Masha Allah dhulkii udugow ilaahow adaa Mahad leh kuna sugnaatey God bless Republic of puntland allahayow xaafid oo dhowr amiin ya Allah
@nasranur15258 жыл бұрын
Masha.allah tabaaraka allah horumarka puntland aad ayaan.oogu faraxsanahay cadowgoodana allah qabto
@MrEgal0212 жыл бұрын
masha allah puntland waxay intaa kuso gaartay nabad jaceyl iyo wanaag jaceyl cid ay xaasid u ahyed ama dagaal iyo colaad ku qaatay majiro, horumar waxa lagu garaa kalsooni iyo qalbi nadiif ah, waxaan oran lahaa horumarka hala si wado, wadankeena meelaha uu ku liito waxa kamid ah wadooyinka, bosaso, galkacyo wadooyin ku filan maleh marka laga reebo laamka dheer ee isku xira gobalada oo dhan puntland guuul dadkeeda allaha u barakeeyo
@shukriyabashdagal453511 жыл бұрын
mnsha allh alow idin dhowr puntlaaney ilahayow sas ku wartaa mnsha alh guul iyo barwaqo ciidamada dalka oo geesiyaasha alha idin dhowro dalkiina daafaca oo gacmaha sas isku haysta
@democracy4809 жыл бұрын
Masha allah.airportka uguweeyn somalia ayaa laga dhameestiri rabaa bosaso,puntland, somalia.....insha allah dekada ayaa kuxigto.hormarka noocas waala soo dhoweenaaya.
@mrjamac11 жыл бұрын
GUUL PUNTLAND HORUMAR BARWAAQO IYO BADHAADHO INSHA ALAA NEXY YEAR GO GO PUNTLAND CADOWGEEDA HA JABO
WOW! Thank you for sharing this, I received an offer from ex minister of health Dr. ali Warsame to open a clinic in Puntland , I think I will take up the offer. WELL DONE CITIZENS OF PUNTLAND I am impressed with development -- Dr. Okero, Nairobi
@hanandegan629911 жыл бұрын
masha alllaaah alloow noodaaa puntland ishukadadan cpy ma iro ahmed diryah wax aan iska hubno keensnaa
I saw some of those pics you mentioned but again we're not sure where it originated from; it could be taken from punt land and added to SL or vise-verse. So long their is no flag of SL or others in it, we should assume ;)
@proudsomali508911 жыл бұрын
Ahmed Diryah walaal masawiradaan waa Puntland. Kuwee baad istiri waa hargeeysa? Magaalo walba oo umad Somaliyeed ku nooshahay waa in lagu farxo hor u markeeda. Puntland waxaa u camiran sadex magaalo oo waaweeyn sida Boosaaso, Galkacyo and Garoowe. MashaAllah and Alhamdu lilaah.
@Childish9112 жыл бұрын
nice maasha allah viva puntland ishii bugtaay kubikaaxso maye dhulbahantihii iyo hawiyihii cuqdadu dishay lol
@addull17 жыл бұрын
masha allah allow u siyaadi
@werdiking12 жыл бұрын
waa ku faraxsanahay hor umarka puntland, lakiin waxay ahayd in aad tidhaahdo waa hor umarka REPUBLIC OF HORN OF AFRICA oo ka kooban somaliland iyo puntland, waana fikrad aan jeclahay. maxaa yelay labadaba waan kasoo jedaa. madaxweyne faroolena waan ku hanbalyeynayaa in uu fikradaa keeno.
@gamazaid47469 жыл бұрын
kii hormarka buntland Ku faraxsani waa wadani kii kasoo hor jeedow aday kuu taal buntlan way talaabsatay dadkeedaana Ku filan buntland viva
@ahmedmahamed96766 жыл бұрын
Gama Zaid sax sax puntland dhaqaqday
@cumarshiine688011 жыл бұрын
cida iyo dhulkii hooyo waa lama huraan we love countrys somalia we love puntland
@xisaabbarasho844711 жыл бұрын
car shidaalkaa la soo saaraa hadaan la arag puntland oo cirkaas maraysaa waaw puntland my dhulkaygii soomaliya ku yaalay.
@thefearlesskibaarka964211 жыл бұрын
Sxb puntland way dhisan tay lkn sawiro hargaysa ah ayaad ku darsateen.pls ka Saar isaaqism.from hargaysa
filsanay aan ku saxee ina ader dhulbahante ma nebca puntland waxayna kamid yahiiin dadki aasasay puntland waana u dhasheen marka is daji baayo way jiraan xogaa iska qayliya oo dhaliil bani adam dhamaaad maleh lkn hala samin dadka kale
@Yamisomalilander walaal ha caytamin. Caydu waa fal gunnimo ah. Gurigaaga hadaad meeshaan ku aragtay, that means your house is in Puntland. OK?
@Iamsahal14310 жыл бұрын
waaaaaaaaw dalkayagu hora mar
@amiin.yuusuf8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh muuqalo badan oo hargeisa iyo gawadhidii wran cade ku jaraan baan arkayaaa wllee walli isma hubtan lanta ku daba xiiiqysaan Abti
@rajazaheer1227 жыл бұрын
Amiin Yuusuf الله يهديك ياختي
@ADEERKAA11 жыл бұрын
darood should be one thn we r somethin
@Blackpantherr16 жыл бұрын
Hhhhhhhh wax qasan ciidanki somaliland weeye
@garilanddland897412 жыл бұрын
warka bax qurunyahaw iidoor meesha reer aids land yaa meesha ku keeney dad daarood ahbaa is amaanaye e yaa adi kuyiri dhexgal kac 2da tuulo joof oo nadhaaf lagu nacye
@samirjama425811 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi cidanka kuwii somaliland ayaa ku jira tuugsana kan vedio so sameeyay
@naimadahir4319 жыл бұрын
Ismarji ciil aa ku haye ama sakiin laq sifa aa u dhimatit kolee somali land aduun wax Uma yaalee