Q 2aad || JUNUUDU IBLIIS || kufriyaadkii Abdiqadir khishki & sifaadka Ilaahay oo uu diiday

  Рет қаралды 18,171

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@S..o0264
@S..o0264 Жыл бұрын
Sheekh Abdikadir kishki ❤ Ilaahay ha xifdiyo aakhiro Iyo aduunba khalad baa Lagu haystay. Way cadahay
@sheekodoone5492
@sheekodoone5492 2 жыл бұрын
SHEEKH ALLAH HAKU DHOWRO ADUNKA AKHIRINA JANNATUL FARDOWSA HAKU GEYO DIFACA AD DINTA DIFACAYSO INSHALLAH
@abdijamac8779
@abdijamac8779 7 жыл бұрын
ilaah haku xifdiyo sh shibile sida aad diinta islamka aad u difaacayso
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
جزاک الله خيرا شيخ محمود شبلي
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Jazkaallaha kheyr shekh maxamud shible illahy xasndk misnk haku saro siidad ucadey
@axmedcali9387
@axmedcali9387 4 жыл бұрын
Kishki wuxuu kamid yhy ciidamada ibliis iska ilaaliya dadbadan oo diinta wax aanka aqoonin ayuu duuufsady sh maxmuud shibili Allah ku xafido dadka ubayaani xaqa
@mohamedomer9066
@mohamedomer9066 4 жыл бұрын
Jazaakallaah Sh. Shibli.
@Husseincartan
@Husseincartan 7 жыл бұрын
jasakalah shikh Allah hakaa abaal mariyo difaaca diinta
@Roobleh
@Roobleh 2 жыл бұрын
Diin iyo xisbi ayaa iskaga khaldan wadaada. Xisbi ayaad qof ka saari lkn diin ilaahay uunbaa og wuxuu qof qalbiga ku hayo
@abdijamac8779
@abdijamac8779 7 жыл бұрын
xaqa inla qiraa waa fadli KISHKI ilaaah ha utoobad celiyo SIDA shiikhii ka horeeye EE SH . C/RAXMAN JIBRIIL
@fatoumayoussouf5170
@fatoumayoussouf5170 4 жыл бұрын
Salut wll kishki wa shaydan ee umada halaga gabto wa ninka musiquu wa halal yidhi wuhu uso gatay dalil shakespear iyo Napoléon
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 3 жыл бұрын
Sheikh kishki waa nin diinta si fiican u fahmay biilna aan ku qaadan in sucuudiga waxay rabaan uu faafiyo. sheikh kishki waa mashallah
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
جعد بن درهم اول من قال القران مخلوق وليس کلام الله جل وعلا وانه متاٶلة الصفات
@jackjackson5807
@jackjackson5807 7 жыл бұрын
السلام عليكم Links soo galiya
@MohamedHassan-ci9hz
@MohamedHassan-ci9hz 4 жыл бұрын
Cadnan ibrahim ma qabo quranku waa makhluuq , waxn jeda mudaddi u danbeysy .
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 жыл бұрын
Maxamed: walaal aqoon uma lihide Cadnaan Ibraahim ee ka joog oo ilaahaay ka baq. Maninka yiri xunbinka nimanka meel khaldan buu ilaahaay ku abuurey baad difaacaysaa? Subxaanalaah.
@MohamedHassan-ci9hz
@MohamedHassan-ci9hz 4 жыл бұрын
@@boolocadey4661 walal jahil sanida , ma inan adi talo kaa qadanyo ayad imooda , haba qaldanado waxyalo badan lkn meelo badan oo cidina ku gadheyn aya jirta , kliya waxanu ahayn in loo nisbeeyo waa qalad sikastuuu u qaldanyhy . Wlal yaan qol lagugu xidhan qof waloo la necbeysiinayay markii u barty wuu jecladey , hadlkas aad shegty man arag rntiina waxyalaha qaldan ee isaga io ilahy udhexeya anu dhex geli mayo .waxii aqiradeyda iyo adunyada iga anafcyana wan ka dhagystaa ,sandkii 5aad een dhagysto qolka ka bax oo iftiinka arag caqidadisu waa ashcariyo hal malina kuma racin waxa uu aaminsanyhy .hadad ka wado cilmi aad shubuhaadkiisa isaga leexiso ma haysdna wad qaldanthy xatta hadan jahil ahay wad igu gafty wayo adon i aqoon ayad ixuknty ,
@MA-pu4id
@MA-pu4id 4 жыл бұрын
Wixii aan wahaabi ahayni waa khasaareen miyaa? Wixii aan wahaabi ahayni ma junuud ibliis baa? Waar bal waxan culimada gaalaysiinaya eega . oo caqliga wahaabiyada ee lacagta ku shaqeeya ila dhegaysta.
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️ Hadalkaagu dheera waxaas oo hadala maxaa kaa keenay Ma ninkan asxaabada caayay ayaad udoodaysaa
@affarokurz1486
@affarokurz1486 4 жыл бұрын
Ninkaan waa nin book lagu soo akhriyey oo soo xifdiyey sida cajilad camal dadka ugu akhriyo hada wuxuuna hadana waxa uu ninkaas ka sheegayo waa wahaabiyo wax ay ku soo akhriyey
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 7 жыл бұрын
beenaale weeye ale ha haligee
@inasuno4556
@inasuno4556 4 жыл бұрын
adiga caamay baatahay
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 7 жыл бұрын
kan dacayaha weyn waa beenaale
@jamaaludiin8232
@jamaaludiin8232 7 жыл бұрын
Cayda ka daa culimada Allah haku hanuuniyo Adi iyo Kishka
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 7 жыл бұрын
Jamaaludiin kelmada culinimada ha u gefin ilaahey maskxda ale ha idiin xureeyee
@jamaaludiin8232
@jamaaludiin8232 7 жыл бұрын
Adoo ah Waikan Wakan ayaa caayey culimada oo u gefay anna waan u hanuun baryey ee dib isku eeg oo Alle ka cabso. Adi iyo Kishka Allah idin hannuuniyo- Aamiin
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 7 жыл бұрын
Jamaaludiin kkkkkk kelmada culinimada ha u gefin kan culimo maahin ee waa bililiqayste. waa beenaale hablha somaloyeed ku been abuirtay
JUNUUDU IBLIIS | Xalqadii 5aad || Axaadiithta Rajmga - Sheekh Shibli
36:20
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 12 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 831 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН
Qisadii Geeridida Nabiga Sallallaahu Calayhi Wasallam / Sh Saciid Raage
13:14
منهاج الطالبين || DARSIGA 200AAD || Sheekh Dr. Maxamuud Shibli
38:46
JUNUUDU IBLIIS || xalqadii  7aad (Rajmiga & kuwa diidan) Sh Maxamud M. Shibli
30:54
منهاج الطالبين || DARSIGA 199AAD || Sheekh Dr. Maxamuud Shibli
54:05
Imam Al_Nawawi | Macluumaad kooban.
5:35
Abdelaziz Saliim
Рет қаралды 1,5 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН