Qof kasta oo dunidan ku nool waxa haysta dhibaatooyin, waxayna ku dadaalayaan sidii ay u xallin lahaayeen. Haddii aad qofna si uun u caawin karto, waligaa ha ka waaban inaad caawiso. Waxaa laga yaabaa inaysan u muuqan wax weyn; si kastaba ha ahaatee, waxay kor u qaadaysaa maqaamkiina xagga Alle.
@SamiyaCumar-u6v5 күн бұрын
Raga qaar ilaahan ka magangalnay shartooda heer waxee ku garsinayaan aanad markatay xaqaga xataa ka hadli karin ciil dartiisa ilaahow adaan ku dacwoonay yaarab
@maryanalimahamud4114 сағат бұрын
Hapo samir ❤
@sbofficial31406 күн бұрын
Masiibo Allaha ku rido kuwa dadka dhibaateeya Oo shayaadiinta hoos gala.
@sbofficial31406 күн бұрын
Illahey ha u fududeeyo xaaladeeda aad iyo aad bey u adagio tahey.
@NimoAbdiSamatar6 күн бұрын
Abayo hg anigabaa way iidhibateyeen
@sbofficial31406 күн бұрын
Caruurteedii baa maqan.Jirkeedii baa bar maqan yahey.