ай бұрын
Beenaale
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 5 ай бұрын
Qabqable dagaal sokooye
@samewadasamewada
@samewadasamewada 5 ай бұрын
muqdr maaha caroowo somaalilaan waxa jebiyeyi waa kuwii buurta fuulayi
@abdihayd2924
@abdihayd2924 5 ай бұрын
WAA kuwee. KUWA. Lagala. HADHEY. Huumabadane ? KKK. ❤. WAA. Raganimo. HADAAd. Qirwyso. MAANTA. ❤WAAn. Kuugutalagaley. INAAN. AWOODA. GERXAJIS kutuso. KULIGIIN. MAxAAd. QAADIKARTAAN ? KULIGIIN. HADAAn. HERGEYSA. KEENAYAA WALAAHAY. HADAAn. Doono. MAxAAd. Qabankartaan.
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 17 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 19 МЛН
Save the duck!!🥹🥳#nico #smartnico #funny #cute #pets
0:11
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 32 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
0:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
0:12
Devil Lilith
Рет қаралды 10 МЛН