Q. 2aad - Kufsigii Mama Saafi Loo Geestay Iyo Cadeymo La So Bandhigi Doono | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 49,775

Maxkamada Official

Maxkamada Official

18 күн бұрын

Q. 2aad - Kufsigii Mama Saafi Loo Geestay Iyo Cadeymo La Soo Bandhigi Doono | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 258
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 16 күн бұрын
Wale daahir wa wax nool dawlad iyo xukun isagaba ka wax qabadsan ❤🎉
@halimaali9473
@halimaali9473 16 күн бұрын
Justice for Mama Safi.thanks bro Dahir keep going your doing great things to our society . I am happy for mana Safi
@user-vp9yj7cq6e
@user-vp9yj7cq6e 16 күн бұрын
0❤😊😊00000000000000000❤❤❤❤😊😊😊so 0❤❤0😅😅😅😅😅
@user-vp9yj7cq6e
@user-vp9yj7cq6e 16 күн бұрын
0❤😊😊00000000000000000❤❤❤❤😊😊😊so 0❤❤0😅😅😅😅😅
@mohamedfarah3030
@mohamedfarah3030 6 күн бұрын
Dahir Allah ha kuxafido. Nin gob ah oo gadheena daafaca ayaa tahay. Mahadsanid.
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 9 күн бұрын
Allaahu akbar good job daahir illaahay baa caadil ah
@Imanx602
@Imanx602 16 күн бұрын
Im so sorry. Her justice is justice for all. Alxamdulillah for this day.
@user-lf7wy9nb3x
@user-lf7wy9nb3x 11 күн бұрын
Ilaaahayoow gabadhaan soomaaliyeey ilaaahayoow hadeeda soodadaji us oo aftimi aamiin aamiin aamiin aamiin
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 16 күн бұрын
Mashaallah DAHIR CALASOW IS HERO WALHI MASHALLAH ❤️❤️❤️❤️.!
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 16 күн бұрын
Ilahay xaqa maqariyo malinti ilahay la horistagi laha wey imandonta☝️☝️☝️☝️☝️
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 16 күн бұрын
kuli ma dhaleys bey noqdeen waa gabar la dulmiyey hooyo qalbiga ilaahey ha kuu qaboojiyo inshallah
@Mamar6310
@Mamar6310 8 күн бұрын
Subxaanalah WALAAHI ANOO 60 IYO BADH jira ayaa ilmeeyay aar yaan NIMANKAN LAHA HADHIN lowyer haloo qabto
@maandeeqaanood45
@maandeeqaanood45 11 күн бұрын
Congrats to all Somali
@madinaali9925
@madinaali9925 16 күн бұрын
Abaayo ha ooyin soory Abgaal ismanoow guuuuuuun baa tihin tolbelay oo tolbelay 😭😭😭😭😭😭😭😭
@madinaali9925
@madinaali9925 16 күн бұрын
Anigu waxan ahay gabar abgaal ismaan ah aad iyo aad ayaan uga xumahay soory abayo mcn hore usoco 😭😭😭😭
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 15 күн бұрын
Abgaal dad ah xagay away ku aragtey? Taariikh mana sheegin waligiinba saan iyo sikadaranbaatihin hg baa indho idinah😂
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 7 күн бұрын
Mogadishu dawlad kama jirto jooji beenta. Waxa jooga maafiyo Allah iyo Islam ka go'ay waayo gabadhas may ahayn in waxaas oo dhib ah marto
@capetourmukrim8295
@capetourmukrim8295 5 күн бұрын
Justice is all you want and you are here to get it alhamdu lilah
@hawaubale3886
@hawaubale3886 16 күн бұрын
Keep going safi my sister I’m very to hear your pain 😢but finally you done well done Dahir calasow
@milifmilif7295
@milifmilif7295 15 күн бұрын
Dahir calasow cimriga allaah kuu dhereeyo cafimaad iyo cibaado suban allaaha ku siiyo sidaa Momada uguu Hilisay allaaha kugu hiliyo❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 9 күн бұрын
Mnsha allah hoyadan waa hooyo adag ,waana run somaliya waa wadankeenii,wlhi arinkaaga waa la qiimaynayaa anagana waan kuu ducaynaynaa, ilaahayna wuu ku garab galayaa,teamkana uu dahir calasow hogaaminayo jzakallah khayr
@FathaBisas-xv5zv
@FathaBisas-xv5zv 16 күн бұрын
الظلم ظلمات يوم القيامة 😢
@najmoqaliif7736
@najmoqaliif7736 16 күн бұрын
Wad guleysan mama qaali insha allah❤😘💪
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 15 күн бұрын
Tuug taa walanweyn maxkamad hala soo taago kufsi waa danbi weyn
@husseinaden7560
@husseinaden7560 9 күн бұрын
Mnsha allah veey strong mama wlhi
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 16 күн бұрын
Iimaankeeda Qawi ah gabadhaan ha loo cad gooyo thanks
@Maduusha99
@Maduusha99 13 күн бұрын
Mama saafi insha Allah ilaheyba garabkeena jooga waynu ka guulaysanaynaa daalimiinta
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b 16 күн бұрын
daahir calasoow wll geese geesi dhalay ayaa tahay masha allaah masha allaah guuleeyso
@user-kp1cb3zj6v
@user-kp1cb3zj6v 16 күн бұрын
Dahir we need their names mom safi needs justice
@abdulkadirmohamed-gi5xo
@abdulkadirmohamed-gi5xo 11 күн бұрын
Ilaahay xaqqa ha soo ifiyo
@ardoomar8075
@ardoomar8075 16 күн бұрын
Allaah xaqa hasoo bidh bidhiyo amiiiiiiiiiin
@atharhassan9373
@atharhassan9373 15 күн бұрын
Naag nool mama saafi mansha ALLAH ALLE ha kuugargaaro
@MohamedhassanBarqadle
@MohamedhassanBarqadle 2 күн бұрын
Wlhi waa dhashayda waqtiga la kufsaday
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 16 күн бұрын
Daahir calasow gacan ayan u taagay
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 16 күн бұрын
Haa walhi waa nin cajiib ah Mashaallah.!!
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 7 күн бұрын
DAAHIR-THERE ARE OTHER SOMALI WOMEN WHO HAVE BEEN THROUGH-SAAFI CASE IS OPENING THE PATH TO MANY OTHER WOMEN
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 7 күн бұрын
Daahirow hadaad shaqadaadi haysaa qabyaalayii shaqadaad ma ahayn ❤❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 9 күн бұрын
Subxanalah ilaahow umadaada u gar gaar, waa dulmi falkaas
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 16 күн бұрын
Saafiyeey qalbiga Allaha kuu qaboojiyo. Waa kula ooynay ee Allaaha kaaga aargudo.
@hawoali120
@hawoali120 16 күн бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@Mamar6310
@Mamar6310 8 күн бұрын
In Aad hamo yar oo ku haysa qof noloshii Aa ku dhibaatayso waa wax lala yaabo IIMAAN LA’aan waaye diinta Islamku Tooogasho ayay xukumaysaa
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 16 күн бұрын
Daahir calasow jisaakalaah qeyr gabadhaan ilaah xageeda ha usoo saaro
@samirasahra1747
@samirasahra1747 16 күн бұрын
Daahir.CaLasow.Waa.Geesi..Waana..Dumaashigay.
@alim8119
@alim8119 11 күн бұрын
Mamo safi ale ku qadinmayo aduun iyo iqro 😢😢😢 qofkasto ee dulmikesto Allah qof laku dayay manasantondo🎉❤ dahir qeer ale ku siiyo
@shamsajama4931
@shamsajama4931 16 күн бұрын
good job dahir
@saidali7233
@saidali7233 16 күн бұрын
Abdinasir waa in uu sheegaa saafi waraabayaasha iyo dhurwaayada kufsaday magacyadooda kuli
@jamilamohamud4432
@jamilamohamud4432 14 күн бұрын
Mashaa allaah. Daahir mama Saafi cadaalad uraadi duco ayaan kugu kaalineynaa inshaa allaah guuleyso
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 10 күн бұрын
MashaAllh dahir wax fiican bad sameynaysaa kheyr Allaha kusiiyo
@HAMARISTUDIO
@HAMARISTUDIO 16 күн бұрын
Wlhi daahir calasow illahay ayaa la jiro
@abshirsankasandheere2693
@abshirsankasandheere2693 15 күн бұрын
ASC WALAAHEY BILAAHEY TALAAHEY DADKU WAA MARQAATI DAAHIR CALASOW IYO ASXAABTIISA MAXKABADU GUULEYSATEY DHAQAAQDEY DAAHIR CALASOW WAA EHLU JANO CIMRIGA ALAAH HAKUU BARAKEEYO FIDUNYAA WAL AAKHIRO INSHAALAAH
@AyaanOlow-xw9hh
@AyaanOlow-xw9hh 16 күн бұрын
Walalhi ilintii ayaa iga dhamatay alle qalbi ga haw qaboyiyo oo xaqeda hawso saro 😭😭😭
@maryammb7064
@maryammb7064 14 күн бұрын
Aniga xitaa😭❤💔
@FarxiyoFarxiyo-hz3hy
@FarxiyoFarxiyo-hz3hy 16 күн бұрын
Guuleyso daahir😢😢😢😢
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 16 күн бұрын
halaa soo qabto wixi gabaar xumeeyo oo dhanba insha Allaah illaahey ha u gargaaro maamada
@JsheEhehej
@JsheEhehej 11 күн бұрын
Dahir.masosartid.nimankih.dilay Ikrad.tahlil.masah.waad.bakabaqaysah.ragas.dabilayasha.a.waa. Madaxdih.dowladah.xasan.sheq Waa.nah.ragah.fartah.laguh.fikhay Markah.inshah.alaah.markuh. Dhamesto.xunkah.xasan.sheq.u.tagoh.ooy.timadoh.dowlad.kaleh.bad Shegih.dontah.ragas..ikran.diley Waanah.suganah.warkas.hadan Dhiman.inshah.alaaaaaaaaaaaaah
@Hiboabdikarim
@Hiboabdikarim 16 күн бұрын
Manshallah saafi waa gabar karti leh haloo hiiliyo
@moomar4185
@moomar4185 15 күн бұрын
Asma Daus must be out of this case . Dahir please don’t let her to be involved bez that woman works for non Somalis and she wants to mislead the case . She Makes money for putting down the somali dignity, she is very dangerous for the somali community . Justice for Maamo Saafi.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 7 күн бұрын
الله سبحانه تعالى العدل الحكم يأخذ الظالم ولو بعد حين، والله سبحانه وتعالى يمهل ولا يهمل، ونهاية الظالمين أليمة ويراها المظلوم في الدنيا قبل يوم الحساب. Allah subxaanahu watacaalaa, waa Qaadir, waana Caadil xukunkisu. Wuxuu u hiiliya la dulmiyaha waqti yar ka dib haba qadato ama dib ha u dhigo. Allah weyne, oo waaxid ahi wuu sugaa mana dayaco ama ilaabo. Ogow dhammaadka daalimiintuna waa dhib iyo xanuun badan yahay, kuwa dulman ee adduunyaduna way indhahooda way ku arkan iyada oo daaliniintii dulmigi laga jaray maalinta qiyaamaha kahorba.
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 14 күн бұрын
SUBXAANALLAAH!!!! GABDHAHA SIDAA INLOO GALIJIRAY WADANKII WAA II KOW LAA XAWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAAH.
@FatimaFatima-uf6iw
@FatimaFatima-uf6iw 16 күн бұрын
Xaqa wuu soo Daahiray. Alhamdulillah
@Mamar6310
@Mamar6310 8 күн бұрын
Congrats to Somalian girls
@luuladan9882
@luuladan9882 16 күн бұрын
Dhiiga ma qarsoomo xaqeeda waa Soo dààhiray
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 15 күн бұрын
Waa run Saafi waxay taabaneysa waa dhaqanka iyo canada da dumarka Xawalad loogaqaadey
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 15 күн бұрын
Mamo xaqaga rbi hakuguguleyo intii kudhibateysana allaaha soqabqabto rbi hakaga jaro xaqaqa
@ashahassan5839
@ashahassan5839 11 күн бұрын
daahir illahay khayr ha ku siiyowalle❤
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 16 күн бұрын
Dahir hadaad illahay dartiis aad u caawiso gabdhaha soomaaliyeed waxaad ka arki doon gabdhahaaga waxay u noqoneysaa miro ay gurtaan gabdhahaga Iyo gabdhahooduba mustaqbalka danbe
@nijaj9157
@nijaj9157 14 күн бұрын
Gabdha ha soomali in badan dulman oo rag oo da ugu dhaw ka aamuseen dhibta heesta
@HAMARISTUDIO
@HAMARISTUDIO 16 күн бұрын
Xaqa allaa qaadee sida aad ku wado kuwad
@shukriomar309
@shukriomar309 16 күн бұрын
Ilaaheey oowlaad kheer khabl hasiiyo duniyo iyadaba weey yareed
@siman3966
@siman3966 16 күн бұрын
Bahalo ayay gacanta u galisay ilaahay caradiisa ku dhacday
@alim8119
@alim8119 11 күн бұрын
Haaaa walahi wan la ooyney inbadan ee allaah ku badbadasho mamo safi ❤🎉😢somaliyed cadi Maha malse xaqaga ale ku so xadirsho
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 12 күн бұрын
Wad guuleysan Safiyo insha Allah ee ha oo yin
@Mudan334.
@Mudan334. 16 күн бұрын
Ramadan waa iga ohiisay illaahey waxaan ka baryaaya ineey cadalad heesha😢
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 16 күн бұрын
Mama saafi cadaalad waa helaysaa insha Allah
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 16 күн бұрын
alla maamo maxaan kula murugooday ilahay xaqaga ha soo saaro😢😢😢
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 16 күн бұрын
Dahir madaxa kor alaha ka dhigo❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 9 күн бұрын
sroy sisters 😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 16 күн бұрын
War soomaaliyeey xaqaan umarak fura idinkoo Alle ugu dhawaanayo
@HindaHusen-vq9iy
@HindaHusen-vq9iy 13 күн бұрын
Mama saafi haloo istaago
@ArrowJubase
@ArrowJubase 15 күн бұрын
DAHIR you. and. your team may God bless you, you. deserve. to be eleçted as. Somali leader
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 16 күн бұрын
MAXKAMADAAN WAA SHAQEYNEEE WALHI❤❤
@yahyamusa7236
@yahyamusa7236 16 күн бұрын
ilaahay dumarka muslinka ha caawiyo dhammaan waddamada muslinka waa lagu kufsadaa dumarka xaqoodana ma helaan.
@user-fj8pb9oi4i
@user-fj8pb9oi4i 10 күн бұрын
Ayadoo. Nag ah. Mey shirqool. Sameesay. Xaqaaqa Allha kuu. Sahlo.
@halimamohammed6670
@halimamohammed6670 12 күн бұрын
Waaxan ahay hoyoo llakufsad ee talefak dair ii sodir
@seynabcali4205
@seynabcali4205 16 күн бұрын
Soomaalida qofka dhiban wey caburiyaan Xataa in loo garaabo wey adagtahay
@user-cm1ms8nf9n
@user-cm1ms8nf9n 16 күн бұрын
Alaah.waxaan.weydiisaneynaa.in.allah.xageeda.soo.ifiyo.wa.laahi.waa.mustaqbalkaa.ka.xumeeyay.oo.in.taas.ay.qarsaneysay.allah.xageeda.ha.soo.ifiyo.
@hamdimohamed5842
@hamdimohamed5842 16 күн бұрын
Hooyo somaliyeeeed wey ubahanthy wax xaqeeda ksooo hadlo hooyo somaliyeeed qabiiil Malahan cidadoonto noqo qabiilka raga ayaa lgu caawiyaaa gabdha qabiilada waaku dulmanyihiiin walhi😢
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 15 күн бұрын
Aaamiiin yaa rabi🙏🏻
@hibomuuse1296
@hibomuuse1296 16 күн бұрын
War somaliyey dahir calasow hala taageero walaahi wanaagsan
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r 15 күн бұрын
Subxanalah ilaahey ha i qaabo kuwaas 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-he3um5zv1k
@user-he3um5zv1k 16 күн бұрын
Asc walaashey saafi waad guulaysanaysaa❤❤❤
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 14 күн бұрын
subxanalaah ilaahba kagoondoonsadun iyo akhiraba
@sahrash.7544
@sahrash.7544 13 күн бұрын
Saafi Waa laguu xoog sheegtay doqomaa helay aan Alle iyo Rasuul aqoon , Alla nasiib daranaa haweenka ay arooseen iyo caruurtey dhaleen.
@CabdiraxmaanodowaaKulane
@CabdiraxmaanodowaaKulane 11 күн бұрын
Wll caruurba ma dhalin waana dulmiga ay sameeyaan
@AbdularahmanAbduulle
@AbdularahmanAbduulle 8 күн бұрын
Shaqo wanaagsan
@kahanur1663
@kahanur1663 16 күн бұрын
Walhi daahir waa legend guuleyso
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 15 күн бұрын
Qof il kulul maahe ilaahey madluum waaludhaartey in ducadiisa dagdagtahay
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 13 күн бұрын
Daahir calasow waan ku duceyneyna ee gabadha caawi oo ciilki lo gestay u gurmo
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g 16 күн бұрын
Mama safiyeey hada maha xiligaad oyileed ee waaxiligaad dhola cadeen laheed dahiir waa dul midiid allaha ku caawiyo
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 10 күн бұрын
Walahi daahir waxaad ka warkeentay dadkii la xumeen
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 16 күн бұрын
Miskiin Ilaahay xaqeeda Ilaahay ha usoo saaro
@diishitaar9235
@diishitaar9235 10 күн бұрын
Dahir wlhi waan la ooye ee raadi falka dadka ka danbeeyo
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 15 күн бұрын
Walahi Saafi waa hero 🦸‍♀️
@ubahhussein-lu3cr
@ubahhussein-lu3cr 14 күн бұрын
Mashallh 😊😊😊😊❤❤
@mohamedmuuse-ck5gm
@mohamedmuuse-ck5gm 16 күн бұрын
Waar somaalaay Ninkaa u qira inuu ka wax qabad badan yahay dawlada somaliya iyo ta somalind
@mdali1510
@mdali1510 16 күн бұрын
😮😮😮❤❤❤❤❤Mashaaalah ❤❤❤❤
@CaashacaliIbraahim
@CaashacaliIbraahim 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaashacaliIbraahim
@CaashacaliIbraahim 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tr1dr4nw8e
@user-tr1dr4nw8e 13 күн бұрын
❤mama inbadan 😭😭😭
@user-io4ep8ls6d
@user-io4ep8ls6d 16 күн бұрын
Waa maxkamed aan caado aheen❤❤❤❤
@CaashacaliIbraahim
@CaashacaliIbraahim 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 16 күн бұрын
Illaah haqaada hasoo dedejiyo waan kula oo yaa Safiyo abooyo illaah xaqaada hasoo iftiinsho inta ku waxjeeyshay dhibka hada ay ku jiraan Allah hausaaidiyo aduun iyo aakhirana Allah silciyo oo aduunka haku uriyo Aamiin Yaarabi
@saidom5853
@saidom5853 16 күн бұрын
JUSTICE BAY U BAAHANTAHAY SAAFI, RAG BADAN AYAA DULMIGAAS SAMEEYAY BANAANKANA NABAD KU MARAAYA. XAQA WUU SOO DAAHIRAY
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 16 күн бұрын
Fifa Dahir Cabdule Calasow 😊
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 56 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
Kufsi wadareed ayaa loogeeystay 1986
36:09
umumohhamed2021
Рет қаралды 382
Somalilan Marna Samaron Iyo Awdal State Kasi Talin Meyso
13:54
Hassan Abdi Aynanshe
Рет қаралды 293
KIISKII UGU HOREYAY EE FASHILMAY.. DAAHIR CALASOW OO HADALKII....
19:41
MAXAA DHACAY 24 UPDATE
Рет қаралды 81 М.
NAXDIN: GABAR SHEEKHAL OO ARIN HALIS AH KONFUR AFRIKA KU QABSATAY
31:08
Kufsi Kooxeedkii Qorshaysnaa Ee Safi Sheikh Caamir Cumar, Qaybtii 1-aad
39:30
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 144 М.