PRANK ILINTA AYAY CESHAN WAYDAY KADIB MARKAN KA DHAQAAQNAY GURIGEEDA…😭

  Рет қаралды 149,638

Real Enjoa

Real Enjoa

Жыл бұрын

BETTER LATE THAN NEVER !!!
All rights reserved!
INSTAGRAM : ENJOA1
SNAPCHAT : ENJOA1
/ realenjoaa
THANKS FOR 178,820K SUBSCRIBE

Пікірлер: 195
@realenjoa
@realenjoa Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a4K8iJ58rdGgrJI
@SOONE4
@SOONE4 Жыл бұрын
Enjoyable fadlan inanta Raali gali fadlan
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Enjoy mar danbe ha isku dayin gabdhaha ma jeclo cunto ay kariyeen in wax laga sheego prank nuucaan oo kle ah ha sameenin markale libaax
@Abass894
@Abass894 Жыл бұрын
enjoy imaan iyo zeyid sithan qalad gabar danbo sithan ithin sharfeysa in prank nocn lagusameya wayo jikatha shaqa fudud mahan Niya jab kahun malahan sithan Raligin Aya lithin kagabahanyahi 100💯💯wayo aniga sithan wakahumathi
@mushtaaqmahad4562
@mushtaaqmahad4562 Жыл бұрын
Enjoy saan xaq maahan wllhi waan kanaxay amino 😭😭😭
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞
@queenyasmiin6580
@queenyasmiin6580 Жыл бұрын
Scw
@sacdiyocadey5488
@sacdiyocadey5488 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤♥️♥️♥️
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdifitahshushuule9606
@abdifitahshushuule9606 Жыл бұрын
Scw
@jawahirahmed5905
@jawahirahmed5905 Жыл бұрын
Sallahu calyhi wasalam
@abdirahimosmaan8267
@abdirahimosmaan8267 Жыл бұрын
prank inaa sameyso waa caadi lkn sidaa usameyseen sax maaha gabadha jikada idin gashay ku daashay prank ladul tagteen waa qalad
@maznamuzthpe4201
@maznamuzthpe4201 Жыл бұрын
Ax wllhi gabdhu way cizhootyy amina zoo aarzo zxb 🦋😭😭😭
@rihaad5324
@rihaad5324 Жыл бұрын
Wllhi waaka xumaadey ani hadaa ahaa lhaaa waa idin tumi lahaaaa🥺😪😪😪
@safiamohamed3885
@safiamohamed3885 Жыл бұрын
Enjoyasha igailaliya ilintaaa Anna weyidibeysaaa😥😭❤
@laylamahdi548
@laylamahdi548 Жыл бұрын
Wll salman waxa tahay qof akhlaaq wanaagasan lagu soo rabayadeeye alle waalidka ha ka raali noqdo
@safiaosman5847
@safiaosman5847 Жыл бұрын
she do pranks to him too so it’s ok even when he was fasting she did it that’s how they do it together it’s just a prank but she make good food and there her brothers❤️😘 Enjoa keep going💯🙏🏼
@amaalabuukar7492
@amaalabuukar7492 Жыл бұрын
Amiin Wana ku jacelahay
@ayanitaworld2060
@ayanitaworld2060 Жыл бұрын
Real injoy iyo zyed amiin iyo imaan amiin wllhi anna cabdi miskiin waa ka oysiseen dhammmaaantida team injoa keep going
@perchamfiskan3710
@perchamfiskan3710 Жыл бұрын
Enjoy and imaam amiiin plz gabdah waycelote kajoga yaqh .... anyway ithin kufanna❣️❤️
@hodanwacdi5309
@hodanwacdi5309 Жыл бұрын
Team enjoy dhib badanidaaa guri marti ku tihin cunada ku hor ceyneysaaa waa dhaqan xumo
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@maahircumar6077
@maahircumar6077 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed SCW👉Kusali walaa🙏💘💘💘☝
@sheekh_baruud72sheekh_baru68
@sheekh_baruud72sheekh_baru68 Жыл бұрын
Naagtan dadki dhalay se daremayan almino may u meheriyan siba sibay dhantaye
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
Enjoy sidee gabar madbakh idiin gashey sidee pranki ugu sameyn kadhaan oo waliba uga oo hisiin kadhaan idinka dabaalin ayaa tihiin abaalkiinu waa in wax idiin siin
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Somaha why ee sidaas ugu sameen kadhaan🥲
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Good acting 👏 kudos to you guys.
@jatelonazra3431
@jatelonazra3431 Жыл бұрын
LEGENDKA KALIYA ANKA TAAGERO KZbin PIN HEE LEGENDOW
@husseinmohomett9727
@husseinmohomett9727 Жыл бұрын
Enjoy 200k coming zoon 🙌
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 Жыл бұрын
Ani waxan ku hesta inta amina ay daheyso don't touch me madaxa kajara wallhi😂😂🤣🤣enjoy commentingan video kuso subi please 😂😂😂😅😅😅😆
@faadumomaxamed2731
@faadumomaxamed2731 Жыл бұрын
enjoyaa rli glin bixi wlhi su xun inant ugashy sory wna wax laga naxo miskiin weye dcda
@aminamaxamud415
@aminamaxamud415 Жыл бұрын
Laabta qarso Amina cadayeey. Marwlba is astur
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 Жыл бұрын
Enjoy sidaan ma wanaagsano sxp raali galin kabixi gabadha
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Жыл бұрын
Enjoya dhib ma dhaafaayo yaab!!!!!
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 8 ай бұрын
Thank you wll
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Жыл бұрын
Aanina wn jeclahay wlhy ha dhibin wll
@cookwithme8048
@cookwithme8048 10 ай бұрын
Amina maskiin😢
@meursinmaha955
@meursinmaha955 Жыл бұрын
Asxaabay please iiso Shega qofka soodhigay teamkan prankigi cuntada cusbada Leh lagu khasbayay oo ninka kusameynayay
@fatumabashir9238
@fatumabashir9238 Жыл бұрын
waan kanaxay runtii gabadha sidaas maxaad ogu sameyseen sikale xitaa waad kusameyn laheydheen lkin cunto iyo prank mawanksan walakaficnaa danbe hagu noqoninaa
@salmagarad5948
@salmagarad5948 Жыл бұрын
Ax wad niyad jabisen miskiinta 🥺
@selina9447
@selina9447 Жыл бұрын
Enjoyaaa my person 🤪♥️👌🏻 superb
@khaalidkeyofficail8957
@khaalidkeyofficail8957 Жыл бұрын
WLLKAN ILAHY DARTI SUBCRIBES IGU ZAAAAR
@hodanali5104
@hodanali5104 Жыл бұрын
Waryada gabadha qalbiga ka jabisen iyado jiko idin gashey 😪 imaan igu daran caloshena bajaq bajaq waye kulahaa😄😂
@nasranuur2730
@nasranuur2730 Жыл бұрын
Barakallah kullaha
@khadraxasanali5154
@khadraxasanali5154 Жыл бұрын
3 nin oo gabadh uheshiiyey bad noqoteen lkn waxaa fiicnaanlajayd in mid dheh dhexaad iska dhigo oo gabadha lajiro
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Ha wllhi lkn waba loo sheegay ma ahoo in prank lagu sameenaayo jiliin wye waxaan
@aishoabdalla2948
@aishoabdalla2948 Жыл бұрын
Enjoy xasid
@ayandegen9665
@ayandegen9665 Жыл бұрын
sorry wax Ficn maiaydin Sameen Wilashiinana Wallhi Si Xun ayan Uxanaqay Gabdha SAS Maxa Ugu gasheen😭😭😭😪
@HiHello-kk5ge
@HiHello-kk5ge Жыл бұрын
Ani video ga lama yaabani lkn waxaa la yaabanhy dadka aamini doono🤣🤣🤣🤦‍♀️
@khaalidkeyofficail8957
@khaalidkeyofficail8957 Жыл бұрын
WLLLKA.ILAHY DARTI SUBCRIBES UGU ZAAAAAR
@deganalrahman2189
@deganalrahman2189 Жыл бұрын
Walhi gabadh waxey ugu necebtby cuno manta dhan ay jiko ugu jirtey oowax laga sheego gabdhaha dhan weyka siman yihiin xbdaasi
@nasteehamahamuuddahir169
@nasteehamahamuuddahir169 Жыл бұрын
gabadha masaakiiintaa sidaas ha yeelinina ilahey ka cabsada qalbigeeda in la ilaaliyo waaye
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Sorry amina😥
@ishwaaqqurux725
@ishwaaqqurux725 Жыл бұрын
Alla gabadha maxaa saa ugu gasheen
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Wacaleykum salam 🥰 enjoa
@mahamedahmed2438
@mahamedahmed2438 Жыл бұрын
Wxni pranki maha nio mardambe hasamynina gabadha moralka ayd ka jabisen
@rayaanmohamud1254
@rayaanmohamud1254 Жыл бұрын
Wraa enjoy wxa samynyso wa qald iminka gbdha enjoy kso dhig
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon Жыл бұрын
Oh sorry xitta enjoy isha ayay ujabisay way garan waayen mafiicno gbr cuntada xitta hdii ay ukarin wayso sidii aad rabtay wxba lagama sheego waa hal maalin waala aamusa💔💔😭😭😭
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Жыл бұрын
Ala xaasidas ugasgen gawadha😭😭😭😭😭😭😭😂😂
@binu-abdullahi783
@binu-abdullahi783 Жыл бұрын
Caruur wye wlhi dadkan Prank waxa ladhaho waxy ka yaqaanan mle 🤔🤮☹
@fadumafarah1646
@fadumafarah1646 Жыл бұрын
Enjoy this is not good walahi wankaxumate she doesn't feel good for what you have done 😪😪😪💗💗💗😪😪😪😪😪😓😓
@nasteexomohamad3976
@nasteexomohamad3976 Жыл бұрын
I am Sorry gabdhan inad sidan u gashan waa qalada walhi
@dhemanseylac5568
@dhemanseylac5568 Жыл бұрын
sorry abayo mcan💞😍
@_____-xs3nc
@_____-xs3nc Жыл бұрын
WoW❤️🥺
@zamiyaibrahim9002
@zamiyaibrahim9002 Жыл бұрын
Enjoy a maxa gabadha sida ugu gazheen
@safiyoxajio3984
@safiyoxajio3984 Жыл бұрын
Miskiin 😭😭😭😭😭 sorry abaayo 😭😭 sorry
@najaxabdirahman647
@najaxabdirahman647 Жыл бұрын
Emotional damage 💔😂
@sahrosahro7745
@sahrosahro7745 Жыл бұрын
Enjoy sidan xaq ma.aha😭😭😭💔ana so rali gali
@xayadmoha7618
@xayadmoha7618 Жыл бұрын
Oh wanka xumah walahi🥺🥺
@khaalidkeyofficail8957
@khaalidkeyofficail8957 Жыл бұрын
WLLLKA.ILAHY DARTI SUBCRIBES UGU ZAAAR
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 Жыл бұрын
Sorry amiino
@shukriabdullahi1932
@shukriabdullahi1932 Жыл бұрын
Waka xumahay
@kabsudsheekh4538
@kabsudsheekh4538 Жыл бұрын
Wow ana ugu horeya
@khaalidkeyofficail8957
@khaalidkeyofficail8957 Жыл бұрын
WLLKA.ILAHY DARTI SUBCRIBES UGU ZAAAR
@mohascott678
@mohascott678 Жыл бұрын
Mdx gal wa dhaafy😁
@moofarah359
@moofarah359 Жыл бұрын
Brothers igado prank thy wankaxanaqi inas gibida sas yeshn.😭😭
@kikialemu7
@kikialemu7 Жыл бұрын
*Cawa Waa Habeen Jimca*🔮 *Insha Allah* *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *👉Ixasuusi Aan ku xasusiisay Khyrka Allah Drtis Walalah Cafi Allah Drtis🙏* *❣❣❣ اللَّهُـمّ صَــــــلٌ علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْكما صَــــــلٌيت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ اللهم بارك علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْ كما باركت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيد* *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥* *👉 Ku Sallinta Nabiga💖 C.S.W💖 Waxay ka mida tahy🌷🌴* 👉♦️ *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga badan uuguna* 👉♦️ *Qiima badan loona Baahany* 👉♦️ *Qofka Muslimaka ah inuu* 👉♦️ *Badasado kuna dadaalo* 👉♦️ *Inshllh Ka Faaidaysi Wacan* ❣❣❣ *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa & Islaaaaxa Umada Muslimiinta* *Baarkallahfikum* 📝☕
@yousuphweriye4818
@yousuphweriye4818 Жыл бұрын
Real enjoe
@Boobos200
@Boobos200 Жыл бұрын
War idinka sonka haku ciyaarin waa lidinku cadaabi karaa itaqilah ya iqwaani waa iga nasteeho
@nasroabdiweliali3192
@nasroabdiweliali3192 Жыл бұрын
Sorry xapipti
@boqortoyotube5065
@boqortoyotube5065 Жыл бұрын
Ansalatada liinta ina ku miro adunka ugu necbahay ileen dadba ila mid ah😂🤣
@nimcocapdi4460
@nimcocapdi4460 Жыл бұрын
Ala saan. Xaq maha. Wlahh aamino sori abaayo😭😭😭😭
@amaalimaan2563
@amaalimaan2563 Жыл бұрын
Warayaar kadaay installed sidaasa
@rahmaiidle6612
@rahmaiidle6612 Жыл бұрын
Sorry aamiin 😭😭
@Axmednani123
@Axmednani123 Жыл бұрын
Enjoy videoga ku xigo ka frxi ana hdi kle wx kle ayd isku arkysa
@roodacabdirahman5354
@roodacabdirahman5354 Жыл бұрын
Sayid amiin jiliinkagu waa cajiib
@zamzamabdulaahi2857
@zamzamabdulaahi2857 Жыл бұрын
Qof dhan aa kulel dartiin ugu jirty aa sidaz ula dhaqmeesan wax jiro ma tihidiin
@queenlast4889
@queenlast4889 Жыл бұрын
Sorry amiina 😭😭😭😭
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Жыл бұрын
M.a mashallah
@yemenkaboy_wers
@yemenkaboy_wers 10 ай бұрын
Liinta Qubkeeday kushiiday kulaha😂😂
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Жыл бұрын
Sorry quuen saan xaq ma ah
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 7 ай бұрын
Wxy ixtiraam xumadaasi 😢
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
sorry huno 😪😥😭
@wtkwtitwhajatjtqu783
@wtkwtitwhajatjtqu783 Жыл бұрын
Uf war nacasin aa tihin wlhi idinka dhan marka qabkin mar wLpo arko maba taqanin sida dumarka lola dhaqmo ama logu naxristo 🤧
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
Walahi aana waku gowaten aana noso aar cabti sorry xabti ❤❤❤
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 Жыл бұрын
Caadi mhn
@MohamedAdam0
@MohamedAdam0 Жыл бұрын
Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll kzbin.info/www/bejne/nHXFmqp6paita5I +254791716678 What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel Mahad sanidin Umada somaliyed Wsc wr wbr
@caniitamoh2839
@caniitamoh2839 Жыл бұрын
Waxaan cml parank lama dhixi karo qalbi jabka naga daaya faarah yaasha🥺
@ayaancllaahi4875
@ayaancllaahi4875 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭sooray
@iishomaxmed2405
@iishomaxmed2405 Жыл бұрын
Walahi wey yabthay maskiin ax ax
@Boobos200
@Boobos200 Жыл бұрын
Qof maalin dhan sooomnay ayaa naag ajanabi gacan kusalame naag ajanabi ayaa guriged ugu tage hadana cowradeda arke taaas idinku ma fiicno allah quran kisa wuxu kuleyhy qaar ayey amine qaar neh ma aminayan taas neh cadaab waye ogaada
@buildbancho0015
@buildbancho0015 Жыл бұрын
Abayo sorry amiina
@cabdimowlid1530
@cabdimowlid1530 Жыл бұрын
Sorry Aamino abdi foodada dhaaf pro hhhhhhhhhh
@fatimamaxamed663
@fatimamaxamed663 Жыл бұрын
Wainaa ķafarxisiin gabdha saa ugasheen sorry amina😭😭😭
@fardyhasuum3536
@fardyhasuum3536 Жыл бұрын
Did Amina said bbe or I'm wrong
@raxmacaday727
@raxmacaday727 11 ай бұрын
Ax sory uu isaameeyay
@luulmaxamed6285
@luulmaxamed6285 Жыл бұрын
Sori walhi abyo mcnto waa xana walhi
@Boobos200
@Boobos200 Жыл бұрын
Dadkan ya runta uu sheego war somaliyey runta qofka haduu idin sheego ma waxad umaleysan inuu doqon yhy ilaahey hana soo hanuuniyo waan dhumney
@MANGO_PRO_01
@MANGO_PRO_01 Жыл бұрын
Waxaan ahY qof Cilmi dheerad ah U LeH CilmiGa TechLonogy HaddI aad tahY qof JeceL barashada IGu soo Bir Og sooNow Waxa maanTa MeeL NagaaRsiin Kara waa adi MeeL cido LO ah Ha Iga DhaQaaQin waLaaL 🥺😓
@sharmaakesiciid8116
@sharmaakesiciid8116 Жыл бұрын
Ok laakiin waxaa khaldan inaa cuntada wax ka sheeg taan
@jawahirahmed5905
@jawahirahmed5905 Жыл бұрын
Horta idinka sidaa Loo sameye oo dibka lagu sameye pranki Aad shegtene qalbiga hata ma idinkugu soo dici leheen hataa in Aad prank sameysan lkn enjoy iska dhiga
@islandboy8025
@islandboy8025 Жыл бұрын
Wankaximahay😭😭😭😭😭😭
@khaalidkeyofficail8957
@khaalidkeyofficail8957 Жыл бұрын
WLLKA.ILAHY DARTI SUBCRIBES IGU ZAAAAT
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 Жыл бұрын
Masha allaha ma beautiful family best prank ♥️🌹🥰🥰🌷🌷
PRANK HORTEDA AYAN KHAMIISKISA CIIDA KU GUBAY…..😳
14:38
Real Enjoa
Рет қаралды 74 М.
The World's Fastest Cleaners
00:35
MrBeast
Рет қаралды 141 МЛН
ШЕЛБИЛАР | bayGUYS
24:45
bayGUYS
Рет қаралды 632 М.
SHE WANTED CHIPS, BUT SHE GOT CARROTS 🤣🥕
00:19
OKUNJATA
Рет қаралды 8 МЛН
顔面水槽がブサイク過ぎるwwwww
00:58
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 103 МЛН
SURPRISE AYAAN UGU DHIGAY IYO ISKU DIYAARINTA SAFAR TEAM 27..?😍
11:55
MA MOODAYN INUU SIDAN OO DHAN UMASAYR BADAN YAHAY 🙄
11:13
Aamina Abdiqaadir
Рет қаралды 96 М.
OROD AMA CUN CIIL AYAY LA OOYI GAARTAY
13:48
Real Enjoa
Рет қаралды 18 М.
DAHAB DHAGO IYO FAR GAL AYAAN SURPRISE UGA DHIGAY!
9:40
Real Enjoa
Рет қаралды 127 М.
PRANK MARKAY ARAGTAY SADEX DAYDA  WIIL AYAY……😡
13:15
Real Enjoa
Рет қаралды 72 М.
The World's Fastest Cleaners
00:35
MrBeast
Рет қаралды 141 МЛН