PART 5 \ SHEEKADII FAADUMO DHABTA AHAYD ADKAATAY ADKAATAY DOONTII QIYAAMAHA TAMAANDHO CAJIIB

  Рет қаралды 31,030

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

11 ай бұрын

Пікірлер: 202
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 11 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️😥❤️
@zeinabomar-mc5jf
@zeinabomar-mc5jf 11 ай бұрын
Somali waa dad goba oo is jecel siyaasiinta sunta ku dhex baabisay wllonimadii yaa rabi naga qabo Aamiin wiilka saxiimada somallida oo qudha ku guraya gulayso for ever wllo
@Hooyo309
@Hooyo309 6 ай бұрын
Haa walaahay waa ooyay. Markaad xaalkaas ku sugantahay qofka soomaaliiga waa walaalkaa. Cidlana isgama tagaan. Wiilkaas waa wiil in taalo loo dhiso mudan. Haduuba soomaali uun uu ka fekeray. Ilaa wiilasha gabdhaha guraaya ilaa inta is caawisay oo ilamaha loo tuurayey. Ilaahay dadkeena jacayl iyo walaal nimo dhexdeena ha dhigo. Yaa allaah.
@hamsehashi33
@hamsehashi33 20 күн бұрын
aamiin wll, tuugtaas umada inba meel ku ootay sida xoolaha Alle haynaga soo gaadho🤲
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 11 ай бұрын
Hooyonimo masahlana allow hoyoyinken cadabta ka xore🤲
@modernsomalifood
@modernsomalifood 11 ай бұрын
Subhanallah qisdan intaan maalin qeyb maqley ayaan dhawr cisho seexan wayey 😭😭😭😭😭. Alhamdulilah hadey Fadumo iyo ilmaheedi badbaadeen
@Zeee10874
@Zeee10874 11 ай бұрын
الله يجزيك الخير يا زكريا 🤍🤍🤍🥺
@user-yy6vy2cg2z
@user-yy6vy2cg2z 11 ай бұрын
As.waakaxumahey faaduma intaasdhib ah in aadsoomarteen adiga iyo wiilkaadayar.laakiin waa alxmdulilaah hadaad isheysataan adiga iyo xaajigaada allaha iskugu kiincimridhameey.faaduma waajeclahay waamagacii hooyaday.Allaha guuleeyo guurkaada qeyrkayeel Gandhi iyo wiilal Ilaahey heydiku galado.guyaal iskuwaara cimrigiin intuukago o.Aamiin
@sacdiyaxooshey5626
@sacdiyaxooshey5626 11 ай бұрын
Hooyooy jidhkaagiyo waxaan ahay lagaa jaray hooyo jeexkaamidaan ohoo hooyo waan ku jclahay hooyo jiritaanka aadmigu jiritaanka jirid laga abuuroow hooyo waan ku jclahay hooyo rabi naarta jahanaba kaa xoree jaxiimo hooyo jifsoo fardawso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 11 ай бұрын
walahi wan oyay Faduma masha Allah way adag tahay qeybtani wa wadna xanun
@hamsehashi33
@hamsehashi33 20 күн бұрын
😭😭😭😭😭 hooyo kasta ilaahow naar ka xoree yaa Rabbi 🤲🤲🤲 Qofka kaliya ee naftiisa kuu huraya markay xaaladi kugu adkaato waa hooyadaa uun! 😭😥
@nadiaabdullahi6988
@nadiaabdullahi6988 11 ай бұрын
I am so sorry my sister for going through all of these. You made me cry 😭
@faadumoxersi1484
@faadumoxersi1484 11 ай бұрын
Ilahay qalbigaaga kuu badbadbaadiyay ma hadle aaqirine ilaahay jano hakuu fududeeyo
@sacdiyaxooshey5626
@sacdiyaxooshey5626 11 ай бұрын
Yurub baa latagayaa uun bay somali ku madhatay dhibka laga marayo wlhi dheeldheel laguma tagin allaw dalka noo badbaadi dal nabada lagama tahriibeen hooyooy
@xaalimoxaaji7676
@xaalimoxaaji7676 11 ай бұрын
Maasha alaah iLaahey Ajir haka siiyo
@Sabrinjahaf
@Sabrinjahaf 11 ай бұрын
Wallahay waan ilmeeyey . Hooyo ilmaheedii badwayn ku dhex tuurtay.
@quenisquen7184
@quenisquen7184 11 ай бұрын
Waxay kafakaraysaa ilmaha waxay hilmaamtay nafteeda intaas waxay kahoraysiisay ilmaha yar hooyo mcn😥😥😥💔💔
@nimojama5086
@nimojama5086 11 ай бұрын
Mum is very important she is the light of the house and piller of the house
@fatumaali1789
@fatumaali1789 8 ай бұрын
Sorry walal I felt emotional to listen to ur story, Allah xakuxifdiyo dibatada somartey Akhira janatul firdus xakugubedelo. Jzk damantiin to share .
@rahmoahmed9991
@rahmoahmed9991 8 ай бұрын
Subhana Allah
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 11 ай бұрын
sheekada faadumo waa inta kaliya ee aan kanaxo subxaanalaah abaayo allah baa kuxifdiyay alxmdulilaah
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 16 күн бұрын
May Allah give you long life sweetie you and your baby
@madamhasmah2771
@madamhasmah2771 11 ай бұрын
Royal iyo faadumo laba shakhsi oo aan aad u jeclahay ❤❤❤❤❤❤
@user-uv5oo2te9s
@user-uv5oo2te9s 6 ай бұрын
Sheekadn fadumo iyo sheekadii inantiyard ee wlshed waltay aya igu naxdin badnyd 😢
@nesma5648
@nesma5648 11 ай бұрын
Walaal Ilaahay ha kuu gargaaro xusuustaasi siday kaaga go’ayso ma garanayo waayo anigoon waxaas igu dhicin ayaa oohinta iska celin la’, waanse kula dareemayaa dareenka hooyanimada 😢😢😢
@wardamohamed
@wardamohamed 11 ай бұрын
Ax wlhi waan oyey ilaahow noo naxariiso alxd inta nimcada ku jirta ilaahow na ilaali
@hudaayaan656
@hudaayaan656 11 ай бұрын
Tahriibka mrkn maqlo qalbi ixanuna wllky oon aad ujeclaa bn ku wayey 😢😢😢
@xaalimoxaaji7676
@xaalimoxaaji7676 11 ай бұрын
😢 ILaahey ha unaxariisto
@cawomustafe
@cawomustafe 11 ай бұрын
Aamiin😢
@hudaayaan656
@hudaayaan656 11 ай бұрын
Ameen wll wd mhdsntihin 🙏
@NimcoOsman-qz3zd
@NimcoOsman-qz3zd 11 ай бұрын
Hooyo ilaahay haku cadaabin
@IM-ud1pq
@IM-ud1pq 11 ай бұрын
Wcs waan u marine faataxada alaah naga aqabalo amiin amiin❤❤❤
@kadirali500
@kadirali500 11 ай бұрын
I can’t wait next episode
@amranhuseen5224
@amranhuseen5224 11 ай бұрын
Me too😊
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 11 ай бұрын
Italy and America waa isku mid hadaadan shaqeysan Banaankaad see xanaysaa Lagugudhufay adiguna intaad kursiga kubaraaqdid Alxamdullilaah dheh wabilaahi towfiiq iina soo duceeya waan iskayara xanuunsanaha in ducadiina Illaahay ii aqbalo waa kuugu qaan axsantu reer.tiim adkaatay🙏🙏
@fardousacarabay5291
@fardousacarabay5291 11 ай бұрын
Inalilah waar ileen faadumo qiyaamihii bay usoo joogtay 😢😢
@user-ij8gi7nv9g
@user-ij8gi7nv9g 9 ай бұрын
Sorry xabibit fadomo ❤❤😢
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 11 ай бұрын
Go ahead fadumo❤
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 11 ай бұрын
Tamaandho adoo kabbo kale xidhan ayaad nooga sheekaysay sheekadaada adkaatay oo fogaatay si toos ah ♥
@namelos2963
@namelos2963 11 ай бұрын
Imikaba waxaan sugaya sheekadas waxaa leh gabaadh ee u soo duceeya ama la soo taliya kkkkk
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 11 ай бұрын
Walahi waa cabsi
@laylamohamed3218
@laylamohamed3218 11 ай бұрын
Faadumo dhib baad soo martey ilaahey dambi dhaaf hakaga dhigo ❤❤❤
@ubaxsalad4891
@ubaxsalad4891 11 ай бұрын
Aad ayaan u ooyay allaa faadumooy
@IM-ud1pq
@IM-ud1pq 11 ай бұрын
Walaahi waan ooyaye faadumo ❤❤❤
@hoodojamalaar
@hoodojamalaar 11 ай бұрын
Dadka caruurta la tahriiba mafiicna wlhi 😢
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 11 ай бұрын
Yes
@tash7356
@tash7356 11 ай бұрын
Fadumoy musalsalki hindida inoga digtaye qeyr alah haku siye
@namelos2963
@namelos2963 6 ай бұрын
Wakhtigaa walaalkay xaaskiiso uur leh baa ku dhimatay😢😢
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 11 ай бұрын
Wey caayi
@khadarfanax
@khadarfanax 11 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@user-zd5cc6hk6y
@user-zd5cc6hk6y 18 күн бұрын
Fadumo sister love ❤️ 😘😘😘😘
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n 9 ай бұрын
No wait
@kawsar2285
@kawsar2285 11 ай бұрын
qaybtaa dame waan dhagaystay xitaa muuse wuu ka baxayaa meesha
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 11 ай бұрын
Alla na sin waaye
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 16 күн бұрын
People go through alot for better life 😢😢😢😢😢some even lose they lives
@munamnir171
@munamnir171 11 ай бұрын
Lailaha illalah
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 11 ай бұрын
Ku sali nabiga❤
@salmonuur100
@salmonuur100 11 ай бұрын
Alaa miskiin shakiira mar ka shekesaay qisadaan 😢😢😢😢
@CandyWORLD46788
@CandyWORLD46788 11 ай бұрын
I really cry for two month old baby
@wardamohamed
@wardamohamed 11 ай бұрын
Inaalilaah bisinka wll ma dhageysan kari la ahee😢
@maryanmshire1999
@maryanmshire1999 11 ай бұрын
Royalow qisooyinku ma dumerka kaliyey ku dhacan mise ragu kama shekeyan wa idinku xiranahay markasta dumer wa idin salamay
@user-md9ur2fw1s
@user-md9ur2fw1s 11 ай бұрын
Asc team adkatay
@ArafoYousuf
@ArafoYousuf 11 ай бұрын
Sorry Fadumo😭😭😭
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 11 ай бұрын
Ok
@user-md9ur2fw1s
@user-md9ur2fw1s 11 ай бұрын
Salam fatouma gabo
@ibrahimabdirahman3988
@ibrahimabdirahman3988 11 ай бұрын
Oo
@Sahan12341
@Sahan12341 11 ай бұрын
Subxanallah sorry 😪 ilmaha yar waa Ayaanle
@caliilyasshacban1562
@caliilyasshacban1562 11 ай бұрын
naso wll
@raaqiyaqueen4872
@raaqiyaqueen4872 10 ай бұрын
😢😢😢😢sorry faadumo
@fridasson848
@fridasson848 11 ай бұрын
Cabdulqadir royal aniga ku guuleystay boowe see waaye xaqa fiiri😅
@madamhasmah2771
@madamhasmah2771 11 ай бұрын
Ax ax wlhy waa sheeko naxdin leh faadumo sheeko wanaag xbbti dhacdo xanuun badan weye Allah ha xifdiyo sorry wlhy way I sameysay sheekadedu 😢😢😢😢
@dhehasabriye4703
@dhehasabriye4703 11 ай бұрын
Wey kadiideysa
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 11 ай бұрын
Sorry faaduma qaaali 😢
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 11 ай бұрын
Fadumo qaali
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 11 ай бұрын
Haa
@hoodoindho4916
@hoodoindho4916 11 ай бұрын
Tamadho way didaysa❤
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 11 ай бұрын
Sorry fadumo😭😭😭
@ayaanahmed4571
@ayaanahmed4571 11 ай бұрын
Soo laabo waa weekend
@Zeee10874
@Zeee10874 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriadde9945
@shukriadde9945 11 ай бұрын
Yaarabi
@juweriyoabdi
@juweriyoabdi 11 ай бұрын
Nafaaa leedahay naso😅😂
@cisecise425
@cisecise425 11 ай бұрын
Naxdin
@Amiira545
@Amiira545 11 ай бұрын
Sorry fadumo😢
@sheetaro2023
@sheetaro2023 11 ай бұрын
Asc
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 11 ай бұрын
Waad shaqaysanaysa
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 11 ай бұрын
Fadumo maxaa farahaaga udhigatay Italy 🇮🇹 in kastooay calafka tahay ma'aha meel ceyr bixiso Guryahana cumunitaga ay Lee yihiin raadso hadaad rabto in aad mustaqbalkaag sii joogaysid
@somalihanolato741
@somalihanolato741 11 ай бұрын
Muse ayaan ka xumayn in isagon ogayn laga soo tagay fabar horene ka tahriibtay uma adkaysto in fadumo xita lala kaftamo
@farhiyoali19
@farhiyoali19 11 ай бұрын
I’m sorry fadumo
@yousufahmed5304
@yousufahmed5304 11 ай бұрын
Very sad
@saidohajiosoble5965
@saidohajiosoble5965 11 ай бұрын
Walaalo iska seexo hasoo laaban wa inoo habeen dambo insha allah
@zamzamyussuf2655
@zamzamyussuf2655 10 ай бұрын
Sorry abayo shekadada wey ii xanunjise😢😢😢
@user-if8yk4uq8i
@user-if8yk4uq8i 8 ай бұрын
Sorry wll qali
@manaalosman7176
@manaalosman7176 11 ай бұрын
Sorry mustafe yare 😭
@Hooyo309
@Hooyo309 6 ай бұрын
Dee gabdhuhu may afarta qof kaa kacshaan? Mid intey ilmaha qabato may tankalana adiga gacanta ku soo qabato.
@Sahan12341
@Sahan12341 11 ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله 😭😭
@Salmaqurxinta
@Salmaqurxinta 11 ай бұрын
Wcs
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 16 күн бұрын
Sorry sweetie 😢😢😢😢😢
@chanji8009
@chanji8009 11 ай бұрын
Sorry 😢😢
@user-mc7cl3oy9b
@user-mc7cl3oy9b 10 ай бұрын
😢😢😢😢
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 11 ай бұрын
Wad iskacelinysaa faaraxagiba kujooge😅
@NimcoOsman-qz3zd
@NimcoOsman-qz3zd 11 ай бұрын
Ax ax ax 😭😭😭😭😭
@xabiibocadey1845
@xabiibocadey1845 11 ай бұрын
😢❤
@user-jy2yd5nk5r
@user-jy2yd5nk5r 8 ай бұрын
😢😢😢
@Umumaizachannel
@Umumaizachannel 11 ай бұрын
So la bo
@zeinabomar-mc5jf
@zeinabomar-mc5jf 11 ай бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 11 ай бұрын
walahi waa nasib badan yahay wilkaas waxay ahayd in lo bixiyo Nasib
@feizaabdi9438
@feizaabdi9438 11 ай бұрын
Soo labo lagugu dhufaye 😅😅
PART  8    \ SHEEKADII FAADUMO DHABTA AHAYD ADKAATAY DHAMAAD
46:39
Abdikadir Royel
Рет қаралды 25 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
PART  26 / DILAAGII LA FAHMI WAAYEY
12:10
Abdikadir Royel
Рет қаралды 3,2 М.
Sidee ku dooran kartaa lamaanahaada
17:11
Ahmed Rashid
Рет қаралды 1 М.
Live streaming of Abdikadir Royel
54:58
Abdikadir Royel
Рет қаралды 5 М.
Live streaming of Abdikadir Royel
30:25
Abdikadir Royel
Рет қаралды 3,8 М.
Live streaming of Abdikadir Royel
29:44
Abdikadir Royel
Рет қаралды 3,6 М.
PART  27 / DILAAGII LA FAHMI WAAYEY
21:00
Abdikadir Royel
Рет қаралды 4,7 М.
PART 1 / COSOB DILKII FAMILKEEDA SHEEKO CAJIIBA FAADUMO
1:09:39
Abdikadir Royel
Рет қаралды 11 М.
PART 1 / SHEEKADII HOOYO RUUN IYO DILKII QORSHAYSNAA
1:09:00
Abdikadir Royel
Рет қаралды 10 М.
July 25, 2024
52:37
Abdikadir Royel
Рет қаралды 244
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 27 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 11 МЛН