JUNUUDU IBLIIS | Xalqadii 5aad || Axaadiithta Rajmga - Sheekh Shibli

  Рет қаралды 12,965

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@badriaosman9955
@badriaosman9955 7 жыл бұрын
kishki waa sheydaan Allaha naga qabto. sheekh Shibli kheer Allaha kusiiyo !
@jamaaludiin8232
@jamaaludiin8232 7 жыл бұрын
aamiin, Allah noo xafido
@nadifooswan697
@nadifooswan697 7 жыл бұрын
waxaan layaabanahay cida hor fariisata oo uu sheekha uyahay kishki
@fatxixasan5266
@fatxixasan5266 7 жыл бұрын
maa shaa Allah shiikhena shibli kheir badan Alle hasiiyo diinteena ayu dugaagda nooga difaacay
@alimuktar2
@alimuktar2 7 жыл бұрын
I'm following this story very closely. Thanks Sheikh!
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
Jazakaalh Sh maxamud for defending our Religion.
@caliyarecaliyare4643
@caliyarecaliyare4643 2 жыл бұрын
Sheekh shibli waa khabiir mahadsanid
@LibanMAmin
@LibanMAmin 7 жыл бұрын
Jazakalah Sheekh. Joker Kishki ilaahay xaqa haku soo celiyo wax cilmi ah ma hayo wixiisu waa iska aflagaado iyo culimada qabqabso halagu bartee oo ad kusoo caan baxdid.
@samataraden3991
@samataraden3991 7 жыл бұрын
Sheekh Shibile Illahay haku xifdiyo..Illahay dartii baan kuu jecelahay. Wadaadka Kishkiyow wax ku qaado Bayinaatka raad raaca leh ee lagu siiyay oo Illahay u toobad keen.
@amiincade9049
@amiincade9049 7 жыл бұрын
Kishki wuu u bareeray sheydaan ayaa hogaaminaya umada aan cilmiga badan laheen uu dhuminayo ilaahey haka badbaadiyo.
@anwarhirsi416
@anwarhirsi416 7 жыл бұрын
sheekh kheyr allaha ku siiyo ninkaas yuusan ku wareerin waa lasoo gamay meeel ayaa laga soo gamay ilaahay hasoo hanuuniyo wadadii RAAGE ee qolodii qur aaniyada ayuu haayaa meeshaha waa ay banaan tahay naagaha waa isruxi karaan ayuuba dadka la taagan yahay.
@Duurlanddaani
@Duurlanddaani 7 жыл бұрын
Jazakallahu khayran sheekh shibli
@libanalinur5996
@libanalinur5996 7 жыл бұрын
Jazakallah sheekh LKN suaalo 3 ah baan qabaa waana jeclaan lahaa sheekhu ina iga jaahil bixiyo cid iga jaahil bixiso waan waayay kuwaasoo ah sidan. Waxaa dhahday ninkii nabiga rajmiyay(Maaciz) markuu u yimid uu yiri waan zineystay waxaa tiri ama xadiithka ku qoran Nabiga (SWC) wuu ka jeestay ilaa 3 mar sheekhow nabigu ma xaquu rabay inuu inkiro ama la qariyo maxaase keenay wax sharci ah inuu nin nabiga dhowr mar ka jeesjeesto. Tan kale yuhuud la rajmiyay maxaa anagoo muslim ah naga galay kitaabkoodey ugu qorneedee tan ugu dambeyso sheekhow Bukhaari waxaa ku qoran daanyeero israjminaya in nin saxaabi ah laga wariyay sideen ku aaminaa xawaan inuu israjmiyo taasoo aniga maskaxdeyda gali waysay.
@abdiladhif3154
@abdiladhif3154 5 жыл бұрын
asc liibaan ali jawaabteeda waa sidan 1-suashada koobaad marka hore deel qaaf ayaa ku jiro.waa erayga aad leedahay nabiga ma xaqa ayuu rabey inuu inkiro. waa eray aad u culus galnimana keeni kara.nabiga waxa uu oga jeestay waxeey aheyd inuu hubiyo qofkaan inuu xanuusan yahay oo miyirka looga jiro waa qodob.inuusan qofka asaga isi sheegin haduuba alle asturay. 2-yuuhud oo towraad loo soo dajiyey iyo nasaaro oo injiil loo soo dajiyey. wixii sharecadana waa faqsan waa shari in laqato .maxaajira injiil iyo towraad xag alle ayaa laga keenay.waxaa kale ood si khaldan u fahantay oo aad u qaadatay in rajmiga an ka soo qadanay towreed. sidaa ma aha rajmiga sharecadeena weeyjirtay.balse nabiga ayaa weeydiiyey ayaga waxa uu ka qabto kitaabka towreed ee lagu soo dajiyey rajmiga.si uu ugu xukumo ugana soo saaro xugumka rajmiga kitaabka towreed. 3-xadiithka haduu suganyahay arintaa laga wariyey saxaabiga ee ah inuu arkay daanyeero is rajminaa.waa inaad qadataa.hadii aad rumeeysankarin. 2 midkood ayaad tuhun santahay oo u aragtaa ineey been sheegayaan .imaamu bukhari ama saxaabigii.taana waa howl adiga kuu gaar ah. wixi aad ku tuhuntayna jawaabteda aakhiro lagaarabo.
@Hamdiabdi55
@Hamdiabdi55 7 жыл бұрын
جزاك الله خير الحزاء شيخنا الفاضل على دفاعك عن ديننا الحنيف
@user-vz3sb7qr1j
@user-vz3sb7qr1j 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ
@mohamedahmed-xy1zl
@mohamedahmed-xy1zl 7 жыл бұрын
masha allah sheikh ilaahy ha barakeeyo......kishka godkiisaa biyo ugu galeen
@abdikadirabdi361
@abdikadirabdi361 7 жыл бұрын
masha Allah sh kheer allaha Ku siiyo kishki nacalada ilahey ayaa Ku dhacdey
@AliAhmed-er7ps
@AliAhmed-er7ps 7 жыл бұрын
shiikh shible walee waa nin magaca shible waa libaax rabi habaarkeeyo cilmigaaga cimrigaaga ehelkaaga rabi hakujeclaado waliga diinta Saas udifaac
@AliAhmed-er7ps
@AliAhmed-er7ps 7 жыл бұрын
walee soomaaliyeey ogaada sh shibili waa caalim diinta si qoto dheer ubartay fani kasta kutakhasusay waxkabarta sheekha una duceeya
@yoonisjeele3528
@yoonisjeele3528 7 жыл бұрын
sh shible ale ha ku danbi dhaafo aad ayaad nogu raxeysay. jazakaalhu kheyraa
@KHAYRMEDIAM
@KHAYRMEDIAM 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرى الجزا
@abdirahmanburale7280
@abdirahmanburale7280 7 жыл бұрын
Junudu ibliis waa jabeen allah hajabiyee
@hassanchufef3336
@hassanchufef3336 7 жыл бұрын
ma sha allah shibil gotka kasaar shayaadiinta
@MohdKl24
@MohdKl24 7 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء وبارك الله وحفظك الله.
@nadifooswan697
@nadifooswan697 7 жыл бұрын
man sha allaah Sheekh jazaaka allaah kheer
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
JaazaakALLAH sh.shibili kishki oo kaliya meel xtaa kuwi comment ga ka qeylin jiray wuu aamusiyey.
@hassanchufef3336
@hassanchufef3336 7 жыл бұрын
sheikh shibil allah ha ku xafido
@hajiadanshiine6099
@hajiadanshiine6099 7 жыл бұрын
illah qeyr haku siiyo qoladaan waa lasoo diray waxaa sheegto oo xaqa ah maqadanayaan lkn waala karbashayaa ha qataan ama hadiidan
@AliAhmed-er7ps
@AliAhmed-er7ps 7 жыл бұрын
asc rabi ha xifdiyo shiikhunaa shiikh maxamuud shible walee hooyadii wiil dhashay
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 7 жыл бұрын
Illaahay khayr haku siiyo, Aamiin.
@mubariko
@mubariko 7 жыл бұрын
Maash'Allah.. Kishki inuu mashruuc la soo diray ka mid yahay, shaki kuma jiro..
@Abuumascuud2020
@Abuumascuud2020 3 жыл бұрын
Ilaahay sheekha ha dhawro zanaadiqada meelbuu ku tiiriyey hhhhhhh Naf meel ay ka baxdo la' oo leh waan mirqaamay 😂😂
@moparek1
@moparek1 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 wlgi sxp wad iga qoslisay, wa naf mirqantay oo muqalaysan
@abdirahmanbille5537
@abdirahmanbille5537 7 жыл бұрын
JazakALLAH Khair.. Sheekh Shibile....!!!
@AbdixakinXidig
@AbdixakinXidig 6 ай бұрын
Runbàdana.shikh.shibli.janagal
@shaaficshariif1249
@shaaficshariif1249 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا والحمد لله الذي جعل في كل زمان بقايا من اهل العلم ينهون عن الردى يحيون بكتاب اله اهل العمى ينفون عنه تحريف الغالين وانتحال المبطلين وتاويل الجاهلين
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
illahey haku xifdiyo sheekh maxamuud
@jamam8303
@jamam8303 7 жыл бұрын
sh kishki waxa uu balan qaaday hadii lakeeno caziiz ama mutawatir in uu ka dagaayo minbarka iyo wax shegida ayuu baln qaday
@badriaosman9955
@badriaosman9955 7 жыл бұрын
Junuudu ibliis bal maxay ku doodayaan, kishki iyo kooxdisu waa dad baadi ah.
@dranasirmahamed5352
@dranasirmahamed5352 7 жыл бұрын
jasaaka laahu khayr
@khalud1272
@khalud1272 7 жыл бұрын
maashaa allaah
@nuradinmohamed9608
@nuradinmohamed9608 7 жыл бұрын
Abaa Kishki waa lagu haayaa, baxaraa kujirtaa
@abdirahman8213
@abdirahman8213 7 жыл бұрын
shekh shibli kugu dhag Waa Godkaaga Biyo Hakugu So Galeen war kishkiyow miyaad xishooneyn xata Casiis Lagu Keen
@nuradinmohamed9608
@nuradinmohamed9608 7 жыл бұрын
Aaway dad ka sheegaayay Kishki inuu caalim yahay. Runta ayaan idin sheegaa waxba ma ogo
@nassir49
@nassir49 7 жыл бұрын
Sheekhow, su'aalihii Sheikh Kishki ku soo weydiiyey Maxaad uga soo jawaabo la'dahay?
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Saxaabadaas oo dhan been ayey isku raacen nibkaan kishki ee Rajmiga diidan ayaa run shegaya taas miyuu caqligaga kuu shegay wall
@Dizkoplaylist
@Dizkoplaylist 7 жыл бұрын
هل #عدنان_إبراهيم اول من رفض حد الرجم وشكك فيه الشيخ يوسف القرضاوي يجبكMalaha idinku shiikha argagxiso ayaa u taqaaniine
@MohdKl24
@MohdKl24 7 жыл бұрын
mutawaatir iyo casiisba waalakeenay kashkiyaw! Daruusta majooji doontaa? mase waa tooba keeni doontaa. mase waxaa cadeysaa in sh. Shible been sheegay oo xaadiithtaan casiis aheen ama tawaatur aheen
@muhudinmohamed5798
@muhudinmohamed5798 7 жыл бұрын
Sanadkaan Gudihiisa ayaa waxaa Magaalada Berlin Germany Ka dhacay Arin la yaab Leh, NAAG Asalkoodu yahay turkey shaqadeyda ahaan jirtay looyer Udooda Dumarka la furay, ayaa Waxay Furatay meel ay Ku sheegtay masjid labada jinsi Isku si Ugu dukadaan Isku saf, Isku dhaf labada kii doona imaam Nuqan Karo khadhiib Nuqan karo
@libanalinur5996
@libanalinur5996 7 жыл бұрын
muhudin mohamed youtube kaan Ka arkayee naagta Wax tujineysay Turky miyeey eheed????
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkk meelcidlo ah ayuu kuraftaa war kishi wuxuu kugu eedeeyay ee in sad ku been abuuratay mass kajawaabtid. in aad hablaha somaliyeed ku been abuuratay maad kajawaabtid. miss kale maad axaadiithta akhrisid maxaad caamada u wareerinaysaa waad ogtay in Aynaan akhrinkarin kutubtaada waxaad ugu yeerto waxaad ku xustay in aan lagaalaysiinkarin maxaa keenay in aad kishki gaalaysiiso?
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Saxaabadaas oo dhan been ayey isku raacen nibkaan kishki ee Rajmiga diidan ayaa run shegaya taas miyuu caqligaga kuu shegay wall
JUNUUDU IBLIIS || xalqadii  7aad (Rajmiga & kuwa diidan) Sh Maxamud M. Shibli
30:54
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН
JUNUUDU IBLIIS || Xalaqadii 6aad || Ijmaaca Rajmiga - Sheekh Maxamuud Shibli
22:39
JUNUUDU IBLIIS || Dibraac iyo Horudhac Xalaqada 4aad || Sheekh Shibli
12:02
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 7 М.
NEW MUX SH XASAAN XUSEEN GARIMAKUGSHAA LIF SH MAXAMUUD MAXAMED SHIBLI
1:11:51
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 100 М.