PART 2 / FAADUMO SHEEKADII ABID UGU WAALANYD DAAWO SUBXAAN

  Рет қаралды 7,464

Dahir alasow

Dahir alasow

Күн бұрын

Пікірлер
@zahranur7111
@zahranur7111 5 ай бұрын
ILAAHAY xaqqiinna ALLAHA idin soo iftiimiyo ALLAAHUMMA AAMEEN.
@amalaweys8084
@amalaweys8084 4 ай бұрын
Alle ha u gargaaro qof kastooo dhibaataysaan alle ha guuuleeyo🤲
@Jannahawkhalif
@Jannahawkhalif 5 ай бұрын
Subhanallah subhanallah subhanallah ala reerku cadowsanaa 😢
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 5 ай бұрын
War waad dhashey lkn laguma dhihin gumaysto ee ilaahey ka baqa oo yaan laguugu cadaabayaa hadii aad Alle ka baqeyso maaha nin aad dhasheen. Ee miyaadan dhalin waa laydin cadaabayaa ee wall u duceeya wiilkan sheekada ilaahey haka qaado 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@hamdicali6172
@hamdicali6172 5 ай бұрын
Alle nabsiga wilka haka soosaaro illahey waa cadil illaahow cadowgaa kaqabo reer kaaa yaarabi wllhi qalbiyanba uugu duceyay reerka😭😭😭😭
@afnaanshukri2031
@afnaanshukri2031 5 ай бұрын
Illahay faraj khayr qaba allaha u sahlo
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 5 ай бұрын
Alle faraj khayr qabo hawfuro waa reer masiibo ku habsatay allow u gar gar yaa rabi
@KhadraHusseinHassan
@KhadraHusseinHassan 3 ай бұрын
Allah faraj ha ufuro
@HodanIsmaeldaher
@HodanIsmaeldaher 5 ай бұрын
Allahu akbar
@DeeqoMacalin-pp3de
@DeeqoMacalin-pp3de 5 ай бұрын
Wllhi waa xanuun sheekada cawa
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 5 ай бұрын
Odeygu wuxu jacelyihii asma 😢😢 markas waa odey maseersan
@zahranur7111
@zahranur7111 5 ай бұрын
HASBUNA'ALLAAH WANICMAL WAKIIL. Waa dad wada waalan jaahiliin.
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 5 ай бұрын
Ilaahow soo kasoobadbaadi
@umuaxlaam606
@umuaxlaam606 5 ай бұрын
Waa xanuun amayna dhalin
@munaabdi7360
@munaabdi7360 4 ай бұрын
Subxaanalah waligey shekadan cml ma maqlin 😢😢😢 sidaan dhimashaa dhinto wlhi
@fadumojamac-k9e
@fadumojamac-k9e 5 ай бұрын
NiNkaNi gabadhuu Jecelyahay
@RahmaHashi-yu3mg
@RahmaHashi-yu3mg 5 ай бұрын
Subxaan allah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 5 ай бұрын
Waa benaleyedii ugu weyened
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 5 ай бұрын
Sidee u ogaatey in beenaley tahay Wlhy waxaa tahay qof denbiga korosanay so sorry 😢 😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 5 ай бұрын
Dadka maxaa ugu tiraa been baad sheegaysaa
@nesma5648
@nesma5648 5 ай бұрын
Ma dadka wiilka dila ayaad ka mid thy maxaa beenteeda ku ogoysiiyay
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 5 ай бұрын
@@BulloHassan-xg4xr Islaantaada Bullo naa maxaa. Keeney in aad qof weyn baa tehee 😹 in uu aduunku jiro waalid awlaadiisa saan ku sameyn karo balse ilaahey wuxuu na farey inaanu cadaalada raadiyo. Hadaba anigoo ah hooyo Wlhy iska dsa mid aan dhaley ee miska islaamka ila ah baan ka damqadaa hadaba odeygaan iyo xaaskiisa iyo awlaadooda ma isku damiir baa waa waxa iga yaabiyey war miyaada alle ka baqeyn markaad ninkan walaal kiina miyaadan u damqaneyn Wlhy aan ku dhaartee cadaab baad ku muteysaneysaan ee Itaqu laah 😭😭😭
@RAHMAAHMED-mr8en
@RAHMAAHMED-mr8en 5 ай бұрын
Wiilka madaxweyne dhalay marka la maraayey jow waan fahmay meeshas 🥺 waa dad dhanoo dulmi isku raacay
@Umucaisha935
@Umucaisha935 5 ай бұрын
Walalo ma woqooyi mise koonfur😢
@SawdaSalad
@SawdaSalad 5 ай бұрын
@@Umucaisha935wa waqoyi
@fadumojamac-k9e
@fadumojamac-k9e 5 ай бұрын
Waa. Odaga
@falisissahak
@falisissahak 5 ай бұрын
Asc Royalow Wixi illahay xaaran timeeyay baa la xalaalsaday Marka maanta waxkasta weydhici karaan malayaabayo Ee illahay😂hanaga bad baadsho cuqubada😂socoto
@kaltuunahmed2568
@kaltuunahmed2568 5 ай бұрын
Marka dilayaan sawir
@SowdoMaxamuud-yk7zf
@SowdoMaxamuud-yk7zf 5 ай бұрын
Subxaanalaah sorry abaayo iyo aboowe😢😢😢😢😢😢😢😢
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 5 ай бұрын
Inay dhaleen baad sooxan sato abaayo qaraabadooda qof kala saaxiib
@fatumaahmed1505
@fatumaahmed1505 5 ай бұрын
Walahi adonka wax walbo wad arki
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 5 ай бұрын
Macaan mahayn ee sixir bay ahayd oobaad magaalada kaguurtaan oodhuumataan
@iqramaxamud8009
@iqramaxamud8009 5 ай бұрын
Anga waxn ku dhihi lahaa adgau kula rabinee adgo naftiisa badbadinaysid iskaga tag xaqiina illahy ayaa ka soo saaraayo
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 5 ай бұрын
Habeen madow bay ahayd inaad kabaxdaan magalada
@MaryamaAxmad-x1e
@MaryamaAxmad-x1e 5 ай бұрын
Sorry 😢😢
@hoodofaysal5708
@hoodofaysal5708 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 5 ай бұрын
Faadumo waxaan kuweydiiyay intuusan Asma guursanin reerka wey nabad qabeen xagey fidnada katimid ?
@sunaliitapea8807
@sunaliitapea8807 5 ай бұрын
Iska fahan odayga asiga gabadha isla rabay
@baarcumar7101
@baarcumar7101 5 ай бұрын
Adunka wxkasta wayka dhacaan lkn wxan oklad maqlaysa ismadhahin sorry Mohammed wx kugudhcy wx yarmaha lkn allah bakaga jaraya😢😢
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 5 ай бұрын
Wlhi wn la ooyoy qisadan sorry wllo maxamadow dadkaasi wlhi famil kuuma noqdan waalidka maaha iskaga fogow wn kusoo ducaynaya adi iyo asma ilhy ha idinka furfuro cadowgas kuwaso waalid ma noqdan 🤲
@suadmire7450
@suadmire7450 5 ай бұрын
Asc reerkaas wiilkaas ayga ma dhalin waayo waalid sidaas wax ma yeelo
@ganggang1316
@ganggang1316 5 ай бұрын
Waa maxey reerkan Mooryanta ahi
@dhoolmohamed4271
@dhoolmohamed4271 5 ай бұрын
Wiilka madaxwaynaha markay tidhi ban wlhi fahmay magalada anuu ilahay dhibta haydinka saaro wl
@sundusabdi4921
@sundusabdi4921 5 ай бұрын
Waa xgee magaaladu abayo😢
@ganggang1316
@ganggang1316 5 ай бұрын
Ninkan reerku ma dhalin
@747bigm
@747bigm 5 ай бұрын
Maxkamada dahir calasow imow cadaalad horey aa ka helay wll
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@mahadkimikoh1509
@mahadkimikoh1509 5 ай бұрын
@@ikranhaji2241😂😂😂😂😂
@mahadkimikoh1509
@mahadkimikoh1509 5 ай бұрын
Odeyga ayaa isla rabey inanta ASMA Odeygu wuu maseyrsan yahay
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 5 ай бұрын
Waryaa illaahay yaqaana waxy noloshani mohamed laftarkisa maxa ka khaldan miyuu iska celiyo reerkan ilayn may dhaline🤔🤔🤔🤔🤔
@QalpiSaafi5973
@QalpiSaafi5973 5 ай бұрын
AsTaqFaaRta iyo SaLIGA NEbiga BadSo dhEh wll Wxni Waa CaLool XumEe😭💔🤦‍♀️
@hamdahassen9413
@hamdahassen9413 5 ай бұрын
Whyyyyyyyy
@DeeqoMacalin-pp3de
@DeeqoMacalin-pp3de 5 ай бұрын
Asc
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 5 ай бұрын
Ilaahow kasoo saar
@rahmajamac7669
@rahmajamac7669 5 ай бұрын
🥰
@salmaomar3368
@salmaomar3368 5 ай бұрын
Odaygaas waa xanuunsan yahay waa cilaaj awaad leh
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 4 ай бұрын
sheekadan waxba qaldan wlle reerka dhani miyay iswada raaci lahayen halaso baadho waxba qaldane hana kahadhin rooyalow
@queenruwayda2825
@queenruwayda2825 5 ай бұрын
Wll adigu inad zhaqyzto izku day
@SoulSis369
@SoulSis369 5 ай бұрын
Waa waalid narcissistic aah
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 5 ай бұрын
Mersha dadkani deganyihiin miyaan muslim joogin subxaanalaah
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 5 ай бұрын
Waxa caqaliga galaaÿa maaha reerka hadaye waali dhaqanta yihiina laakiina dada caadiya waxaa ma sayeeyeena tolkii maye
@FowziyoHassandaahir
@FowziyoHassandaahir 5 ай бұрын
Odayga gabadha jecelyahay
@safiahassan3655
@safiahassan3655 5 ай бұрын
Wcs
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 5 ай бұрын
Magaladu waa meel abini aha marka xaladeeda wax waa lagaqabankaraa
@FaadumaAbdullahi-h7r
@FaadumaAbdullahi-h7r 5 ай бұрын
Ax wax haloo qabto😢
@rahmajamac7669
@rahmajamac7669 5 ай бұрын
😢
@abiabi2393
@abiabi2393 5 ай бұрын
Royalow markad lahadasho waxad kutidhahda ha amuse tolka iyo rer abtiga isuguyedh oo dheh kalaya iwaydiya waxarerkaygu sidan igugelayan wayo intanan gursan cadiban ahan markangursaday baxolihi laygala waregay nololkale inansamasto layma ogola marwaba walaygaracaya wad argtan noloshaydu sidaytahay marka waxa iwaydisan sababta sidanlaygu gelayo mansameyay ee carurtakale aan dhifrin uga ahay halaywaydiyo hadanay idhalina hayshegan iyagon icadanin
@sunaliitapea8807
@sunaliitapea8807 5 ай бұрын
Gabadhan hadalkeda sida ka daremay xamar majoogto ee reeraha dariska ah wlhi aqiro wara idin yaalo dulmigas dhan waka amusantihin wlhi qof dariskeyga ah ina sidaas dhan lo gali karin
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 5 ай бұрын
Waxa I sheeko maaha maxayenu Ubixinaa Naagamaha Tani
@abdihassan7600
@abdihassan7600 5 ай бұрын
Aniga waxan arkay wiil iyo ader kii wiilka shaqaala ayuu yahay oo naag Isla shukansasay wiil ki ayay raacday gabadhi somali ayay aaday markii dambe wiilki fasax waa udiiday gabadhi aya soo tagtay markay boodhar wadanka an joogana soo mareyso ayu odaygii maqlay gabadhii waa laceliyay wiilkiina naag kele ayu udhisay naagtii fur aya dhahay waa na furay
@seinabjama4979
@seinabjama4979 5 ай бұрын
DNA si carsoodi ah ooga qaad
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 ай бұрын
maxaad badbaadin kartaa fuqdheereydeh. aabihiis iyoreerkoodii ayaasidaaugalaaya markaa iyagey jirtaa
@seinabjama4979
@seinabjama4979 5 ай бұрын
Inay ka cararto waye. Abaayo adigu naftaada kala carar hadii kale. Walee adaa ku xiga
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 5 ай бұрын
Odaga masar baahaya
@samiraabdullahi-dh7vg
@samiraabdullahi-dh7vg 5 ай бұрын
Asc
@sunaliitapea8807
@sunaliitapea8807 5 ай бұрын
Halkee jogaan ino sheega hade xamar jogaan mel ba lasaraya
@abiabi2393
@abiabi2393 5 ай бұрын
Asc Tim adkatay shekadani walama arag oo lamamaqal shekada markan sikasta u egay laba meselo bakujira Horta ninkan rerku mudhalin ee waysokorsaden waxana og odayga iyo islanta marku waynaday ee waxtarnoqday lamadonayn inukutamo waxaydonayen inu ushaqeyo anu isagu waxbaqabsan udhobi un u ahado iyagosidaraba ayugursaday gabadhi odaygu rabay alkasay kaqaraxday wayo hadu odaygu kuxumado hoyadu kamayeshen hadaydhashay xita haday xolohoda udidan waxay odhnlahayen adigu isdeber ninwaynbatahaye marka ninka halokaco daka islamka ah haloshego hada arintani runtahay haka hadhina oo qarxiya wayo bila adnimo ma aha wax ore udhacayna ma aha royalow marku kulahadlo kudheh muslinkan ubadhigaya wayab
@Sofidheeray
@Sofidheeray 5 ай бұрын
I’m sorry but sheekada wax badan ayaa ka qaldan. Ilhay ha fududeeyo.
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 5 ай бұрын
sheekadan waxbaa jira intas kawayn😢 rabi yasir
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 5 ай бұрын
Oday maseeray wax walba ka filo hada ka hor dhacday Oday wiilkasa oo gabar shukansanaya hadana ay ku magac thy xaaskiisa yar markaa waa u shakiyay wiilkii buu fagaysta waa u dilay kadibna meel fog ku aasay waxa uu uga shakiyayna armuu nagtadii shukaansaye madama wiilka gabadha uu shukansanaye iyo naagta abihii ay magac wadaagan
@MayaaMaxamuud-rf4pt
@MayaaMaxamuud-rf4pt 5 ай бұрын
Waxasi caqli maha fadumay ma reer dhan baa isku wada caqliya acudubillah
@SoulSis369
@SoulSis369 5 ай бұрын
Reer narcissistic ah ba jara
@nazreenabdi6642
@nazreenabdi6642 5 ай бұрын
The wife s useless I swear
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye 5 ай бұрын
Lacag uruuryaa inkaa ethipa kasoqada
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye 5 ай бұрын
Ax ilahoow cawi😢
@MaryamaAxmad-x1e
@MaryamaAxmad-x1e 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@Amalshiire
@Amalshiire 5 ай бұрын
Wcs
@NasramohamedosmanOsman
@NasramohamedosmanOsman 4 ай бұрын
😢😢😢😢
@HonuuzhHonuuzh
@HonuuzhHonuuzh 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢
part 1
53:49
Dahir alasow
Рет қаралды 616
PART 1 / SHEEKADII CARUURTII LA IIBSADAY
55:11
Dahir alasow
Рет қаралды 12 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Part 1/ LAAXAWLA SHEEKADII UGU YAABKA BADNAYD IYO FAADUMO
30:11
Dahir alasow
Рет қаралды 3,6 М.
PART 1 / FAADUMO SHEEKADII ABID UGU WAALANYD DAAWO SUBXAAN
1:03:59
Dahir alasow
Рет қаралды 5 М.
PART 1 / DILAAGII LA FAHMI WAAYEY
45:46
Dahir alasow
Рет қаралды 13 М.
part 2 /MEHERKII QALDAMAY CABSI NAXDIN  FAADUMO
27:30
Dahir alasow
Рет қаралды 1,1 М.
PART 1 / NABSIGII DABADA DHEERAADAY EE YOONIS SUBXAAN
47:47
Dahir alasow
Рет қаралды 14 М.
PART 1 \ FAAADUMO SHEEKADII BUSHRA DILKIII 200 00 QOF
30:18
Dahir alasow
Рет қаралды 3 М.
PART 1 / HAYBADO NOLOSHII SHAYAADIINTA AY LA KULANTAY CAJIIB
1:04:33
Dahir alasow
Рет қаралды 14 М.
part 1 /MEHERKII QALDAMAY CABSI NAXDIN  FAADUMO
25:19
Dahir alasow
Рет қаралды 1,9 М.