Oomaar Barbar iyo Khadra Qaran "Roodo Keyf ayaa Aduunka ugu jeclahay"

  Рет қаралды 161,269

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Oomaar Barbar iyo Khadra Qaran "Roodo Keyf ayaa Aduunka ugu jeclahay"

Пікірлер: 368
@oomaar
@oomaar 4 ай бұрын
Also I wanna thank to deeq darajo xogmaal media and my queen Khadra qaran
@cabdilaahiyuusuf2274
@cabdilaahiyuusuf2274 4 ай бұрын
reerka islaameed ee magacooda halible lagu noqday lacagtooda udir waryaa😂😂😁😂😂
@abyatt2357
@abyatt2357 4 ай бұрын
Omar barbar adke waayihisa kuraxaysanaya hhh
@alimahat7327
@alimahat7327 3 ай бұрын
Oomar barbar legend 2 ma ahan 😂😂😂😂
@Madinoibrahim-ir6nf
@Madinoibrahim-ir6nf 4 ай бұрын
Aan kusalino xabibkena scw
@abdullahiabday
@abdullahiabday 4 ай бұрын
igula saliya xabiibkeena maxamed scw
@futurepresident9809
@futurepresident9809 4 ай бұрын
scw ❤scw❤scw ❤scw ❤
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 4 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 4 ай бұрын
Scw scw scw xabibi yaa Rasuul Allah❤❤❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 4 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@ikranabib7919
@ikranabib7919 4 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
@Sabah-g1v
@Sabah-g1v 4 ай бұрын
Mashallah Omaar ❤ he seems honest, truthful, simple, generous, romantic, illahi xafido
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 2 ай бұрын
Anigu walal akhlaaq ban leeyahay waa iga gadan tahay kalamadas Waraysi xumaa cunugtaaaan Ilaahow caafi omaar hadda xaladisa ma wanagsana😢😢😢
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 4 ай бұрын
Oomaar funny wallhi fanaanka kaliya ee noo shactireeya ❤fanaankii bulshada ❤
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 ай бұрын
Rooda keyf Iyo oomaar Wey isku soo baxayaane Ha la isugu duceeyo Reer mudug Warkoodu waa cadyahay
@somalitech102
@somalitech102 4 ай бұрын
Gabadhu waa heer caalami siday wax uwaraysanayso waa another level oomaarna waaa fani waa waxgarad sido kale nin somalinimadu ku wayntahay
@yguure4714
@yguure4714 4 ай бұрын
😂❤ legend
@Gurigaaga-1aad
@Gurigaaga-1aad 4 ай бұрын
Omaar waa legend sheekooyinkiisa waa wada kaftan runle
@daudabdi5660
@daudabdi5660 4 ай бұрын
Hi oomaar
@abdirahmankhalif719
@abdirahmankhalif719 4 ай бұрын
😊😊​@@daudabdi5660
@abdirahmankhalif719
@abdirahmankhalif719 4 ай бұрын
​@@daudabdi5660😊😊😊
@zakaria_abdi
@zakaria_abdi 4 ай бұрын
Kaftan dhable baa qofkaasoo kale looyaqaan
@oomaar
@oomaar 4 ай бұрын
Iam here reading Tha nice comments thanks for watching my history specially ladies ❤❤❤❤❤
@ayaanhassan4499
@ayaanhassan4499 4 ай бұрын
Legend🙏🏻🙏🏻
@qalbilove2448
@qalbilove2448 4 ай бұрын
Oomar qamarji batahy jcl waxba kama taqnid. Shedanyahow sara inta jcl ku aburtay ba uga baxday
@Sabah-g1v
@Sabah-g1v 4 ай бұрын
Salan saree❤
@Sabah-g1v
@Sabah-g1v 4 ай бұрын
Ladan from Somaliland ❤
@marwaabdi6527
@marwaabdi6527 4 ай бұрын
Aad ban ku salamayaa omaaroow inbadan wad iga qoslisay
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 4 ай бұрын
OMAROOW waxatahay waya arag maasha Allaah thank you for your story nin adag baa tahay
@cabdikariinmaxamed1206
@cabdikariinmaxamed1206 4 ай бұрын
Walaahi oomaar waa funny waa jin soo jabay lkin naagtu suaalo xumaa
@basrahassan5116
@basrahassan5116 4 ай бұрын
Maashaa Allah! 31:53 ninkaan waa funny 😄 Hodan qaran soo beautiful and fariid 😍 Maashaa Allah!
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 4 ай бұрын
Walhi oomaar waa legend ina adeer waan ku wataa ❤ roodo kayf wiilka noosoo qabo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Oomar barbar wan salamaya iyo dhaam xogmaal media na wan salamaya❤❤🌹👍
@nasriahmed5424
@nasriahmed5424 4 ай бұрын
Gabadhii kaliye wariye u qalmeyzey ayaad hada keenten wlhi khadra qaran keep going sis
@hudafuture1330
@hudafuture1330 4 ай бұрын
Alla barbarow ku jecliyaa you so funny wlhi waa nin rageed wlhi , lkn gabdha weriyada ah maaha professional sualo xad gudub ah bay wiilka weydiinaysa .barbar huno love you wlhi nolol qurux badan baan kuu rajaynaya come to hargeisa once please❤❤
@aniisaislaw3971
@aniisaislaw3971 4 ай бұрын
Masha alaah waa wiil jacelka yaqaan oomaar ayeeyo ilahey haku sahlo gabar jecelka wax ka taqano ayeyo guul aan ku rajeynaya
@warish9081
@warish9081 4 ай бұрын
Oomaar waraysigiisa lagama daalo lugumana caajiso lajan caqli badan oo laab xaaran Mashaa allaah
@caynabyare3133
@caynabyare3133 4 ай бұрын
Oo heestan ma asagaa Qaada waan dhegaysan jirat hadana maan garanayn fananka qaada hadaan baahi kuu qabahay woow❤
@Abshaw6
@Abshaw6 4 ай бұрын
Kkk oomaar waa legend reer mudug ah labo xiniinyood ah
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 ай бұрын
Maa shaallah oomaar bar bar one and only wlalkay qaaliya
@AbdilahiaAhmed
@AbdilahiaAhmed 4 ай бұрын
Gabadh qurux badan Masha Allah 💕
@SciidSlax
@SciidSlax 4 ай бұрын
Wlhi ninkan waa legend waa nolaan kraaa😂
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 4 ай бұрын
Kkk wallahi Barbar waa iga qosliyay
@ifrahhassan-k5v
@ifrahhassan-k5v 4 ай бұрын
Wareysi xalad leh Mashalah keep going OOmar 🎉
@HodanSugule
@HodanSugule 4 ай бұрын
Wareysiga noloshiisa waxba iyadon kaweydiin bay guur ku bilowdey hhh
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 4 ай бұрын
Gabadhu iyadaaba ku Heysata Omar Barbar
@sharmaakemawliid
@sharmaakemawliid 3 ай бұрын
Agree really
@aishacuud3051
@aishacuud3051 4 ай бұрын
Waw barbar replied well at the interview ❤
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 4 ай бұрын
Oomaar barbar waa ku salamaya Ina adeer waana ku taageera
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 3 ай бұрын
Anigana adigan ku jeclahay lkn wad iga yar tahay❤❤❤❤❤
@Ayaanlequrbo
@Ayaanlequrbo Ай бұрын
Waxan waraysigan arkay marku xanusatay omar uso duceya walalken somalinimo un xata bal ha laysku tago ❤😢
@saidaali412
@saidaali412 4 ай бұрын
Gabadhaan wareesigeeda waa heer sare runtii Oomaarna waa very funny
@ahmedboy7970
@ahmedboy7970 4 ай бұрын
Lengend omar nin jacely fan qali ah fan qaran somalia for puntaland
@GuuledOmar-t4g
@GuuledOmar-t4g 4 ай бұрын
Rood keyf hadad sheegtay 🎉 cumamadada lama haysan karo ♦️ ❤
@NimcoAadan-kb9sd
@NimcoAadan-kb9sd 4 ай бұрын
Oomaar waa legend
@sahraadan6995
@sahraadan6995 4 ай бұрын
So funny wlhi barbar alle haku xiftiyo wiil qlbi fcn
@kadrakiid7376
@kadrakiid7376 4 ай бұрын
Exactly 🥰
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 Ай бұрын
Rabi Ha Caafiyo ❤
@SukritiXasan
@SukritiXasan Ай бұрын
😂😂😂😂 halkaa ha Ila gaarin fariid oomaar alle haku soo daayo
@muriyoguurehassan4112
@muriyoguurehassan4112 4 ай бұрын
😂😂😂😂diyaaradii kugu farxada badnad 😂 you are so funny oomar barbar keep going❤
@Mubaarak87
@Mubaarak87 4 ай бұрын
2004 ayow I soo maray jaceeel Aniga sida oomaar Aheey Xaaalkeyga 00
@AKLIBAN
@AKLIBAN 4 ай бұрын
War ninkan Wa legend, this gad IS very Fanny , hanbalyo bro..
@Unbelievable-4
@Unbelievable-4 4 ай бұрын
Khadra, she is legend 🙌 Oomaar caloosha ayay gacanta ka galisay
@marian5607
@marian5607 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 ninkan waa funny guy
@MandeqAli-rq5fs
@MandeqAli-rq5fs 4 ай бұрын
Omaar barbar waxn firsan jiray asgo majajileste ah oo dadka ka qosliya waxn ka xasista ano ujifo barbar❤😂😂
@zakibaaw
@zakibaaw 4 ай бұрын
Waa runtii barbar waan kugu taageeraynaa Sxb 😂😂😂
@kadrakiid7376
@kadrakiid7376 4 ай бұрын
Isha allh how lovely 🥰 😂😂😂😂😂😂
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 4 ай бұрын
Masha allaah waa gayaanka ee kalay hargeisa duriiyada iyo ogaadan way kala guursan jiray soo don inanta waa lagu siinayaaa omaarow welcome to soomaaliland ☑️
@sundusabdi3659
@sundusabdi3659 4 ай бұрын
Waa mj ninkan
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 4 ай бұрын
maxaad ugu Soo dhaway naysan hablaha reer shiikh isaxaaq ma timir xabaal taala daarood kuwooda dameeraha u eg Waxay ku yidhaahdan ha guursan nin aan daarood ahayn Marka hablihiina. Hindida ka qurux badan guursada raga isaaqow
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 4 ай бұрын
@@aminaxirsi6233 waa gayaan kood oo waliigod kala gursan jireen wanayii kala guursan toonan walii good
@faisamohamoud1453
@faisamohamoud1453 4 ай бұрын
@@aminaxirsi6233 Wll hablaha Somali waxba isma dheere ha ku gefin qabiil dhan
@Nanuu-ny7ri
@Nanuu-ny7ri 4 ай бұрын
​@@aminaxirsi6233salaamaad! Sidaa ha u hadlin wllo. Dadku waa walaalo waxna isma dheera e aakhiradaada u tudho fadlan!!
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 3 ай бұрын
Afrax meel kasto caan buu ka noqday oo Oomaar Barbar lagu wareesanayo. Waana arin wanaagsan oo qof kasto laga rabo in qofka ku wanaajiyay aad wanaajiso oo xataa hadaadan abaalkiisa gudi karin aad meel kasto ka sheegsheegto oo u ducayso. Waa sida laga rabo qof kasto oo abaal loo galay.
@mushtaqyusuf3412
@mushtaqyusuf3412 4 ай бұрын
Soo dhowoow seedi 🥰
@kadrakiid7376
@kadrakiid7376 4 ай бұрын
How lovely ❤❤
@Dagan721
@Dagan721 4 ай бұрын
Omar bar bar l love him wallahi
@anisahersi8392
@anisahersi8392 4 ай бұрын
Mash Allah tabarak ilahay jecyl ka ha ku sakhiro Rooda kayf waxad kawada sheegtay wa run Wana inan fiican ❤
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 4 ай бұрын
I loved this interview, he is funny ninkan 😂
@Dagan721
@Dagan721 4 ай бұрын
Omar barbar malyan like 👍 haloo saro
@hawawaisswaberi5439
@hawawaisswaberi5439 4 ай бұрын
Omar vs étiez mn Favorite legende
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 ай бұрын
Oomaar Bar bar waa Very funny, sidiisaba Reer Mudugii Dhabta ahaa wada Xaraabo ninkani, Gaari xamuulkiisa wata, hhhhh Gaari boolashu u Adkeysanyiin, Alla maxuu Gabadha wareysaneysa U Sarbeebey hhhhh😂 bello ku Cayaadhey
@TimmiSG256
@TimmiSG256 4 ай бұрын
❤❤❤❤🎉Mashlh
@maryanabdi7007
@maryanabdi7007 4 ай бұрын
Mashallah you're legend!
@arafaadabdi8945
@arafaadabdi8945 4 ай бұрын
Masha allah omar fananka kaliya ee iga qosliya🎉🎉🎉🎉
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 4 ай бұрын
oomar bar bar horta waa nin niyad wanaagsan
@sacdiyaolol8383
@sacdiyaolol8383 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto hodan samir iyo iimana alle ha ka siiyo dhaman intii ay taabatay geerideeda 😢
@istarhabeen
@istarhabeen 4 ай бұрын
Oomaar nin daacad ah buu eegyahay mashaAllah. He is also funny😅
@Sulekha-u2n
@Sulekha-u2n Ай бұрын
Manshalah oomaar waa isku kiin rajaynaa inshalah
@leylamohadleylamohad3425
@leylamohadleylamohad3425 4 ай бұрын
Tan weriyada Waa Mid bilaa Xadaarad ah Ninkan Oomaar ahi Waaba Funny😂
@shiine111
@shiine111 4 ай бұрын
Allaha idin sharfo jaalayaal jwxo halganka somaliyeed ayay hayaan ugu jirtaa
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 4 ай бұрын
Oomaar waa nin kaftan yaqaan ah
@AidrosOmar
@AidrosOmar 4 ай бұрын
Maansha Allah oomaar mahadsanid
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 4 ай бұрын
Oomaar Kalaooni buuxda iyo kaftanka ayaan ku keclhy
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 4 ай бұрын
Waa Daacad waa Nin Mj ah kalsooni buuxda .Abti waa buuxdaa
@hodanabdi4308
@hodanabdi4308 4 ай бұрын
BAR BAR.WAAN ❤❤❤❤❤ KU SALAAMAY FROM SSC
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
BAR BAR ROODO KEEF WUU KU JACEL YAHAY ❤❤
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 4 ай бұрын
Most honest interview, 50/50 kkkkkk, wiilka xalaallka Mantua kuu baxay officially kkkkk
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 4 ай бұрын
Legend .Make me 🤣🤣🤣the way he read the Quraan😊
@aishayurub-wv9hr
@aishayurub-wv9hr 4 ай бұрын
Kkkkkkkk Ala dhibadanaa oomaar
@teamwaayaabfuns7601
@teamwaayaabfuns7601 4 ай бұрын
Omaar the legn✊✅
@amirhaji9235
@amirhaji9235 4 ай бұрын
bar bar waa fanaan , majaajilayste waa nin qaaliya noollow inader
@TimmiSG256
@TimmiSG256 4 ай бұрын
Oomar❤🎉
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 4 ай бұрын
Wlhi fani waaye omaar
@CablaMohamud
@CablaMohamud 4 ай бұрын
Legend❤🎉
@saidabdullahi6255
@saidabdullahi6255 4 ай бұрын
the machining interview two legend 😂
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 4 ай бұрын
ninkan waa niin legent ah oo naftu iska jeceshay, nolow walaal
@ahmedhonest32
@ahmedhonest32 4 ай бұрын
Barbar wa legend aftahan ah
@Nanuu-ny7ri
@Nanuu-ny7ri 4 ай бұрын
Nin qalbiwanaagsan oo dadnimo badan baa aad tahaye ee guulayso walaal
@khadijac9841
@khadijac9841 4 ай бұрын
Reer mudug iyo reer waqooyi waa qosolkii oo Dada 😂😂😂😂
@faraxcali1236
@faraxcali1236 4 ай бұрын
Wan isla dhalanay reer mudug lkn wan kala lunay from burco
@maxamedcabdi67
@maxamedcabdi67 4 ай бұрын
Walahi waka danbeya al fanan oomaar 🙏
@faisalformerchannel5228
@faisalformerchannel5228 4 ай бұрын
😂😂😂😂 This guy is hilarious walahi Diyarada dadkii saarna wajiyadoda waan xasustaa kulahaa 😂😂😂😂
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 4 ай бұрын
Waa imisa jir omar wakhti dheer bu ka shekaynaya
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 4 ай бұрын
Omar sheekadii wuxu kuso xidhay let's go
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 4 ай бұрын
Comedian somalie🇸🇴🎤🤣🤣🤣🤣😊so funny 😂😊
@shukriali6715
@shukriali6715 4 ай бұрын
Roodaay wiilka uso jawaab dee 😂😂
@Alimohamoud-f7o
@Alimohamoud-f7o 4 ай бұрын
Aaway landers kii 47:30 inoo diwaan galiya hadalkaas
@badpoi-qo8fg
@badpoi-qo8fg 4 ай бұрын
inadeer darawishta wan tageera miyaad khalad ama dambi uu galy uga dhigaysaa fanaanka anigoo hargeisa joogapa wan tageera ee ka wrn ?
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 4 ай бұрын
Kan yaa balamiyay wr anaa jecel ka hadh 😂😂😂
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@asiamohamed9380
@asiamohamed9380 4 ай бұрын
Mashaallah
@FAAD21
@FAAD21 Ай бұрын
Waa funny oomaar Allaha caafiyo
@shukriali6715
@shukriali6715 4 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣 omaar waa legend walahi
@AyaanDhugfe
@AyaanDhugfe 4 ай бұрын
Naagtaan so aalo qaldan Bay waydiinaysa wiilka
@saidaali412
@saidaali412 4 ай бұрын
Qosolka iga dhameesey Oomaaroow
@siradm
@siradm 4 ай бұрын
Waa ka xumahay Cumar, single Mather maahee, ciyaalka ayaad isku laynaysaane, waddanki aad oo gabar wanaagsan oo gabdhihii Soomaaliyeed ee la yaqaanay ee sariigan jiray ah noo keen
Expected Ending?
00:45
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 12 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,8 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Arin ugub ah oo yaab badan" Gabar laga helay Xaniin Rageed
31:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 34 М.
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 227 М.
Expected Ending?
00:45
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 12 МЛН