QAABKA GANACSI ONLINE AH LOO BILAABO

  Рет қаралды 43,391

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

4 жыл бұрын

Muuqaalkan waxaan ku sharixi doonaa 5 talaabo oo lagu abuuro Ganacsi Online ah.
Igala soo xidhiidh halka
zakariyecaawiye
#Horumarsamee

Пікірлер: 136
@abdinasirhajimohamud9163
@abdinasirhajimohamud9163 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad zakariye. Waxbadan ayaan kaa faaidey. Allah ku xafido Ustaad.
@mohamedkaldeeqe1514
@mohamedkaldeeqe1514 4 жыл бұрын
Mnsha allah Qodobka aad buu muhim igu yahay Mahadsanid Alle haku barakeeyo Codsigeygii wad kaso jawabtey Sakariye( handhise)
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal soo dhowow
@mohamedkaldeeqe1514
@mohamedkaldeeqe1514 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Wan dhawahay Walal qali Walal waxa tahay Marwalba dhalinyarada la jecel inay sameystaan ganacsi ay leeyihiin Oo ay xor u yihiin cidna ku maamuleyn FG: wllo dhalinyarada badankodu kuwa wax barashadii wada, kuwa dhameeyey, iyo kuwa an waxba baran. dhamantood waxay ku fekerayan:- # Inay cid u shaqeeyaan. # inay shaqo helaan. # iney mushahar cayiman qataan. # inay waqtigooda iyo naftooda iibiyaan. # inaney xor noqon. # inaney sameysan wax iyagu leeyihin, Xorna u yihiin, cidna ku maamuli karin. Qodobo dhowr ah Ayad ka hadashey Muhiimada ay leedahay Inad sameysato ganacsi aad leedahay ? Hadaba walal Sidee ayaan ku saari karnaa, Fikirkan ah slave salary. !!! Inan nolosha xor u noqo Inan yeelano go'aan adag iyo inay sameysano wax an leenahay. Qodobkan noso gudbi. ( xoriyada iyo kalsoonida uu Qofku ku bilaabi karo ganacsi Iskana saari karo Fikirka khaldan ee ah Qof ushaqee. ) Macalin aqoon dheer leh ayad tahay walal qodobka si mugle nogu soo gudbi. Waxan ahay dhalinyarada jecel inay sameystaan wax ay igu leeyihin. Necebna iney cid u shaqeeyaan. Wad mahadsantey Alle haku barakeeyo adiga iyo awlaadada iyo ooridada Alle haydin xafido walal Amiin amiin amiin
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 4 жыл бұрын
Wall waad mahadsan tahy. Ilaahay kheyr haku siiyo . Scoolership kana noo soo diyaaari
@musemohamoud3273
@musemohamoud3273 4 жыл бұрын
Mahadsanid Zakariye wll
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 4 жыл бұрын
masha Allah wll zakariye
@zakidfarah5752
@zakidfarah5752 4 жыл бұрын
Masha allah sxb wa mawduuc ad usareeya go forward pro
@symbolstyletips9240
@symbolstyletips9240 3 жыл бұрын
Ok thankz bro masha allah
@ibraahimdoob-baje7594
@ibraahimdoob-baje7594 4 жыл бұрын
✔Maanshaa Allaah .✔Sakariye asaasaha iyo daahfurka fursadaha ganacsi .👍
@shiinewabari3014
@shiinewabari3014 3 жыл бұрын
Kariye waa nin bulshada talo iyo tusaale wanaagsan u hayo alle hakaa jarsiiyo allena haku daayo
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo♥️
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 3 жыл бұрын
Mahadsanid wlal sakarie🙏
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@booramatechtips1627
@booramatechtips1627 4 жыл бұрын
Haa walaal Scholarship kaa noo soo diyaari Khayr Allaha ku siiye.
@hassanhussein3923
@hassanhussein3923 4 жыл бұрын
M.a waa qodob aad muhiim ah wll keep going pro
@caliibrahim7791
@caliibrahim7791 4 жыл бұрын
Mashalh waa cashar qiimo badan
@daawoshow3541
@daawoshow3541 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdirisaaqismaciil1756
@abdirisaaqismaciil1756 2 жыл бұрын
wadmahadsan tahay bro mansha allaha
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
M.a aad ban uga helay wllky waad nala dadalaysa
@kadramohamed5426
@kadramohamed5426 4 жыл бұрын
Masha aallaah
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 4 жыл бұрын
Aadbad u mahadsantay wll Waa casharkan mudo sugayey
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 4 жыл бұрын
Sodhawaw sxbky zakariye
@samiirayuusuf1000
@samiirayuusuf1000 4 жыл бұрын
Mashaallh
@kamata850
@kamata850 4 жыл бұрын
wllo maba hayno tranportion laysku halayn karo xaga dhulka bada iyo cirka shirkadaha xagaasna ad ayan ugu liidanaa waqti dheer bayna qaatan haddii waxuun lahelo
@diihaalchannel3402
@diihaalchannel3402 4 жыл бұрын
Sakarye illahay haa ku xifdiyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 4 жыл бұрын
Wll zakariye Allaha khayr iyo xasanaad dheeraad ah hakaa siiyo Aida Hagar la'aanta ah ee aad nooguso gudbiso barnamijyada faaiidada leh
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal soo dhowaada
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@aamiinediter7724
@aamiinediter7724 4 жыл бұрын
Asc wll Zakariye Abdilahi waad mahadsantay wllo sidaad noogu soo gudbisid video badan oo waxtar leH Hore usoco wll👏👏👏👏👏👏👏
@nasiibmedia5403
@nasiibmedia5403 4 жыл бұрын
QAabka loo codsado scholarship ka turkiga cashar nooga samee, mahadsanid saaxiib.
@abdishakuurfarah2220
@abdishakuurfarah2220 4 жыл бұрын
Wlo aadbaad umahadsanthy sida hagar la aanta aad noogu soo gudbisid fikradahaga iyagoo aduunka lacag kajooga wll waxan jooga wadan qudaartu ku jabanthy waxan doonaya inaan u diro suuqyada caalamka marka sidii aan xidhiidh ula samayn lahaa ayaan garaneen markaa wll bal iso jawaab ama meel ankala soo xidhiidho iso qor mahadsnid
@daawoshow3541
@daawoshow3541 4 жыл бұрын
Asc sxb waxaad ka soo hadashaa buug loqoro faa iido ma lee yahay dhanka lacagta iyo dhinacyo kale oo badan Buug sida loo iib keeyo dhanka online ka iyo dhanka kale. Kasoo hadal sxb waa iimuhiim dadbadan oo doonaayo na wey jiraan.m mahadsanid. Jwb
@safiyonuur6420
@safiyonuur6420 4 жыл бұрын
Mashallah, Allah kaa abalmariyo dhirahalintaa nala garabb taagantahay walaal
@daawoshow3541
@daawoshow3541 4 жыл бұрын
Asc sxb waxaan rabaa i in aan ogaado buug laqoro hadaan buug qoro lacag miyAan ka heleyaa oo sidee ayaa buugaag ta loo gattaa Haddii aan qoro buug faa iido maxaa igu jira. Jawaab tu muhiim mahad sanid..
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 4 жыл бұрын
Saxiib aad ayada u mahadsan tahay dhiiragalinta aad nala garab tagan tahay. Waan jeclaan lahaa inoo yara waadixiso Turkish scholarship
@yahyeabukar24
@yahyeabukar24 4 жыл бұрын
Vediogaada Tayo Wanaagsan Ayaa Ka Muuqata
@daawoshow3541
@daawoshow3541 4 жыл бұрын
Jira
@soomalihamburger112
@soomalihamburger112 3 жыл бұрын
Asc sakariye waxa bilabay amazon affiliate program. Markaa pages ku iibiyaa links amazon ama.laabta aamazon marka wixii talo ah ama aad igu dhaanto wixii an fahmi wayo ayan rabay inaad iga caawi sxb hadaad awoodo
@maxamedmcalikaley2754
@maxamedmcalikaley2754 3 жыл бұрын
Asc wll waxaad kahadashaa adoo raali aha ood noo faaiidaysaa qaabka aan page ganacsi usamaysan karro mahadsanid wll muqalkaada faidada badan
@nasrakiindaahir6785
@nasrakiindaahir6785 4 жыл бұрын
Zakaria sxbow seen kulaso xariraa
@maxamedapdi8271
@maxamedapdi8271 4 жыл бұрын
Mahadsand wllo
@khalidnuur8628
@khalidnuur8628 3 жыл бұрын
Asc waakhalid nuur oojooga magalada borama waxaan rabaa Inaan shirkada amisoon Barch kafuro ayaan ubaahanhye Bal mxad iga caawin kartaa Sdee se aanqayb uga iibsan karaa Halkeen se kaalasooxidhiidhaa
@abdi-risaakmahmoudqalinle4966
@abdi-risaakmahmoudqalinle4966 4 жыл бұрын
Asc zxp Sakariye Abdillahi Zxp hawl yar ayaan aad ugu baahna inaad ila xaliso xagee kagala soo xidhiid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Www.instagram.com/Zakariyecaawiye Halkaa igala soo xidhiidh
@fiicaneeyhaaji1832
@fiicaneeyhaaji1832 4 жыл бұрын
Blz wllo ka so hdl scholarships turkiga mahdsanid wllo
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 4 жыл бұрын
wll sidee sawirada aad qasay u iib gayn karta kuwa bilicda ama degan ka wxn ahy photography arintas iga cwi wll
@buzuri2510
@buzuri2510 4 жыл бұрын
sxp website ban kuusameena
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 4 жыл бұрын
@@buzuri2510 wll in aan wansds lay isameyo marbo
@hindanuura5162
@hindanuura5162 3 жыл бұрын
Wad mahad santahay
@mli1115
@mli1115 4 жыл бұрын
wll sakariye fariimaha kasoo jawaab pls0
@user-gz5ov5tx6m
@user-gz5ov5tx6m 4 жыл бұрын
Walaal aad ayaan kuugu baahnahay waxan ku noolahay sacuudiga sudden much heli karaa waayo waxaan rabaa in aan tijaaro bilaabo
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 Жыл бұрын
Waxaan vedioygaan Daawanayaa 20/12/2022.
@liibaanokochacade275
@liibaanokochacade275 2 жыл бұрын
M.a
@mohamedsiyatsomali5732
@mohamedsiyatsomali5732 4 жыл бұрын
Asc wll waxan jeclan lahaa nambar aan kalasoxiriiro
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌷🌷🌷🌷
@khaliifdheere
@khaliifdheere 4 жыл бұрын
*Hadii aadan lacag samayn adigoo jiifa, ogow weligaa qof jiifa ayaad u shaqaynaysaa!*
@manoezdeztylizh7891
@manoezdeztylizh7891 4 жыл бұрын
Xikmad badanidaa sxb
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 4 жыл бұрын
Scholarship kaas turkiga kasoo hadal walal Sakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
insha'Allah walal
@caydruussalah-qb2oz
@caydruussalah-qb2oz 11 ай бұрын
Tan xayaysiiska manay kahaoryn inaad leeday vies badn
@ahmedmohamuud660
@ahmedmohamuud660 4 жыл бұрын
Asc
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 4 жыл бұрын
Sidee wll wabsite qurux badan oo ganacsi u samaysan kara
@caqligal6350
@caqligal6350 3 жыл бұрын
Hadaa ubaahantahy in laguu dhiso website ganacsi ama e-commerce ilasoo xiriir nu!Berks ayaan WhatsApp ku isticmaala 252633200993
@muftaaxmedia5890
@muftaaxmedia5890 4 жыл бұрын
I am from turkey Turkey ayan kaa soo salaamayaa sxb aad baan kuu tageraa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Aad baan kaaga qaaday walal kawaran Turkiga?
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 3 жыл бұрын
Turkiga xage ka joogta , hada danayaid ganacsiga aan isla so xirirno İnstagram @abdihakim_kalale
@kulandata994
@kulandata994 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin like shere dheh adigoo raali ah #pegka ama channel ka KULAN DATA CHANNEL TV
@abdirisaaqhassan1822
@abdirisaaqhassan1822 4 жыл бұрын
Waxan ku idhi walal inan ganacsi bilabo ayan raba ee wastapka igu soo darso aad ii gacan qabatide brother
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@sheikhjeesto887
@sheikhjeesto887 4 жыл бұрын
Logo ama sumad cidii u bahan anaa qaab heer calami ah kugu samaynaya replay me
@ayaanlekingofficiall2238
@ayaanlekingofficiall2238 4 жыл бұрын
Iso same bro
@tasniifshow
@tasniifshow 4 жыл бұрын
Isooo sameeee
@sheikhjeesto887
@sheikhjeesto887 4 жыл бұрын
0634394051 lambrka whts app igasoo xidhiidha
@omarx.mohamoud1631
@omarx.mohamoud1631 4 жыл бұрын
Asc, Zekriye ustaasd Thnks saad umada u caawinaysid Waxaan rabaa inaan information iga siisoh dhowr Arimood si shaqsi ah Marka xageeh kawada xiriiri karnaa? mahad sanid Ahmed Moh
@asadhoreye843
@asadhoreye843 4 жыл бұрын
Aniga ubahan wastpkeyga igala so xiriri 0907544529
@zicitadan6402
@zicitadan6402 4 жыл бұрын
Sxp waan wadaa lkn somalidu mafahansana
@abdisamadadam288
@abdisamadadam288 4 жыл бұрын
Sxp dhalinyaro shaqa laan o dalkii jooga ayaanu nahay nala soo wadaag onlineka nooso badi
@homeofquran7134
@homeofquran7134 4 жыл бұрын
Sxb combony aya ku haaya la yirahdo for ever Living oo aad ka faidayso lacag ad ku qanacdo 0619678222 nagala so xeriir mhadsanid
@abdisamadadam288
@abdisamadadam288 4 жыл бұрын
@@homeofquran7134 forex trade marabo. Ok then whatsapp maleedihiin
@hudaaadandacar9194
@hudaaadandacar9194 4 жыл бұрын
Companygaas wll anaaa kula soo xidhiidhayee Iisherg whatsap
@abdisamadadam288
@abdisamadadam288 4 жыл бұрын
@@hudaaadandacar9194 aniga mise wiilka qofkee la hadli wll
@hassanahmed8542
@hassanahmed8542 3 жыл бұрын
Dadkena yurub ku nool fursado aan ka faaideysano kaama hayno sxb nasoo xasuuso
@gobaad_dhuuh
@gobaad_dhuuh 3 жыл бұрын
Naa kuu haye whatsapp igala soo xidhiidh +252636725866
@teeloteelovivo6045
@teeloteelovivo6045 3 жыл бұрын
Thangs legend
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 4 жыл бұрын
Cosigaygii
@gaare8701
@gaare8701 4 жыл бұрын
Asc ugu horeeyn sakariya wanku salaamay sxb
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Wcs wr wb
@ibraahimyassin6131
@ibraahimyassin6131 3 жыл бұрын
Ustaad, adoo raaliya waxa aannu kaa codsanaynaa in aad soo diyaariso muuqaal ku saabsan QAABKA FACEBOOK LACAG LOOGU SHUBO MARKAAD PRODUCT RABTO IN UU KUU SUUQ GEEYO (Sponser) Mahadsanid.
@caqligal6350
@caqligal6350 3 жыл бұрын
Wllo hadaa ubaahantahy in laguu dhiso application ama website ganacsi numberkas ayaan WhatsApp ku isticmaala islasoo xiriir 252633200993
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 3 жыл бұрын
@@caqligal6350 wll faahfahin na sii instagram@abdihakim_kalale
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 4 жыл бұрын
Cidii rabta wepsite cajiib ah ama rabta inay ka shaqeesato iq:option online janalkayga booqo thnka
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 4 жыл бұрын
Cawaale Calawaash IQ option sow ma qasaaro badna?? Walal
@najmi4100
@najmi4100 4 жыл бұрын
Yaa kale oo Facebook saxib kala ah zakariye
@muftaaxmedia5890
@muftaaxmedia5890 4 жыл бұрын
Aniga walal
@abdirahmanabshir2448
@abdirahmanabshir2448 4 жыл бұрын
Zhp waxa noo soo bandhigtaa habla loo xaraysto scholarships ka
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 4 жыл бұрын
wllo umada ha waalin
@nastenasri8868
@nastenasri8868 4 жыл бұрын
Wll 100 dollar shaqo xafiiseed noocee lagu bilaabi karaaa oo dhalaanyarada loogu talagalay
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 3 жыл бұрын
@@zuuzuumahad3118 wll Faahfaahin na sii İnstagram :abdihakim_kalale
@dayaxismaaciil9385
@dayaxismaaciil9385 4 жыл бұрын
1
@mustafahashi3696
@mustafahashi3696 4 жыл бұрын
Asc sxp forex maxa ka aaminsan tahay Mahadsanid
@deeqcabdijama7280
@deeqcabdijama7280 4 жыл бұрын
Mahad sanid sakariye
@abdijabaraidurus6321
@abdijabaraidurus6321 4 жыл бұрын
Mansha allah wll waxn rabaa inaa facbook ama whats number iga soo qabo wll +252906740678 arin cajiiba ayaan rabas ina kula wadaago
@kiinchannel992
@kiinchannel992 4 жыл бұрын
wllo subscribe iisaar chanelkeyga kiin chanel
@Cab11144
@Cab11144 4 жыл бұрын
Forex xalaal miyaa aqayareey??
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@msa_1439
@msa_1439 4 жыл бұрын
Website ama branding Logo cidii u baahan hayla soo xidhiidho insha Alaaah Emailkan 9402837@gmail.com Waaan Idin Soo Dhowaynayaaa
@Foxsomalim
@Foxsomalim 4 жыл бұрын
Mohamed Saeed Ahmed aniga u bahan wll
@nasrinaaragsan2727
@nasrinaaragsan2727 3 жыл бұрын
Website in laisamey ayan ubahanhy wll
@msa_1439
@msa_1439 3 жыл бұрын
@@nasrinaaragsan2727 Diyaar wlo Emailka ma i igala soo xidhiidhi kartaaaa
@nasrinaaragsan2727
@nasrinaaragsan2727 3 жыл бұрын
@@msa_1439 haaaaa walalo
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 3 жыл бұрын
Wll faahfahin ina sii İnstagram @abdihakim_kalale
QAABKA LOO FURTO JIKO GANACSI IYO ONLINE FOOD DELIVERY
11:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Sidee Online Ka looga Ganacsadaa? Muuqaal Muhiim ah! #lacag
22:50
Faahiye_podcast
Рет қаралды 8 М.
5 GANACSI OO KUN DOOLAR KU BILAABI KARTID
15:29
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 196 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 88 М.
MASHIIN GANACSIYO BADAN ANFICI KARA
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Ganacsiga Onlineka qaabkan u bilow
19:38
Xirfadkaab College
Рет қаралды 21 М.
Sidee Facebook Ad Loo Sameeyaa OO waxkasta loogy xaysiisyaa Facebook
15:17
Shariif- Strive Academy
Рет қаралды 34 М.
Wish Someone Had Told This Before | Life in Sales & Marketing!
14:21
6 FIKRAD ARDAYGU LACAG KA SAMAYN KARO 2024 - 6 Student Side Hustles
9:09
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 22 М.