Walee nin Martida xishmeya aya tahay lkn dacadnimadada Ayaa ku Meel mareysaa Wan kugu Faana Sxp👌💕💯💖 Horey usoco Wll 💯💯
@aminaabdi85924 жыл бұрын
Sorry Hassan soya 😭😭dhafa Hassan soya wadhalasha disa
@lightslivesiftiinkanolosha32544 жыл бұрын
Wll qaali Wll qaali ah cheneralkaan soo booqo subcribe II SAAR OK
@ahmedabdalla63944 жыл бұрын
Hasan walhi pro geeesi aya tahay ilah martida haka rameyo god man
@Mariamahmed-oi5cf4 жыл бұрын
Ala idaya ha IGA dhibinee wlhy waaa farxadeyda Xasan dacad waye
@nimcohappy63494 жыл бұрын
M.a wll soya Qalbi wanagsanaanta waan kugu Ogeen waxleeska yeel.yeelo maahan waalodhashaaa waxaa tahay wil Hooyo mcn🤱🤱 sifican usoo barbaarisay weena kamuqataaa wll soya Hooyo mcn Allaha noxafiyo❤❤❤i love mom
@katalinabea40564 жыл бұрын
Prank xasan soya lagu sameeyo waaba iska jeclaaday next prank aasugaaa insh allah
@mahadsadaxle56543 жыл бұрын
Noocaas maatahay
@omarali22824 жыл бұрын
Teacherka waan ka xumahay in saas loo galo waa la idiinka arsan doonaa madaama aad tihiin teamka aniga oo dawanayay ayaa aad uga naxay hadaladiina taag taaga ah any way team Soya success ayan idin rajeynayaa
@miinimiini64774 жыл бұрын
Hasan soya runtii bini aadinimadaa kugu weyn iyo qadarinta qofka wngsn iyo midkii xunba Love so mach bro
@miinimiini64774 жыл бұрын
Oky wll qli
@bubuqurux46724 жыл бұрын
Dhaafa yqy xasan soya dhibka haleyga daayo koraa ka ilaashanoyaa wilkaaam jeceeel uusan ila ogyn baan u qabaaye😥😥😥
@fosguudow76833 жыл бұрын
xasan waaa nin sida wax loo xaliyo aaad u yaqaaano midaasna waxaa swb u ah inuu kaso baxay guri laisku wada ixtiraaamo masha allah xasan full respect bro
@cabdulahiofficail34114 жыл бұрын
Hassan wlhi nin jira thay bro daacd iska tahy dadka dhan adi cml maxey u noqon wayen somalia hormar gaari laheyd bro keep going hasan soyya🤝 waa laga gashtay lkin nio😂😂😂😂
Hassan soya qof an tagero xushmad, ixteram, niyad fcn leh my brother keep going Wan kuwata Soon inshllah we will met u xamar if God wish
@patrickchahale34 жыл бұрын
Kkkkkk alaaa san u jaclahay hasan soya oo baranka lagu samanayo ciltira abowe no so badi baranki hasan soya 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤
@farhiasharif40434 жыл бұрын
Xasan wiil naxariiseed qof xishmad badan martisoorkana ku wacan waa waxaad super star muqdisho ku noqotay mar walba naxariistaada ku meel mareer bro cadowgaaga cagta hoosteed ❤❤❤❤❤💜💞😍
@lightslivesiftiinkanolosha32544 жыл бұрын
Wll qaali ah cheneralkaan soo booqo subcribe II SAAR OK y
@shuaybbana48544 жыл бұрын
Fadlan hassa sooya and teamkiisa inshallah ninkaasi hassan soya faraha ka qaada birthday giisa ayaa ah khamiista 15th October please ninkaani dhiiga ayaad ku kiciseen.
@jamesrodriguez46254 жыл бұрын
@maanka cade offical ok
@dama200004 жыл бұрын
22:40 walahi ma xadeysan lee iga dheh😭😭 Cadigiisaa udheer in the room 😭😭 love you reer soya 😍💕
@hodanabbas13334 жыл бұрын
Waa codsi 😥Hassan soya ka daaya prankga wlhi waan qirooday markuu dhahay ciltire naga day waa ku tuugaa
@hanadcade17444 жыл бұрын
Masha’allaah Hassan Soya wlhi waa lagugu tashan karaaa nin adag ba tahay oo aan u quurin xumaan martidiisa libaax laba maahan Xasan Soya Subscribe waad iga mudan tahay iga wlhi waana ku saaaray libaax keep going
@huriyafarah89444 жыл бұрын
Masha alllh xasan soya wax lo somartiyeyo ayaa istahisha waaw
@najmanajuu20604 жыл бұрын
Xasan daacad nimadaada kumel mare ❤❤
@hidaayocumar6014 жыл бұрын
Qof naxriis badan ayaa tahay gob alle ha ku sharfo citiri wiilka noo dhaaf 😘😔
@koserismail48344 жыл бұрын
Qofkii ugu huriiyay teem soya guul wacan
@lightslivesiftiinkanolosha32544 жыл бұрын
Wll qaali ah cheneralkaan soo booqo subcribe II SAAR OK
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏 Nasab ayaa tahay Nasabnimada la sheego maahan qabiil waa dadnimada kugu jirto vivo hasan soya
@maymunmohamed82224 жыл бұрын
Hassan soya legend man gop gop dhashy
@lightslivesiftiinkanolosha32544 жыл бұрын
Wll qaali ah cheneralkaan soo booqo subcribe II SAAR OK
@falisibraahimofficial64964 жыл бұрын
Walalhi hassan soya asoo dalan meel ka imatay idinkane falad alla wiilka ha dhibina naxarisdiisa aya arakteen marka gadaya nh waa ika codsi marabno barankikaas
@majidmavio64803 жыл бұрын
Inta ila aragtay Hassan Zoya inuu Dacad yahay like 👍 ♥
@caaishacalijanuus33164 жыл бұрын
Hazzn Ade wa laga Bolyztay Bro Horumar cawn Soya films 🎆
Hassan sxip gawadhaas masuliyadedda adeey ku saranthy wayo mesha ada Masul ka ah Plz inantaa yari raga in badan ka ilaali plz sxip Allah yaa wax ilalsha lkn taxadaro bdn samey saat sharaftoo idil u dhoorta
@wiznaddy8513 жыл бұрын
M.a wa sax wll
@zamzammohamed8374 жыл бұрын
Qof qalbi wngsn wll hassan💚😢
@farxankhaliif22204 жыл бұрын
M.a hasan sooya walaaahi waan kula murugooday 😭😭😭
@jikadanora40234 жыл бұрын
Waan kuu saare Anna ii saarnnnnnnn
@Walal_cishqi4 жыл бұрын
pranki qiira weyw dhabti soya films ira waligiin
@bilaanmahamed26424 жыл бұрын
Hasan soya wll qalbi wangsan ❤
@mascudxamze39834 жыл бұрын
Wlhi xasan soya inu jacelyahy rer jubaland abal kana waligi ma hilmamo sxb hormarkaga wan kugu tagersanhy
Wll qaali ah cheneralkaan soo booqo subcribe II SAAR OK
@laynakali79924 жыл бұрын
Wali ma arkin qof abal logalay oo gudo but you did Nasab Manila 👏👏👏👏
@asadxasan42143 жыл бұрын
Mar walba Hasan soya brang kusameenaysid😭😭😭😭😭😭😭
@najmoabuukar53694 жыл бұрын
mash allh allh hakudhuro xasan
@nimconeeruus56664 жыл бұрын
Hassan sooya dhaafa yqy waa nin masuul ah qiimo iyo qaayana leh Martidana xaqdhowra marka ciyaar ciyaar yaana dhiiga lagu karin plz Zoya films waan ku tageera pro adi iyo dhmn shaqalaha studiyaha one love aqyaarta 😍😘😍😘😍😘😍