Pracetimool iyo Baaquli Boy yaa aqoon badan “Tartan lagu kala xanaaqay”

  Рет қаралды 210,550

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Pracetimool iyo Baaquli Boy yaa aqoon badan “Tartan lagu kala xanaaqay”

Пікірлер: 926
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad 2 жыл бұрын
Baaquli boy runtii waa dulqaadkii oo qof ah masha Allah dastuurka faransiiska B markii ladhahay ayaan fahmay inay prank tahay 😂😂 dadka Allah mawada siin dulqaadka iyo daganaanta ♥️
@cabdulahimaxamidcabdi7706
@cabdulahimaxamidcabdi7706 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 2 жыл бұрын
14:50 wuu daacad qoslay baaquli boy walhi wan la qoslay from hargiesa somaliland🥰
@yasacabdulahi8214
@yasacabdulahi8214 2 жыл бұрын
Igu soo celi ayuu kuqoslay 😂
@Juleybib-tuuren
@Juleybib-tuuren 2 жыл бұрын
A positive attitude causes a chain reaction of positive thoughts, events and outcomes. It is a catalyst and it sparks extraordinary results. Baquli boy keep it up😎
@aamiincade1259
@aamiincade1259 2 жыл бұрын
Parte 2 sameey wllkey
@abzinokant
@abzinokant 2 жыл бұрын
Keep going. Qosolka IGA dhamaaday. Ajir Allah idinka dhigo
@umumaahir9022
@umumaahir9022 2 жыл бұрын
mashaaAllah hambalyo baquli boy will Aaad iyo Aaad udulqad bdn aya tahay Allah haku barakeeyo
@ruhiyastar2617
@ruhiyastar2617 2 жыл бұрын
I love bakuli boys reaction 😂😂😂😂😂😂
@manalifarah8180
@manalifarah8180 2 жыл бұрын
😅😅
@abdirahmanhusein3827
@abdirahmanhusein3827 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayaan8621
@ayaan8621 2 жыл бұрын
Masha allaaah Baaquli boy Dulqaaadkii oo qof ah Dadaaa hore ka xanaaqi Lahayeen wlh Qosol iga dhameyseen Faaida dhagta🤣 dastuurka Faransiiska😂 tirada fanaaniinta 😀 😂😂😂😂😂😂😂
@maryanmaxamed3580
@maryanmaxamed3580 2 жыл бұрын
Dastuurka b wuu ka foqi layahay baquli poy wlh wad igaqoslisay Tnx you
@jamaaljeelani9852
@jamaaljeelani9852 2 жыл бұрын
Midigta kheer badan kulaha baaquli booy 🥰🤣🤣
@faadumocabdiqani3794
@faadumocabdiqani3794 2 жыл бұрын
dulqad.makudhamayday wlahi baquli boy
@MohamedAhmed-lf3nn
@MohamedAhmed-lf3nn 2 жыл бұрын
Dastuurka faransiiska B: islaam naceyb waa jawaab iga yaabisay.
@hamdixiisinamohamed7348
@hamdixiisinamohamed7348 2 жыл бұрын
AB dhan dulqaadka hadiyad alle u gartay waaye 🥰
@yowshorts8132
@yowshorts8132 2 жыл бұрын
Baaquli boy 🆎 miyah🤣
@adnanhussein7351
@adnanhussein7351 2 жыл бұрын
hhhh kan prank lama odhan karo🤣🤣baaquli boy nin dulqaad iyo xushmad isku darsady
@cabdideeqyare4335
@cabdideeqyare4335 2 жыл бұрын
😂😂😂 beerka icadaaday saan u qoslayey baquli boy legends
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Jidkaan ku qoslayey anoo maraayo 🤣🤣🤣🤣
@lulabdullahi495
@lulabdullahi495 2 жыл бұрын
Su.alahas.wax.ka.jiro.maleh
@lulabdullahi495
@lulabdullahi495 2 жыл бұрын
Sual.an.jawab.lahen
@cabdiqadircade2835
@cabdiqadircade2835 2 жыл бұрын
Wllh wan furay
@mohametamo343
@mohametamo343 2 жыл бұрын
Muu dhuxul ku noqdo
@ibrahimali6609
@ibrahimali6609 2 жыл бұрын
5:42 kkkkkkkkkk ar baaqili booyaa "xaafada ey daganyihin iisheg nin maka al mukarama dagan iyo nin gubta dagan isku mid ma ahan" kulaha.🤣🤣🤣🤣🤣reer gubta waa lagalay caawa
@zakisomaliofficial6664
@zakisomaliofficial6664 2 жыл бұрын
Wllhi saan uqoslayay waan dalay Baaquliboy hadal madhibaayo 😅 Ilahy amarkii baquli waa fani
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Wcs rer xogmalow so dhawada me waxan so dhigay video morning routine so dawada inshallah from muqdisho
@dhudiahmed205
@dhudiahmed205 2 жыл бұрын
Baaquli nin ka qalbi wngsan ma jiro wlhi waa qalbi xaruuri ixtiraam la uu muujiyay baan ka yaabay😊🥰
@Farhiyacdy-4035
@Farhiyacdy-4035 2 жыл бұрын
Maskaxdo ka shaqesinoya ninkan Baquli boy: anigana😂😂
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 жыл бұрын
Maquli boy wey ku tashten cali key iyo practamool lkn wan arsan dona team baqulu boy💪🙏❤❤😂🤲🤲🤲
@maryansalah6146
@maryansalah6146 2 жыл бұрын
Wlhy wan sidan uqoslayey wan kadhacay kursigii baquuli boy waa dulqadki oo qof ah Masha allah bro keep going😂😂😂😂😂😂😂
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 жыл бұрын
Legend always Legend ❤
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 2 жыл бұрын
I swear this is the most hilarious thing I've ever watched 🤣🤣🤣🤣🤣
@maymuunxaji8085
@maymuunxaji8085 2 жыл бұрын
Wlhi wn qsley ani hadii aan booska baquli boy fadhiyo aan fadhi lahaa mar hore intaan xanaaqo baan isaga tagi lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@princesshodan9884
@princesshodan9884 2 жыл бұрын
haa wllhi dulqaad illaha udhameyay mar. Horan xanaqilaha wee so tashteen kuwan
@iglanmuuse7677
@iglanmuuse7677 2 жыл бұрын
Kilyaha ixanuunay sidaan uqoslaayey dhagaha iyo okiyaalaha
@cabdinasirmohamud7889
@cabdinasirmohamud7889 2 жыл бұрын
waa su aalo koobi ah oo laga soo qaatay qaar barnaamijkale. waana lagu soo hishiiyay oo qof ayaa horay loogu sheey jawaabaha.
@khaalideline2215
@khaalideline2215 2 жыл бұрын
wlahi saauqoslaaye dhuuntaa ixanuuntay keep going two legends
@mryamoabdi7929
@mryamoabdi7929 2 жыл бұрын
Vedioga iga qosliyo si darn waliba waxn dawada marwalbo an qosol u bahdo alla baquli boy waan wataaa dulqadii o qof ah in ladulminyo wan iska garty all nolada mid qurux bdn wlleheb thnx
@edabsanmacalin9305
@edabsanmacalin9305 2 жыл бұрын
maskiin fanan xalala aha kulahaa lkn wiilka dulqada kudhamady kitaan waa hore dhulka lawada jari ciil wadhimn rabaa😂😂😂😂
@hanifanaxchannel3519
@hanifanaxchannel3519 2 жыл бұрын
Walahi baquli boy waad ku goobaten labadina nafta iga baxda sidan uu qoyslay baan baqtiye malinta nimanku khamiska xirtan kulah alilin alle ma ahan
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh Wlhi ani xitaa wan qoslay
@warsame_Aar
@warsame_Aar 2 жыл бұрын
“Nin kaa af badan dhaxal aabaha wuu ku duudsiiya” baaquliboy waay waaleen 😂 😂 😂
@wasacshafi5425
@wasacshafi5425 2 жыл бұрын
Baquli boy Waxan waa paranki
@haraaroofficial1264
@haraaroofficial1264 2 жыл бұрын
Waaw maanta aniga ayaa u.xureeyo sxb ruwayadii aaway heeeee 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@anabosman7722
@anabosman7722 2 жыл бұрын
Masha allaha keep going wallahey kkkkkk so funny walhi kilyaha ifuray
@xaliimoxayi5597
@xaliimoxayi5597 2 жыл бұрын
Cadaaladdaradii oo qof ah weeye xiriiriyuhu🤣 Maalin raggu khamis xirtaan kulahaa!
@mahuraan646
@mahuraan646 2 жыл бұрын
War ma iga sugeesid cimrigeega inta ka dhiman kulahaa😂😂😭😭
@hibaaqrujaale3925
@hibaaqrujaale3925 2 жыл бұрын
Wallaahi qosol iguma harin booquli boy waa loo tashtay
@mohamudalishire5155
@mohamudalishire5155 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Gaaalo wllhy waa Qosly Baaquli boy waa u tashateen
@xadeeydeekow5961
@xadeeydeekow5961 2 жыл бұрын
Maashallah
@osmanabdullahimohamed6703
@osmanabdullahimohamed6703 2 жыл бұрын
See dareemoysaa " dulmiyaa dareemooyaa"🤣🤣
@dhagcasaden2094
@dhagcasaden2094 2 жыл бұрын
Baaqulo boy su'aasha khamiiska buu aad ugu qoslay.
@fathiamohamed6679
@fathiamohamed6679 2 жыл бұрын
Alla saa u qoslaaye waa daaalay 😁😁 vidiogn dhowr jeer baa fiirsdy
@naimoismail522
@naimoismail522 2 жыл бұрын
Cunuga barnaamijka wadaa masha Allah halkeedu dhigay
@rothamuktar6570
@rothamuktar6570 2 жыл бұрын
Baaaquli wlhi waaaaaa miskiiin🥺🥺 sorrey Abowe😔😔
@mrlamajoojiyecr7112
@mrlamajoojiyecr7112 2 жыл бұрын
Midkan cali key ladhahayo wa showiste cadiya barnamijka kaamus kulahaa manin weyn aa hadalka lagu dhajiya
@KENZILO___GAMING
@KENZILO___GAMING 2 жыл бұрын
B.boy waala dulmiyay sawabtoo ah su aalo macquul aheyn ayaa laweydiiyay baristimolna su aalo saqiirka kajawaabi karo
@wadar-waaxid
@wadar-waaxid 2 жыл бұрын
Been badanaa qofobka liido waan diiday waar magacaa talyanigaa iskaleh Isagana ubaxshay niido intii ugu tageran like kumuji Meeye icayalal italia is muujiya
@SSTV5080
@SSTV5080 2 жыл бұрын
Walahi aan bilaabay ilaa dhamaad qosolbaan kala goy waayey. Ar baaquli boyaa adaa waa iga badisay walahi
@saciidmoha2060
@saciidmoha2060 2 жыл бұрын
Legends Have agood Time 🙏✊
@iftinjama
@iftinjama 2 жыл бұрын
Walahi kal iyo Laban uqoslaye ar baquli boy Waa actor kaqoslye ah Maashallah Armanooli wawaxkale oolugu jeedo baquli boy
@abdikafiabdullahi8891
@abdikafiabdullahi8891 2 жыл бұрын
Min Bilow ilaa iyo Dhamaad Fidiyowga Saa U Qoslaye Wa Nooge🤣🤣🤣🤣😭😭😭
@faadumoladan9768
@faadumoladan9768 2 жыл бұрын
Baquli boy the legend🦋🖤
@wiilboy2137
@wiilboy2137 2 жыл бұрын
The funniest prank 😂😂2022
@zakinuurxoosh2105
@zakinuurxoosh2105 2 жыл бұрын
Wa idin wataa Legends Lkn baaquli si gaar ah uwata
@namishmohmet5402
@namishmohmet5402 2 жыл бұрын
Cali key wllhie abowe markan ku arko qosol iqabta wllhie from gobolka ragga😅😂💚⚪❤
@walaltigerofficial3568
@walaltigerofficial3568 2 жыл бұрын
Ar waa qoslay caawa inta kle been😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@somalitiktok9816
@somalitiktok9816 2 жыл бұрын
Wallahi san san uqoslayay wan dalay dolelka dhagtu goni isku tag miyaa kulahaaa😂😂😄😂😄
@apdalenuurfuns5830
@apdalenuurfuns5830 2 жыл бұрын
Wlhi dacadaan u qoslay m a allah ha idin daayo
@abdifatahbulshawi8544
@abdifatahbulshawi8544 2 жыл бұрын
Baaquli boy legend of the legend prank wa lagugu gadey lkn wad kareysay 😂😂😂
@nasrasalat7747
@nasrasalat7747 2 жыл бұрын
Mansha allah dul qadkii o qofa baquli 🌹🌹🌹🌹
@AhmedOsman-qn8dz
@AhmedOsman-qn8dz 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk Caadi mahan runtii prank ever kkkkkkk🇸🇴😍😍😍🇸🇴
@diinmohamedofficial3585
@diinmohamedofficial3585 2 жыл бұрын
#calikey matalaadisa. Aad ugu qoslay 👁️markii baaquli laga tago ❤️
@abdifatahaden8526
@abdifatahaden8526 2 жыл бұрын
Dastuurka faransiiska Qodobka B in Baaquli Boy lagu ciyaaro weeye 😂😂😂😂😂😂
@nabiilbarrow9961
@nabiilbarrow9961 2 жыл бұрын
Ninka ugu horeyaya ee xogmaal media pen kashegy cali keyo waa penlow
@basmanuurahassan
@basmanuurahassan 2 жыл бұрын
Baaquli boy nin dulqaad badan weeye
@nasridayib6772
@nasridayib6772 2 жыл бұрын
Wllhi qosolkaa iga dhamaaday
@mohsheik8903
@mohsheik8903 2 жыл бұрын
Cunugaan shuluqa ah abti liibaan Maa dhalay?
@safiyocabdullahi6604
@safiyocabdullahi6604 2 жыл бұрын
Masha allaah dabeecad badanaa baquli boy wa iskadhageysanaa qayaano toos ah
@xamdacali5204
@xamdacali5204 2 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀khamiska igu qosl bdnaa
@agesago1900
@agesago1900 2 жыл бұрын
Hadalka ah adiga wax masoo baran miyaaa wallah is too hurt, qof aadan xaaladiisa ogeyn ha ku dhihin sidaa.
@mohaanoor18
@mohaanoor18 2 жыл бұрын
14:12 Anaa ka faideysanayo kulaha legend baquli boy 😂😂😂😂 weligey saan uma qoslin 😂😂😂
@naasirwacane3654
@naasirwacane3654 2 жыл бұрын
Best akatar maxmed barstmool
@deeqa1481
@deeqa1481 2 жыл бұрын
Cali key sadex maalin oo soon ah ayaa kugu waajibtay hadaadan dhiibin lacagta war heedhe dhaartu dheel dheel magasho waa magac ilaaheey
@shabcannuur219
@shabcannuur219 2 жыл бұрын
Kkkk masha allah ixtiraam iyo sabir badna baquli boy
@hamseizhqi6997
@hamseizhqi6997 2 жыл бұрын
Ani waa ku soo dhex dhacay kulaha ar paquli poy dhib badana😁🤣🤣
@sacdiyocabdi1093
@sacdiyocabdi1093 2 жыл бұрын
cali key saan waaa hagar baaquli boy waa la hagraday
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Legends three keeps goings baquli boy and mahomed paracetamol go forwards 😀😀You asked some soft questions
@hibaali4666
@hibaali4666 2 жыл бұрын
Sual dhali tiran mahan
@hibaali4666
@hibaali4666 2 жыл бұрын
Baqooli boy sual adaga waydin prestimol sual fudu kubilawda
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 жыл бұрын
Kkkkkk saa uqoslaayay waa ooyay ilaahey haydinka raalinoqdo barastimool iyo baaquli boy 2legend prstmool ilahay cilmiga hakuu barakeeyo
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
Baquli boy dhagta rashin malgu karsada wayahe😂😂 Paracetamol okiyalka ucelisa dadka 😂😂 Labadan legend qosol igu dilen
@tafsiirainaaxmeddige7694
@tafsiirainaaxmeddige7694 2 жыл бұрын
Baquli bay wa lagu tashady samirka alle ha ku siyadiyo
@nimcaanahmed8258
@nimcaanahmed8258 2 жыл бұрын
u mad my day 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Tolkey
@jalaatovlogs4495
@jalaatovlogs4495 2 жыл бұрын
U made my day waye sxp. E aya ka tagtaye
@naimahusen4629
@naimahusen4629 2 жыл бұрын
Baqoli boy wa fani wuuna idinka horeyaa
@Redmensupportes
@Redmensupportes 2 жыл бұрын
Mohamed paracetamol what a man may almighty Allah protect you bro I salute you..... same baquli boy Mr comedian
@marianwarsame1504
@marianwarsame1504 2 жыл бұрын
Wallaahi waan qoslay. Lkn wiilka baaquli boy waad u tashateen
@SERGIO-hh2so
@SERGIO-hh2so 2 жыл бұрын
14:34 ___ 14:38 baaquli boy qosolkiisa qosol ah xitaaa😅
@suldan713
@suldan713 2 жыл бұрын
Wlhi Berka I xanunay saa u qoslayay 🤣🤣🤣🤣 Allah idin xafido asxta aan jeclhy
@saabiqasadiiq9853
@saabiqasadiiq9853 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂alla hoyooy waa fury wlhi plz prt 2
@husseinabdi9003
@husseinabdi9003 2 жыл бұрын
Daacadi Baaquli boy waa lagu adkeeyay su aal ha😂🥸
@husseinsalat1083
@husseinsalat1083 2 жыл бұрын
Baaquli boy siduu usheegy wye raggaan su'aalaha wey islaso diyaariyeen 😂
@mohamoudmohamedyusuf9314
@mohamoudmohamedyusuf9314 2 жыл бұрын
Waa cadahay ofayga wa galeen lkn wuu ka raayey zxp
@HimaKoreeye-sc6cw
@HimaKoreeye-sc6cw 9 ай бұрын
Alla baquli boy wa wata ani😂🫶
@sk-bv7tf
@sk-bv7tf 2 жыл бұрын
Foodo igu horeysay waa kan wllhi qamiiska goormee laxirtaa kulaaa kan 🙅☹😜😅😅😅
@artasiko.7403
@artasiko.7403 2 жыл бұрын
Wlhi waa dulqadki oo qofa baquli boy✊
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 2 жыл бұрын
Wllhi baaquli wuu qarxi lahaa 😂😂😂😂
@riyaanruun1097
@riyaanruun1097 2 жыл бұрын
Saan uqoslay alla beerka wallahi qosolka iga dhamaadey
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 жыл бұрын
Su,aalaha waxa iga daran Camirashada cali kay ma.a caadi mahan aqoon midhan baa tahy kana tahay wad ka jawabtay baquli poy wax soo baro intaas baba xanaaq ah😁 lkn Baquli poy waaa qof dulqaad midhan oo isku kalsoon wlhi ma._a dadka Qaar kharar mar horayba meesha ka kici lahaayeeyn 🤣 Aniga in prank Lagu samaynayo waxa fahmay markii Baquli boy franca lawaydiiyey🤣
@zadkey21
@zadkey21 2 жыл бұрын
oo practemol neh la dhahay farmajo madaxweynehii ka horeeye sheeg😂😂😂
@leylomohamed9275
@leylomohamed9275 2 жыл бұрын
Saaxiib sare waaye ha hagran
@xamdiaxmed1113
@xamdiaxmed1113 2 жыл бұрын
Cali key dhib badana wllhi waa kayabisay Baaquli boy 👦sida lodhaha iga gadanbo allah aqontada haku siyadiyo kulaha micnaha aqoonba mesha mataline 🤣🤣🤣🤣
@zaraajikaamilofficial7565
@zaraajikaamilofficial7565 2 жыл бұрын
Su,aalaha waa sax
@abdirahmanabdullahihassan6966
@abdirahmanabdullahihassan6966 2 жыл бұрын
I love you darajo
@mohamedosman549
@mohamedosman549 Жыл бұрын
Wlhia baaquli boy waan wtaa aan shb dulqaadku waa u dhalasho
@salmaanbaala7295
@salmaanbaala7295 2 жыл бұрын
Wlhi nin adaak baquli boy wlhi wa xanaqi lahaa🙏🤣🤣
@ahmedosman3423
@ahmedosman3423 2 жыл бұрын
away xaaska qarsoon part 5
@sadiowarsame
@sadiowarsame 2 жыл бұрын
😄😆😆😆😆😄😆😄😆😆😆😆😆😆😆kan tik tok buu nugwareeriteye KZbin ma timit
@ayoshmohamednour3084
@ayoshmohamednour3084 2 жыл бұрын
Wlhi baaquli boy tageero u ahay iyo moha pracitimol wll cali key 🔑 noolaaada
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 11 AAD
23:09
Xogmaal Media
Рет қаралды 227 М.
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 42 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 59 МЛН
Mohamed Prestimol oo Calikey PRANK kusameyay 😡
17:37
Cali Key
Рет қаралды 187 М.
Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer
18:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 46 М.
SHABALAZA IYO IDIRISKA IITAABO OO ISKU DHACAY
18:19
Baaquli Boy
Рет қаралды 87 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
WS Somali
Рет қаралды 3,2 М.
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 42 МЛН