Sheekh ilahy ha ku barakeeyo xaaiiqdii waxatahy sheekh wanagsan ilahy adun iyo akhiroba ha ku gar garo aaamiin ilahow nodhowr sheekhyaga oky sheekh waxan ahy gabar sheekh wiil iqabey baa igu dhahy meherkaga icaafi aniguna hye dhahy hadana wuu ifurey sheekh meher keygii hadan kunoqodo badanbiba mise mahan waxana uhaya wiil ninkas😰
@garadkaofficial13954 жыл бұрын
Mansha Allah alle haku barakeeyo sh.umal ..anagana ha naga dhigo kuwii ku anfacda jawabaha qimaha leh
@zeinabhassan23805 жыл бұрын
إن في الصلاة لشغلٱ والمشغول لايشغل
@halimahussein20103 жыл бұрын
Shekh umal illahay habarakeeyo amin ami.n amin
@iqracadceed59594 жыл бұрын
Alle hau naxariisto culumadeena soomaliyeed iyo kuwa kle ee wadamada kle ka soo jeeda ee muslimiinta allow culumadeena unaxariiso dhamaantood janadada ka waraaabi
@ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын
Jazk allah kheyer shekh mohamud cabdi umal allah ku barakeeyo adunk iyo akhiiro
Masha allaah sheekheena alle hainoo xifdiyo anagana kuwii ku anfac qaato alle hainaga dhigo
@fardowsaahmed35393 жыл бұрын
Mansha allah allow barakay🤲🤲🤲
@maxamedshukri37004 жыл бұрын
Mashaa sheekhanaa sheekh maxamed cabdi umal Allaha ku xifdiyo miizaanka xasanaadkana hakuugu daro khayrka aad marwalba nala garab taagantagay Rabbi jannooyinkiisa hakugu Abaalmariyo
@amatallahwaan96785 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير وبارك الله فيك يا شيخ حفظك الله ورعاك SHEEKH Umal wixii allah ku barey waad na soo gaarsiiyay allah agtiisa marqaadi ayaan ka nahay
@ranaacdey19074 жыл бұрын
Q
@moktarmustaf47774 жыл бұрын
Masha Allh wllhi marqaati baan ka ahay insha Allh
@habiiboaliadhood47454 жыл бұрын
@@ranaacdey1907 xe5
@Aaamina124 жыл бұрын
Masha Allah shikh umal ilahay khayr haku siiyo ilahay darti ayan ku jeclahay