Q8aad ee Taariikhdii Cali Ibnu Abudaalib. Khawaarijta

  Рет қаралды 11,322

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@zekiabdi6464
@zekiabdi6464 4 жыл бұрын
shiikhoow illahay haka abalmariyo qaybtii 7aad iyo 9aad wn wayay hadad likigeeda igu cawin kartid iigu reeb comentska
@liibanza4531
@liibanza4531 6 жыл бұрын
Shiq jasakalah qeebta 7aad ayan rabaa misa ma so dhigin miyaa
@saida.rahman1727
@saida.rahman1727 5 жыл бұрын
Sheikh Amaad kudagdagtay hadaad dhahdit mucawiya iyo kooxdiisa xaqqa dhankiisa Cali aa kaga dhawaa.daqiiqada 13;10 marka usocdo video gaan.
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 5 жыл бұрын
walaal waad mahadsantahay, anaga hadaanu nahay muslimiin masii dhex galayno fitnadii dhex marta saxaabada. Sida ay culumada islaamku sheegeena, labada kooxoodba xaq ayey ku doodayeen laakiin xaqu wuxuu u badnaa kooxdii Cali ibnu Abidaalib. Taas macnaheedu maaha in kooxda Mucaawiya ay baadil ku sugnaayeen. Guud ahaan labaduba way saxsanayeen, laakiin kooxda Cali ayaa u dhoweyd saxda. Tusaale: laba arday oo imtixaan galay oo midna 10 keenay, midna 9 keenay. Labaduba way baaseen, laakiin ka 10 ka keenay ayaa sii sarreeya. Wallahu aclam
@saida.rahman1727
@saida.rahman1727 5 жыл бұрын
@@abdulazizoogle saxwaaye ee lkn mucawiye xitaa waqtigaas xaqa Cali kutaagnaa haduuba kasii wanagsaneen mid lamid eh ayuu kutaagnaa asagane At all Mahad Sanid jizakallahu qeyr Sheikh.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh abdiaziis
@aminahmed6317
@aminahmed6317 6 жыл бұрын
mnshallah shikh jazakalahu kheyr ALLE HAKU barakeyo
@mssjia7731
@mssjia7731 4 жыл бұрын
Msha allah sheekh jazakallah qeyr
@caruus100
@caruus100 6 жыл бұрын
جزاك الله خير
@hamsemohamud107
@hamsemohamud107 5 жыл бұрын
Jasaaka allah sh
@mariayusha2226
@mariayusha2226 6 жыл бұрын
Jasaa kallahu khyran jasaa
@ahmedmohamood9189
@ahmedmohamood9189 6 жыл бұрын
Jzk Allahu khar
@CusmanmaxamedMadle
@CusmanmaxamedMadle 3 күн бұрын
Sheekh wax carkey rnu ti tartan yuutubka iyo saaxib kiisa oo dadka
@مريمعبدالرحمن-و6ن
@مريمعبدالرحمن-و6ن 6 жыл бұрын
Wcs
@CusmanmaxamedMadle
@CusmanmaxamedMadle 3 күн бұрын
tar kàas rabaa sheekh mar kaad qoboneyso igu soodar walaal
@ayubnasir3788
@ayubnasir3788 10 ай бұрын
Shikh jazakallah,Qeybta 5 wa kabooday 6aad ba arkay Qeybti 7 video wa waayay Qeybti 8 ba ubooday wan kuwareeray
@hudaabdiqadir6894
@hudaabdiqadir6894 6 жыл бұрын
جزاك الله خير
@hamsemohamud107
@hamsemohamud107 5 жыл бұрын
Masha allah sh ilaahay hakaa jasaayid mariyo
@CusmanmaxamedMadle
@CusmanmaxamedMadle 3 күн бұрын
Mahad sanid
@naimohaji6338
@naimohaji6338 Жыл бұрын
7ma arag 9la ma arko🥺😢😢😭
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 3 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr shaikh abdulaziz ☪️☝️🕋🕌❤️🥰🥀
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 3 жыл бұрын
Alxamdulillaah hada helay qeybta 🥰
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 4 жыл бұрын
Jisakallahu kheyr sheikh
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 80 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 15 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Taariikhdii Cusmaan Ibnu Cafaan. Q1aad.
1:12:15
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 16 М.
🔴 Q6aad Ee Taariikhda Cali Ibnu Abudaalib.Dagaalkii Jamalka
1:19:47
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 14 М.
Cabdilaahi ibnu Zubeyr Qeybta 7 aad, soo ifbixii Khawaarijta 💥
1:13:15
Taariikhdii Cali Binu Abi Daalib Casharkii 3aad Q1aad Sh.Aadan Siiro
28:28
TAARIIKHDII ASXAABIGII IKRIMAH BIN ABI JAHAL ( RA ) SH XASAN IBRAAHIM CIISE
40:25
Cabdlaahi ibnu Zubeyr 11|| Dhamaadka Silsilada Cabdilaahi Ibnu Zubeyr
1:01:15