Hooyade ilaah ha u Naxariisto wiil aan So xariirin aye qabte marka wax ka shegno waxe dhihi jirte iga leexda Cunugeyga marke dhimanesayna Garabkedo tagna hoyadey ilmaheyga wax ka shega necbahy dhihi jirtay inee Ida wax ka shegto iska daaye😢😢 hoyoyinka kala Fcn
@Hafsanor224 ай бұрын
Aamin alle ha unaxaristo hooyda markee ilmha soo korsatay iyo marka kle wee kala duwanthy
@iskufilan54054 ай бұрын
@@Hafsanor22 asaga iida soma korin rerkisa xoog ugu qaten markase k dhaadhiciyen inti kale iyada korsate adne weku tuurtay Sas thy Ida caasi wye iyo kas noma tirsana marka dhahno we nala dagali jirte
@telltale11294 ай бұрын
walaal ilahey hooyo ha unaxariisto. Dadka baa kala fiican waalida caasi ah qey jiraan laakin soomaali ma ogala.
@jamadkumandos46452 ай бұрын
Aniga hooyadey waxey qabtaa laba qof caasi ah markaa ka hadlo sidey ugu caasiyaane waxey i dhahdaa maxaa kaa galay anaa ku rabo casinimadooda ee iiga leexo inan si yar kulul ula hadlo ma jeclo xitaa alla hooyooyinka kala wanagsanaa hooyadey waa maskiin aad ugu jilcan owlaadeeda allow ii dhaaf
@iskufilan54052 ай бұрын
@@jamadkumandos4645 ilaah haku dhafo iika Rabi haso hanuniyo Hooyonimada ma sahlana anagane Waalid baari allah naga dhigo
Hoyada waxaa dareemi karaa hoyo laciilay oo reerka ninkeeda ey ciileen ilmihii ey usoo rafaadayna ku caasiyoobay Walaahi waan dareemi karaa hooyadan qalbiyan ayey wax u noqotay Allaha u dhibdhaamo 😢😢😭😭😭
@drshayaat5558 ай бұрын
subxana Allah wlhi liveka markaan daawanaaye waan Ka naxay 😢😢😢 sorry hooyo mcn caashaay abyo mcn intaa nooshahay waalidkaa Ka duceyso si aad janada u gasho waayo janada waxee Ku jirtaa hooyadaa lugaheeda ،ألجنة تحت اقدام الامهات si Adina ilaahay dhibka kaaga saaro oo owlaada aad dhasho ee baari Kuugu noqdaan waalidkaa baarinimo u samee abyo plz 😢😢😢
@Zaynab_0334 ай бұрын
Hoooyo ma aarsato wlhi Hooyooyinkeena intaas qalad ka aglnaa nama habaaran Hooyo lasoo taagan cunugeeg habaray illahayooow aday adoonkaaga tahay aisho ee garab gal😭😭 hooyadana way aarsaneesaa 😢
@shukriabdijama4 ай бұрын
Gabadha iyo islaanta yaa run shegayo ilahay baa xaal og lkn ilmahaga habarka ka daa haday xun yihin marka u Naxariisato iyagana way ku Naxarisanayan
@rayanhassan63894 ай бұрын
Hooyada waxaa larabay siwalba unugeeda caasi unoqdo in ay ka roonaato ayadaba berkeedii maqanyhy sorry wlh cisha
@naciimamaxamedmaxamuud18804 ай бұрын
From tiktok 😢
@umuminha59954 ай бұрын
Ala Xanuuuunka Walaca Ma ilaabi karto hoooyada😭😭😭😭😭😭 Ya Allah😭😭😭😭
@aliyahmohammed90424 ай бұрын
Hadaa marka mamadan gabadeda iyado dibaan uso farisatay babaa cadhi ehen.
@maryanibrahim6014 ай бұрын
Somalidu waa wada ani iyo dhibtaydii always victim hada been eega
Ha wlhi wxan jogna adun eey walidki ubadkodha cebeysanayan eey laxifaltamayan😢😢😢markas ladihi Ilmihi casi noqdhen
@SafaOsman-n1d4 ай бұрын
Gbadha Aisha Anu maa amiin sani inay been shegayso hoyadu maha hooyo fican
@Hafsanor224 ай бұрын
@@Ismacil22gabdha ka daran hooydeed soo caysay maxee walidkeed meesha u keentay
@nasrohashi52434 ай бұрын
Shekadaan waxay ila thy Caasho waxay hoyadeed so marty ee iyana mare qofkii aqli leh aa fahmi karoo sbbto ah caasho dhibkii ee hooyo marty aye iyana marsiisay wayna habaartay
@amaljama82444 ай бұрын
Tani hooyo maadaa waxa inantu sheegaysana waa run hooyo gabadheeda oo dhibkaan ku jirta sii habaarayda ilmhu sikastuu caasi yahay hooyadu way qalbi jilcsantahay,hasna inantda xaaladeed caadimaha,story hooyaday iyo caaisha hooyadeed ilaahay baa kala duway ,tani hooyo maaha qalbina maleh dubnaxaana kuma yaal yaahuu
@RuunHasanEilmiAbdi4 ай бұрын
Hooyoyinka qaar weji maleh
@AyaneSoubaneh8 ай бұрын
Dudi part 5 please
@ayaanbillan86344 ай бұрын
Allah Ilaahow Waalid caasi Hanaga Dhigin
@Anigaaleh4 ай бұрын
Balaayo haguursato majeerteen😢😢
@qadrishmohamed95374 ай бұрын
Meesha xin iyo qabiiil baa Ka socday macnaha Rer hebel iyo ree hebel isma guursadan cml Subxanallah 😢haday run tahay
Inte ku aragtay waalid ilmisa sixra tankale sey hooyaded xita qabiil ugu fantay ilen somalida waa dad walan yes walid qaldan waa jira lkn marwalbo walidka wasaxanyahay isku day inad raali gaaliso walaahi hooyo markey iga xanaqdo telka ano kula hadlaayo hurdodada idhibta xita see hooyo udhehe wey isixirray
@MaryanHussein-nu9yd2 ай бұрын
Talow away hoyadeed iyo abaheed maamadan
@aliizhasaidsaid97824 ай бұрын
Alla ilaahow😢hooyo ilaahey jannada hakaa abaal mariyo koley silac waa soo aragtaye
@orlandonunez39248 ай бұрын
subxanalah
@ZumayoCadey4 ай бұрын
Allaa og cida saxan😢
@Hafsanor224 ай бұрын
Inaa maamada qabiilkeeda lagu caynaayey waxaa cadeen u ah aisha malin dhaweed tiri Reer abtigeey waa laangaab raxanween ah bisinka gabdha naceeb iyo cuqdad dhanka hooydeed ah baa lagu soo koriyey
@RahmoAbdikariin4 ай бұрын
Laguma soo korine iyadaa doqon xun ah oo caasinimo u dhertahy sidee hoyaded logu dirayaa
@hamdifarah33484 ай бұрын
Subxaanalah
@hodanali52384 ай бұрын
Mamadan maskixiysn xanun baa jira everything and everybody’s can not be bad she’s mental duqdan
@saprineyy4 ай бұрын
Ano qoral soo wado marka hubeer maqley baan lalabtey😂Ar somali iyo aabiil maxa kala heysta😅
@amira52484 ай бұрын
waa waalid caasi lacag kaliya u muqato gabadha ine yurub jogto kaliya aragta ayado shalay tuurto bal hooyo waa midi ilmaheda u ceeb qarin jirtay tan hada uso fariisatay
@shekoofficial4 ай бұрын
Allah kutuso gabadhada oo baraha bulshada kuku leh hoyaday way i sixirtay malintaas ayaad dareemi dontaa xanunka
@IzraSalad4 ай бұрын
@@shekoofficial gabadha maanta iyada garab iyo duco ubaahan ma ahan xili ceebaheeda la raadiyo
@farxiyamuse25754 ай бұрын
WA islan xun subxana alah iLAHOW Adan ka magan galnay
@orlandonunez39248 ай бұрын
😢😢😢😢
@xakimamaxamad38124 ай бұрын
Waxas o dhiba hoyada kaso martay manta abalkeda cay ayey ugu badashy adunka hoyadey ugu jeclhy waxna u necbahy qof malin cilay ama hadal xun dhaha 😢😢😢
@fariyaadindhoquruxindhoqur45274 ай бұрын
Masha allah hooyo waa aduunn abyo lkn gabdhan hooyo ma so korin dhaheysa ana ma ogin runta lkn ah hadey hooyada ka tagado kuso korin xidaa hada adiga xaq lakugu leyahay ee allah qalbikoda isku so dhawayo
@ilhanismail96314 ай бұрын
Islanta wa islaan habaran hooyo qofkasta uma qalmo inuu npqdo gabadheeda o dhiban ayay habaraysa oo walidnimo ayay ku dagaltajaysa gabar ay dayacday yaahu
@israhassan51644 ай бұрын
Waxa tahay hooyo xaasid ah Lkin ilmahaga u duceey hooyo qarabato ayaa tahay gabdhahaga u duceey kadib waaa arke naxristoda Lkin habar ba mel la fadhisa
Caasho Oo Dhibataysan Baad Lacag Ka Dooratay Iyo Inaad Ceebayso 😢 Alle Haku Cadaabo
@Hamda-s8d2 ай бұрын
Ma cayshadi ilma heda laga qatay hoyadedba mese melkale
@InnocentBurger-ql7ls4 ай бұрын
Hooyo waa tii ilmaheda si walbo ey yihin u duceysa qerka la jeclato tirahda alle ha iisoo hanuniyo markey dhib dareman garabkoda istagta u beer jilacda naxariis hooyo nimo u mujisa ee maha mida habarta ilmaheyda ka aar gudata dhibkoda ku faraxda tan ani hooyo ma dhihi karo hooyo nimo uma qalanta