Allow aniga iyo ciyalkeyga Inan midowno iikas aamiin iso dhaha reer comenti Sadax Sano ka maqanahay ciyalkeyga qaaar xitaa waa agoon ducada idinka sugaya
@Shaadiyo5 ай бұрын
Ilahy ha ku so dhaweeyo carurtada
@sudiaanush96842 ай бұрын
Allah kula kulmiyo abyo miya laga qatay😢
@ruunjaamac7565 ай бұрын
Walaahi waa dhibaato aad u xanuunbadan hooyo maaha waa bahl
@Harunfarid85 ай бұрын
😢❤Subxanalaah ya Allah Aalaaw ciyalka Muslinka caawi ya Aallah😢 😢❤Aalaah Subxana watacala Haayni xaafido ya Allah Team kaa.
@user-jb6ok6lw6tbilanbilan5 ай бұрын
Allah dadku mayahuudba cadow wanaa xubxanalaah😢😢
@hooyomacan67825 ай бұрын
Aduunkay ku cadabantay axeey ax subxanallah allaw waxaaso kle hana tusin😭😭😭😭😭
@Assa-t1z5 ай бұрын
Kuwii Ku shirqolay iyo kuwii Ku kufsaday iyo hoyadii Ku dhashay ee sababta u ehed masiibo allha Ku rido wallhi mukeeyf baa iishidan korka ihuray Wan dhididay sidaan ixanaqay nacalad idinku dhacday kuwa alle aanka baqeynin
Qumayo hadaad waa taas oo kale hooyo ma aha taas uf😡
@sudiaanush96842 ай бұрын
Subxanllah hoyo noca ah miyaa jirta ilhay musibo haku rido tan shirqoshay io kuwa kufsaday io hoyo ku shega Axy ax qiso ka xanun badan ma dhagesan😭😭😭😭😭😭