No video

Part 2 Game Adag | LAHJAD Ciyaal Xamar VS Reer Somaliland | BeerCasaad

  Рет қаралды 83,389

ArimaHeena

ArimaHeena

7 ай бұрын

#arimaheena #lahjad #ciyaalxamarvssomaliland
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,116,252 subscribers

Пікірлер: 603
@hindadahir4412
@hindadahir4412 7 ай бұрын
Viv Somaliland is not easy 💚💬❤
@SadoMohamed-gd2gg
@SadoMohamed-gd2gg 7 ай бұрын
Viv maxaaa laga wadaa
@abdihassan4981
@abdihassan4981 7 ай бұрын
Viva somaliland ❤ 200 like
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 7 ай бұрын
Aar niyow kuwan way madhanyihiin ee dad adag u keena from Somaliland ❤🎉😂😂😂
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 7 ай бұрын
Waar Cumarku mid maaha maahmaahbu ku qaraacayba intaan lahjad la gaadhin 😂😂
@asiaomer2487
@asiaomer2487 7 ай бұрын
cumar is not easy 😂
@maryamaahmed9177
@maryamaahmed9177 7 ай бұрын
Fahmi mayan kaw bu ka siiyey😂😂😂
@hodohussein309
@hodohussein309 5 ай бұрын
Waa lengend
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 7 ай бұрын
💚🤍❤️ Reer tolkay reer Somaliland waa xadaariyiin Afkay suugaanta bareen way ka xishoodeen waxay reer Somaalia ka xishoon waayeen Duriyadu waa akhlaaq miidhan Thanks guys
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 7 ай бұрын
Reer Somalian Somalian guul ❤🤍💚
@laftagreen8146
@laftagreen8146 6 ай бұрын
Somaliand guuldaro lee tihiin
@Arawelomer
@Arawelomer 7 ай бұрын
Waxan halka ka salameya labada nine landerska ah ilmadereyaal waad salamantihiin Ragga kiisa adag❤
@user-jg4kq4qh5i
@user-jg4kq4qh5i 7 ай бұрын
Inta barnaamijkan ku heysata ❤❤❤❤ arimaheena noo soo badi
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 7 ай бұрын
Wilakn cumar la dhaho wa legend viva Somaliland
@Jaaaama36
@Jaaaama36 7 ай бұрын
Gabar soomaaliyeed Oo isku dhiig nahay ma jiro Qof aan ku doorsanaayo Alle ha idin dhowro hablaheena ❤❤
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Sidaaas weeye bro Dhiigu biyo maaaha de ninkii baxyaa ha baxo bosskisa wa la buuxinya kloybe
@nacimasalax812
@nacimasalax812 7 ай бұрын
Farax calcalka jooji 😂
@ahmednoorali6713
@ahmednoorali6713 7 ай бұрын
​@@nacimasalax812 gabar somaliland haley gu daro😅
@Mumtaz2327
@Mumtaz2327 7 ай бұрын
Viva Somaliland guul wadankygii Somaliland ❤
@Mumtaz2327
@Mumtaz2327 7 ай бұрын
Reer somaliland is not easy ❤
@isramowliid4231
@isramowliid4231 7 ай бұрын
Reer soomaalilnd isn't easy 😂🎉
@suubansmile9388
@suubansmile9388 7 ай бұрын
Dadkii af soomaliga baray ayay rabaan inay hadal ula yimaadaan 😂😂😂 viva wiilasheena 🤍💚❤
@souliekaaden
@souliekaaden 7 ай бұрын
Mashallah jabuuti and somaliland waa isku mid
@BarwaaqoAidid
@BarwaaqoAidid 7 ай бұрын
inamadaydiii ismuujiya reer somaliland ❤
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 7 ай бұрын
Masha allah Viva somali wayn One love ♥️👋🏽
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 7 ай бұрын
Part 3 rabnaa😂❤🤍💚🙆‍♀️🙆‍♀️
@user-qn8eu3rh1m
@user-qn8eu3rh1m 7 ай бұрын
Ciyaal qaranka marnaba nohoos wanidinwata guleed iyo cumarkaa😂❤
@nastexofarax7380
@nastexofarax7380 7 ай бұрын
😂😂😂 war arimaheenow please. Part yo kle noo soo samaee 😂😂😂 qosolaa la ilmeynooyaa wlhi😂😂😂😂 please arimaheena🙏🙏
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 7 ай бұрын
Dhaman wn salamey reer moqdisho iyo reer hargeisaba ee inamada yaan lakala jeclaysan tartan quran may ahayne kaliya waxbey kala faaideysanyen From hargeisa we love you wllhey reer moqdisho ❤❤❤
@MunaAli-dw2cs
@MunaAli-dw2cs 7 ай бұрын
Waka qadaney
@HudaDheeman-ns2gm
@HudaDheeman-ns2gm 7 ай бұрын
Aar inamadayadani wa garac way walayan dadka viva somaliland❤
@ayaancumar6898
@ayaancumar6898 7 ай бұрын
Somaliland ❤ 1:36
@nasiibcumar5823
@nasiibcumar5823 7 ай бұрын
Somalilanad isn't easy dad diyaarsan ba noo ciyaraya ❤❤
@dagenmohamet9088
@dagenmohamet9088 7 ай бұрын
Inamadayda reer somililand❤
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 7 ай бұрын
Viva somalilnd
@HodoMohamud-pv7zt
@HodoMohamud-pv7zt 7 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah wiilashayada. reer somaliland waan idiin hanweynahay❤
@AhmettMaxamedcali
@AhmettMaxamedcali 7 ай бұрын
MAROCO AYAY U SOCDAAN MAXAA U HAN WAYNTAHAY 😂😂
@HodoMohamud-pv7zt
@HodoMohamud-pv7zt 7 ай бұрын
@@AhmettMaxamedcali meeshay doonaan ha u socdaan u biqi maayo sharaf bay leeyihiin.
@AhmettMaxamedcali
@AhmettMaxamedcali 7 ай бұрын
@@HodoMohamud-pv7zt markaana
@user-mg9wr7gd2e
@user-mg9wr7gd2e 7 ай бұрын
Rejistiin Wa bahalkad xidhantahy ma nooli war inader mxd samaysay😂😭😂 anigiba ku qoslay from Somaliland
@carayschannel6747
@carayschannel6747 7 ай бұрын
Kan yari wa funny walhi
@Xayaat-omar
@Xayaat-omar 7 ай бұрын
Wll saas maba utaqaanaan😂
@user-mg9wr7gd2e
@user-mg9wr7gd2e 7 ай бұрын
@@Xayaat-omar Haa xabada wan maqalnay😂😂😂
@user-np9hd1yl7d
@user-np9hd1yl7d 7 ай бұрын
Cumar Legend weeye ❤viv duriyada
@najmamohamed8620
@najmamohamed8620 7 ай бұрын
Wlhi wn kahelnay soobadi wll armaan waliba waxaad keentaa wiil rer burco ah ilahban kugu dhaariye keen wll rer burco team rer burco isooraca😂😂😂😂😂
@Saed_Lyrics
@Saed_Lyrics 7 ай бұрын
Reer Somaliland 💚🤍❤️✊️
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 7 ай бұрын
Part 2 waanasi walaysan reer xamar " haantii biiyaha " miiya daahaysin booyaade from jabutiii booyada waata biiyaha qaada
@safaaxmed9157
@safaaxmed9157 7 ай бұрын
Reer soomaaliland isn't easy 😂
@deeqasalah4710
@deeqasalah4710 7 ай бұрын
Mansh allah ilaahay cimriga ha idiin dheereyo amin 🎉
@iftinmohamed3286
@iftinmohamed3286 7 ай бұрын
kuwan mar walab no keen wa qosol midhan😂 okiyal feedha kulah
@muxiyocabdi-nd1jy
@muxiyocabdi-nd1jy 7 ай бұрын
Haaa ku wan noogu soo celi arimaheena
@ubax7758
@ubax7758 7 ай бұрын
Wlhy ano sugila ayay so gashay midka shaadhka madow waa legend wlhy😅😅😅😅
@juweriayusuf9956
@juweriayusuf9956 7 ай бұрын
Reer somaliland ❤❤
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 7 ай бұрын
Rer Somaliland wan idin jecelahay mel kasto joogtan nolada wiilshaydu guul
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 7 ай бұрын
Ciyaal xamrkena Isku caln wye Wilsha klena isku caln wye Jahhh ❤😂
@aishamire4894
@aishamire4894 7 ай бұрын
Galmudug io Samoliland waye😂
@shugricabdilahi
@shugricabdilahi 7 ай бұрын
Masha Allah viva somaliland ❤❤❤
@CabdirisaaqKhadar
@CabdirisaaqKhadar 7 ай бұрын
Part two please
@Zelhan29
@Zelhan29 6 ай бұрын
Always guul iyo gobanimo Somalia🇸🇴 madaxda sare🫶legends😊✌️
@shugricabdilahi
@shugricabdilahi 7 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@user-lq4bc3yj3n
@user-lq4bc3yj3n 7 ай бұрын
Kalmada qiindhiiciil waa oo sax waa dhasha iinjiirta kowa somalilandrka ah baa ko saxan
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 7 ай бұрын
Haa waa runta
@Khadiira0
@Khadiira0 7 ай бұрын
Legend Arimaheena ❤
@faafinta7175
@faafinta7175 7 ай бұрын
Keep going arimaheena from Bangladesh 🇧🇩
@apdulaziizathlastube3817
@apdulaziizathlastube3817 7 ай бұрын
Mercí France 🇫🇷
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 7 ай бұрын
Wa game xamasadiisa wata wllhi ax beer casaad another level so kordhi nio Viva Somaliland 😂😂😂
@nuurasaqadhi5718
@nuurasaqadhi5718 7 ай бұрын
Viva somalind
@hindadahir4412
@hindadahir4412 7 ай бұрын
Hhhhh wlhi waa beer casaaaad😂😂😂 viv Somaliland 💚💬❤
@mumtaas95
@mumtaas95 7 ай бұрын
Please part kle so same arimahena
@AmiiraApdirahman-hw6yq
@AmiiraApdirahman-hw6yq 7 ай бұрын
Somaliland wdnkeyga❤ wlhi wad afsomli kugaracden😂😂
@amiirayuusuf5771
@amiirayuusuf5771 7 ай бұрын
Wlhi arimhen❤ booyaad kulaha guuriga la sar wlhi caw wad iga qoosli seen
@SabaaxAdam
@SabaaxAdam 7 ай бұрын
Arimaheena brothr keep going🎉🎉
@fihimahussein470
@fihimahussein470 6 ай бұрын
Waa beer meel gooniya kaso baxda way fahmeen hadan wiilka inuuu ku dhawaaqo bay rabaan oo hadhoo meelahaa la warwareejiyo good ku soco Cumar
@mssdiamond7193
@mssdiamond7193 7 ай бұрын
Qindhicil waa injirta caruurteeda Dee wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂 Reer xamarkan way nawaalayaane kawaran
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 7 ай бұрын
Qandhicil mgca ma u qabtaan miyaa😂😂😂😂
@nasteexocabdilaahi7725
@nasteexocabdilaahi7725 7 ай бұрын
​@@nasraabdullahiwaxan unaqaanaa indhiqil
@user-il1cp6pt7h
@user-il1cp6pt7h 7 ай бұрын
Somaliland duriyadii ka shakinin mar naba no hoos❤
@marwasafari8366
@marwasafari8366 7 ай бұрын
Somaliland❤️
@kawsarcabdi3236
@kawsarcabdi3236 7 ай бұрын
Wiilka cuumar ha joogo amiira iyo asad ku soo dara arimheen
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 7 ай бұрын
Af soomali Gabigiisuba miyaanu ku dhalan Somaliland ❤
@user-lp5if6np8v
@user-lp5if6np8v 7 ай бұрын
Reer waqooyigu is not easy😂😂❤
@najahmohmed8516
@najahmohmed8516 7 ай бұрын
Hhhhhhh gesiyal rer somaliland isn't easy💪💪💪👏👏✊️✊️👌🤴🤴🤴🤴🤴🤴
@nasroqueen
@nasroqueen 7 ай бұрын
Arimaheena keep gonig
@user-rw5bv5kw3e
@user-rw5bv5kw3e 7 ай бұрын
Masha Allah 💚🤍❤
@aliabdiawale8304
@aliabdiawale8304 7 ай бұрын
Arimaheena soo balanced wllo
@HothoEsse-cg9pb
@HothoEsse-cg9pb 7 ай бұрын
Soo badi arimahena waan ku wataa gar iyo gardaraba tageraana waa kuu ahay wllo adbaad ufcnthy hore usoco
@muscabbadro2559
@muscabbadro2559 7 ай бұрын
Raga reer hargiesa waxa u balamisa ceyda iyo cumeer tlye inta lee isame 🙏😁
@Araweelo234
@Araweelo234 7 ай бұрын
Please part 3
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Part 3
@QabuulMaxamed-po3tg
@QabuulMaxamed-po3tg 7 ай бұрын
My country soomaaliland I love you my blood
@khadrahasan8090
@khadrahasan8090 6 ай бұрын
isasooo Adkeeya abti Jileec midhanbaaa tihiine viva somaliland💚❤🤍
@user-pc7jo7jb6l
@user-pc7jo7jb6l 7 ай бұрын
Nagiib is not easy isma dhaantiyo dhasheed kulahaa keep going nio waa idin wataa eeh😂❤
@HudaCabdi-qj5iy
@HudaCabdi-qj5iy 7 ай бұрын
From somaliland
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 7 ай бұрын
Team 27 Sadex nin waan ka danbeeyaa anigu Ninka deeqoo la dhaho Faadil iyo cumeer big fun Si gaara ayaan u taageera Waayo Dabeecadooda iyo kuwaygu aad Bay isugu odhow yihiin Iamk ayaa soo raaca Dadka ilaahay ma Simin Arimaheena waa legend waayo arag dhalin yaro ah isku wad leh asxaabta ah Intaba badan cumeer gacan yare ayuu u ahaa oo social media wax badan buu ka baray
@craxmaansharafoow
@craxmaansharafoow 7 ай бұрын
Hore usowalla Soo badi walal waab wataa Wax badan aan kafaaiday❤❤
@mohanciyow
@mohanciyow 7 ай бұрын
the king of the youtube❤❤
@xamdiyasin
@xamdiyasin 7 ай бұрын
reer somaliland ❤❤❤
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 7 ай бұрын
Viva Somaliland❤
@user-vb3nv6ii3r
@user-vb3nv6ii3r 7 ай бұрын
Masha allh wiilalkayagu waa funny somalilander. Guul.
@AxmedZaki-hn6mn
@AxmedZaki-hn6mn 7 ай бұрын
Ku soo celi part 3 🙏🏼
@HindaMaxamed-lk9rh
@HindaMaxamed-lk9rh 7 ай бұрын
Kusooo celi arimaheena😂😂❤
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 7 ай бұрын
😂😂 wllhi hore Uma Ogeen deeqow in uu Saan dhan funny uyhy ma’ogeen
@Ilwad77
@Ilwad77 7 ай бұрын
Please arimaheena barnaamijkan kusoo celi wajiyo cusub lkn Cumar waa inuu SOMALILAND matalaa nin wax badan OG
@deeqbile572
@deeqbile572 7 ай бұрын
ninkaas wax badanoo fahansan yahay xamar oo ku noola malahaa qof kle aala keena meesha hhhhh
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 7 ай бұрын
​@@deeqbile572Sow ka leh waligayba ma tagin part 1 kii soo daawo xamar waligiis ma tagin😂
@nimcoiid7029
@nimcoiid7029 7 ай бұрын
Ilmaadeerow qindhicilku waa injirta dhasha ah ee aan wali dilaacin Findhicilkuna waa Qoriga yar ee ilkaha hilibka lagaga soo guro😊
@user-xk3tw1uj2l
@user-xk3tw1uj2l 7 ай бұрын
War ragan ilmaderyal waa iga gadartihin❤😂
@dahirise7762
@dahirise7762 7 ай бұрын
Arimahena ii banee 2da lajadoodba anaa kasaayee adi waa ku dhec dhunray
@muhamedibnualahi5749
@muhamedibnualahi5749 7 ай бұрын
From somaliland: horta marka hore injir iyo qindhicil waa kala laba xayawaan lkn anagu halkaad idinku leedihiin qindhicil waxan nidhaahnaa (indhiqil).
@Sheekiyo_shaah-.1
@Sheekiyo_shaah-.1 7 ай бұрын
😂😂😂war dadka ha waalin qindhicil aya la yidhaye
@lakimahamet4986
@lakimahamet4986 7 ай бұрын
guul somaliland❤❤
@user-yu2dehm7345
@user-yu2dehm7345 7 ай бұрын
Somaliland is not easy 💚🤍❤
@World-z3i
@World-z3i 7 ай бұрын
Rer Somaliland is not easy 😂❤
@mssballa
@mssballa 7 ай бұрын
Somaliland 🫶🏻😍
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 7 ай бұрын
Arimahena the one and only legend best youtuber
@ZamzamMusa-gc7nl
@ZamzamMusa-gc7nl 7 ай бұрын
Waa xishoonaysaa arimaheena 😂 wixii danbe dhexda ha galin
@QueenDheeman
@QueenDheeman 7 ай бұрын
Mahres deeqow waa qosol midhan😂😂😂😂
@queenumiira7775
@queenumiira7775 7 ай бұрын
Maarees iyo deeqoow mana matalaan ceyda iyo cumeer soo qawo Ayaga hana matalaan❤
@QabuulMaxamed-po3tg
@QabuulMaxamed-po3tg 7 ай бұрын
Arimaheena bar yahan reaction kaagi oo yaradaybe coming soon Insha Allah
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 7 ай бұрын
Wlhi caawa qosolka iga dhamayseen😂beer casaad caadiya😂😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Taaangi inder waanu idin fahmynaa si fiican
@amiiraismail2402
@amiiraismail2402 7 ай бұрын
lahajad saxda anaga ku haadalna form Somaliland
@khaalidmaxamed1927
@khaalidmaxamed1927 7 ай бұрын
Arimehena lagend hore usoco😂
Game Adag |  LAHJAD  Ciyaal Xamar VS Reer Somaliland | BeerCasaad
20:46
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 59 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
KOR HA U QAADIN GACMAHA CHALLENGE ADAG
14:25
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 249 М.
CAMBUULO RABNAA | AJAANIBTA AF-SOOMAALI KULA HADALNEY | MadaxGal
14:39
LAHDAJ REER MUQDISHO VS REER HARGAYSA
15:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 370 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45