part 2 full /hooyadii marqaanka

  Рет қаралды 6,817

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

Күн бұрын

This stream is created with #PRISMLiveStudio

Пікірлер: 17
@tressahassan8947
@tressahassan8947 9 ай бұрын
Mashalah alaha ❤ku xafido caruurta adne hooyo ❤wacan oo🎉ciyaalkeeda dhageysata❤alaha❤kaadhigo❤dhaman😢intii dhimatay Jana fardowsa alaha geeyo 😢sorrywll 🎉dhaman team adkatay good morning beautiful people happy new year❤cafimad kudhameysta inshalah ❤❤❤royal 🎉fadumo thanks again
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 9 ай бұрын
Todobasano wax badan maha lakiin ilmaha cimrigiisa ayadabasoconayso hadal xumadu kawaran
@aminaali5323
@aminaali5323 9 ай бұрын
Hooyo maaha hoogtadu
@falisissahak
@falisissahak 9 ай бұрын
Asc Anaga hadaan galay teamkiyow Toronto
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 9 ай бұрын
7 yrs olny xaabsi aadaim inuu aado. Ahayd Royal kula badan
@fatima-said976
@fatima-said976 9 ай бұрын
Dilaagi ma laga sheekeyey qaybtii labaad😊
@samiyamohamud194
@samiyamohamud194 9 ай бұрын
Sheeko aad Wacan beey aheeyd thanks
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 9 ай бұрын
Yaab badanaa, somali & masiibadooda. Why, why, why? Waa sida qof maalin walba nabarka dib loogu soo cusbooneysiinayo. Ninkii dhibka kuu geystay ilmihiisa maalin walba hakaa hor muuqdo
@Najma-Mandeeq
@Najma-Mandeeq 9 ай бұрын
28:58 no ha samixin
@mahdiyaxasan9922
@mahdiyaxasan9922 9 ай бұрын
Warda part59
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
Maxaa kugu dhacay Royal 7sano way ku yartahay ninka xun ee wassaqa ah Ee2 gabdhood isu maray ee waada kuffsaday 😡😡😭😭😭
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 9 ай бұрын
Xabsi daa'in!
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
@@raaqiyaahmed4814 anigu ma caffiyeen waan ugaaran laha markuu Somalia aado ayaan garaaci lahaa waa nin xun oo in lacadaabo mudan. Wallaahi wuxuu sameeyay waa arin aad iyo aad uxun 😪😪
@hibaaqxuseen3426
@hibaaqxuseen3426 9 ай бұрын
Royelow waxaad tiri dumarku mey u samraan mexey uga ordayaan waxaan ku weydiiyay adiga ma iisheegi kartaa inaad aragtay nin qaba oo heysta gabar xubinka taranku ka owdmay ileyn wey jiraan cuduro owda sida waxa loo yaqaan laf guri oo kale ninkaas oo gabadhii biilaya farxad siinaya habeen walba usoo hoyanaya naagna aan laguursanin car kee weli indho lagama qaadin dhegana mey maqlin iska daa wax kale,e raahinka ay cuneyso guriga ay kula hoyaneyso ayuu karaahiyeysanayaa xitaa haduu naago kale guursado gabdhahaaba laga helaa mid u sabarta hadii ey dhowr caruur ah heysato laakiin ninku hadey toban udhasho ee uu gogosha ka waayo wuu isaga dhaqaaqaa habeena madoono inuu aqalka laseexdo marka taas waad la weysay raga iyo dumarka markii wixii leysku guursaday lawaayo dumarka ayaa sabra taas ayaa xaqiiqa ah intaan anigu usoo joogay ayaana iiga filan
@Quruxsa
@Quruxsa 9 ай бұрын
Ninkaasi waxu aha nin xun 7sano wayku yarayde inla dilu istahila hablayaryar eu mustaqbalkodi ku ciyaray kawarama
@siham2520
@siham2520 9 ай бұрын
Asc
@shamisali9336
@shamisali9336 9 ай бұрын
Asc
full/PART 1/ Sheekadii arooskii qarsooona
1:44:09
Abdikadir Royel
Рет қаралды 14 М.
PART 3  \ FARIIDO YAA AFDUUBTAY
43:26
Abdikadir Royel
Рет қаралды 8 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,1 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
PART 1 \ MASIIBADII UGU XUMAYD ADUUNKA
46:52
Abdikadir Royel
Рет қаралды 13 М.
QISO UGAASO NAXDIN KUFSI UUR ANOO YAR DAAWO I CABSIIYAY🤭🤧😭
40:47
XUBI QAALI OO SIRO BADAN KASHIFTAY🫢
25:22
Dalmar media
Рет қаралды 2,3 М.
PART 1 / NINKII CARUURTIISA CUNAY
52:37
Abdikadir Royel
Рет қаралды 4,1 М.
gabar ilmo inteey dhasho kana dhuumato
1:23:24
Abdikadir Royel
Рет қаралды 10 М.
PART 2 / HANI NOLOSHII TUUGA GABADH NOLOL ADAG MARTAY
30:18
Abdikadir Royel
Рет қаралды 125
FAADUMO • QISO NAXDIN AH HA FIIRSAN HADAD QALBI JILICSAN TAHAY
1:43:22
M•Somali Tube
Рет қаралды 20 М.
PART 2 \faadumo oohintii aduunka cabsi
48:31
Abdikadir Royel
Рет қаралды 10 М.
SUBXAANALAAH BAL KHIYAAMADAA DHAGAYSO
1:53:24
Abdikadir Royel
Рет қаралды 9 М.