ᴴᴰ┇Suaalo iyo jawaabo cusub 2020┇► Sh Umal

  Рет қаралды 157,023

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

Күн бұрын

FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
/ @sheekhmaxamuudshibli
THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
-----------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
Facebook:www.facebook.c...
Twitter: / sheekhshibli
visit our website
sh.shshibli.com...

Пікірлер: 190
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 5 ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@hanibisharhassan4008
@hanibisharhassan4008 2 жыл бұрын
Ilahay hako xafiido sheqanaa alle dartiis ku jeclahay 🥰🤲
@maryanomar9667
@maryanomar9667 4 жыл бұрын
RABBI SWT HA NOO XIFDIYO SHEEKH MOHAMED ABDI UMAL IYO DHAMAAN CULUMADEENA ISLAMKA GAAR AHAAN CULUMADEENA SOOMAALIYEED
@waaberistarmedia3786
@waaberistarmedia3786 4 жыл бұрын
sheikh umul aad ban u dhagestaa waana sheikha tafsirka quranka qaar ka bartay ILLAAH AJAR IYO XASANAD HAKA SIYO AMIIN AMIIN AMIIN
@abdulahinoor3246
@abdulahinoor3246 4 жыл бұрын
She umal nomber 1 iitahay ❤❤❤❤❤❤
@salaaxulummamedia3027
@salaaxulummamedia3027 3 жыл бұрын
❤💯sh Mohamed Abdi umal Allah hakuxifdiyo
@sulekhabashiryusuf5625
@sulekhabashiryusuf5625 3 жыл бұрын
Su,aal ayaan rabaa in aan sheekha waydiiyo halkeen ka waydiin karaa
@ashwaacrasaq8191
@ashwaacrasaq8191 4 жыл бұрын
M.a Sheekh Cabdi Sheekh umal Allah ka abalmariyo
@ashwaacrasaq8191
@ashwaacrasaq8191 4 жыл бұрын
Mida kale su aal ayan rabay inaan waydiyo ee xage kala xidhiidha
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 4 жыл бұрын
Illllahy noo xafid culumadeena
@khadaraqani4377
@khadaraqani4377 4 жыл бұрын
Rabi hadi somalida cid uso direy sh umal aya lo so direy Alleh haku xiftiyo
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
What😂
@nasromirad4411
@nasromirad4411 4 жыл бұрын
Masha allaah shekh allaha kuxifdiyo cimrigana allaha kubarakeyo
@siyaasideeqcabdilaahi6206
@siyaasideeqcabdilaahi6206 4 жыл бұрын
Masha allh illahay culumida illahay ha inoo barakeeyo
@maryamadam8444
@maryamadam8444 4 жыл бұрын
الله يحفظك الشيخ محمد امل وجزاك الله خير الجزاء وكتب الله لك أجر والثواب. اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@ladaneyjimcale2640
@ladaneyjimcale2640 4 жыл бұрын
Masha alah alaha idinbarakeyo jaskalahu khayr
@yasminmohammud2861
@yasminmohammud2861 4 жыл бұрын
Sheikh umul xafidullah ilahay ha ku barkeeyo
@abdinasibxigmawi3215
@abdinasibxigmawi3215 4 жыл бұрын
Masha allah sh umal ❤ allaha ku xifdiyo ameen
@daaeaa4700
@daaeaa4700 4 жыл бұрын
Jazakallah kheir Allaho no xifihdi
@faadumoaxmed3811
@faadumoaxmed3811 4 жыл бұрын
احبك في الله يا شيخي كم تمنيت ان تكون. استادي ادافعك طوال حياتي الله يعزك
@farxiyaibrahim7112
@farxiyaibrahim7112 4 жыл бұрын
Masha allaah rabbi ha inookaa xifdiyo shiiquna ajar iyo xasanaad aan lasookoobi karin rabbi hakaa siiyo anakane allaha inaga dhigo kuwii maqla wacdikaaga iyo waanadaad ee kucamalfa
@faadumoaxmed3811
@faadumoaxmed3811 4 жыл бұрын
Sheikh umal walaahay darilaahy kuu jeclahy .
@sulekhabashiryusuf5625
@sulekhabashiryusuf5625 3 жыл бұрын
Mash alaah sh umal
@siciidamiir5278
@siciidamiir5278 4 жыл бұрын
Mashallah sheekh maxamed umal waa halyaygaanu ku faano
@fardusahmed3866
@fardusahmed3866 4 жыл бұрын
mansha allah jasakalahu khayr sheekh umal
@Yarma_baashi
@Yarma_baashi 3 жыл бұрын
ماشاالله👉🏾👍🏿👍❤️
@waaberistarmedia3786
@waaberistarmedia3786 4 жыл бұрын
AMIIN ALLAHA NOO XAFIDO CULUMADENA SOMALIYEED EE WANAGSAN
@aminahaybe8848
@aminahaybe8848 4 жыл бұрын
Sheikh Umal ilaahay khayr ha ku siiyo, ilahay ha inokaa daayo mudo dheer Ameen. Culimada an dhagaysdo o an ku farxo ayaa tahay. Ameen
@Mohamedgureey
@Mohamedgureey 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH SH UMAL WAA SHEEQ DHAXALKA KUFIICAN CIDII RABTA HA DHAGEESATO KITAABA UU DUUBAY EE LAYIRAAH DO (الرحبية) RAX BIYAH 👍👍👍
@nua.h2757
@nua.h2757 4 жыл бұрын
Waan dhageysan insha allah, dhaxalka waa ku wareersanaa bo😊
@nua.h2757
@nua.h2757 4 жыл бұрын
@@aminahaybe8848 Ma fahmin
@abdirizaaqhonda3930
@abdirizaaqhonda3930 4 жыл бұрын
Xagee lagaso dayey Kitaabka Marku Marinayo
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
Miyuu qoraY mise wuu duubeY
@nuurapacket4019
@nuurapacket4019 4 жыл бұрын
Jzkalaahu khayr walaalka nosoo gudbiyaya
@abdulmohamed5306
@abdulmohamed5306 4 жыл бұрын
Asc illaahay ha ku xafido sheekh umal sidaa qeyrka nooga faaiideyso Amiin
@nuurapacket4019
@nuurapacket4019 4 жыл бұрын
Jzkalaahu khayr sheekh umal xafidakumullah fidunyaa wal aakhirah
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Masha Allah cilmiga Allah haku barakeeyo
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 4 жыл бұрын
Mashaa Alaah ilaahayoow sheekha Cimrigiisa dheeree Aamiin
@queenjasmine7250
@queenjasmine7250 4 жыл бұрын
Aamin ya Rabi
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 4 жыл бұрын
Zeinab Mohamed Amin amin
@ridwanugas9465
@ridwanugas9465 4 жыл бұрын
Illaahey haku xafido sheekh Aakharo iyo Aduunba
@maamfarxiyo685
@maamfarxiyo685 4 жыл бұрын
Mashallah ilahay sheqena habarakeyo
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
Wax badan baanka faa.iiday Sh M C Umal ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo
@husseinhassan1621
@husseinhassan1621 4 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido. Sheikh Saad diinta noo baraysid
@hadsanhussein5643
@hadsanhussein5643 4 жыл бұрын
Maanshaa alaah sheeqa ilaahay hainoodaayo Waxkasta wuunookalacadeynaayaa
@atikaabdlh4650
@atikaabdlh4650 4 жыл бұрын
Wlhi wn ku raaxaystay jawabaha waxay ahayen jawabo an ku xasilay mashaa allah
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 4 жыл бұрын
JZK ALAAHU QEYRAN SH MAXAMED CABDI UMAL 🤲
@sheeqowcabdulemaxamedsheeq6206
@sheeqowcabdulemaxamedsheeq6206 4 жыл бұрын
masha Allah allah yaxfadak
@aaminaahmed4233
@aaminaahmed4233 4 жыл бұрын
Masha allh sheikhena allaha noo barakeeyo ❤❤❤💋💋💋🥰🥰
@suubanfarah6683
@suubanfarah6683 4 жыл бұрын
Manshallah, Sheikh Allah ha noo kaa xafido dunya wal akhira.
@somajeeste1245
@somajeeste1245 4 жыл бұрын
masha Allah wa jasakumulaahu khayran jasa
@faizaabdulahi3423
@faizaabdulahi3423 4 жыл бұрын
Mansha’allah sheekheena Sheekh Umal waa mucalimkeena ala maxaan cashir ka dhagaystay Ilaahay hakaa abaal mariyo❤️❤️❤️❤️❤️
@xasandaud2025
@xasandaud2025 4 жыл бұрын
Kan miyaa sheeq,ah nabiguu aflagaadeeyeybee ,waa wasaq,
@sulekhabashiryusuf5625
@sulekhabashiryusuf5625 3 жыл бұрын
Wll ma norob ayaad joogtaa
@sulekhabashiryusuf5625
@sulekhabashiryusuf5625 3 жыл бұрын
Adigaaba nasiib leh oo sh umal cashirka dhigtay wll sh umal & adigaba illaahay dartii ayaan nii jeclahay
@faizaabdulahi3423
@faizaabdulahi3423 3 жыл бұрын
@@xasandaud2025 Walaal sheekha wax ha ka sheegin hana aflagaadayn qof Muslim ah ayaa tahay. Hadii aad wax ku khilaafsantahay macnaheedu maaha inaan caytanto ilaahy ha’ inasoo hadeeyo dhamaanteenaba wadada saxda ahna ha ina mariyo.
@faizaabdulahi3423
@faizaabdulahi3423 3 жыл бұрын
@@sulekhabashiryusuf5625 Maya walaashay ma joogo Ee waxaan joogaa wadanka maraykanka. Lkn cashirada uu sheekhu soo duubo Ayaan dhagaystaa ilaahy swt ajir wayn haka siiyo. Walaal sulekha احبك الله الذى احببتنا لأجله💕💕💕♥️♥️
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Mnsha allh Ilaahay SWT Sheekha ha barakeeyo isaga iyo wakhtigiisaba🤲💙
@كوثرشيخادممحمد
@كوثرشيخادممحمد 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH ILLAHOW CIMRIGAADA DHERAAY SHEIKH
@sakijirid7970
@sakijirid7970 4 жыл бұрын
Allaha ha xfdi sheekh umal
@ghhhhh303
@ghhhhh303 4 жыл бұрын
Most learned sheikh umal Masha Allah
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 4 жыл бұрын
Masha alle cimrigaga alle hakuu barakeeyo
@hamdamohamed9168
@hamdamohamed9168 4 жыл бұрын
Mashallah allaha barakeeyo shekhena
@AJ-rl5si
@AJ-rl5si 4 жыл бұрын
subxaanalaah sheekhan waa cajiib walahi
@abdisamedabokor5171
@abdisamedabokor5171 4 жыл бұрын
Masha allaaaaaaaaaaah Alehaxafido shiikheena
@Umuahmed143
@Umuahmed143 4 жыл бұрын
Masha Allah barakallahu fiik sheikh umal jazakallahu kheyr
@zaadaqmohamedomarcrixmaan7480
@zaadaqmohamedomarcrixmaan7480 4 жыл бұрын
Masha Allah
@asiyabare995
@asiyabare995 4 жыл бұрын
ALLAHA NO XIFDIYO CULUMADEENA
@iqraa1474
@iqraa1474 4 жыл бұрын
Mnsha allah sheek jasakalahu kheer
@ahmedsomali7259
@ahmedsomali7259 4 жыл бұрын
Masha Allah Jazaakallaah kheyr Sheekhunaa
@mohmoudahmed8575
@mohmoudahmed8575 4 жыл бұрын
Masha allah illaahay sheekha hausiyaadiyo
@اممحسن-ج9ب
@اممحسن-ج9ب 4 жыл бұрын
Baarakallaahu fiik
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 4 жыл бұрын
Shekh Mohamed abdi umal Allh yaxifdak adoo kle Allh haso badiyo♥️♥️🤘🏻
@nashaadmohamed2187
@nashaadmohamed2187 4 жыл бұрын
Shiikho icafi
@ahmedomar2523
@ahmedomar2523 4 жыл бұрын
Masha Allah sheekh alaw kudaa
@nastehamaowasc141
@nastehamaowasc141 4 жыл бұрын
Asc sheekhow anigoo aan daahir ayeen qur.aanka ma aqrinkaraa anigoo aan taabanin kitaabka
@isaxaaqhassan3686
@isaxaaqhassan3686 4 жыл бұрын
Mansha all illahay hay xifkiiyoo
@zehraomar4964
@zehraomar4964 4 жыл бұрын
Allah yaxfith
@amaanisaleeban2401
@amaanisaleeban2401 4 жыл бұрын
illaahay hakubarakeeyo shiikh
@munayussuf637
@munayussuf637 4 жыл бұрын
Allah haku xafido sheekh umal
@hamdirun1310
@hamdirun1310 3 жыл бұрын
Manshaallah
@dahirahmedhussein4772
@dahirahmedhussein4772 4 жыл бұрын
Mash alh ilahey hano xafido
@isxaaqmohaweeheleye7589
@isxaaqmohaweeheleye7589 4 жыл бұрын
JAZAKALLAHU SHIEKH UMUL BARAKALAH
@adansandhere4670
@adansandhere4670 4 жыл бұрын
Maansha Alaah sheeq umal Xafida Hu Alaah
@haliimodoowla6885
@haliimodoowla6885 4 жыл бұрын
maasha allaah xadudulaah ❤❤❤
@useruse9063
@useruse9063 4 жыл бұрын
Masha allh shiikh umal
@fadumod8702
@fadumod8702 4 жыл бұрын
Maashaallh sheikh umal
@a2zsports12
@a2zsports12 4 жыл бұрын
Sheikh umal alle dartiis ayan u jclhy
@salmaali3967
@salmaali3967 4 жыл бұрын
Masha Allah .sheekh umal
@abdurahmanfarah9143
@abdurahmanfarah9143 4 жыл бұрын
Mashallh sheikh umal
@Cutie-hq2
@Cutie-hq2 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaarak jazakalaah kheyran shiikh Mohamed
@cabdirahmaan3538
@cabdirahmaan3538 4 жыл бұрын
masha. allah. Sheekh. umla
@googlegmail3753
@googlegmail3753 4 жыл бұрын
Walaalayaal shiek ka xageh kala xiriiri karaa please isoo jawaaba
@shukriamoha3293
@shukriamoha3293 4 жыл бұрын
Ameen ameen 🤲🤲
@saidohassan4729
@saidohassan4729 4 жыл бұрын
Maansha allahsheikh umal xafidulahi
@fathisaid1266
@fathisaid1266 4 жыл бұрын
Jasakallah khyr sheikh
@aasiyagamadid8360
@aasiyagamadid8360 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@ubahitaahmed1485
@ubahitaahmed1485 4 жыл бұрын
Masha allah sh umal allha ku barakeyo anagana hanaga yelo kuwii Kuwait wno
@apdirahmanalif9924
@apdirahmanalif9924 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزا
@asadomar2694
@asadomar2694 4 жыл бұрын
Dhibka sheikh sheega anow igu haaya wllhi markaste salaada iga saara iduceeya walalyaal in ilaah iga qabto
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 жыл бұрын
Allaha kuhanuuniyo
@rahomohamed9807
@rahomohamed9807 4 жыл бұрын
Allaha ka qabto Amiin
@maxmedcabdi7313
@maxmedcabdi7313 4 жыл бұрын
Mashallaah
@salmanhusein7369
@salmanhusein7369 4 жыл бұрын
Masha.allah
@nua.h2757
@nua.h2757 4 жыл бұрын
Axmadiyada meeshaan ayaan ka fahmay, waan maqlay un waxee yihiin baan is weydiinayay
@ajabasharief6235
@ajabasharief6235 4 жыл бұрын
N A haku kadsoomin axmadiyadeena somalida ah ma aha kuwaas oo shiiqa sheegaya
@waaberistarmedia3786
@waaberistarmedia3786 4 жыл бұрын
shibli webside kisa happy kuma ihi waayo waa sheikh hadalka adkisa ka baxayo aanan controlin. illah waxan ugu baryaya in carabkisa iyo dhagtisa is maqalsiyo sheikha
@Change4Life579
@Change4Life579 4 жыл бұрын
Aamiin👍
@alimacalin4705
@alimacalin4705 4 жыл бұрын
Maasha alaah maasha alaah
@samaramacalin445
@samaramacalin445 4 жыл бұрын
Iso jawab sheikh
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 4 жыл бұрын
Samara Macalin ma su all ayad waydisay shekha walal
@mohamedabdirashid6788
@mohamedabdirashid6788 3 жыл бұрын
Asc Sheikh waxaan ku weydiyay ninkii uyimid nabiga csw ee kuyiri Nabi allow waqtigeyga dhan hadaan kugu saliyo ninkaas ma waxuu ula jeedaa ducadeyda oo dhan oo aan illaah weydiisan lahaa waxwalbo adiga saligaaaga Ayaan kuduceysanayaa mise wuxuu kawadaa tasbiixda aan tasbiixsanaayo saligaaaga Ayaan ka dhigayaa dhamaan intaas ii kala saar sheikh
@noormohamed1284
@noormohamed1284 4 жыл бұрын
MashAllah
@iidfareeymahamud3990
@iidfareeymahamud3990 4 жыл бұрын
Sh.shibili su'aalaha meesha laga weydiiyo waa halkee ee face book maxaa yeelay wax badan baan su aal qortay wax jawaaba mahay please wixii iigudbin kara ha ii gudbiyeen
@ashamohamedabdi1504
@ashamohamedabdi1504 4 жыл бұрын
Wll Shiiq umul xakan kahali kara
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Walal waxu joogt Kenya sh umal xaftiidallah
@khalidisse4031
@khalidisse4031 4 жыл бұрын
Allow intaan cafimaadqabo igutosi inaansadaqadeyisto wixii aanmarkaa heyisto
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Amiin
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
MashaAllah
@abdirizackahmedmohamed8258
@abdirizackahmedmohamed8258 4 жыл бұрын
Su'aalo ayan rabay inan weydiyo sheqa ee xageen ugu gudbiya si uu iga shafiyo su'alaha pls wxn ka codsana chanelkan inu igaso jawabo su'shan jazakalah qeyr.
┇Su aalo iyo Jawaabo ┇ kulanka shibli somali Cable►Dr Maxamuud Shibli
41:17
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 40 М.
DHALINYARADA | SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
34:59
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
Dr Cabdillaahi Sh. Maxamed Cismaan.
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,4 М.
BAABU NIKAAXI GUURSADA GABDHAHA IYO GAROOBADA
10:49
Yabarow Media
Рет қаралды 425
[muxaadaro cusub 2020]IXSAANKA|| SH MUSTAFA X ISMACIL AW HARUN
40:16
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 149 М.
su aalo iyo jawaabo diini ah. sheekh maxamed abdi umal 2022.
1:20:09
WADADA TOOSNANTA
Рет қаралды 36 М.
Su'aalo iyo Jawaabo|| Dr Maxamud Maxamed Shibli
30:57
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 52 М.
هل مررت بمقبرة لفضيلة الشيخ  سالم بن علي النعماني #جامع_بهلاء
47:05
أبو الحسن الديهني علي عامر الديهني
Рет қаралды 9 М.