1991 ilaa iyo hada la joogo qorbo iyo xasuus iyo waayo waayo aan cimrigeeni ku dhameesanay ee ilaaha joogaaaaaa
@mohamedabubakar86982 жыл бұрын
Riwaayadaan kaliya Heesaheeda ayaa soo baxay gilgilayna Xamar dhan…ayadoo la sugaayo in la dhigo oo Dadka ay doonayaan inay ogaadaan JIZAARKA JACEYLKA Kumuu ahaa? Allahna wuu diiday si lama filaan ah ayuu Duulaanka Moryaanta ee Dowlada lagu burburinaayey ayaaba dhacay… SOMALAAY NASIIB LAAY…. BANAADIROOW ADNA ALLAH AYAA KUU MAQAN
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Waa la dhigay maalinimo sideed saac.
@abdibiley22379 ай бұрын
@@daruurcuratay1969 Lama dhigin sxb. Dagaalka kadib iftin band laba riwaayad lee dhigeen (ka hari weysee wa ku haaysataa iyo ma mudneyn) kala haadkii dhacay illaa hada wa ku jirnaa. Rajo beel Allaha ku rido Aduun iyo aakhiro kuwii ka dambeeyay dhibkaan qurbaha iyo wadankabo nagu haasto.
@عليمحمد-ر4د4ذ3 ай бұрын
Sax
@YUSUFMOHAMEDYUSUF-j1g4 ай бұрын
Kiileer iyo casho karaama siydi waa Dad igu Weeyn Toloow Mala Heli Doonaa ?Fanaan Oo Kale Iftiin musik