Orignal 2 Hees ( Sidii Goray dhashii iyo Garanuug ) M A Kuluc iyo Maandeeq

  Рет қаралды 16,235

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Heesta hore waxa allifay Yuusuf Xaaji Aadan Axmed Gacayte ayaana laxameeyey halka heesta Garanuug uu allifay Ciise Warsame , Cabdalle Sagsaag ayaana laxameeyey

Пікірлер: 52
@barkhadmuuse-pd8qf
@barkhadmuuse-pd8qf Ай бұрын
Erayadii abwaan/macalin yuusuf xaaji adan aw cilmi qabile, codkii maxamed axmed kuluc iyo maandeeq
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Walaahi waa kaaf iyo kala dheeri bal sida uu ninkaasi gabadhaas u amaanay iyo xikmada uu soo xiganayo Iyo sida ay hada dadka abwaanada isku sheegaa ay wax u amaanaan
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Sidaa goray2 dhashisi Wa eraydi abwan Yusuf x.Adan Labada Allah yarxmau
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Labada heesod waxa tumaya jiim iyo kuluc Allh u naxariisto mandeeq Allh ku xafido maamo
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Heesta Garanuug ayaan aad u jeclahay meel igaga taal. Mama Faaduma Cabdullaahi Kaahin Allaah ha xafido
@kyeclyde6058
@kyeclyde6058 3 жыл бұрын
you prolly dont give a shit but if you are stoned like me during the covid times you can stream pretty much all the new movies on Instaflixxer. Been streaming with my gf during the lockdown =)
@allenray9526
@allenray9526 3 жыл бұрын
@Kye Clyde yea, I have been watching on instaflixxer for since november myself =)
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Ereyadii Yuusuf xaaji adan Qabile second of the father education .
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
No he was the third father of education
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Heesta maandeeq qaadayso Waxaa sameeyay Ciise warsame dhancade Laxanka Cabdalla sagaag Aun labadaba
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
HAA. KOSALIIYIN NABIIGA
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Asxaabeey anigu waligeey waxaan u maleyn jiray inuu miraha iyo laxankaba leeyahay Cabdullaahi Diiriye Sooraan👍👍👍
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 4 жыл бұрын
Dheeldheel mahadlbaa dhalanteed ma argbaa dhalooshuna ma geedba ana dhawacaygii baydkaas baa ka maqan heesta hore. Serbiya
@shiinsiin
@shiinsiin 4 жыл бұрын
Fan Nooleeye
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Sidii Goray dhashiisii. Ereyada: macalin kii weynaa ee yuusuf H adan qabile. Laxanka: Maxamed Axmed kuluc Luuqda: Maxamed Axmed kuluc Tumista qalabka: kooxdiis waaberi tumayaashoodii baan u maleynayaa.!
@mahdiali8874
@mahdiali8874 2 жыл бұрын
Laxanka waa cabdala sagsaag . Heesta garanuug. Luuqda waa maandeeq. Ale ha u naxariisto cabdal sagsaag laxamiistihii weynaa iyo heesaa oo qaadi jiray heestii geelaa markuu dararan yahay laba nin duugtaa. Markii danbana waxaa qaaday maxamad mooge. Cabdale maxamad caraale waa majeerteen wuxayna ilma habreed ay yihiin sahro axmad jaamac oo isaaq ah AUN.
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto kuluc iyo maandeeq
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Wey noshay mamada wllo
@ahmeddheere4379
@ahmeddheere4379 3 жыл бұрын
Abwaan qabile waa aabihii waxbarashada ee 2 aad 1 aad maxamuud axmed cali
@ademmahamed9574
@ademmahamed9574 4 жыл бұрын
Ilaahow if iyo aakhiro u naxarttso
@heellolyricsqaraamyahan4174
@heellolyricsqaraamyahan4174 4 жыл бұрын
Ku mahadsanid inader
@essaismail5361
@essaismail5361 4 жыл бұрын
Cumar Serbia aad baad mahadsantahay sxb inbadan ayaan raadinayay heestan walahi
@ahmeddheere4379
@ahmeddheere4379 3 жыл бұрын
Sidiìi goraydhashii meelbanaan dhigay dhoolkii kii hilaacaba soodhababaceeyan dhibiciikuhooran baalasha ugadhigayaan dibaatada aduunyada anakaagadhowraaa %%% axyaa hees
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 жыл бұрын
Labadan Hees Xulistooda Waad U Fiirsatay Wllhi Mahadsanid
@abdifataahomer4928
@abdifataahomer4928 Жыл бұрын
Heestaa yaa curiyay?
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Shaqo wacan wlky
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Garanuug sideedaan, gabadanada seexdaayoo, gacaltooyo waayee. Ereygaas Gabadano yaa ii faa'iideeya micihiisa
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 4 жыл бұрын
Gabadano/dayrodhaaf = waa dhaxan daran waliba xilliga dayrta soo dhacda. Hees ciyaareed baa ahayd : - Gabodanada dayreed iyo - Gebgebo colaadeed iyo - Godadlaa la wada simay
@munaqaali4556
@munaqaali4556 4 жыл бұрын
Waa dhaxanta badan
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 4 жыл бұрын
Hassan Abdulkadir Adan , Gabadano waa dhaxan aad ah.
@maxamedmmg4910
@maxamedmmg4910 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya indr waad mahad santahay mid ayaan kaa codsanaya waxaad inoo soo galisaa heeskii hadaad soo hesho Xarago iyo khadra inay qaadi jireen ayaan u malaynayaa ahaana Sida tahay biciid baliyadii damon bur cosoba ka helay bilan tima caday baala xardhaneey
@maxamedmmg4910
@maxamedmmg4910 4 жыл бұрын
Halkaasi waa baliyadii danood waa magaalo type error sxb
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 4 жыл бұрын
Waxa qaada rooraaye iyo harawo way ku jirtaa you tubeka
@aliismail8799
@aliismail8799 4 жыл бұрын
Maxamed Mmg waxa wada qaaday heeskaa aad shegyso Faarax guleed samatar iyo qadiija qalanjo maxamuud
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Heeska Maandeeq ku qaadeyso erayadaas ma AHU Abwaan Ciise Warsamaa lahaa?? Cumarow kabankaas cajiibka ah yaa lahaa heeskani waa 60aadkiiye
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Laxankan Waxaa ku laray Cabdalla sagsaag Aun
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Erayada yalaha asxpeey
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Heeska ay maandeeq qaadayso Waxaa lahaa erayada Ciise warsame dhancade laxankana Cabdalla sagaag Aun labadaba
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Ай бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Maxamed A Kuluc heesta Shar gudban
7:50
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 3,8 М.
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 45 МЛН
Laxanka Ciil iyo Axmed Muxumed Balweeye
13:38
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 22 М.
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 410 М.
Caashaqa Ma Dhaafnaa
10:10
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 60 М.
Cabdikhadar Xasan Laari Iyo Faadumo Cabdilaahi Maandeeq 🔥 Iyo Heesta "WACAD"
11:57
Heesta Toogo Maxamed  Yuusuf Cabdi iyo Saynab Baxsan /Orignal
6:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 22 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Maxamed Axmed Kuluc oo hal heello ku wada qaadaya 3da teembo ee raaxeeye
11:13
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН