Part 5: Qaabka aan Maraykanka ku imaaday ( Part 1,2,3,4 aad soo daawo )

  Рет қаралды 7,294

shaaciyeone show

shaaciyeone show

Күн бұрын

#Refugees#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#immigration#
#somali #Somalinimo #maraykanka#Canada#

Пікірлер: 62
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Wixii laga fahmay ama laga bartay ila soo wadaaga insha allah
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
Waxyaalaha laga fahmayo waxaa kamid ah aadkana kuu caabiyay marka laga soo tago nasiibka 1:- sabarka 2:-aqoonta 3:-luqada 4:-cibaadada 5:-dadaal dheeri ah
@suhuuryusufxasan2116
@suhuuryusufxasan2116 Жыл бұрын
Walaal shaaciye aad ayaad umahadsantahay wllhi waad soo jabtay alle hakugu xifdiyo adi iyo family kada
@umuayuubumuasad2266
@umuayuubumuasad2266 Жыл бұрын
Mashaalah wllkey
@abdirashidtosane4126
@abdirashidtosane4126 3 жыл бұрын
ANOO USA 🇺🇸 JOOGO ILAAHEY WAA ITUSIKAARAA ALLOW AMUURAHA SAHAL😥
@cabdiraxmanxasan2810
@cabdiraxmanxasan2810 2 жыл бұрын
War niyow an is racne diyar mathy anna bufiskasa ihaye
@I_AM___KHADHE
@I_AM___KHADHE 9 ай бұрын
​@@cabdiraxmanxasan2810 War Ana aan idin siirace xaged jogtan
@farhan--somali3547
@farhan--somali3547 3 жыл бұрын
Thanks brother keep going Waan ku xiranahay beyj kaga 🌳🇸🇴
@rayaanibraahim8131
@rayaanibraahim8131 Жыл бұрын
tnx wlll🙏🙏🙏
@mumtazzbirish8918
@mumtazzbirish8918 3 жыл бұрын
Mahadsanid alle haku sharfo waallkey waa dhameysany ee waxa xiga ha noqoto wax barashadii qeybtii 2aad aadbaan kaga sugaa ani🙏
@ummusacad4003
@ummusacad4003 3 жыл бұрын
MashaAllah wll ilaaya part five waan lasoc day khib rad badan aa iiga bax day thanks Allaha ku xif diyo adiga iyo ilmahaa ga
@ludnoabdishakur1886
@ludnoabdishakur1886 3 жыл бұрын
walal waxan kasugeynay sida waxbarashadi aad niso shegtay loo careyssn laha fadlan noso gudbi
@mohammedsalem6907
@mohammedsalem6907 Жыл бұрын
Maryan ali wcs ❤❤❤
@faatimacooking3577
@faatimacooking3577 Жыл бұрын
Wlhi waa so jabtay niyow shaciye keep going my brother
@hakimziyech4227
@hakimziyech4227 3 жыл бұрын
Ustaad Meeqa sana jogta mareykanka
@mohamedabdirahman7971
@mohamedabdirahman7971 3 жыл бұрын
Alle haku xafido pro anoon videowgaba caadi ubilaabin ayaan like kuu saaray waadku mahadsan tahay sida fiican eed waxnoogu soo bandhigto Lkn su.al ayan kuwaydiinaya wll uganda anoo jooga qof maraykan ka jooga ma iidacwoon karaa se nidaamkee ugu fudud Mahadsanid 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@abdirihmanyasin2792
@abdirihmanyasin2792 2 жыл бұрын
WXAA ugu Fudud Inaa Uganda Qaxooti Ka Nqotid Oo Group 5 Lagugu Soo Kxeyo
@aslimed5476
@aslimed5476 Жыл бұрын
Walaloo masarnaa kawaran
@abdimajidadannor5824
@abdimajidadannor5824 11 ай бұрын
shaaciyow buufiska ihayo khayta koobaad daawaday waxan garan waayey goortan soo gaaray tan 5aad😂 allow iisahay mareykan
@yahyeabdinor4200
@yahyeabdinor4200 2 жыл бұрын
Waa sheeko aad iyo aad umcn una muruga badan ,sxb guuleyso Ayan ku leeyahay
@hakimziyech4227
@hakimziyech4227 3 жыл бұрын
Ustaad Meeqa sana jogta mareykanka
@abdifatax4106
@abdifatax4106 3 жыл бұрын
Asc shaaciye wxaan rbaa leen iib ah hdaa ii heli kartid mhd snd
@seytunosman6336
@seytunosman6336 Жыл бұрын
Asc walalke walahi Ani hada waradinaya qahotiga kujira ilahay muradkeda haisahla wan kuducesta mar walba
@ismailhassanjehow4714
@ismailhassanjehow4714 2 жыл бұрын
Shaaciye waankusalamay bro qaali waan dhameystay 5ta videowba mansha Allah isma garaneyna lakiin amba waxan kaimaaday bokolmaayo waa degaanka lakiin runta kahadashay alaha kudhowr dhalanyaro badan oo qaxootiga isgaraneynaa lakiin adi wali
@abdimohudin8953
@abdimohudin8953 2 жыл бұрын
Thanks my brother
@deeqadeeqo2896
@deeqadeeqo2896 3 жыл бұрын
Wad mahad san tahay walaal keey qaliya Allah ha ku xafido walaal
@apdalason6941
@apdalason6941 2 жыл бұрын
Ana isoo dhawyne pro mar dhow waa soo bixrabaa
@hoodoali6436
@hoodoali6436 3 жыл бұрын
Mansha alla will farida ad tahay
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Thanks my wllkkey
@alisontraining7063
@alisontraining7063 3 жыл бұрын
Wad mahad santhy
@axmedxuseen3274
@axmedxuseen3274 3 жыл бұрын
Nio meeqo kharasha ah baa igu baxayso hadaan u soo socdo dalkaan oo aan kasoo tagayo kenya to usa waa immisa qiimaha
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Good bro
@mustafemms1153
@mustafemms1153 3 жыл бұрын
Soo wada
@salimdahir2408
@salimdahir2408 3 жыл бұрын
Cir meya laqadana zxp shaciyee iso sheg zxpoo
@IbraahimMacali-rz5zx
@IbraahimMacali-rz5zx Жыл бұрын
Saxib.ninlabaxasle.oxesta.labacaar.mahalbaliiogolyahay.miselabadaba
@saciidabdi8283
@saciidabdi8283 3 жыл бұрын
I wil never come
@sana_qli
@sana_qli 3 жыл бұрын
xageeen kala soo xidhidhaaaaaa wl
@anfacomar3555
@anfacomar3555 3 жыл бұрын
ASC walalkey wan ku salamay kadib waxad shegeyso walal wa iso martay anoo dumar ah walibo carur wato walahi wan ilmeyay markan Ku dhagestay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 bal ila so xaxiir si an kaga shekeyo wisadeyda
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Wcs Instagram iga soo qabo Wll Waa shaaciye_02
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 2 жыл бұрын
Hada wd la qabsatay soo ma ahan wll imisa sano joogtaa USA?
@Qumanqalanjo
@Qumanqalanjo 2 жыл бұрын
Abaayo nala wadaag waxa la kulanty pls aan sii ogaanee
@abdirashidosmanmuse7114
@abdirashidosmanmuse7114 3 жыл бұрын
Please sxb Waxaad Information iga siisaa Qof Sponsor uga socday USA oo Qaxooti ah Mexico kasoo galo kawaran??
@abdallefantastic7843
@abdallefantastic7843 2 жыл бұрын
Sxpow what's app ka ii so xariq
@mohamedaminosman4229
@mohamedaminosman4229 3 жыл бұрын
I wanted to ask u that if u get green card and u have no family / relatives will they take care of u.
@qadaryare4582
@qadaryare4582 8 ай бұрын
2qeb hada wan ka sogudbay 2 wada web rafadka Aad somartay ka daran Ayan somaray hada lken 3 daxda kale Ayaa ii dhiman insha Alah wan kugu leysan insha Alah
@mariemabdirahman4944
@mariemabdirahman4944 2 жыл бұрын
Wll America ina imada jeclahy pls igucawi
@cabdikhadar5000
@cabdikhadar5000 2 жыл бұрын
Zxpkay aad iyo aad ayd u mahadsantahy zxp gopalkee ay ugvicn maraykanka xaga apniga iyo shaqada
@mukhtaarmohamed6113
@mukhtaarmohamed6113 3 жыл бұрын
Waxaad noo sheeg taa wllo gabi ahaan imisa Sano kugu qadatay markad qaxootiga timi ilaa USA pls
@Naturalthingschannel
@Naturalthingschannel 3 жыл бұрын
Waxbadan ayan ka faiday 🙏
@mohamethdiyaskaofficial8924
@mohamethdiyaskaofficial8924 2 жыл бұрын
5ta qaybood wan dawaday lkn dhamantod wa bilaa taariikh way
@abdullahisaid4522
@abdullahisaid4522 2 жыл бұрын
2014 2015
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 2 жыл бұрын
2006 qaxooti gashay 2015 maa USA tagay wll?
@sadiiqcabdixakiin8427
@sadiiqcabdixakiin8427 3 жыл бұрын
Asc wll shaaciye ka heli Karaa iib ah
@abdinassirsergio
@abdinassirsergio 3 жыл бұрын
Harif micnha quf aqoon badhan m0x0
@hanadyoonis7411
@hanadyoonis7411 3 жыл бұрын
Sxp noo soo bdi dyr garw sii gla
@asalamjama
@asalamjama 2 жыл бұрын
Noloshu Waa Halgan Iyo Rafaad Waxaas oo Dhiba Oo aad Soo maratay waxaad heshey gabadh saalixada nolosha kula fahantay sawjada wanaagsan waa wax ilahay loogu mahadnaqo
@seytunosman6336
@seytunosman6336 Жыл бұрын
Wahan kafahmay kofka hadu dadala oubursh gareya oudaba orda ona combelen ugesta o kolku wah yar joga uada waraq cabasha ugeye odumar haday tahay nin hadu yahay Calafkisa usuga Somali badan wahba kumashegan kolkad dahda maha shegate
@ismailhassanjehow4714
@ismailhassanjehow4714 2 жыл бұрын
Lakin inbadan bokolmayo matagin almost 5yrs anyway salan sare
@maxyusuf4375
@maxyusuf4375 3 жыл бұрын
Beenaale unsubscribed
@abdalaciid489
@abdalaciid489 3 жыл бұрын
War America maxa uga dhigeysa wankula Jogna anaka xata haka walin dadka wadankoda jogan I xornimada ku hesto qof kasta o somali ah wlhi manta wax uga wanagsan malahan wadankisa adiga na wad u faneysa bahlul ba tahay
@meemuunmaxamed3212
@meemuunmaxamed3212 2 жыл бұрын
Orad adi wadanka ulaabo maadama aad dhahday nolol mataalo
@aslimed5476
@aslimed5476 Жыл бұрын
Why you are not came back if you like your contry adaabaaa benaleee ahh
Part 3: qaabka aan Maraykanka ku imaaday from Somali to USA 🇺🇸
17:22
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 36 МЛН
Qaabkaan Maraykanka waad ku imaan kartaa ( share subscribe and like )
14:03
ISMAIL O GEELE   JABUUTI MAXAA KALA HAYSTA
1:01:37
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 43 М.
Great News! Sharciga Green Cardka ....
9:48
Fatuush Family
Рет қаралды 3,2 М.
DANBIGU INU SIDAN WAX U BADALO MA MOODAYN | XASILOONI |PODCAST
24:04
Ibrahim Al Haydi
Рет қаралды 6 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 320 М.
Maraykanka: Qaxooti cusub ayaa la keenayaa Maraykanka June 2021
9:48
shaaciyeone show
Рет қаралды 6 М.
Feel Good Productivity I Fikrad & Buug #45 I -  @MubarakHadi
22:12
Mubarak Hadi
Рет қаралды 19 М.
LACAGTA DALKA  AMERICA QOFKU KUSHAQEYO WAA IMIISA
7:41
HUSSEIN GADHWAYNE Official
Рет қаралды 29 М.