0:57 hbn horena chanelka Amiira arkayey sundus cumeer lee ku haysa mxa waaye😂😂❤
@XafzoAbdi3 ай бұрын
Sundus teena allah haku xafido abaayo ❤
@iqruushmaxamed-m1l3 ай бұрын
Ala aboowe maclimow faadil barank kusoo samey halmaalin dulqaad kiisa aa fiirineynaa inta igu racsan oo rabto barng 😢😅
@SainabOmar-d1xАй бұрын
Sorry sundus😊❤❤❤❤❤❤❤
@adoontiallesiman2623 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂alla Amiira mid maaha iyadaaba prank kugu samaysaye inaad su aal kale hoos galisid ba jaanis way kuu siin wayday intay jawaabihii boobsiisay bay ku dhahday Ninkii raaya reerka u haraayo 😂😂😂 wakhti qaado bay kaa yeer siisay 😂😂😂
@Cumarcadde273 ай бұрын
Part 2 macalimow plz hada xariiftahay 😂😂
@KhadroAli-km5by3 ай бұрын
Sundus ayaanle is not easy 😂😂😂
@adoontiallesiman2623 ай бұрын
Macalimo waxan intee ka keentay 😂😂😂😂😂 waaba waali su aal halagu waydiiyo saas markaad is dhahday uga jawaabna hadana su aal kale mid kale iyaaah ileen jawaabta in la bilaabo lee u fadhisaa meesha si aad su aal kale ula soo oradid war yaab badanaa 😂😂😂 lkn Amira iyo sundus miskiinyaal waaye ❤ maa ku samaysid saalax agaa haku waashee 😂😂😂😂
@AnzalmaxamedZiyaad3 ай бұрын
Alla amira mid mhn😂😂
@MaxamedLiic2 ай бұрын
Soo badi tem 27 kuli kusoo samee😂😂😂😂😂
@SimranAbdiNor3 ай бұрын
Alla beerka kuwan fanny weye 😂😂
@HaboonAdan-ng2qh3 ай бұрын
Macalimow keep going insha llah 300k ❤❤❤❤❤
@ShaadiyaSharaf-s6f3 ай бұрын
Cayda wu fucanyhay wooo😂 2.2 😂😂😂❤❤❤
@SamuuQurux3 ай бұрын
Amiiro waa funy😂😂
@MaryanAbdulqadir-o7i3 ай бұрын
Ala qosol badanaa 😂😂😂 macalimoow
@AsmoAhmedXaaji2 ай бұрын
Amiira karesiy hh😂😂😂wakusugtey walh
@AsmaCabdi-v9d3 ай бұрын
Ano dawanaya ayey hooyadey aragtey sey tidhi na ninku mu walanyhy😂😂😂😂