Markab ayan kismaayo kasoo raacay waxa imid bombasa 7 bari kadib waxaa imid neyroobi oo abahay AUN iyo hoyadey iiga soo horeeyen ayago kasoo galay libooya walakey AUN iyo walashey ayaa Italy joogay oo u sii kireeyen guryaha goglan oo la dhihi jiray Ener continental apartments oo ku yalay centre neyroobi kadib waxa u guurnay south C xafad la dhaho alhamdulillah dhiba ma arkin ilaa aan yurub ka imaano
@mohamedahmedxusein10 ай бұрын
Alle ha u naxriisto abti
@AshaAbdi-rd8fy10 ай бұрын
ASC asxabta
@bintisharafabdinasir394510 ай бұрын
Warun faduma hadalkida team noorkoda tahay ilaahey hanokadayo
@laylaluula878110 ай бұрын
Asc all asxabta wanmaqna malmahan intii xanunsate caafimad taama insha allah intii caafimadqabtana allah hausiyadsho faadumo iyo cabduqadirna allah hacaafiyo insha allah ❤❤❤❤
@nimcoabdullahi959710 ай бұрын
War
@DeeqaAhmed-k7n10 ай бұрын
Faaduma gabadha sheekada kuso dhiibtay waydii say high school kuso dhamaysay ayadoon aqoon sida loo dhalo waydii xisada Biology ga maysan qadan jiriin miyaaa? Elen waxban so bartay iya meel laga dhalo ma aqoon isma qatan
1993dii Baan soo dhoofay cunugqygoo sanad jiraa qabti dhacday hade qabtu saw 1990 kii may dhicin ok markaan dhooftay cunugu almost 4sznuu jiray adna sanad iyo bilo baa tiri mida kale sharciga Holland ma laba Sano iyo bar baa lagu qaadanjiray 🤔🤔🤔🤔🤔
@orlandonunez392410 ай бұрын
warda ma dhaman away qebti 50 tanad
@sacdiyaandulahi180110 ай бұрын
❤
@AshaAbdi-rd8fy10 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@Aziiza_A10 ай бұрын
Waa nin fiican hadu reerkiisa ku sheegay oo uunan ku inkirin😮
i’m sorry my brother i hope you feel better soon inshallah i will pray for you inshallah but you still look good 👍 mashallah
@sahraomar702610 ай бұрын
Asc
@FathiaMoussafarah10 ай бұрын
Asc team adkatay
@maryannur608910 ай бұрын
Ilaah haku cafiyo walaal wan kuso diceyay salada dhaxdeeda
@samiraabdullahi-dh7vg10 ай бұрын
Asc royal
@tash735610 ай бұрын
Caawana waxan maqalnay gabar jaamacad digatay 18 jir iyo kabadan ah o ana garaneyn halka ilmaha laga dalo iyado inta an ku aragnay ama halkan ka maqalnay 14 jir kaligeed dasho
@dumarkaabachannel16110 ай бұрын
Jamacad may dhigay gabdhu dugsi sare unbay dhamaysay ku darso barigi hore waxba lama ogan jirin cadada ayayba gabdhaha aqon jirin
@beleali905610 ай бұрын
Hooyo waa funny 🤣
@nimcomaxamed670610 ай бұрын
Sheekadii warda maxaa heley
@samiragedahasodhiib164410 ай бұрын
Shakadi warda away
@محمدخضربنعثمان10 ай бұрын
😂😂😂😂😂🎉
@isramaxamed496310 ай бұрын
xaqa nala siyeymaba jiro 😢😢😢😢
@xadiyoxadiyo464410 ай бұрын
Adigu sideed ugu fakirtay inaad afka kadhasho
@isramaxamed496310 ай бұрын
farax adoo dhibkaa umaray ayuu radinayaa ceebtada masiibada 😢😢😢alow nagaqabo kuwa xun sorry royal cafimadsariic
@Xaliimomaxamed11410 ай бұрын
Adigu hoayaa ninbaad kadoratay iyana ninkeda bay kaaracday
@al-ad-aniya404810 ай бұрын
Saxda sida ah hadii la maro garoob ciyaal jiidanaysaa ma jirteen . Wiilkaasi Wa Sax naa sidaa ayaanu ku Barbarnay. Belo idin la qooqday. Noloshu meeday guri lagu ma gaysane. Too much drama!!
@aaminozahro451710 ай бұрын
Acuudu boyfriend aa 😢
@tash735610 ай бұрын
Subxaanalh maalin walbo wax hor leh tima aya laiga gurtay meyd miyey aheyd marka madaxeda inta lafeydo laga jarayey tankale tan tima qof kale ku dabaneyso mexey aheyd
@nimcoabdullahi959710 ай бұрын
Utanga
@Aziiza_A10 ай бұрын
Inkaar kugu dhacdayna ma dhihi kare reer ayuba kaso tagay maxaa xaaraan u geeyey😡
@tash735610 ай бұрын
Horta raga mexey u adkeysan karin ama u sugi karin naagahooda halka dumarka ey 10 sano iyo kabadan sugaan ragooda