PART 3 \ CARUURTII MUCJISADA AHAYD SHEEKO HOOYO KASTA KA OOHIN DOONTA SUBXAAAN

  Рет қаралды 25,361

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

Күн бұрын

Пікірлер: 276
@faadumo7158
@faadumo7158 Жыл бұрын
Abdulqaadir iyo faadumo ilaahey ha idin xifdiyo hooyadaasna alle ha bad baadiyo waana idinku raacsannaha in inantaan lagalaqeyb galo badbaadada hooyadeed waana idinku garab istaaganaa insha allah walaalayaan Shaqadaa uheysaan dadkeena waan idinkaga mahadcelinanaa ilaahey ducada ladiin duceynayo ha idiin aqbalo
@Umucaisha935
@Umucaisha935 Жыл бұрын
Maxa labadbaadi a walalo qofka shekey aya waba hooyada laftigeeda qof xanusan mashekeyo hooyo maqaldanto wa been hooyada wa bini aadam
@NimcoOsman-qz3zd
@NimcoOsman-qz3zd 11 ай бұрын
Ilaahay ha gargaaro Alle ha caafiyo caafimaad deg dega Alle ha siiyo aamiin yaa rbbi
@hudaayaan656
@hudaayaan656 Жыл бұрын
Allahu akbar ilahow inantas yar barakee ya rabi 😢
@yusracumar6806
@yusracumar6806 Жыл бұрын
maasha allaha habo qari allaha ku siyo hoyane alaha ku caafio😭😭😭
@faisahussein5995
@faisahussein5995 Жыл бұрын
Ilahow u gargar gabadha wa gabar fican. Hoyaded allh so hdeyo Oo badbadiyo. Wax walbana bananka ha kenan. WAN kugu racsnahy royal Mashallah.
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
Tan sheeko way dhaaftay waa mucjiso waa waali cass yaarabbi Illaahow hanagu keenin yaarabbi ilmahaas iyo hooyadaas ugargaar. 😭😭😭😭😭😭
@fadumomohamed9682
@fadumomohamed9682 Жыл бұрын
manshallah. khayr alaha ku siiyo habo
@shugriismail4101
@shugriismail4101 Жыл бұрын
Asc Masha’Allah she’s such sweetheart daughter May Allah grant her Janatul firdowsa Amiin ❤
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 Жыл бұрын
Warun somali aqlaqiyad ka aadbey ugu yar tahay qar sheko dhan ayey leeyihiin wa ben Subxana lah
@aminawarsame2514
@aminawarsame2514 Жыл бұрын
This young girl needs to have her own social media platform and vent her frustration to the public!! This will be therapeutic!!
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
Gabadhaas yar illahay ha barakeeyo madaxa noo saarantahay Hbo 👑🙋🏻‍♀️😘👍👍
@MaysaFaraax-xb6ql
@MaysaFaraax-xb6ql Жыл бұрын
Hpo ilahay haku garab galo insha Allah ❤hooyadana ilahay haku soo badbaadiyo ❤❤❤
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Allah ha u gargaaro maamadaas iyo caruurtaas 😢😢
@saxarlawaayeel9285
@saxarlawaayeel9285 Жыл бұрын
Allah ha barakeeyo inanta wanaaga waa loo dhashaa.
@rayanhassan6389
@rayanhassan6389 Жыл бұрын
Ilaahow ugargaar gabadhaaas yar hooyadeedna allaha caafiyo aaamiin yarabi
@rodahoreh6728
@rodahoreh6728 Жыл бұрын
Masha alaha ilahay ininta hoyed sidaa minku u galay curuurta ha loo shego wadanka sy ku dhashen
@faizacsalam1367
@faizacsalam1367 Жыл бұрын
Habo wad duceysan tahay ilmo sidado kale baariyal ah alah kusiiyo farid batahay masha Allah
@SouhurKhadar-pp2ki
@SouhurKhadar-pp2ki Жыл бұрын
Gabadha yar hala dhiiri galiyo waa fariid ❤
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Maxay dantu ciishay gabadh soomaliyeed abaayo mcn raali noqo💔💔💔💔💔💔💔💔😢
@xamdamaxamed5093
@xamdamaxamed5093 Жыл бұрын
Ax whi wa oyay Allah ha u gargaro mama daa gabadha yar Allah ha cawiyo
@omarcagta3645
@omarcagta3645 Жыл бұрын
Utag hoyada sheekhyo ukaxe qasab quraanka kusaar ducada ale ee aan ugu ducaynayno ayaa kakaxaynaya insha alah ilahaw kaqabo cadawga haystaa adaa awoodle 😢
@nemsaasmen9381
@nemsaasmen9381 Жыл бұрын
somaalidui waa cadaawe illaheye naka dhaliyeeye subxaanallah labo qeeru masul aa ayaa iska dhaleeye
@preppybean9490
@preppybean9490 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay abdiqaadir waan ilmeeyay hadalkaad kuhadashay
@Nashaad452
@Nashaad452 6 ай бұрын
Alle ha barakeyo gapdha yar wa fariid
@nimcofarax9756
@nimcofarax9756 Жыл бұрын
Masha Allah ale ha xafiido gabadhiba yar
@FarhiyoSuudi
@FarhiyoSuudi Жыл бұрын
Aamiin yaa rabiii subxanalaah wlhi wan ooyey waa xanuun sheekadan
@maamonasrojamac9049
@maamonasrojamac9049 Жыл бұрын
Ilaaheey ha caawiyo walaahi waa rafaad gabadha waa duceetsantahay hooshana allaha fududeeyo hooyadaba hala xaawiyo
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
Waa runtaa Cabdiqadiroow. Caruurtu waa cajiib Anigabo haddaan arki lahaa madaxa ayaan ka dhukan lahaa 😪
@kawsar2285
@kawsar2285 Жыл бұрын
masha allah alah ha barakeeyo gabadhaa yar
@KaltuunAbiib-rr1zx
@KaltuunAbiib-rr1zx Жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xaalimoxaaji7676
@xaalimoxaaji7676 Жыл бұрын
Maasha alaah anina ducadhaa ugu soo kaalmeynaa inshaa alaah
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Жыл бұрын
Ina lilahi waa ina ilahi raajucun
@FarhiyoSuudi
@FarhiyoSuudi Жыл бұрын
Ilaheey uma naxariisto ninkaas iyo hooyadaba
@Khadarapdiazizkhadar
@Khadarapdiazizkhadar 3 ай бұрын
Masha allaa wali madhawa
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 Жыл бұрын
Ninkaas allaha soo qabto masiibo dagdag ah allaha ku rido
@fartuunworld
@fartuunworld Жыл бұрын
Subxanallah wlhi wiliga ma niyasan in aan qof community waxa xun ku dhah lkn Adiga Waan ku niyasta waxad tahay qof ahbalada ah oo hooyo nimo u qalmin Subxanallah
@nemsaasmen9381
@nemsaasmen9381 Жыл бұрын
allah haa barakeeyo gabadhaa yare
@faayo19
@faayo19 Жыл бұрын
Naag doqonoo markee guursato ilmeheeda hore nacdo uma horeeso tan kuwa badanoo lamidaa jiraan
@FarhiyoSuudi
@FarhiyoSuudi Жыл бұрын
Umadan lagama waayo negetiv ha u joojina walalo cabdi qadir
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 Жыл бұрын
To: Hooyada Maalintaad dhashay baad nacday oo tuurtaye SIXIR iyo cid kale dhakada ha ka saarin. Allaah cafis iyo caafimaad ba ka bari.
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 7 күн бұрын
Really wllhi😮
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 24 күн бұрын
Sheekadaan xageey ku dambeeysay walaalkeey bal ii soo sheeg c/qaadiroow
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Жыл бұрын
Subxanallah Subxanallah waa arin aad unaxdin badan allow ugargar mamadasi
@nesma5648
@nesma5648 Жыл бұрын
Walaal waan ku garab taaganahay hooyana Allah ha ka saaro dhibka insha Allah waydun ka bixin dhibka
@hudaayaan656
@hudaayaan656 Жыл бұрын
Ax ax hooyo nooceya by ahyd wlhi qalbiga io indhahaba wn ka ooyay 😢😢😢
@hodanabdi2505
@hodanabdi2505 Жыл бұрын
Noo soo sheega halkay ku danbayso please please allh ha soo sahlo amin yarabi
@hodanabdilahi8694
@hodanabdilahi8694 Жыл бұрын
Fadumoy nagahaa ayda shekadod hayno qadin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SahraAli-vi9ib
@SahraAli-vi9ib Жыл бұрын
Mansha Allah
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 Жыл бұрын
Asc faadumo gabadha u sheeg cilaaj ha lageeyo inta laxerxero ninka naag ayuu guursadey hooyadood ayagey ka xanuunsanee
@hhoyohooyo4026
@hhoyohooyo4026 Жыл бұрын
Waa sheeko yaab leh subxaana allah subxaana allah subxaana allah
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 Жыл бұрын
Markeey caruurta tuureysey ayaan ogaa, iney sidaan u dhamaaneyso. Hooyo maba ugu yeereen.
@mohamedosman2522
@mohamedosman2522 Жыл бұрын
Alle hawada caawiyo dhamaantood😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farduuzupdisalan2046
@farduuzupdisalan2046 11 ай бұрын
Ninkaas ha la soo qabto oo sawirkiisa ha la soo saaro oo jeel ha la dhigo😢
@khadraahmed6227
@khadraahmed6227 Жыл бұрын
Sa wirka ha Qarxin lakin Poliska UShegaa
@dekaasowe5409
@dekaasowe5409 7 ай бұрын
Oo markii hore may sixranayan ee iyadaa xumaanta udhalatay
@fooballlife2820
@fooballlife2820 Жыл бұрын
😭😭😭 ciqaab aysan muteysan bey mareen caruurtas yari😭💔
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Жыл бұрын
SubxanaAllah hooyo walaan waye
@awamuse3213
@awamuse3213 Жыл бұрын
Tasii maha hooyo watanahu ku goog
@ifrahhassan9723
@ifrahhassan9723 Жыл бұрын
Illahow xafid caruurtas dintana ku adkey
@fahmomataan5122
@fahmomataan5122 Жыл бұрын
38:07
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 Жыл бұрын
Wlhi saan u oyayey inan miyir dabolman ku sigtay dadyowga anan dinta haysanba qaar badano somaliya ka arxan badan kana axsan fican gabadha yare fariida allha xafido😢
@khadraahmed6227
@khadraahmed6227 Жыл бұрын
😢😢😢Somali walahi Dhibato .ka dhaan mayso 😢
@manaalosman7176
@manaalosman7176 Жыл бұрын
So sad wllhi gabadhaan halacaawiyo 😭
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
Qoyan aduunka hoydeey io ilmaheyga qofkuma doorsanayo wlahi duleste allh cadaado 😢😢 sorry 100 sorry😢😢😢😢
@shugriyousufaxmed443
@shugriyousufaxmed443 Жыл бұрын
Ilaah hacaa fiyo hooyadaa
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Жыл бұрын
Hooyo baadan caruurtoda sidan ugala aya jiira 😢😢😢 laakin gabadhan waaba too much ninka miyu siixray mise qof waalan miyay ahaade
@fooballlife2820
@fooballlife2820 Жыл бұрын
hala caawiyo reerkas pls😭💔
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Жыл бұрын
Halahadasho reerka hooyadeed ninka hooyadeedna hadacweyso dowlada ay sharciga kaheysato Anaguna waan kuwaawineynaa
@rahmaahmed1690
@rahmaahmed1690 Жыл бұрын
Hooyo noocan ah gabadh ay dhashay sidan ula dhaqantaana soomali ma ku dhex jirtayna Aad baan xumahay qisada carurta yaryar ku dhacday😢
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Жыл бұрын
Xataa caruurta hada hooyadaas hasato way dulman yihiin waxaan dareemayaa in aysan wax barasho haysan iyo wax ku filaan.
@fartuundheeyman2825
@fartuundheeyman2825 Жыл бұрын
Inobilaaba
@faayaden392
@faayaden392 Жыл бұрын
Ani maan garan in islaantaan sixrantahay . Shiiq rusheeye meey uwacdo . Walaal aanku caawinee noosheeg hooyadu meesheey joogto
@mim-fn6eb
@mim-fn6eb Жыл бұрын
لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@kawsar2285
@kawsar2285 Жыл бұрын
masha allah bagah waa kaa dul guuray
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 Жыл бұрын
asc, sheekan gabdhaha ku dhacday allaha xafido, yaan lagu digan rerka qisadan ku dhacday ee ha lagu cibra qaato.wbt
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Gabar kel7ged soo tahribtay oo nin daradi u noqanayo subxanaallah ninkii iska gada6sa
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
cabdiqadir wllo dadkan walan haw jawabin wayo maa qancin kartid markay leyen waa been maay iska baxan cajib somali waxa kaa dhadhac san hooyo xumi maa jirto hooyo qof mini adama maha miiya maa malgiba
@aaraabdi5241
@aaraabdi5241 Жыл бұрын
Allah xanun badan i feel sorry for the lil boy
@Khadarapdiazizkhadar
@Khadarapdiazizkhadar 3 ай бұрын
Waa doqon waxba madaremyso waayo maba laha indho aan nacskan hogaaminaya aan ahyn
@ifrahhassan9723
@ifrahhassan9723 Жыл бұрын
Illahow dhibato danbe hatusin
@dekaasowe5409
@dekaasowe5409 7 ай бұрын
Naa hooyona matihid adiga iyo isagba cuqubo allah haidinku rido
@YasmineOsman-k4k
@YasmineOsman-k4k Жыл бұрын
Haa cawinin
@siciidoaxmed3420
@siciidoaxmed3420 Жыл бұрын
Laa xawla wala quwata ilaa bilaa 😩😔💔
@SamsamTalyaani-dx9kg
@SamsamTalyaani-dx9kg Жыл бұрын
Asc wll faadumo waan kukhalkhalay sheekadaa ŵlaal halacaawiyo inantaayar halacaawiwo haladabiibo haloogurmado caruurtaayaryar
@asmasucuda8601
@asmasucuda8601 Жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin yeah
@siciidoaxmed3420
@siciidoaxmed3420 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا با لله العلي العظيم 😭💔🥹😔
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker Жыл бұрын
Hoyo mahaa tassiii😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 Жыл бұрын
abdiqadir waan kugu raacsanahy ninka sawirkisa hala soo qarxiyo dowlada halagu dacweyo hala xiro. Nederland wa mesha ugu somalida bdna wala so qaban kara mamada musibada ahna sixir kaliya ma hayo nabsiga ilmaha hayo. lkn hadey xanunsanthy gala cawiyo shaqada gala wll wa ku farxay shekdan trailer ha noqoto adunka ha gaarto waliba wxy ku ficanthy in buug laga qoro
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 Жыл бұрын
14:11 wxn dhiikar bayba nagu riden😢
@xamdaibraahin7262
@xamdaibraahin7262 Жыл бұрын
cuquubo haaku dhaacdoo taaas miiid maaheee😥😥😥😥😥
@manaalosman7176
@manaalosman7176 Жыл бұрын
Asc royalow dhibatada carurahan logesto weykubafanyihiin dhulka somalida gaar ahaan gabdhaha ayagoo caruurhesta guurlabad guursada ee aan eegin caruurtoda ee ninka unkumashquula marka dumarow oo gaada caruurtiina ninka caruurtaada ayakamuhiimsan so sad wllhi shekadan 😭
@foosiyomaleele4576
@foosiyomaleele4576 Жыл бұрын
Haa walahi abaayo 😢😢😢😢😢😢😢
@SoulSis369
@SoulSis369 Жыл бұрын
Nimaan bay caabudan dumarka qar
@hayataden6499
@hayataden6499 Жыл бұрын
Idhooo Lago baqoo ilhaey ayeey kuyalan
@samiaelmi
@samiaelmi Жыл бұрын
Nocas oo nidhan marka caruurta laga qata lagu odha hooyo ma qaldanto 😢 Hooyooyin badan oo xanuunsaan oo bila dareen ah sidaa mamadan oo kale ah jira 😢😢
@Umucaisha935
@Umucaisha935 Жыл бұрын
Dadka leh way sixrantahay layabanahay ila hada qofka kashekeynaya somahan
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Жыл бұрын
Allah halacawiyo hooyadas please subxanallah
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Жыл бұрын
Allahu Akbar
@sumayoadan8867
@sumayoadan8867 Жыл бұрын
Mama alaha cafimaad ha uu siiyo
@sumayoadan8867
@sumayoadan8867 Жыл бұрын
Insh alah wey cafimaade
@najma4222
@najma4222 Жыл бұрын
Afgooye Khayr kama maqal waligay subhanallah
@foosiyomaleele4576
@foosiyomaleele4576 Жыл бұрын
Abaayo efgooye aniga aya kudhashey malkasto weyjogan dada xun iyo dead wanagsan allaah naga badbaadsho walalhi xanun ayaan dareemey sheekad markan dhageysate 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 gabdha qalbi allaah uqabojiyo amiin amiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
@@foosiyomaleele4576dhibto melkasta way joogan lakin afgoye way ka xaag jiirta sixir iyo saxiirin ayaa ku badan walhi😢
@najma4222
@najma4222 Жыл бұрын
@@foosiyomaleele4576 masha allah haday ficantahay abyo lakiin sixir iyo baxaar balayo oo dhan xagay joogan . inay qurux badantahay oo ay tahaay meel barwaaqo waa maqlay.
@FarhiyoSuudi
@FarhiyoSuudi Жыл бұрын
Allah akbar
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Жыл бұрын
Ya Allah
@hamdanuura9533
@hamdanuura9533 Жыл бұрын
Dadkow soo dheereya dee
@idilamiin8149
@idilamiin8149 Жыл бұрын
Xage like at laga saara
PART 1 \CABSIDII ABID UGU BADNAYD SHEEKADII NAXSTEEXO SUBXAAN
1:23:41
Abdikadir Royel
Рет қаралды 19 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 109 МЛН
PART 1  \  AGTEEDA AYAA LAGU CUNAY DAD NOOL LAAKIN ....
30:00
Abdikadir Royel
Рет қаралды 14 М.
Gaaffii fi Deebii ummu kaanus wojji goone itti dhihaadhaa❤️
14:54
Faayoo channel
Рет қаралды 4,4 М.
FADUMO/QISO  AAD LA YAABI DOONTO, NINKII AY WALASHEED  KA QAADEY AYAA QABA...
1:06:14
faadumo sheeko aad u adag
2:21:41
Abdikadir Royel
Рет қаралды 38 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39