Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"

  Рет қаралды 185,392

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@ZaynabAxmed-yw4kk
@ZaynabAxmed-yw4kk Ай бұрын
Mashallah sheikh cabdiraxmaan bashiir allha kubarakeeyo❤❤❤❤❤❤
@keyseamare8658
@keyseamare8658 Ай бұрын
Sh. Abdirahman Bashiir waan ku salaamayaa, Allah ha ku barakeeyo, cimri dheer iyo caafimaad ha ku siiyo
@QabyaaladdiidCabdixakiim17
@QabyaaladdiidCabdixakiim17 Ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth Ай бұрын
Sheikh Abdirahman Bashiir Si Wanaagsan ayuu Wax u bartay oo Wax akhriskiisa iyo Aqoontiisu aad bay u korodhay Waxaanad ka garanaysaa Sida WaaFiga ah ee uu Cilmiga Waaqica ah kuu deeqsiinayo Kuuguna Soo bandhigayo. Guulayso Sheekh 🙏🙏🙏🙏
@AxmedjaamacCileeye
@AxmedjaamacCileeye Ай бұрын
1😊😊0q😊😊qqpqpp
@BrabraAbdillahi
@BrabraAbdillahi 25 күн бұрын
Cheikh abdirahman toi même le président ❤❤❤❤❤
@XanaanSalad
@XanaanSalad 22 күн бұрын
T5😊
@XanaanSalad
@XanaanSalad 22 күн бұрын
😊Y5😊
@asalamjama
@asalamjama Ай бұрын
Mustaqbal Wanaagsan Baan Urajaynaynaa Reer Jabuuti
@saidohassan4729
@saidohassan4729 Ай бұрын
Sheikh Abdirahman Alle Ha ku barakeeyo ,Waa qof Cilmi leh
@YaxyeMuxumed-jd8rc
@YaxyeMuxumed-jd8rc Ай бұрын
Jasaakalaah sh allaha ku xifdiyo
@AswanKoulmiyeh
@AswanKoulmiyeh Ай бұрын
Tu a vraiment bien parle inchallah tu vas venir ton pays natal
@AbdirahmanNuurMohamed
@AbdirahmanNuurMohamed Ай бұрын
Ma.a Ya Shaikhanaa Wxa Tahay Shaikh Anan Kadaaleyn dhagesigiisa Xaqiiq Aqoon xeeldharana leh Mufakkarna ah Wan Jecalanlahaa 100 adigo kala ah in Somali laga helo xaqa ALLAH Haina fahamsiiyo.
@koureichomohamed1437
@koureichomohamed1437 Ай бұрын
Ilaahy baa nafta haya ruux walba saacad buu leeyahy ruux aanan xanunsan adunyada majiro ilaahy waxaan kabaryayaa in uu cimri dharar iyo caafimaad eebe wayne siiyo aamiiiiiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Macha allah sheikhuu waa cilmigi iyo muufakiir oo qoofah allow kuu xafid sheik cabdiraxman baashir ❤❤❤
@KhadiijaRoble
@KhadiijaRoble Ай бұрын
9j
@Fasoali20
@Fasoali20 Ай бұрын
waan ku salaamey sheekh cabdiraxmaan waxaan jeclaystay in aan ogaado kitaabkan ma ka heli karaa jabuuti oo dhan, waayo waxan jeclaystay in aan akhriyo kitaabkan aad hada ku sharaxday muqaalkan i rumayso runtii aad baan u xiiseeyaa akhrinta buugan waxaanan kaaa salaamayaa jabuuti Illahay haku xafido aader.
@anasmacalinbashir1357
@anasmacalinbashir1357 Ай бұрын
Alle Haku barakeyo sheikh abdirahman bashir❤
@Mufti-f8b
@Mufti-f8b Ай бұрын
ALLAH ha kuubarakeeyo caqliga
@AragsanShukri
@AragsanShukri Ай бұрын
Allah yaxfidak sheekhaygii
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Ай бұрын
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Ай бұрын
Aamiin ilaahay haa caafiyo
@ahlam7108
@ahlam7108 Ай бұрын
Caafimad taam ah Allah haa ku siyo
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Ай бұрын
@@ahlam7108 aamiin markasto dukato iisoo duceey allaah dartiis in allaah I caafiyo allaah dartiis
@mohamoudhalataa235
@mohamoudhalataa235 Ай бұрын
​@@MawlidRashid-rn5xc8
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv Ай бұрын
Ismail cumar gelle alloow cimri dher sii canunkiisa soomali iyo rer jibuutiba waykanaxen iyo kuligeyba
@bashiradan3394
@bashiradan3394 Ай бұрын
Asc .mashalaha
@SatiaSaid-xp1gr
@SatiaSaid-xp1gr Ай бұрын
Allah hakubarakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyanMoussa-ve6wr
@AyanMoussa-ve6wr Ай бұрын
Macha allah❤
@moumin399
@moumin399 Ай бұрын
شيخ عبدالرحمن هو الانسان مفكر له مخ واسع وعقل ممزوجة ب فلسسف الإسلامية
@madoobe-xt8ji
@madoobe-xt8ji Ай бұрын
Sheekh wa xadidin wayilobeb ilahau
@baree2w
@baree2w Ай бұрын
Mashallaah alle fikirki guuleysto ayan rajaynaya
@ShmohamedAbdourahman
@ShmohamedAbdourahman Ай бұрын
Sheekha waxaan ka warantaa dikteetertada rasuulkeenii salslaahu calayhi wasalam sidee ula dhaqma ayuu yidhi
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 18 күн бұрын
SHEKH RINTA INO SHEEG MIYAADAN KA MID AHAYN KUWA IN AY WADDANKA JAGA KA RAAD SADAAN U DIYAAR GAROOBAYAY MAADAMA AAD TAHAY XIGTA, AQOON YAHAN MUFAKIR AAD TAHAY?
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
muuse biixi waa nin la dooratay ismaciil geele maaha dee xanuunka aad u qabto jabuoti iyo GEELE dee ha garab dhigin somaliland
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Somaliland qofkii taabtaa wuu eedaa. Sheekh haku digan ee uducee.
@oubah2501
@oubah2501 Ай бұрын
Yahhhh
@ZaynabAxmed-yw4kk
@ZaynabAxmed-yw4kk Ай бұрын
Waarun waasax❤❤❤❤
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
Aw mouse handaraad ma kaa yeersiiyey 😅😅😅
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Masha Allah waa rageedi wuxu ku yidhi hashii Mayrasaaseey mee rageedi
@adandahir8235
@adandahir8235 Ай бұрын
Eleanor Roosevelt said that :Great minds discuss ideas, average minds discuss events, and small minds discuss people. Therefore, he copied from there. Please check the references if you are a knowledgeable individual.
@oubah2501
@oubah2501 Ай бұрын
Djibouti bahdil moyeh waah kaleh kama fahmin, waata wahay somali horey ousso ladahay. Isbahdil. War Bashir famili baad tihin Guelleh wani hadou khaldanyahay, Alleh azawajal alloshina a aafiyo.
@oubah2501
@oubah2501 Ай бұрын
Sheikh nimo tan oo kaleh maha. Ee Sheikhu dadka mahanto number 1, wouhouna ougayn kamahadlo number 2, adow gissana malabu siya wana u douaya number 3. Iskou nogo cudur gabil somaliba wata dishay.
@ditatransitstevendoring9785
@ditatransitstevendoring9785 Ай бұрын
shekhaan ka faaidaysta somaliyeey anaga nasiib uma lahin inaan la joogno wagi uu nala joogay masajidka uu joogo wan laysku layn jiray
@BrabraAbdillahi
@BrabraAbdillahi 25 күн бұрын
Oooooo abdirahman wa maxaay ma fircoon ayuu misalo layahay
@AhmedAbee-xt4eb
@AhmedAbee-xt4eb Ай бұрын
Abdourahman..bachir..waa..mounafik...waa..cheytan..ouf..ouf..naalatala.aleyk..ya.moujrime👌👌👌👌
@omaraline3127
@omaraline3127 Ай бұрын
Allah yaslimka
@mariyam923
@mariyam923 Ай бұрын
7 af baa yaqaana, leader na wan ahay iyo intelligent.Taalo madaxwaynaha Djibouti ee mustaqbalka ma aniga😂
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 Ай бұрын
Very true anylis
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Ай бұрын
Adeero cabdiraxman Bashir ❤
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
WADAD ISKU SHEEGEYSA XAASIDNIMADA JOOJI ISMACIIL SACADIISA DHIMAN ADIGANA WAA DHIMANEYSA QOF HOR MARAYA LAMA OGE BASHIR
@MedHassan-o6m
@MedHassan-o6m Ай бұрын
Ilahay xil idin ma dhiibo
@HassanMohamed-dg1ql
@HassanMohamed-dg1ql Ай бұрын
Calafdoon 2:00
@Mohamed-h3r7j
@Mohamed-h3r7j Ай бұрын
Cumar Geele ma nool yahay mise wuu dhintay. Anaga xansaska ha noo shidin ee waran run ah noo sheeg
@HareedMilaano
@HareedMilaano Ай бұрын
Masha Allah Sheik Abdi Rahmaan Bashiir
@Abdi2424-m4r
@Abdi2424-m4r Ай бұрын
Beenaleh beenaleh beenaleh beenaleh beenaleh beenaleh. Uficayay ilaayey kabaga cheikh beenaleh beenaleh beenaleh beenaleh beenaleh
@Dhabaryare
@Dhabaryare Ай бұрын
Sheekhan waan dhagaystaa wax badana wuu og yahay, laakiin siduu cadaanka uga hadlayo inuu qurbaha ku cusub yaad moodaa
@HappyLollipop-tj1vx
@HappyLollipop-tj1vx Ай бұрын
Salaam aleikum
@HappyLollipop-tj1vx
@HappyLollipop-tj1vx Ай бұрын
Xikunka djabuti waa caadi
@ZaynabAxmed-yw4kk
@ZaynabAxmed-yw4kk Ай бұрын
Wa aliakuma sallam ❤❤
@xogbaar
@xogbaar Ай бұрын
Hubaal waxaa ah in ismaa,iil kaa caqli iyo siyaasadba badan yahhay waxaana lla ogaan doonaa marka uu xilka ka ddago taas oo labo midkood dhici doonto 1 in mid kugu aragti ah xilka qabto oo aad wadan ka qaribtaan. 2. Nin kaa aragti dawun qabto oo aad sidaa oo kale u aflagaadayso
@ciyaarahmanta
@ciyaarahmanta Ай бұрын
Allow dalka no nimce amnigana no sug
@hassanhamza5028
@hassanhamza5028 Ай бұрын
on n 'aime notre preident c 'est un leader si vous etiez en canada nous en veut la paix vive ismael omar guelleh.
@HabonElmi-i5t
@HabonElmi-i5t Ай бұрын
20:46 wlhi waa runta Sheikhow 😂😂😂😂uu ku manamey (hawawi)
@odowaboqore249
@odowaboqore249 Ай бұрын
Sheikhani wuxuu ku xumaaday wuu dheeraayaa clipska isaga oo point samayn
@SeynabaaNawaal
@SeynabaaNawaal Ай бұрын
Waarun.jazaakallaah
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Ай бұрын
Sheekhu waa aqoobyahan laakiin qabyaalad aya 47:36 a ku jirta islaan la qabo oo sodoh ah ayuu ku meeraysanayaa
@Arnayud02
@Arnayud02 Ай бұрын
Aday kula thy taaas
@waayoarag5099
@waayoarag5099 Ай бұрын
waxaa ii sawirmatay jabuuti oo yeelatay sida uu sheekha ka dhawaajiyay madaxwayne aragti dheer leh barwaaqadaas ii sawirmatay anoo dhax jooga 😢
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Ай бұрын
Sh A/ R Bashiir wuu istaahila inuu noqdo M/weynaha Somaliya oo dhan
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Sheekh Somaliland waa xor dhinaca saxaafada iyo hadalka, halka Djibouti dadku ay dibireen oo neefsan la,yihiin Muse laguma masali karo Ismaciil, waayo ninkaasi wuu idin gumaystay dhinac walba, Muse wuxuu lugeeyaa suuqa hargaysa isagoo keligii ah oo aan cidna ka baqayn
@AbdiasiisAbdiali
@AbdiasiisAbdiali Ай бұрын
Sheekha bal soomaali galbeed mustaqbalkeeda ka soo hadal dhe
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Sheekh dawladaha gaalada waa inoo amaanayaa kuwa islaamkana dhaliilayaa marka xaalku ma islaamkii cadaalad sameeyey oo gaaladii baa cadaalad sameeyey
@omaraden8391
@omaraden8391 Ай бұрын
Sheikh ou monteur Ingrat
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 Ай бұрын
Sheekhani waa libaax
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
Waligiis ka noqon maayo madaxwayne dalkaas waayo haybadeediiba malahan.
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy Ай бұрын
Sh,C/Raxman malaha janiskaasi wuu ka Soo dhamaday Jabuuti way ka faa,idaysan weyday waayo Ismaaciil baa ka Shaqaystay, ma u maleyneysaa inay S/la,aand ay ka Faa,idaysaneyso wakhtigan waayo waxay ku taalaa (Baabal,Madab) waa hadii la Ictiraafo, Insha Allaa Mufakerkaaga waxaa ka faa,idaysan doona S/la,aand
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 Ай бұрын
Al hikma
@madoobe-xt8ji
@madoobe-xt8ji Ай бұрын
Irsiqa ilahay bah bixiya yabixiya irsiqa ilahay bale marajaynaya balaskisa xasidku
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Dee Prime minister Warsangali
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud Ай бұрын
Sheekhu hadii reer jabuuti yahay cumar geele ha bedelo
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 Ай бұрын
Xigmadii geelka lawada qashtay ,boqorkana agfadhiyo 4 meel 3 baadleedahay
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 Ай бұрын
Cigaal shidaad muu ahaa 4 odi ee boqorka uu kujiray eee wada qasheen , kadib marki layiri qeebi 4 meelood waxaa lasiiyay 3 qeeb uguna wanaagsan , waayo boqorka amarkiisa waa in laqaataa
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 Ай бұрын
انك ميت وانهم ميتون Aan isdajino
@mozmohamed4648
@mozmohamed4648 Ай бұрын
Dulmi did
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi Ай бұрын
Waxaad tahay ayaan u maleynaya in aad tahay Munaafiq. Sua'asha laaa weeydiyay ina adeerka waxay ahayd jawaabta 2 daqiiqa 😮😅😮😢😅😮😢😮😂
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
CISHO WARYA,CISHO WARYA,DOCON,DOCON
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Ай бұрын
Waa shaydaan ducadiisa mxad ku falin
@madoobe-xt8ji
@madoobe-xt8ji Ай бұрын
Kaw waaniga
@madoobe-xt8ji
@madoobe-xt8ji Ай бұрын
Wasax qofka raba balaskaga
@azadmohawi6095
@azadmohawi6095 Ай бұрын
Hogaamiye aragti dheer leh sida farmaajo oo kale ayay Africa ubaahantahay
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح Ай бұрын
Kaad sheegaysa waa fircoon aan waxba ka xishoon kii wadayna waa ka tagay faruuq yaaciin
@mustafexuseen-uu5xi
@mustafexuseen-uu5xi Ай бұрын
ninkani waa faaruq aqli fiicaani kuma jiro tviigana isaganu shakibu leeyahay inaanu dhamin odaygan somaligu ku adagyahay
@sheersheer1896
@sheersheer1896 Ай бұрын
Waxoogaa maqluub hawfikirine sax ufikir
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 Ай бұрын
WAXAA BEDELI DOONA NIN QANIIS AH BALWAD LEH KHANRIGA IYO QAADKA IYO SHIISHADAHA JECEL 😂😂😂😂 😂😂😂😂ORODO DHAXAL KIISA RAADSO LACAG ISKA DA KHURAAFADKA😮😅😮😢😅😮😢😢😢
@Degankhadar778
@Degankhadar778 Ай бұрын
Markaasay muse caayayaan walee yaab aya yaala aduunka meelkasta
@Xasanfaarax-w3d
@Xasanfaarax-w3d Ай бұрын
Q79😊😊
@sahidyusuf3784
@sahidyusuf3784 Ай бұрын
Haddaad sh C/raxmaan Bashiir haddii aad adiga diido, iska daa ha dhimatee jabuuti ???!!!
@madoobe-xt8ji
@madoobe-xt8ji Ай бұрын
Inufadhisdo
@mohamoudhalataa235
@mohamoudhalataa235 Ай бұрын
2:39
@IlyasHassan-k1r
@IlyasHassan-k1r Ай бұрын
Abdourahman Il defend son cousin maternel
@hashim4226
@hashim4226 Ай бұрын
MW Ismaaciil Geelle MA jiraoona ee markuu ku fashilay siyaasadiisa cadowga ku ah Somaliland ayuu doonayaa inuu naxriis (sympathy) ka helo beesha caalamka gaar ahaan Afrika iyo Galbeedka.
@marwoomudaanee6208
@marwoomudaanee6208 Ай бұрын
Cidlo kudaalayaa tihiin
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Ma aaminsani taa anigu dejibouti dadkoodu si wanaagsan bey u noolyihiin waana xor xalaal laabta ka xaragooda.waa igu walaahi sheekha arrimihiisa maxa igalinaya hadu shaqo I siiyo
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Eeg haduu qof shaqo ku siiyo miyaad badahiisa Gali? Waa maya
@madoobe-xt8ji
@madoobe-xt8ji Ай бұрын
Wryan biyaqadhadh
@bashe3051
@bashe3051 Ай бұрын
Laba bilaash xayte... shut up! Don't bug people... hadal bilaasha haamo lagama buuxsho!
@YaxyeSiciid-up3dk
@YaxyeSiciid-up3dk Ай бұрын
Waxa macquul ah inuu rabo dadka neceb inuu arko.
@mohamedsuleban8831
@mohamedsuleban8831 Ай бұрын
Mouse bixi oo si xor ah loo doortay ayuu barbar ismaciil cumar geele. Sheekhu ma you tuber buu now day،
@umuaalaan
@umuaalaan Ай бұрын
Wll aynu iska dayno qudada aynu dad dheernahy waxa laga hadlayaa isbadal iyo seynu dhibaatada maanta aynu ku jirno uga bixikarnaa haday nunahay islaam❤
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye Ай бұрын
Wala doortay muse lkn waqtigiisa waa dhamaday inuu iska sii joogo waa doonaya lkn dadkii aya leh doorasha rabna 2 sano kudarsaday nin africaan ah oo kursi ka dagayo majkro
@ItelA70-hk9nx
@ItelA70-hk9nx Ай бұрын
Sh Muuse iyo Geele sidee isku barbardhigtey? Muuse si sax ayaa loo doortay, waana nin wadankiisa iyo dadkiisa jecel; sheeka-icrisaam weeyi waxaagu!
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t Ай бұрын
​@Duqa-magaalada xamar oo ay burundi ilaaliso warkaa usheeg . Muuse biixi codka shacabkiisa ayuu kusoo baxay
@FIGSPrivé
@FIGSPrivé Ай бұрын
​@@HalimaxasanKaahiye heblaayo wax fahaan xil dhamadey laagama hadal ee dorasho aya laga hadley muse si xor ah loo dortay lkn Djibouti impossible
@hassanhamza5028
@hassanhamza5028 Ай бұрын
abdourahman bachir notre preisdent il va bien arreter de dire des chose a l 'encontre de notre patrie.
@madoobe-xt8ji
@madoobe-xt8ji Ай бұрын
Kufaraxsan
@barreahmed3515
@barreahmed3515 Ай бұрын
Xaashi wareysiga markaad qaadeyso ka sug warka ninka aad wareysaneyso
@FathaiMohamednour
@FathaiMohamednour Ай бұрын
Djibouti ce malheur 😂😂
@WarsamaCouled
@WarsamaCouled Ай бұрын
Mais ce messieurs et Arabe ou quoi, parle en Somalie et arrête de vous prendre pour de con
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 13 күн бұрын
Djabuuti guu wa walalaha s/ land
Doorashada Somaliland iyo waxa ay ka baran karan Soomaalida Kale
49:53
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 19 МЛН
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 23 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 69 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 129 МЛН
Heesta Madhibaan Fanaaniinta North America
4:04
Xogmaal Media
Рет қаралды 28 М.
Cumar Shooli waa maxay sababta looga tarxiili waayey Maraykanka?
21:00
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
Ayaan Kaaba oo ka sheekeysay waayaheeda cusub iyo nolosha Maraykanka
26:49
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 19 МЛН