ORGINAL SAAFIYEY MAKAA SABRAAYE SHIMAALI AXMED SHIMAALI RIWAAYADII RAFAAD IYO RAAXO

  Рет қаралды 172,014

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

3 жыл бұрын

Hadii Aad Nagu Cusubtahay Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
my:web
qaraare1.blogspot.com/
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube
/ abdirashiidqaraare
pinterest
pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan

Пікірлер: 42
@mohamedshaikh1717
@mohamedshaikh1717 2 жыл бұрын
Sac irmaan ohoo weesheedee ka saqiirtayoow saawdee saadirkeey sugeysaayee ........ ilaaheey ha ii kaa xafido aduun iyo aakhiro adeer mcn shimaali axmed shimaali ilaaheey cimriga hakuu barakeeyo
@libanjama4217
@libanjama4217 2 жыл бұрын
Saafiyey Maka sabra waa hees xasuus mudan wayo waayo xamar. Wallahi wan ooyey
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Жыл бұрын
Waah waah. Qalbigeygey xadxanteysey heestan oo waxaan soo xasuustay jaceylkii carruurnimo. 👍📌 👌
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr 3 жыл бұрын
Waa hees shidan, nolow @ shimali axmed shimali.
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Ilaayow xamar nabad nooga dhig aamiin
@baladomar7798
@baladomar7798 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi iyo Somali oo dhan
@kenanhaji4816
@kenanhaji4816 8 ай бұрын
Amiin yarabi 😢❤❤
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 13 күн бұрын
Aamiin aamiin bro xamar qiimaheeda dadaan aqoon ulaheenaa kusooxoomay, yaarabi Kuwait nagaqaboo kalabiti
@user-yk9ny4ls5u
@user-yk9ny4ls5u 5 ай бұрын
❤❤❤❤safiye makes a rayedwankusuga
@anwareng9503
@anwareng9503 4 ай бұрын
Hees waa heesihi hore dadna waa dadkii hore the best song ❤❤️‍🩹🎧😥
@ruqiyahassan523
@ruqiyahassan523 2 жыл бұрын
Wow nice song keep going legend
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 2 жыл бұрын
Qaraare thanks
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 Жыл бұрын
One of my very favorite songs ❤️
@queenema216
@queenema216 3 жыл бұрын
ruwaayadan meeqa gor aafirsaday waayo waayo
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Ай бұрын
brings me to 1987
@AHMEDOSMAN-hp3kx
@AHMEDOSMAN-hp3kx 2 жыл бұрын
Sii walbaa wax yeelayee. Nafteyda waa sasabaye. In an. Ka sabraa ma i suurobinee. Ya slm. Wa ku sugaa. Alh. Cimri iyo cafimad. Na sii. Waqti. Wa ki hore
@bincalwanbinsafidi3144
@bincalwanbinsafidi3144 3 жыл бұрын
thanks qaraare
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Xasuus waayo waayo iyo xamar❤
@fahamshorts6548
@fahamshorts6548 3 жыл бұрын
Inaan kaa sabraa iisuurowiweysee
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Rafaad iyo raaxo
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
hees hees dhaaftay Saaaafiyeey Makaa Sabraayee, Waaku Sugaayee ilaa Suud Qiyaamee....Cod Gariirkiisa & Guuxiisa wato Alfanaan Shimaali , Rafaadka Raaxaa Ka Dambeyso
@anisahussen5673
@anisahussen5673 Жыл бұрын
Waa xasuustii berisamaadkii, waan soo fiirsaday riwaayadii rafaad iyo raaxo
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
@@anisahussen5673 televitionka lama rabo , amba waan fiirsaday taas
@anisahussen5673
@anisahussen5673 Жыл бұрын
@@abdimuse7911 kkkkkkkkk. Shaneemo yaan ku fiirsaday, talefishinka yaan ku fiirsaday kuma dhihin
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
@@anisahussen5673 Xasuuuuus dheh weliba mid lama ilaawaan ah
@anisahussen5673
@anisahussen5673 Жыл бұрын
@@abdimuse7911 aad iyo aad. Waxaan umalaaynaa waqtigaas 1986-kii iyo xamar caddeey. Wax walba wixii horre yeey ahaayeen.
@losman1997
@losman1997 Жыл бұрын
1985 Mohadisho Hotal Curubo ayaamo xasuus mudan
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 11 ай бұрын
Legend Shimaali & Kooxhiisii.. Dur-Dur..+ JAZZ BAND.& Benaadir .Xasuus Wacan!!!...thanks.
@adanahmed13
@adanahmed13 11 ай бұрын
Alaha u naxariisto,,? Mahamed iikar jeesto ?
@user-zw6hm8dw6n
@user-zw6hm8dw6n Ай бұрын
@abdikanimuhumed3790
@abdikanimuhumed3790 Жыл бұрын
Hada umbaan dul imid heestan oo aan.kuxasuusto rubaayadii RAFAAD IYO RAAXO Ala maxaan xasuus dheer galay yaab
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 2 жыл бұрын
Heestaan waxay ku jirtay filmki imtixaanka aduunka waxaa qaadayo Dr. maxamed iiker jeesto
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 2 жыл бұрын
Rafaad iyo raaxo waaye
@yusufali8770
@yusufali8770 2 жыл бұрын
saafiyey makaa samraayee
@yusufali8770
@yusufali8770 2 жыл бұрын
Rafaad iyo raaxo dheh
@ebyanmohamed4442
@ebyanmohamed4442 Жыл бұрын
Allah Ya Cizak🌸🌸🌸🌸🌸
@user-zw6hm8dw6n
@user-zw6hm8dw6n Ай бұрын
😅
@ruqiyahassan523
@ruqiyahassan523 2 жыл бұрын
Wow nice song keep going legend
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 26 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
Rafaad iyo Raaxo 2.flv
14:59
Xildiidtv
Рет қаралды 35 М.
SHIMAALI AXMED SHIMAALI MASRAXA FURAN HD 02 01 2018
9:03
Dheere Xaaji
Рет қаралды 81 М.
RIWAAYADDI FIKIR IYO FARAX JACEYL
43:50
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 88 М.
Cabdullahi Maxamud Sulfa - Maxa Kurta Loogu Shubaa Koleylka
5:53
Abdullahi Mahamud Sulfa
Рет қаралды 182 М.
RIWAAYADDI JISAARKI JACEYLKA
50:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 138 М.
SHIMAALI AXMED SHIMAALI HEESTII MAKRI IYO MADAX ADKAAN BANAADIRI
5:42
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 64 М.
Rafaad iyo Raaxo - Filim Soomaali ah 11.flv
14:59
Xildhiban Publications
Рет қаралды 214 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 149 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 11 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 61 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 6 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 113 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 97 М.