Part 2: qaabka aan Maraykanka ku imaaday ( Somali to Qaxooti to Maraykanka ) tani Waa loloshaydi

  Рет қаралды 15,785

shaaciyeone show

shaaciyeone show

Күн бұрын

#Refugees#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#immigration#
#somali #Somalinimo #maraykanka#Canada#

Пікірлер: 66
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
I can't wait part three Dhiiro galin ayey noo tahay qof mesha soo maray marko kaga xog waramayo " thanks
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Insha allah coming soon
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Nin soo dadalay ayaa tahay allaha ku barakeyo family kada quruxda badan masha allah
@ummusacad4003
@ummusacad4003 3 жыл бұрын
MashaAllah wlh waad so sabir tay sabraa sad kiis helo aa horay lo dhahay cajiib thanks keep going wll
@yahyeabdi1631
@yahyeabdi1631 3 жыл бұрын
Waxay aheedba illah waa kugu guuleeyay walalkay waxan kaloo kaa codsanayaa in qaybta xigta sida ugu dhaqsiyaha badan aad noogu soo gudbiso wallo in sha allah
@ajkhaled
@ajkhaled 3 жыл бұрын
Wlhi ustaad waqti ayaa soo qaadatey Congrats Bro
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 жыл бұрын
I'm the first one
@cimraancali1596
@cimraancali1596 3 жыл бұрын
I’m the second 🙈😜🥰
@qansaxjabay1496
@qansaxjabay1496 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waxbadan ayaa noo iftiimisay hadalkada dhiiri galin ayaan kadhiganaynaa insha allah waxan kuu rajeyhaa hormar wacan bro
@anzalmohamedahmed4239
@anzalmohamedahmed4239 3 жыл бұрын
Mashlh wall.shaaciye marka hore waad mahadsanthy wall waxaan ku waydiina xuduudka mareekanka iyo maccico udhaxeeya sifudud lagaga gudbi karaa waliba si tahriib ah wall adoo mahadsan Teedakale markaan isdhiibaayo qaabeee isku dhiiba wall meeqaasa xirnaan karaa malaga yaabaa ineey isoo celiyaan malaga yaabaa ineey iga aqbalaan waxaan usiisocdaa dawlada canada ewallayaal ifasaxa wall adoo mahdsan isoo jwb wall kayga sharafta lehow
@ALeo756
@ALeo756 3 жыл бұрын
Msha allah keep Going bro
@fatxishariif1204
@fatxishariif1204 Жыл бұрын
masha allah wllo wad kuguulaysatay adigu anagana nosoducee
@ismailjabane2847
@ismailjabane2847 3 жыл бұрын
Mahasanid
@mohanadyare7384
@mohanadyare7384 3 жыл бұрын
Nolol adag aad somartay sxb lkn samirkada waad ku gulaysatay 🥰🥰
@sadaam764
@sadaam764 Жыл бұрын
Nin raga waa kii soomara jab😍😍
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 жыл бұрын
Wlhi hard life soo martay
@ahmedking8237
@ahmedking8237 3 жыл бұрын
Asc wll qali salan kadib waxan inaan kuweydiyo aniga buffis ayan jiraa waxan sugayaa gva marka waxan Rabaa inan kuweydiyo Labo jeer ayan gva gafay yacni iga baaqday marka xal maloo helayaa kiiskeyga
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Haa dabagal ku samee bro 😎
@nimco4922
@nimco4922 Жыл бұрын
MaanshAlll Tabarakallh beautiful couple Allh Idiin xafido Adigaa iyo xaskaga nolloshuba waa in dhib iyo dheef lislaa qebsado 🫶❤️❤️❤️❤️
@rayaanibraahim8131
@rayaanibraahim8131 Жыл бұрын
tnx wll aniga hada waxaan rapnaa inaa qaxootiga itoobiya aadno allow noo fududay🥺🙏😍😍🥰
@SacdaAxmed-j1t
@SacdaAxmed-j1t 5 ай бұрын
Bles ugu dar wll qoxontiga senku iminka kara
@qurbaawikhadara8355
@qurbaawikhadara8355 3 жыл бұрын
Wllo waxan raba inan kula so xidhidho. Xagen kala so xidhidhaa?????
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 2 жыл бұрын
Msh allh
@MajidYare-m9o
@MajidYare-m9o 4 ай бұрын
Wll meqo sano lakujiraa qaxootika ugandha🤔🇺🇸🇸🇴
@abdimohudin8953
@abdimohudin8953 2 жыл бұрын
Thank you f Very much
@ShugriAaden-tb2wh
@ShugriAaden-tb2wh 9 ай бұрын
Wll shaciye kawaran UNHCR ta mirqaan fayf guruuta ha mashaqaynayaa micnaha hada ma xarasan karaa iisoo jawaab wall🤚
@XamseXamsexidig
@XamseXamsexidig 4 ай бұрын
Sxp kaligey ma ku gali karaa qaxoontiga Ethiopia
@ariifahmad9009
@ariifahmad9009 2 жыл бұрын
Asc wll shaaciye waxaan rabaa inaan ogaado inta Muddo ay kaa qaadaneyso qoxooti ado ah single (kali ahaan) iyo qoys ahaan Waxaa rajaeyneyaa inaad suasheyda iiga jawaabi doonto inashaa allah wll aad ayaan ku taagera horey u soco
@husseinhassan2480
@husseinhassan2480 2 жыл бұрын
dadaalaa wuu gaaraaa waad soo dadaashay waadna soo sabartay
@Tashadechannel1o
@Tashadechannel1o 3 жыл бұрын
Xiligaaas meeqo sano jir ayaa aheel walaal shaaciye
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
20 ilaa 21
@Somali450
@Somali450 3 жыл бұрын
Suaal baan ku waydiiyay iigmaad jawaabin
@cabdirashiidqaliif9353
@cabdirashiidqaliif9353 3 жыл бұрын
I wait party three 🤑
@Somali450
@Somali450 3 жыл бұрын
Bro jawaab isii follow baan kuu ahay information baan kaa rabay wali wax hadal ah inaad Sheegin
@abuyaasir5932
@abuyaasir5932 3 жыл бұрын
Asl
@abwanmohacade4621
@abwanmohacade4621 2 жыл бұрын
Uio
@seytunosman6336
@seytunosman6336 Жыл бұрын
Walalke sual yaraba Inan kuwediya meshan an joga Mel woman reb yajogan okes logesta kuwasa yey dadki Adan UN mar beimata woman reb kas madaba ordi Karaa ointan utaga sas marwalba makudihi Karaa Inan kuwas daba socdan raba woman reb hadan laba bil kaamusnada kabacdi kudaha meshan majogi karo ilen wadankan walaisdila wahan shekta mawainayi hadan bush gareya madiba igaimana isojawab dadka lama hadleside
@samiiromaxamed2632
@samiiromaxamed2632 3 жыл бұрын
M.a
@aminaamisha1413
@aminaamisha1413 2 жыл бұрын
Hhhh dhadki shiiditanka kacabsade ayan kujire wlhi today I am still qoxoti
@faadumomohamed3019
@faadumomohamed3019 2 жыл бұрын
Shaaciye halkaasaan ku noolnahey hadda
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 2 жыл бұрын
Wll maraykan miyaa joogtaa
@abwanmohacade4621
@abwanmohacade4621 2 жыл бұрын
R67
@mohamedcabdullahiaden916
@mohamedcabdullahiaden916 10 ай бұрын
Wan fahmay wahad hadalka wayo dira galin bad nasise wad mahadsante wayarte kof kushega ya sukubehe iyo sidi qahotiga wah ola hele dadka maraban inay kofka kale wadada maray umara Asagana cadaw ti nimade isku qaban Aniga qahoti bakujira ki labad on gala waya kofka kolku yahay kof Adag owah bush Garen aya wuhela lakin kofka hadi barkinta Ad deresata od shaqa kadogan in obisho kolkad kamaqnata ad sofirinin wahba kama helesid ada Dan leh inad daba sosocota od lugta lugta sarta laraba od kis laga naxa shega tid wah qalqal galiya olayaban meshad jogta dahdid kuma Nolan karaa hormar baaubahaney kaag babadatid sasa kawada
@galaambelove7573
@galaambelove7573 3 жыл бұрын
Asc
@seytunosman6336
@seytunosman6336 Жыл бұрын
Walahi ad bad urafade sorry walalke aniga ba sas waye Kenya neirobi yankagalay kolka hore wakurafade hirada ad yalaidehe ad dadab wadide Inan ada shargi kenya waheste Uganda yaade wakaisdiwan galiye Waka dacwode said kis adag yasameste kiskeda walala yabe ila somalia iyo Uganda kolkan kudalay omarwalba an ada nin kiskeda danenaya an waye neirobi yankashesanaye karki hita rashinka wahesta wanba nacay bufisna Maha kalay yuihaya south Africa yaso Aday wahan imade Ayado qahotiga lajojiye waraqdi dadka lasinaye An lasinenin Inu kof south Africa jogay oharan qate kudarsada moogi nin single uqorante Moye kofkale makugu Dari Kara hada Dadba idehen south Africa wamesha ugu fican odaqsa lagaqada kiskada adka Uganda kashekagate south Africa kashega hada nin baigu darsade An wada jogna wasugayaye
@Dhuxulbrahim6234
@Dhuxulbrahim6234 2 жыл бұрын
Mexcio inaa somaran rabaa mey furan thy
@hamunmuhani8538
@hamunmuhani8538 Жыл бұрын
Asc wll absalan shacie sujaci feel inaa i xasuusata lkn aniga waa ku xasuusta wll isku wakhti ayaan wareesiga marnay nagana wali waxba nooma imaan waxwalpa waa calaf
@mohamedweli2129
@mohamedweli2129 Жыл бұрын
Bogolmanyo afarsan ka shaqaynayay. Waana maqlay qolyahas diiday inay baxaan.
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 3 жыл бұрын
walal waa mahadsantahay waxad nooga soo hadashaa Columbus ohio shaqooyinkeeda nolosheeda kala duwan mahadsanid
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 3 жыл бұрын
Sxb waxan ku farxay qaabka aad u amaantay xaaska
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
Aqoonta iyo luqadana waa muhiim waxyaalaha Ku caawiyay ayay kamid tahay
@foosladan431
@foosladan431 2 жыл бұрын
Walal meeqa sano ayee kugu qaadaty
@Dhuxulbrahim6234
@Dhuxulbrahim6234 2 жыл бұрын
Aniga reer dolow ah
@Somali450
@Somali450 3 жыл бұрын
Wallo ma laga Ibsan Kara booska xaas ahaan ama qofkale ma ku habayn kara
@Somali450
@Somali450 3 жыл бұрын
Wali jawaab
@Somali450
@Somali450 3 жыл бұрын
Ma ka hayo
@adanahmed3003
@adanahmed3003 3 жыл бұрын
Sanadkee Usa imaaday wll
@mrcaato6984
@mrcaato6984 3 жыл бұрын
2015 ayu imaday
@CABDIJIBAAR811
@CABDIJIBAAR811 2 жыл бұрын
Maraykanku ma janadiba
@umibushara3416
@umibushara3416 3 жыл бұрын
Markey Dadkas dedayen ani inten ku maqna tolow
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
%90 dad waa la waayay runtii
@aweizyjubba9161
@aweizyjubba9161 3 жыл бұрын
Rafadka raxa kadanbeeso
@cumraanimobell8328
@cumraanimobell8328 2 жыл бұрын
😂
Part 3: qaabka aan Maraykanka ku imaaday from Somali to USA 🇺🇸
17:22
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 57 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,1 МЛН
MALAYSIA QAXOOTIGA QAABKEE LOO........
8:05
asad jabaraani
Рет қаралды 20 М.
Sifudud Ku Qaado Sharciga America.
14:06
Fatuush Family
Рет қаралды 4,1 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 154 М.
SIR CULUS TAHRIIBKA MEXICO EE MAREYKANKA PART 2
15:21
Koronto Studio
Рет қаралды 18 М.
Part 5: Qaabka aan Maraykanka ku imaaday ( Part 1,2,3,4 aad soo daawo )
17:14
WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA IYO SIDA LOO QIIMEEYO PART 1 PROTOCOL .
9:53