Some women destroy they leaves for a man who don't deserve them 😢😢😢😢😢😢sorry
@zahranur71115 ай бұрын
SUBHAANA'ALLAAH waxaan waa waalli 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@zahranur71115 ай бұрын
Deyn badan ayuu ku geliyey qabrigiisa ha qaacee!!!!!!
@TaqwaWarsame5 ай бұрын
Layaab 2
@Xaliimomaxamed1145 ай бұрын
Nolosha sidii allah ugu talo galay hadii laga wareejiyo waa mush kilada shaqada iyo xamaal aan allah kusarin baad iskuhawshay baad afar saac shaqaysatid intakale na hawshii allah kusaaray ee ilmahag iyo gurigaaga kubixisid hoyada ninkuugu ninaad wax kucaawisid waa caadi laakin masuul kamatihid nolosheeda weelkeedaa bay ahayd inuu dhagaxa iyo dhobada ugashaqeeyo
@samiraabdalla-rn6dg5 ай бұрын
Anigaba waa yaabaa abaaldarada
@fadumasalah5355 ай бұрын
Na doqon sanaa gabadhu gabadhi aad ilma adeerkeed mey ka waresato tii ku tiri qodba sirado wa cadi.
@Saada-b8y5 ай бұрын
Idil❤❤❤❤❤❤❤
@rodaali1695 ай бұрын
Shekada ma rumaysn karo
@suadmire74505 ай бұрын
Asc Mashaallaah cabduqaadir allaah ha ku xafido amiin amiin cadowga allaah kaa qabto amiin amiin ❤❤❤❤
@maryandhaqane5 ай бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️
@laylasuruur57695 ай бұрын
soonoq noqotee. manaqbaa udaey. haye
@samiraabdalla-rn6dg5 ай бұрын
Royaloow anagaba in abtegeen baa nadhibay sheeko ayaan hayaa
@najmabestlady79015 ай бұрын
Lanbarka abdiqadir Uqor sheeko ayan haya. Gabdhaha igu xidh Soo dhib shekadada nagu nefis so quf wllo hays caburine 🙏🙏🙏 mhdsnd
@Sadgirl123865 ай бұрын
Subxanalah hablow sidan isku dhaama ilhy culays kumuu saarin mxd culays isku saaraysan maad ilmihiina wakhti siisan intaad nin ka daba ordaysan wllo naftiina u naxa waa afar cisho aduunku afartas cisho iska cibadaysta oo naftiina iyo carurtiina ka shaqeeya
@ladan32085 ай бұрын
Lama dulminayo ee iyada ayaa is dulmisay. Ninku wax uun buy weydistay ee waxba kumuu qabsan.
Hadii ninku u wanaagsanan laha waxa burburiyay uurka ay waaridkeed ulatagtay xita haday cafiyan naxdinta marka uhoraysa waxbadan buburinaysa 😢
@najmabestlady79015 ай бұрын
Dadka Waxa ku dhaha weligay ma guursanayo Ilmo waa haysta mashquul Uma bahni Qalbigayga hadi la eego ilaahba og wax yar weli qafki saxda aha yanan kulmin Lkn wlhy Waan guursanaya ilmana waa raba 😂😂😂 kawana waxas is difaac weeye
@foosiyafaarax40865 ай бұрын
Waxaba uhagaagimayan
@rodaali1695 ай бұрын
Si bay doqon u thay iyadoo yurub joogta ayay na ledahay lacag baan diray 100,000 oo may iska ilowdo maxaa si ka ha mar waad u diri kartaa lakin ,mar kale mar kale doqon gabdhedina way ilowday
@NurRoble5 ай бұрын
Dulmi soomaali ka dhmaan maayo inaceeydiid gacan ku siiyeen in uu cali mahdi xukunka katuuro ayagoo nacayay cida uu ka dhashay oo xamar sheegashdeed si loo waayo cidgooni u sheeganeeysa ilaaheey mahadiis sideey rabeen wax uma dhicin dagaalkaas mudulood waxaa kamaqnaa oo kaliya garre cadawnimada aay noo qabaan iyo soomaali loogu aas aasay mudulood dhulkooda goofafkeedii ayaa soomaali meelkasta ka timid dhul looga siiyay sidoolad soomaaliyeed u weey naato dhulka dadka loo cabiray goofaf mudulood ayee ahaayeen baasalaan waxeey noogu abaal gudeen caydiid u dagaala maan hadda oo wadanka fidiraal layiri ayee inkirayaan lahaanshaha dhuleed eemudulood tii hor dagaalka waxuu ku yimid xukunka anaa kaa leh ilaaheey mahadiis dhul ayee joogta mudulood asagoon asagoo aan hilmaamin waxeey soomaali ugu abaal guday ayaa intooda badan dhahayaan lama kala laha kuus kuwii habar gidir ula jiray in muduloodka sheeganayo dhulka laga baxsho sodeey wax uma dhicin 91 dii todobo madaxweeyne ayaa wadanka soo martay waxeeyna duqamagaalada ka dhigeen gidigood mudulood waxaa soo raaco maxaakiintii waxeey ka dhigeen mudulood 1 xisbuislaam waxeey ka dhigeen mudulood 2 alshabaab waxeey ka dhigeen mudulood xaqa uu u leeyahay xamar sidaas ayuu ku cadyahay waana ku mahad san yihiin sida aay xaqa ugu hiiliyeen ninkii xoog dhul cidgeedaa xoog in uu duqmagaalo ku noqda raba imaanka alaha kalsho madaxdii baarlamaankii islaamiyiintii ilaah ka sukoow waa u mahad celineeynaa saas ayee soomaaliya ku wada jooki kartaa soomaaliya hanoolaato qoraal kaan waa markaati in uu mudulood dhulka leeyahay ilaah ka sugoow waxaa ka codsanayaa ninkasta oo mudulooda in uu qoraalkaan badiyo waa markhaatidiini soomaaliya hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ganggang13165 ай бұрын
Unukale Ma adkaateyna noogu dhexkeentey Aan sheekada kaa dhegeysano dhulkan illaheyba leh qabriga yare laga dhigayana ku leedahey hada ba heshid nasiib uheshid inlagu aaso
@Hooyo3095 ай бұрын
Walal qoraalkaan tirtir waxaan aad soo qortay qalbigaaga ku hayso. Wixii aad xaq ka tabaneysana ilaahay maxkamadiisa la sug. Dadku waa wada soomaali deegaanku waa soomaaliya. Cid waa ku badan kartaa Laakiin muwaadinkastaahi xaq buu uleeyahay. Raas caseyr ilaa raas kambooni inuu meeshuu rabo ka dego. Colaada xamar ka soctana ilaahay hanaga qaboojiyo. Waayo waa caasumadii iyo madaxdii dalka. Caadifada iyo reerhebel teamkeena waa ka mamnuuc ee naha raali noqo. Qofkiiba nasiib uhela 2 mitir baa dhulka uu ku leeyahay. Ee ilaahay u noqo Insha’allaah 😮😮😮