PRANK SHUMIS GACAN KA HADAL AYEY GAARTAY…….!!!!!😡💋😱

  Рет қаралды 312,044

Imaan Amiin

Imaan Amiin

Күн бұрын

IN AAD IGU SOO BIIRTO WAXAY II TAHAY DHIIRO GELIN
HAKA ILAABIN SHARE LIKE COMMENT ,SUBSCRIBE
INST-IMAAN_AMIIN1
SNP-imaan_amiin1
FB-iman amin
Tktok-imaanamiin11
THANK YOU FOR 342,591k
I CAN'T WAIT TO HIT 400K

Пікірлер: 493
@yasminhusen8375
@yasminhusen8375 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ayaaniita maxaa kaa qalda abaayo saan maa kuu danbeeysay waxyaabaha qaarkood in aad ku dhaqaaqdid ma aha xitaa hadeey been been tahay .meel aan kuu qalmin ha is dhigin wiilasha aa muuqaalka la soo sameeyneeysidna iska daay adi dhan waa is badashay gacmaha xitaa weey kaa soo horeeyaan 😢 ilaahay haku dhoowro saqiir aa tahay ehelkaagana meesha ma kula joogaan wax kasto intaadan falin ka fiirso
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti Жыл бұрын
Sax my sis👍
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 Жыл бұрын
Saxix waaye mashallah ❤
@fardosomohamed4205
@fardosomohamed4205 Жыл бұрын
Sax walhi walashay mcn 🥺
@xuseenramlo1700
@xuseenramlo1700 Жыл бұрын
Abyo kuwan ajnabi mayaqaan aygoww oga sameeyan 😢 dadgaa Cankaaa eh maab aminsan ajnabi inee iskaa yhiiiin
@baadaayeawdaa5954
@baadaayeawdaa5954 Жыл бұрын
Nin walipo inay xariir LA sameyso ayey rabtaa abeera hawaarkiisa ayaa heeyo
@ZamiirAhmed-tq2nn
@ZamiirAhmed-tq2nn Жыл бұрын
AR qoftaan meeqo Niman leedahay bisinkoo ani waa yaabay pee Injoy team miyee ku soo biirtiiiii 🤣🤣🤣
@Boosh47
@Boosh47 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@deeqabdilahiyuusuf8575
@deeqabdilahiyuusuf8575 Жыл бұрын
AYAANITA XAQIIQDII MAYUUKO AYAY QABTAAA DHAKHTAR KA DAWEEYO MAA LAWAYAY
@Niita________Ppe
@Niita________Ppe Жыл бұрын
Shumis wllnimo another level 😁😂😂
@muzamillancho3670
@muzamillancho3670 Жыл бұрын
Naagtan Dhibato Ee noqoty wllhi Team 27 Wexee xafada ugu buriyeen Ee qabtaaa 😮😮
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
Cajiib
@ruwaydaismacil
@ruwaydaismacil Жыл бұрын
Ani Tan waanba ka Yaabay reer Malaysia 🇲🇾 saF May UgaLaYaan Uun BaL waxaan Sugaa Next 🎉😂😂😂😂
@saadoalihasan7653
@saadoalihasan7653 Жыл бұрын
Wllhi benta mhn😅
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Жыл бұрын
Ayaaniita waa inan degen akhlaaq leh
@SaabriinMohamed-h4j
@SaabriinMohamed-h4j Жыл бұрын
Iman adi iyo ayaaniita xiriir maa niiga dhaxeeyo 😮😮😮😮😮😮😮😮
@nasranour8776
@nasranour8776 Жыл бұрын
Oo imika ma is jeclaateen ❤walee waa yaaap😂👀
@nafa667
@nafa667 Жыл бұрын
Wayba fiican thy hadiiba ayaa niita ay kubiireyso team enjoy 😂🎉🎉🎉🎉🎉
@xuseenbuqaari1706
@xuseenbuqaari1706 Жыл бұрын
Malaysia🇲🇾imaa adaa sida qoftan xiriir ula sameeyo😂😂😂birito iga filo malaysia🇲🇾
@bisharoburhan5601
@bisharoburhan5601 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@wllsayga14
@wllsayga14 Жыл бұрын
Horta markii horey kasoo kashy ma arkeeso Mia yaa wxaa u sheekesiin 😂😂😂 midkle la imada
@ZeinabDjbril
@ZeinabDjbril Жыл бұрын
Aan ninkasta ayaa xiriir la samaysay 😂😂😂😂😅
@najmacraxmaan723
@najmacraxmaan723 Жыл бұрын
Isku fikrad baan nahay wlee 😂😅kkkk
@liverpool7968
@liverpool7968 Жыл бұрын
War nio dhaqdan wllhi waka yabay nin walba gacanta kaqabsa sanbacdi lashegi jiray waye.😂😂
@sadiyomohamed8796
@sadiyomohamed8796 Жыл бұрын
Gabadh aye utahay
@shamsoali2056
@shamsoali2056 Жыл бұрын
@@liverpool7968isku xishoow waryaa hadalkaad qoraysid waa maxay subxannallah
@amran509
@amran509 Жыл бұрын
Gabadha kaliya 😂😂😂 oo nimanka melesia jogo saf ka marty haba mid cusub😂😂😂walaley abaara isku nuraysin isku labta
@simanmoha6064
@simanmoha6064 Жыл бұрын
Ayaanita wiilasha malaysia miyaad saf ka Mari rabtaa😂
@abdullahiismail8465
@abdullahiismail8465 Жыл бұрын
😂😂😂 wllhi wa runta
@AbduqadirnorCarab
@AbduqadirnorCarab Жыл бұрын
ayada saf laka maray bee 🤣😂
@ruunmohamud9506
@ruunmohamud9506 Жыл бұрын
Ala adiga 😂
@xamduushpea3551
@xamduushpea3551 Жыл бұрын
Waa lisla ogyahay 😂
@yaris10
@yaris10 Жыл бұрын
Shekadii khadar😂😂
@sahrobuux9846
@sahrobuux9846 Жыл бұрын
Hhhhh rooseetada tan umarsan ayanita iyo ta marsaty waaba isleeyhin 😂😂😂😂
@neemaaden8694
@neemaaden8694 Жыл бұрын
Tan wa nag walan SubhanAllah qofkasto xiiriir miyey layelan 😂😂😂
@AmiinyasiinmaxamedMaxamedyasii
@AmiinyasiinmaxamedMaxamedyasii Жыл бұрын
Ayaaniita waa public walhi qof mahan sagashanka ninaaaa😂😂😂😂😂😂😂 abeera alfa imaan asad lee u dhiman😂😂😂😂
@AyoshAnood-ux6oc
@AyoshAnood-ux6oc Жыл бұрын
Arimahena fadil dumdum ibro adi King ceyda bes ka reb kas wllked weye😂😂😂😂
@hoodomoxmoudaxmed7551
@hoodomoxmoudaxmed7551 Жыл бұрын
Haa wllhie beenta ma ha😂😁😛
@MideeyeUp
@MideeyeUp Жыл бұрын
Kan prank ma aha ee waa la isla ogaa views lagu raadinaaya😂
@hanadyoonisahmed4407
@hanadyoonisahmed4407 Жыл бұрын
Adoo og ma dawaninoo lee marka ADI 2 mar lagu gaade adaa ey ey dhale ah😂😂 only joking pro
@MideeyeUp
@MideeyeUp Жыл бұрын
@@hanadyoonisahmed4407 hhhhhh ani iyo adiba waa nala gaaday ee washamsi aanku qaadno🤣
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 Жыл бұрын
Dadka hada waxan idinka aminaya ma dad walanba miyay Indho ladahay bishimo sawirnoqda majiran ugu yaran Waa inay qortada Iyo shayga Aad xidhantahahay wax gadha roseto halmel kusawiran ilmaha 2016 dhashay aya fahmaha 😂😂
@fawziyaaden5681
@fawziyaaden5681 Жыл бұрын
Waxaan prank ma,ahan Views Raadis waye 😂😂:// Caadi Aa loo Fahmaa waxan Prank inuu ahayn👊😂
@haboonmustafe9641
@haboonmustafe9641 Жыл бұрын
Camera xitaaa way hor talaaaa 😂😂😂😂
@sihaamxasan3651
@sihaamxasan3651 Жыл бұрын
😂😂iyada miyaa shumis ku siin laheyd kulahaa rufiyaan😅😅
@xaawoluul265
@xaawoluul265 Жыл бұрын
Dhaqan xumaa waxaan maxaa isku taabaneysaan soo ajaanib kalama tihiin imaan dhaqankaan waaba ku aqaan ayaan team 27 markaa la joogtid sheikh lagu moodaa😏😏
@najuumohaaz
@najuumohaaz Жыл бұрын
Bahdilan nin waliba Malaysia 🇲🇾 joogo wuu iska wad wata uf
@maryan3564
@maryan3564 Жыл бұрын
Ayaan wilasha waay wadaa shukansataay xagee u socotaa bisinka
@Updulkerim
@Updulkerim Жыл бұрын
Horta tan iyada doqon sanaa rer Malaysia 🇲🇾 dhan miyee safka mari rabtaa who is next waxa xaayo wax yar ma ahan 😂😂😂😂😂
@LILAADAMI
@LILAADAMI Жыл бұрын
ku sali nabiga ❤ pls tabo profile kayga❤
@ZahraZahra-kl4yv
@ZahraZahra-kl4yv Жыл бұрын
Scw scw scw😢
@HawaHawa-c1u
@HawaHawa-c1u 5 ай бұрын
Abowe imaan ayaniita nosoceli🥹🥹🙏❤️🥰
@munisha4698
@munisha4698 Жыл бұрын
Ayaanita Ragga Malaysia 🇲🇾 joga dhan xariir miya la Sameysaa😂😂
@suusuu7069
@suusuu7069 Жыл бұрын
Hadaan is waydiinayee😂😂😂
@hoodojanac5801
@hoodojanac5801 Жыл бұрын
Wlhy wan ka yaaba😮
@quenwafa7790
@quenwafa7790 Жыл бұрын
Waxan brank waye 😂
@shueb123
@shueb123 Жыл бұрын
😂😂 suaal isweydin mudan
@ridwaanmaxamed2340
@ridwaanmaxamed2340 Жыл бұрын
Abeero kuogaa ani 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ramlasafaad6196
@ramlasafaad6196 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Aniga dadka caanka ah caruur mee no moodaan
@HaliimaMohammedweheliye
@HaliimaMohammedweheliye Жыл бұрын
Haa caruur noo mleeyaan😂
@ahmedbaaba4874
@ahmedbaaba4874 8 ай бұрын
Haw wllhi Anika Ciyaal No Mo dhayin
@Nimcocabdi123Axmed
@Nimcocabdi123Axmed Жыл бұрын
Iimaan amiin wll aan iska jeclahyy nolow 💗😍
@abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
@abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 Жыл бұрын
Prank laysla ogyahay iyadaa marsan Kan ay prank ku sameynayaaan wax kale soo daa sxbow Kan caadi ciyaalkaa garan
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 Жыл бұрын
Waa runta 😂😂
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Жыл бұрын
Walahì qrank wa wataa imaan 👍usara xasidiin maatihiin horta 😂😂😂
@iqramohamed9841
@iqramohamed9841 Жыл бұрын
854
@ZeinabDjbril
@ZeinabDjbril Жыл бұрын
Si fiican baad noogu jileysay hindiya
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 Жыл бұрын
Wow iman enjoaa❤🎉🎉🎉🎉 keep going legend ❤🎉😊
@samiraroble
@samiraroble Жыл бұрын
❤🎉keegoi
@aminaanfac5688
@aminaanfac5688 Жыл бұрын
Gabadhan iga gaarsiiya sharka kudhagan kuma qurxona ha.iska dhaafto
@abdelrahimabdalla3309
@abdelrahimabdalla3309 Жыл бұрын
Prank kulaha yaa waxaas u sheegeysiin anago og inuu been yahay prankiga aya hadana daawaneyna mida kale ayaaniita cayaalka xaafada cadi aye noqotay maalin walbo qof cusub feel aye kawada Mari rabta maleysia 😷😷😷😜😜😜
@IgraanShine
@IgraanShine Жыл бұрын
Wow iman enjoaa❤🎉🎉🎉🎉keepgoing legend❤🎉😊
@qadrocumar3498
@qadrocumar3498 Жыл бұрын
Hhh 🤣🤣🤣
@suxaashiy
@suxaashiy Жыл бұрын
Qoftan garoon miyaa ayada wah oo team kasto ka dheeli karo😂😂😂😂
@farxaancade5837
@farxaancade5837 Жыл бұрын
Jokar waye nh😂😂
@mounaosman1807
@mounaosman1807 Жыл бұрын
Imaan inanta kadaa ciyaarta ayaaniita waa inan dagan ilaasho gabdha
@simanmoha6064
@simanmoha6064 Жыл бұрын
Meeqa qof ilashanaysa ayada😂
@NAIMA-co6hk
@NAIMA-co6hk Жыл бұрын
😂Dadka caqliga leh waa fahansanyihiin ine views tahay
@xaliimocabdullahi1004
@xaliimocabdullahi1004 Жыл бұрын
Aad io aad🤣🤣 waa fahmonaa
@NidraaQurux
@NidraaQurux Жыл бұрын
😂😂iney views tahy ka dhadhicinaa 😂😂
@HaliimaMohammedweheliye
@HaliimaMohammedweheliye Жыл бұрын
Hh wnkula fahmoonaa😂😂😂😂
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 Жыл бұрын
Mrke so gashe hore ka weydin lahed Hde run tahy ilen Weyba aragte😄😄
@abdikhaniomaar9556
@abdikhaniomaar9556 Жыл бұрын
Wllhi ayaanita is not easy 3gaay ee isku marty
@WllLHGHG057
@WllLHGHG057 Жыл бұрын
Kan gadaljogo lajan waye wallahi cunjuq meshana yakushumiya lagu heestaa kulahaa 😅😅😅
@fardowsaali4899
@fardowsaali4899 Жыл бұрын
😂😂😂😂 wax leys la og yahay na gu dalinayan😂😂😂 😊
@preatykaliya8355
@preatykaliya8355 Жыл бұрын
Ala mxa iskusi ufikirna yac😫🤣🤣
@Ahmed_guuleed
@Ahmed_guuleed Жыл бұрын
imisa qof baa arkay ayaado lasoo coto😂😂😂
@SabiriinAhmed-sj1nv
@SabiriinAhmed-sj1nv Жыл бұрын
Yaa hadana xiriir maka dhexeyo
@QueenFilsan-z2j
@QueenFilsan-z2j Жыл бұрын
Alfa prangikii uu ku sameynasyey rooteesada inta soo xasusatey😂😂
@QueenFilsan-z2j
@QueenFilsan-z2j Жыл бұрын
Wale kan cml uu ahaa😅😅😂
@najaxfaarax-cp4zv
@najaxfaarax-cp4zv Жыл бұрын
Naa hoooy yanan lagu soo qarxin sibaa nin ku nax uqabtaaye ani waa ka naxaye raga hoosta lagama galo
@quenlucky9221
@quenlucky9221 Жыл бұрын
War ayanita show badana maxa ka galey wixii qortiisa kuyal😮😮
@cabdisalaan4320
@cabdisalaan4320 Жыл бұрын
Adhiga xita sas baa noqon leheed war naga aamus
@quenlucky9221
@quenlucky9221 Жыл бұрын
@@cabdisalaan4320 maxa u noqona nin roseto u marsan maxa iga galey
@filsanibrahim2976
@filsanibrahim2976 Жыл бұрын
Waxan walaltiinimo kawan maxa niiga dhaxeyo imaan iyo ayan
@kawsarcllaahimedmed9
@kawsarcllaahimedmed9 Жыл бұрын
Acadu bilaa tan rag badanaana wigwig mloo bdlaa dadka waa witiifo wllee😂😂
@abdulkadirgarabeey5583
@abdulkadirgarabeey5583 Жыл бұрын
Qoftaan wiilasha Malaysia dhan ma shukaansane
@AdnaMaxamad-s6s
@AdnaMaxamad-s6s 4 ай бұрын
Adoontu niman badanaa abeerana sawtii lalahaa wuu isku hayaa 😂😂
@MunoADAN-g6e
@MunoADAN-g6e Жыл бұрын
ᴍᴀxᴇʏ ᴋᴜ ᴍᴀsᴇᴇʀᴀʏ ɪʏᴀᴅᴀ ᴍʀᴋᴀ ʜᴀᴅᴇʏsᴀɴ ᴋᴜ ᴊᴇᴄʟᴀʏ😂
@mustafganeesh153
@mustafganeesh153 Жыл бұрын
Waleee abeera meel oosofurfurty Ayaa Rumaatiglagu samaynoyaa😂😂
@suraimohamed9084
@suraimohamed9084 Жыл бұрын
Abayo walashey wax makushega dumar ayastshyi ee xarirka farha badn iskadaf qofko bees kalihi mutabal gur layelo becz your lady
@hagagmedia5638
@hagagmedia5638 Жыл бұрын
Raga Maleysia miyaaa saf ka mari rbt
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale Жыл бұрын
Ayaaniita xiriirkan social media ah ma iska wadeysaa ma iskadeysid walaaley saas kuuma roonee
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 Жыл бұрын
Ilaa gorme bentaan firsaneynaaa Somalia 🇸🇴 yey
@munaluckyy714
@munaluckyy714 Жыл бұрын
Mrka hore mpa arkyso miyad iga dhaadhicin rptn😂😂ayaanita team27 kliya ku nurysa wlhie wxn gpdhahy view ku raadsadn wba ncy ani kuwn ish😑😌😳😂
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Жыл бұрын
tani niman badnaa abeera king alfa hadana adaa😂😂😂
@abdihakimmohamuttalitt5503
@abdihakimmohamuttalitt5503 Жыл бұрын
Naagtaam Nin Walba Xariir LaSamaysey Miyana Dabsaarkiina Saa DhiMn yhue😂😂😂😂😂😂
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 Жыл бұрын
Qiima laaay auniitA ninksta isku so dhis😂
@maryanabdi5382
@maryanabdi5382 Жыл бұрын
Obere alfa cayda amiin niman badana kala siilka kuma dala mia
@majkaabas5048
@majkaabas5048 Жыл бұрын
Goat of the women in malaysia🤣😂
@queenstate5926
@queenstate5926 Жыл бұрын
Ngtan ayada nin walpo maumasere subxnllh 😂😂😂
@ZaynabLiki
@ZaynabLiki Жыл бұрын
Naxt asad hagio idinkoo baby is gaya ayaan sugaynaa😂😂😂😂
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 Жыл бұрын
Ileen Kan abeera kaqaaday😂😂
@aminamaxamud415
@aminamaxamud415 Жыл бұрын
Iman zafanii baaburka mad wadi taqanaaa ilayn.
@maxamedqasin4568
@maxamedqasin4568 Жыл бұрын
Ppe aa ar imaan umad maha😅😅😅
@NajuuPio-ue7sv
@NajuuPio-ue7sv Жыл бұрын
Ayanita jecelkiida dar cml iskabada leza nimanka Kow Aberra Labo Alpha Hada Iman
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
Ayaaniita wilasha saf ka mar maa lagu dhahay midba bil xiriir 😂😂😂
@moniirmohamed6116
@moniirmohamed6116 Жыл бұрын
qorshahaas kwrn ninba malin tijaaabi🤣🤣
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 Жыл бұрын
Dherigii fara badshaa wuu fuuq xaraareeya/ naag niman badan maxaa la dhahaa 😂😂😂
@fardawsoxasan8275
@fardawsoxasan8275 Жыл бұрын
Hadii lashumiyo maxaa kagaley 😂war qoftaan wiilasha yaa kaqabto😂abeera alfa hadane imaan naa mawalatey 😂isku xishow teda kale wiilashaan qalbiga ha ugu dhelin 😂birina 😂midkle noo keneyasaa😂
@nastehahussainhussain8001
@nastehahussainhussain8001 Жыл бұрын
I was looking this comment 😂
@Lilzack685
@Lilzack685 Жыл бұрын
Sis Wxn waa views wx jcyl la yiraah ma jiro waa la isku kala kacsanaa un
@fatma1656
@fatma1656 Жыл бұрын
Wee isla ogyihiin hal roseta umarsan mida kle ayanita mustaqbalkaga haku ciyaarin kun nin ka shukansate malazia bis dheh dadkaba kula yawaye xishow😊😊
@cabdisalaan4320
@cabdisalaan4320 Жыл бұрын
Maxa kaa galay adhigaa kadaran 100 kun nin aad shukansataa
@biciidmedia7502
@biciidmedia7502 Жыл бұрын
Qoftaan maalinba mid miya ku shito meeshaan, Hafza queen-ta Malasia ayee noqon rabtaa wlhi, Marna alpha ayaa ku shidanayey hadana kan ayaa ku shidanoyo.
@sidra857
@sidra857 Жыл бұрын
Wara gbdha noga lexo wxas jilin weye😂
@alcc123
@alcc123 Жыл бұрын
Ayaanita qofkasta xariiir miyeey la leedahay 😢😢
@hanixuseen3201
@hanixuseen3201 Жыл бұрын
Watan is way dinayo Horta ma tu kanka wareega wayab 😂😂😅
@Boosh47
@Boosh47 Жыл бұрын
Ani tan waka yabay next aniga waaye Quruxey 😢
@NajmoAhmed-up4bn
@NajmoAhmed-up4bn Жыл бұрын
Maxay u maseyre ma waxbaa jira tan midmaaha abeer iyo alfa iyo adi caadi maaha qoftu🙄😂
@deqoahmed7106
@deqoahmed7106 Жыл бұрын
Ciyaal maa noo hestan waba aragty camerada 😂😂😂
@XUSNIGEMAR
@XUSNIGEMAR Жыл бұрын
Inaa run igadhegtaa rabtaa yaah kulakaa😂😂😂
@Nuuraqaali-l6q
@Nuuraqaali-l6q Жыл бұрын
Ayaanita adi abaayooy fedaraal matahy maxaa kasiya😮
@miinkey8062
@miinkey8062 Жыл бұрын
Imaan gariga Asad inaad celisahailowin ya hadow😂😂😂
@MaryanMoha-e1l
@MaryanMoha-e1l Жыл бұрын
😂😂😂
@OsmaanDuurow-uo7ku
@OsmaanDuurow-uo7ku Жыл бұрын
Xirir waso dhameysey aynita hadana adi miyaa kula sameysey wa arkeynaa meshi islaqareeysin labadina🤣🤣❌
@AxmedBarafinho143
@AxmedBarafinho143 Жыл бұрын
Ayaanita dont play noh waxan sa id waye waa naku ciyarosa😂
@Shaam-mc
@Shaam-mc Жыл бұрын
Tan nin walba zxb mayla tahay mise video le nalo duuboya😂😂😂
@ahmedbaaba4874
@ahmedbaaba4874 8 ай бұрын
horta Firi Dadka Caanka Ah Ciyaal Maay No Maley Naayin 😂😂😂😢
@aliabdullahiahmed7316
@aliabdullahiahmed7316 Жыл бұрын
Hhh ya la daga hee hadanba like kusaro haiweydin wayo nagtas kalakicis le wa waxeda
@prettyrihaam3252
@prettyrihaam3252 Жыл бұрын
Wee Isla ogayihiin 😂😂
@AxmedCade-o6c
@AxmedCade-o6c Жыл бұрын
Abdull another level 😂
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 Жыл бұрын
Ayaa niita weeba soo walate rag walba meleziya jooga xiriir maa ladhaxeyo acuudku Ha isoomarin
@saaqidxusni
@saaqidxusni Жыл бұрын
masha wlhie ayaaniita wiil quruxlow ah heshay kan leee hayska dayicin wllhie labadii hore may kugu so0 baxeen lkn imaan 100% wuu kugu soo baxayaaa
@abdullahiismail8465
@abdullahiismail8465 Жыл бұрын
Welcome dumashi ayaanita 🎉 wa inan so dhaweeyna ku sameyna lamanayash Iman io ayaanitaaa❤
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy Жыл бұрын
Wey isku nuurayaan 🎉❤
@aishacabdiqaadir646
@aishacabdiqaadir646 Жыл бұрын
Waxan layabey ayaaniita 😂 bisikoo 😂 naag hadey niminka badasto meeha masino marka hal ayuu alle nobaneyee halkaas ilahey hanagu simo l.a
@AmalRooz-it7kw
@AmalRooz-it7kw Жыл бұрын
Ma jecelkaga why saan u sameyne Imaan tan prank kaliya ma ahan ee waa nolol so ani maka helin
@zsh2214
@zsh2214 Жыл бұрын
Ineey prank lagu sameeyneeyo waa iska cadahay
@ismailNur-lg2yn
@ismailNur-lg2yn Жыл бұрын
Somalida waa dadka ugu dulqaadka badan Hadan tan fiirsaneyno
@nuuraaadan
@nuuraaadan Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂wilasha dhanba beeshin ku uruurso ar tan ayanita waji malahan kikasta ma waxba idinka dhexeeya
@HaliimaMohammedweheliye
@HaliimaMohammedweheliye Жыл бұрын
MAila argty😂
@nuuraaadan
@nuuraaadan Жыл бұрын
@@HaliimaMohammedweheliye wa another level 🙆saf ha marise da 😂😂😂😂😂😂
@mahdiamohamed9705
@mahdiamohamed9705 Жыл бұрын
Naagtan imadii Maleysia joogay wey dhameysay kolba mid bey la sheekaneysa bisinka naagta maxaa ka khaldan
@amiiraqurux-c1m
@amiiraqurux-c1m Жыл бұрын
Ayaniita xiriir badan 1 abera 2 alpha 3 iiman kala joji noh😮
@ibnumoha-b4r
@ibnumoha-b4r Жыл бұрын
Ar cabuul baa cadi maha qosolka iga dhameyaY
@abdirahmanahmed8282
@abdirahmanahmed8282 Жыл бұрын
abdull is not easy gooy deh nio kulaha😂😂
@asiaabdihakinali9518
@asiaabdihakinali9518 Жыл бұрын
Nin aa xidhidh igla dhexeyo abayo suu i dhaha😅. Hoyadi ma i dhashy😮😅
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 54 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
PRANK|| MAR DANBO SIDAAN MAKU SAMEYN DOONO…!!!😢💔
10:48
Ayaaniita Official
Рет қаралды 120 М.
ADNA OO MASAYR DARTIIS IILA DAGAASHAY
12:07
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 110 М.
QOSOL IYO QARAAXO | TIJAABI CODKAAGA CHALLENGE | DAYAX SHOW.
18:09
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 54 МЛН