(Part TWO) Sirdoonkii laba kaarlaha ahaa ee Guursada Gabadha Madaxweynaha

  Рет қаралды 39,557

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 89
@shuceybdahir4254
@shuceybdahir4254 5 жыл бұрын
Qofkii qoralkeyga arko like Ha isiyo 👍🎬
@mohamedsuldanchannel9614
@mohamedsuldanchannel9614 5 жыл бұрын
Thnkz masul Sirdonka ayan wax badan ka fahmay ee ino so baadi qeer allah ku siiyo masul
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 5 жыл бұрын
Sxb turjumidadaadu waa heersare waxan jecelahay markaa adoo wada barnamijka aad qof kale hadlay turjumaysiid sida uhadasho waa asal
@faisalmohamed2802
@faisalmohamed2802 5 жыл бұрын
Waa laga sugayaa kuwa Africa siiba geeska Africa amaba guud ahaan Africa mahadsanid
@Killersaudiarabi
@Killersaudiarabi 5 жыл бұрын
Waxaa noqday qofkii ugu horeeyay ee daawada like ii sare asxaabta
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAAAR SUBSCRABTA
@salahmussesalah9389
@salahmussesalah9389 5 жыл бұрын
Thanks Saxiib Qaali Mr Maraccade Aad Iyo Aad Baad Umahasanthy
@adandhgey
@adandhgey 5 жыл бұрын
Subhana-Allah; Illahow mid dadkisa iyo dalkiisa dulma hanagayeelin, Somalina illahow xaqa XALBIGODA TUSI.
@khadardeek7387
@khadardeek7387 5 жыл бұрын
✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌ maa sha Allah mr maracade waad ku mahadsan tahay.maanta waxan noqday qofkii 2aad.
@mubarig123xamse8
@mubarig123xamse8 5 жыл бұрын
Jecliya wllkyga somaliyeed ...shekoyinka ..sirdoonka
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 5 жыл бұрын
Sxp hore uga soco waan ku qabawsadaa arimaha sirdoonka maracadow
@mabarigfajac5387
@mabarigfajac5387 5 жыл бұрын
Sxbky maracde waad mahadsanty intaankugu xidhnaa waxn kafa iday aqoon mahadsanid ..waxanku kugula talinlahaa qoraalada tarikhda islaamka
@tacabbirxaaji
@tacabbirxaaji 5 жыл бұрын
Intay waxan oo Sirdoon iyo shaqo ahi aduunka ka socdaan Soomaalida hankeedu waa Like ii saara "Yaa Rabi"
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
hahahaha walaahi waa runtaa waa waxaan la yaabey
@tacabbirxaaji
@tacabbirxaaji 5 жыл бұрын
@@azlmcl198 alle ha caafiyo Soomalida
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
@@tacabbirxaaji aamiin
@ahmedsaadaq8304
@ahmedsaadaq8304 5 жыл бұрын
Maa sha Allah aad ayaan u jeclahay markaan barnaamijka aan dhageysanaayo
@MohamedHassan-zr9ln
@MohamedHassan-zr9ln 5 жыл бұрын
Isoo duceeya in uu allh muraadkeyga sahlo allh idin barakeye 🤲🤲
@mahadcisee1495
@mahadcisee1495 5 жыл бұрын
Sxpey illahey ha kuu sahlo murad kada
@kiinoowggmu233
@kiinoowggmu233 5 жыл бұрын
wow thanks sxb cawada waa ii farxad asigoo 1daqiiqo yaalo in aaku soo gaaro aadba ku taageera libaax❤🙏❤
@osmanmohamuud3051
@osmanmohamuud3051 5 жыл бұрын
Wararka sirdoonka waa kuwa ugu calista badan kuguma muhiimmsan adiinka oo dhan lkn somalia sidaas maahan
@mohamedmohamoudmohamedgend4482
@mohamedmohamoudmohamedgend4482 5 жыл бұрын
Sirdoonka saan kuu noqon karaa 😍😍👇👇
@bilexaajixaaji1584
@bilexaajixaaji1584 4 жыл бұрын
Bro hooshas hda jeceshahay xogahaaga qari sida magacaaga hana ku qoran aaladaha baraha bulshada sida KZbin Facebook iwm sawiradaadana qarso markad hooshas jaanis uheshana noloshada dhan badal bro hana noqon labo kaarle
@hawasiad6132
@hawasiad6132 3 жыл бұрын
Grazie Mra Cadde show.
@ahmednuur3770
@ahmednuur3770 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad qalia
@waalamahuraanciidanqaranab7471
@waalamahuraanciidanqaranab7471 5 жыл бұрын
Eed ayaa u macad santahay sirdoonka ugu dilalka badnaa nala wadaag
@cabdixaaji2719
@cabdixaaji2719 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@yussufduale3747
@yussufduale3747 5 жыл бұрын
Maracade xoogahaaga wan ka helaa bro noso badi aarimaha siyasada iyo sirdoonka
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAAR SUBSCRABTA CODSI
@shukrinaasir7393
@shukrinaasir7393 5 жыл бұрын
Thanks maraacadde
@ahmedqadar1458
@ahmedqadar1458 5 жыл бұрын
Aad iyo aad aya umahadsan tahay sxb lkn waxa iga codsi ah in aad nooso diyaarisid sirdoonkii hore ee somalia mahadsanid
@richhome3678
@richhome3678 5 жыл бұрын
Mahadsanid maracade show
@mohamedhaaji7632
@mohamedhaaji7632 5 жыл бұрын
Bro maracade siirdoonka jabuti kasoodiiyaari bal macluumaad horey uusoco walalka
@medlovely8875
@medlovely8875 5 жыл бұрын
Xogaaa noga soo tabo sirdonka africa iyo howl galadoooda bro insha allah ... Mahadsanid
@xafso3612
@xafso3612 3 жыл бұрын
Africa sirdoon kama jirto pro hanugu lugoon
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Qofkii labaad ayaan ahay meesha dad ayaaba dhex seexdo liketa kubooba fadlan
@istarlini
@istarlini 5 жыл бұрын
Nice story very nice
@moh.akramofficiall4681
@moh.akramofficiall4681 5 жыл бұрын
Runtii waa sheeko xiiso badan Waanaan idiinka mahad celinayaa ee hore u sii wada
@almansuurmedia1138
@almansuurmedia1138 5 жыл бұрын
Pageka Like iyo share ii saara somali maxamedy
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 5 жыл бұрын
Mahadsanid horo usuco
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
allow sahal umuuraha aamiin
@maxedaxmedcabdi2988
@maxedaxmedcabdi2988 5 жыл бұрын
Nin dalkiisa qayanay aqirki mel xun u dambeyso👉👌👈
@amiinabiikar3378
@amiinabiikar3378 5 жыл бұрын
Waad mahad San tihiin. Waayo maskaxdeena ayaad kubcinaysaan , Barnaamijka sirdoon waa barnaamij aad iyo aad u fiican xikmad iyo Darren badan lags faa idaayo
@AstaanQaranTv3171
@AstaanQaranTv3171 5 жыл бұрын
masha allah waa sheeko fiican
@MACQUUL_MEDIA.
@MACQUUL_MEDIA. 5 жыл бұрын
Alle dartius ma idinka heli karaa 100 qof oo subscribe iisara soomalidan ku faano.
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 5 жыл бұрын
Goormee ayaa sidaan ookale loo ogaan donaa basaasinta shisheye ee wadankena Dabka kushidaya aan uhesano dad wadaniyina ama kuwa anaga nooshaqenaya lkn howl kale mesha kahaya
@xamsexikmaawi8240
@xamsexikmaawi8240 4 жыл бұрын
Waa kolka madax daacada lahelo
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 5 жыл бұрын
Sxb sheekada aad ayaad usoo koobtay inta an anigu akhriyeey way ka badan tahy inta imka aad nala wadaagtay
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 5 жыл бұрын
ugadhsade la ugadhsaday nolol iyo geri bu udhaxeya una badan geeri
@najaxshariif5908
@najaxshariif5908 5 жыл бұрын
Waxaan noday qofkii lixaad asxaabka like-ta ha bakhiilina mahadsanidiin
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 жыл бұрын
Ilhay danbigiina hadhaafee iisaara subscriber
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAAR SUBSCRABTA CODSI
@ahmadusman70
@ahmadusman70 5 жыл бұрын
Qofka ugu horeeyay ee daawada ee like iisaara walalayal
@ruqiyojacfar9445
@ruqiyojacfar9445 5 жыл бұрын
Waa mhdsan tahay habo
@zakicabdi9215
@zakicabdi9215 5 жыл бұрын
Keep goin proo
@fahankaaga
@fahankaaga 5 жыл бұрын
Bilaahi calayk hakala goynin qisaska
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 5 жыл бұрын
MR Maracade 🖒
@mohamedadam9312
@mohamedadam9312 5 жыл бұрын
Wll maheli karnaa tii INA muuse qalbi dhagax lakula kacay
@alxayaamedia816
@alxayaamedia816 5 жыл бұрын
MAHADSANID USTAAD
@istarlini
@istarlini 5 жыл бұрын
Insaallah more story Insaallah
@anwarsadad3341
@anwarsadad3341 5 жыл бұрын
Keep going bro
@mohamedcabdiqaadirhaashi6039
@mohamedcabdiqaadirhaashi6039 4 жыл бұрын
Wryaa hory usco
@ابراهيمالصومالي-ث8و
@ابراهيمالصومالي-ث8و 5 жыл бұрын
Waxaa kugu bartey sheekooyin xiisolex gaar ahaan kuwa sirdoonka waa mahadsanthy maxamed ciise mahamood
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAAR SUBSCRABTA CODSI
@farahroyalboss8355
@farahroyalboss8355 5 жыл бұрын
Mansha alaah
@rakkoalyusfi7465
@rakkoalyusfi7465 5 жыл бұрын
Wa cajiib
@aliabdirahmanhaange9752
@aliabdirahmanhaange9752 5 жыл бұрын
mida afrika nalawadaag mahat sanid maracade
@naasirxooshka7691
@naasirxooshka7691 5 жыл бұрын
121 qofka ayaa iga horeeye🤗
@burakobte146
@burakobte146 5 жыл бұрын
Wlle waxdhaxa waa uu, oskuqarbuday xisbtii rabine waysuge!
@somalisan3935
@somalisan3935 5 жыл бұрын
oo hadda kuwaasoo kale Somalia ayey ka dhex buuxaan; yaase sheekooyinkooda buugaag ka qori doona oo sirtooda fashin kara??? aad baad u mahadsantahay mr maracadde show. ...... sheekadan waxaan ka fahmay: God khiyaano ninkii qoda isagaa ku dhaca, ninkaan dalkiisii ayuu khiyaameeyay isagna si xun unbuu u dhintay isla kuwii uu u basaasayay ayaa khaarijiyay.
@somalistatenews8051
@somalistatenews8051 5 жыл бұрын
waan ka hela sheekooyinka sirdoonka subscribe isaar
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Wakhtiguu dhintay maadan sheegin way kala dhimantahay warbixintadu
@mohamedcabdiqaadirhaashi6039
@mohamedcabdiqaadirhaashi6039 4 жыл бұрын
Hory usoco
@israafiilsahal8708
@israafiilsahal8708 4 жыл бұрын
Waxii sirdoona 🤏🤏🤏
@aminamo7377
@aminamo7377 5 жыл бұрын
Wax wlpo ka filo dunidaan
@istarlini
@istarlini 5 жыл бұрын
The end was very sad
@nuurmaxamed7836
@nuurmaxamed7836 5 жыл бұрын
anigo, ah, cabdimaalig, shaafi, waxaan, Kan,kusheegi, karaa,calooshii,ushaqayste,wadan,kiisa,khiyaamay
@cawlkhadar8482
@cawlkhadar8482 5 жыл бұрын
Liketa iisaar noloow
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 5 жыл бұрын
Intii tagerta maraccde channel Hala igo qabta subscribe mahadsanidin
@zakaria_faluuja
@zakaria_faluuja 5 жыл бұрын
ana saas ma suubiya😂😂
@mustafeaadem9881
@mustafeaadem9881 5 жыл бұрын
Abu hoolk oo falastini aha kana soosaarY amina al mufti siraheedii noosoo gudbi
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 жыл бұрын
Ustaad waan kula socdaa Bil iyo badh Soo boobsii qaybta xigta
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 5 жыл бұрын
Qofkii labaad
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAARA SUBSCRABTA ASXAABY CODSI
@gaaxnuug8325
@gaaxnuug8325 5 жыл бұрын
mahad sanid
@kaavinho3070
@kaavinho3070 5 жыл бұрын
M.hdzanid poe
@guleedciise4497
@guleedciise4497 3 ай бұрын
Ilaahey jahanama kugu fogee wax bakhtiyey buu ahaa
@aliabdi7484
@aliabdi7484 5 жыл бұрын
XNXX
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 5 жыл бұрын
wa dhanka hore waxa so dhweynaya aragti guurka wa arrin sax ah wixi so raacana wa laga shaqeyn kara wa sida ay ila tahay ka dib update ahnty.
Arooskii Cajiibka ahaa (FBI VS Daacish) Qeybta Koowaad
10:01
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 55 М.
Basaaskii Cajiibka ahaa Isser Be'eri (Qeybta Koowaad)
10:05
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 59 М.
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,4 МЛН
Basaaskii aqalka madaxweynaha (Qeybta Koowaad)
10:21
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 97 М.
Maalqabeenkii Reer Masar Ee Ushaqayn jiray Sirdoonka Yuhuuda |
14:30
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 66 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 232 М.
Basaasaddii Xisbullah ku dhex beereen CIA (Qeybta Koowaad)
10:23
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 63 М.
Sirdoonkii Bilaa Magaca ahaa !!! (Macluumaad Kooban)
10:16
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 184 М.
Basaaskii ISRAIII Qiyaanayay 18 Sano (Qeybta Labaad)
11:41
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 50 М.
XOGTA:: Shantii Basaas ee ugu Halista Badneyd Dunida (Qeybta Koowaad)
10:23