Waa sheekadii iigu qosolka badneeyd yurub igu soo carar ma aha wall😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ashayussufasha73656 ай бұрын
❤❤❤❤❤😮😮
@nadiayusuf62776 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉
@AbdikadirMohammed-x3d6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FatushLibah6 ай бұрын
Subxaan Allah
@AnabSaed-us1wo4 ай бұрын
Kaalaxad bey ahayd naagtaas naag iyo ninkeed kala dhex geleysa belo ku aragtay
@YasmiinRooble-iw8xg4 ай бұрын
Aadkatay 😂
@zamzamabdikarim25706 ай бұрын
Wlhi waxaas heeybado ku dhacay baa anigane igu dhacay markaan uk imaaday waaba meel dhimatay fool xumada yaab guriga markuu ikeenay xaajigayga waxaan mooday in soo qalday xaagda oo meel kale nakeenay yaab aniga😢
@nazra101-o6 ай бұрын
Soo dhoib shekadaada
@xidigtamaariya24646 ай бұрын
@@nazra101-o😅😂😂sheeko jaceyl
@FaadumaAbdullahi-h7r6 ай бұрын
Heybdo lagu dhuf qosol naga dhameysey 😂😂😂😂😂
@Assa-t1z6 ай бұрын
Aniga Sidi la iyelay waye ninkeyga aad. Ban iskugu fcnen hada aan comenti so qorayo lama jogo Laba wadan kala joogna waleyso haatiyey sadax Sano kala maqanahay dad is jecelo aan is dagalin ayan ehen asaga Dhan ma Rabo ciyaalka waxa kujirta Gabar cuuryaan ah waxaa ley quri wayey ciyaalkeygi waxa ubadan wiilal iso duceya reef comenti ina alle ninkeygii iyo ilmaheygii iiceliyo ano nabada ma bxi karo lugta inleygaga dhagan yahay cml yaab allha iisaqiro
@iqramaxamud80096 ай бұрын
Allah ku cafiyo wllo ibnadamku qaar kood waxba iskuma ogola quraan Isa saara adga iyo ciylkaba
@saidaabdi55886 ай бұрын
Abayo sory rabi ha kuu nabad keeno adiga io ayagaba
@ganggang13166 ай бұрын
Quran isasaar wllxaga illahey ucarar
@ednafaysal1-kz6sj6 ай бұрын
Saliga nabiga n n k h akhri kun jeer intaa ad wadan ha hadlin hana kacin waad liloon doonta ama wad gaajon doonta ama qof baa ku imanaaya azxabta ama family ga marka jinka so adegsanaye ha la hadlin ha sexan si kastod u lilonaysid wad uun ila intaad dhamaynayso saliga nabiga csw bakhrana guriga ku dhish alle haku daweeye