Part 1: Baraarugga Dacwada | Indha Kala qaadkii Islamiyiinta Somalia | Macnaha Salafiyada &Suufiyada

  Рет қаралды 18,486

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер
@awmadowbe9382
@awmadowbe9382 2 жыл бұрын
Qaamus aad iyo aad ayaad umahadsantahay runtii waxaaa tahay macalinkayga qaaskaas horey usoco brother
@mohamedfarah2583
@mohamedfarah2583 2 жыл бұрын
Dabka Ka dhacay hargaaysa ka so hadal qaamuus wan ku wada legend qaamuus
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Waa baramish Fcn qamus Thnkis
@somali756
@somali756 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah wll
@nursaid6283
@nursaid6283 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal alle ha ku barakeeyo
@jacfarkuuk4829
@jacfarkuuk4829 2 жыл бұрын
Farxaan cabdi cumar cabdi
@ibrahimfure901
@ibrahimfure901 2 жыл бұрын
Qaamuus keep going LEGEND
@roodaismail7
@roodaismail7 2 жыл бұрын
Guulayso geesi somaliyeed 👍👍👍👍
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 2 жыл бұрын
Aadbn uga xumahy inu dhaafo taxanuhu lkin imka bilaabya mhdsanid sxb
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Kèep going
@AidrossMuhammad
@AidrossMuhammad 2 жыл бұрын
Sh Cali Majeerteen beenta aad ka sheegeyso ka dhaaf Anaga ayuu Waalid nooyahay wuxuu caalim Suufi ah oo wali ilaahey ah ayuu ahaaaaa
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@khadraguleed7645
@khadraguleed7645 Жыл бұрын
Wll midhaa halkaa waad qaladay ycn burburkii dawladii cusmaaniyiinta wxy burburtay 1924
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 2 жыл бұрын
M.a legend wa sax yahuuda maba le tusi karo
@hafsahussein2016
@hafsahussein2016 2 жыл бұрын
Buugga xaggee laga heli karaa wan u baahanahay wll
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Walaal inta aan ka war hayo Buuggani waa yaallaa Maktabadaha dalka. Tusaale ahaan bal waxaad ka eegtaa Maktabadda IQRA BOOKS oo Hargeysa ku taalla. Page kooda Facebook kala xidhiidh.
@AllyTube-r2o
@AllyTube-r2o 2 жыл бұрын
Aniga haayo asiga oo pdf lkn sidee kugu soo gaarsii karaa ?
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 2 жыл бұрын
waxaan maqlay kooxaad suufiyiinta magacoodu waxa uu ka soo bilaabmay. waxay xidhanjireen dharka suufka dhogorta xoolaha laga sameeyo oo waxay odhan jireen anagu xarago waanu ka saahidnay iyo aduun, oo waxaanu u go'nay digriha iyo xuska alle. markaa magaca suufiyiintu waxa uu ka yimid kalmada suuf.
@Maka0492
@Maka0492 2 жыл бұрын
Kalmada suufi= safii ayey ka dhigantahy. Dhaar iyo wax la miid ah kama imaan.
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 2 жыл бұрын
@@Maka0492 ok sxb anigu wax aqoona uuma lihi. waxa aan ka maqlay shalay sheekh aana dhagaysanayey. oo sidaa lahaa kalmada suufi waxay katimid sidaa aan kor ku soo xusay.
@Maka0492
@Maka0492 2 жыл бұрын
@@warsamaosman-Sool waan kartey sxb
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Saaxib waa dhaqanka suufida in dunida iyo dhal-dhalaalkeda laga saahido! Anigaa suufi qaadiriya ah waxaana aaminsanahay in kelmada suufi ay katimi ahlu-sufa oo ahaa saxaabadii masjidka nabiga hoyga u ahaa. Mahadsanid
@MrMaalin
@MrMaalin 2 жыл бұрын
Waryaa wahaabiyo marka ay yimaadeen ayay umada wadada ka leexiyeen
@HaruunHassan-j7j
@HaruunHassan-j7j 11 күн бұрын
Aad iyo aad😢
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 2 жыл бұрын
War waa wahaabi qawaarij Ah
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
Ururada ku gabanaya diinta.ee.somaliya Kadagaalamayaa.waxaa aabo u ah Suciidiga
@omarosman8749
@omarosman8749 2 жыл бұрын
Waxan aad kashekaynayso. Waa kuwii argagixisada dhalay. Alle ayaa. Laxisaab tamidoona
@HaruunHassan-j7j
@HaruunHassan-j7j 11 күн бұрын
Aad iyo aad 😢
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Afganbigii dhiigu ku daadan in la dhaho wan ka soo hor jeeda dhiig wuu datay waxaa la dilo cabdirashid cali sharmarke 1qof oo islaam ah oo la dilo waa aduunka dhan dadka jooga oo la dilo afwayne iyo cidankisa ka danbeyay dilkaas way iska cadahay
@HaruunHassan-j7j
@HaruunHassan-j7j 11 күн бұрын
Xaqiiq😢
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Wahaabiyiin iyo salafiyiin ayuu ninkani dad wanagsan oo diin faafinayey nooga dhigayaa Waar beenta beri hore ayaa na loo sheegay waanu soo ogaanay gunteeda
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Ma qabuuro caabudka ayaad ahayd?
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
​@@abdihakimmohamed2561 maya ee seddax towxiidley ayan nahay
@HaruunHassan-j7j
@HaruunHassan-j7j 11 күн бұрын
​@@abdihakimmohamed2561gormee is qarxinaysa 😂😂
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН