Qofkii Raba oo si rasmi ah diyaar u ah iibka mashiinksn ha igala soo xidhiidho Instagram ama email hoos ku qoran. instagram.com/zakariyecaawiye Horumarsamee@gmail.com
@manitbaacy34136 жыл бұрын
YO YO dude SAKAERIYE were can i reach you out besides Instagram which i don't use and not often active on
@ZakariyeCaawiye6 жыл бұрын
manitoba acy the email above
@5-minutecrafts4046 жыл бұрын
Keep going pro
@englaamoos28626 жыл бұрын
sxb tareeyada uu wato machine kan limited miyaa dhoor xabo cml mise gooni ayaa loo eebin iyaganah.
@deviboy5 жыл бұрын
Magaci mashiinkaan Wll
@Indhojacayl6 жыл бұрын
Masha allah Zakariye wuxuu mudan yahay in bilad sharaf la siiyo waa wiil dadaal badan, Bro Allaha kula garab galo dadaalkaaga.
@anabjimaale5646 жыл бұрын
Mashallah this machine really worthy it’s so many way to benefit and I wish I could have business😃 thank u walal for sharing with👍
@Farm_With_Suhaib6 жыл бұрын
Zakariye’ Wuxu noqondoona Qof Nolashiisa Adunyo iyo akhirba hormar ka gaadha’ Becouse Waxaa ka goan Hormarinta Umadiisa’ Horey usoco Brother’ Allah haku xifdee 🔥❤️🔥💯👏👍
@umusheikhabdalaikhyaar20826 жыл бұрын
Suhaib Abdirahman Allaahuma Aamiin Wllo
@fuadiman65895 жыл бұрын
Allaha kuu barakeeyo aqligaaga iyowanaaga aad dadkaaga la jeceshahay
@fahmaabdimajidmohamud44656 жыл бұрын
First one aya noqdy waana sugaya wax badan thanks walalo
@naimamohamed40556 жыл бұрын
Masha Allah Walaalo jzkl khayr dhiirigalinta aad dhiirigalinaysid dadkaaga Allah SWT ha kaa abaalmariyo
@dantadadkaiyodalka75942 жыл бұрын
Maashaa allh wll wax badan oo faido uleh ayaad bulshada u haysaa mahadsanid🙏🏾👌🏾
@shaafishow47956 жыл бұрын
Mashalllaaaah taloyinkaaga guul wen ayaan ka sameeyay mahdsans
@shukriyusuf63065 жыл бұрын
Mansha Allah walal ajar badan allaaha ka siyo dadalka aad u heyso dadkada somali
@shamsasharaf78342 жыл бұрын
Wll jazaakallah khayran wa jazaa wll sideen ku heli karaa
@samiiroabdullahi41476 жыл бұрын
Am the second one Masha allah hore usco bro
@abdalleabdirisaq1575 жыл бұрын
Masha allah wll horay usoco wx badan baan caawa ka faaiday Horay usoco wll waana kul zoo xiriirayaa
@abdifatahguled96526 жыл бұрын
waraaqa lagu dhajinayo way samaynka karaan ayaan u malaynayaa kuwa wax daabaca sida ASAL OR SAGAL markaas ku wasina shaqo ayaa ugu soo bayaxay lk waa free idea ha la gaadhsiiyo kuwa wax daabaca thank bro from CAIRO
Ustaad zakariye please share with us challenges you met when you started for egg company or poultry farm Next video make rapidly coz of I'm fascinating this project truly
@ahmedfaahim37872 жыл бұрын
Suuqa Somaliya ugu weyn Hadi ad Ka raadin lahayd wad Ka Heli lahayd. Dabcan imika nuucas iyo kuwa kale oo Ka badan wey yaalin oo wad Ka heleysa. Mhdsnid
@abdihamidofficialchannel28024 жыл бұрын
ASC Zakariye Sxb aad iyo aad aad u mahadsan tahay soo gudbinta fiican ee ku dheehan sida Daacadnimada ah ee aad noogu soo gudbisay thank very much subscribed waa in laan laga bakheylin fadlan channelkan oo in la share gareeye oo dadka la gaarsiiyaa .
Ala maxaan sugaayey barnaa mijkaaga qiimaha badan allah yaxfadka my bro
@axmeddiiriye97636 жыл бұрын
Jazakallahu Khayr sakariye
@podcastenglishlearning196 жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo sakariye
@moarbe26 жыл бұрын
Zakariye wad mahadsantahay
@hamdaahmed52094 жыл бұрын
Wad ku mhdsanid wl warbixinda cajiibkaa ee aad nalawadaagaysid
@khadrakayse65416 жыл бұрын
Ma sha allah guulayso
@garaadyare89806 жыл бұрын
Msha alh hore usoco wll
@cabdilaahikingsomaalia72706 жыл бұрын
Thanks my brother zaki keep going Lkiin wlhy wali Kama hayo oo wan sugayaa ganacsi jeebkayga ahaa kkkkkkk
@amareyasin58784 жыл бұрын
Zxp waan rabaaa mishiinka dhaska laga duuliyo
@laalushdiide50736 жыл бұрын
Anniga shansano kadib ayaa doonaya in aan dukan aan weli Somalia laga furin in aan ka furto ilaah ha ii aqbalo riyadeyda mida kle wadadeedane waan wada si
@farhiamohahmed19055 жыл бұрын
Manshallah walal waxan ka codsan lahaa sida lo sameyo xayaysin fcn in aad video kaso samayso iyo walibo suuqgayn
@khadraaxmed28465 жыл бұрын
Asc waa fikir fiican walaal mahadsanid
@ogaanshaha81716 жыл бұрын
Kanaalkaan waakanaal aad aan wax uga faaidney in aan ogaano waxyaabo badan oo dalka laga aqoon oo howlaha qaar kuu fududaynaayo Aad iyo aad ayaad umahadsantahy wll lkn anigu suaal aan ku waydiin rabay cashirkaan ayaan kadhaxhalay Wax aan kuugu abaal gudno mabagaranayno wll Signjet Mogdisha koofurta Soomaaliya
@cumaryuusuf88816 жыл бұрын
Mahadsanid wll zakariye
@Afagaal6 жыл бұрын
Msh allh fikrad dhaxalgal ah
@abdirisaqawil74754 жыл бұрын
zakariye Abdilahi Sxb mishiinka take awayga ma hysaa qiimahiisa iyo sida loo heli karo
Asc wll qali .wll side label product loo sameeyaa?
@qadaryare15066 жыл бұрын
Saxib tareega asiga miyaa wato ?? Mahadsanid
@nimahappy80026 жыл бұрын
Masha allah wanku sugaynay
@ogaanshaha81716 жыл бұрын
Maasha Allah
@abdullahiomar30265 жыл бұрын
Walaalow magaciisa ma aadan noo sheegin ee noo sheeg maga ciisa
@xaliimosheikhmuxumed2955 Жыл бұрын
Yaanyada dhiijista bacdeeda iyo Daasadeeda see loo sameeya maxaase laga sameeya
@canbeyare3905 жыл бұрын
Sakariyeh Brother waaad mahadzantahay lkn magaciizah no sheeeg
@zuuzuumahad31184 жыл бұрын
Wll waxan kuwaydiin tarelayasha miyuu wataa mise wan uso gadi haduse wato 6 taree bas siden badeco badan oo kala duwan ugu diyarin ileen tareyada waa lagu qaadiye ba ifahansii wll hadaan rabo inan ice cream ku mol gareyo siden yeeli
@jasminemofarax98134 жыл бұрын
wllo ana donaya
@cabdallacali88975 жыл бұрын
Sxb sual ana ankuweydiye Bahalku ma u aiticmaali karaa tereeyo kale oo anan kuwan ahayn Mise kuwan bes baan u isticmalaya
@abukarabdirahman78466 жыл бұрын
Tareegyadaas oo raqiis ah sidee lugu heli karss?
@engmohamedamiin95435 жыл бұрын
Aad iyo aad ba u mahdsantahy
@jimcaaledaahirhuriye5404 жыл бұрын
Wllo magacaygu waa jimcaale waxa u baahanahay mashiinka dacarta lagaga sameeyo giriimka wllo ma igu caawin kartaa meel aan ka iibsan karo
@nasteexman33533 жыл бұрын
Mahd sanid bro
@Isbededoon5 жыл бұрын
Somalia malaygu keenikaraaa
@daadirfaysal2 жыл бұрын
Macalinkayga dhanka fikradaha gabacsiga
@safahassan36096 жыл бұрын
Masha allah
@ismailcabdiraxmaan20465 жыл бұрын
wll qalabka magacii please noo soo sheeg wll
@mohamedgadhka11026 жыл бұрын
Thanks bro
@dr.abdirahmanmoalimhassan53246 жыл бұрын
sxb marka waad mahadsantahy barnaamijadda aad bulshada u heyso aad na waan ugu xiranahay cheneelka lkn waxaa clipka laga dawan karin adds ka ama xayeysiiska aad u furtay cheneelkaga hadii aad xakameyn karto wey fiicnan laheed thanks
@abdialihassan20545 жыл бұрын
Sxb Wan u baahanahy sideen ku heli Kara
@ramloabdullah87435 жыл бұрын
Asc wll. Somalia miyaad kasoo tagtay?
@fadma6386 жыл бұрын
Mashlah💕
@mohamedqanyare48994 жыл бұрын
Whats the name of this machine brother?
@ramloabdullah87435 жыл бұрын
Shayga madow ee wax lagu ridayo miyuu waraa mise bacda uun buu wataa wll?
@aayahanolosha16956 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@abdisalaan27126 жыл бұрын
Qof wngsn ayd tahay insha Allah barnamij yada wn lasocdaa
@ahmedcadani91526 жыл бұрын
Mahadsanid
@MOHAMEDALI-tj4yd6 жыл бұрын
mahadsanid wll
@maxamuudmaxamed70985 жыл бұрын
Mashiin roodhida lagusameeyo oo moofada oo kale
@adamjeilaniislow3825 жыл бұрын
wll sare zakariye mashinada magacayadooda english ahaan ii soo qor adigoo mahadsan wll
Wllo sakariye mashiinka kafeyga video inagoso diyara hadi ay surto gal tahay
@nimahassan47786 жыл бұрын
Asc walal mishinka magicisa maxa la dhaha?
@AxmedSaalaxProduction6 жыл бұрын
Tarayada wax lagu gurayo marka ay kaa dhammaadaan halkaa laga doonanayaa
@Basso10996 жыл бұрын
Hargeisa Bro Kaso Salamaya Niin RagEed
@qaaliali47416 жыл бұрын
Mohadsanid wll
@cabdinajiibmaxamed8945 жыл бұрын
asc
@xaliimosheikhmuxumed2955 Жыл бұрын
Caagagana see loo sameeya
@aziiliboss6066 жыл бұрын
M.a wlky qli alllle hkuu barkeeyo cqligag mahdsanid lkn hal su aaal mashiiinku qlbka wax lagu molgaraynayo ee saxamuunta yar yar see uga rebayaa badeecadda mise waaa lgu iibinyaaa
@ZakariyeCaawiye6 жыл бұрын
Shirkada mashiinka samaysa ayaa qalabka yar yar la iibinaysa
@ilyaaali94906 жыл бұрын
Waxa tahay walaal kudayaha mudan somalidana afacaya allaha kubarakeyo sxb
@caawiyyeelectricitycollege82475 жыл бұрын
Mishiinkaa magacii
@mulkihassan31265 жыл бұрын
Mishinkas side u heli karaa
@khaliifdheere6 жыл бұрын
*#Microphone**-ka aad isticmaaleysid ma iisheegi kartaa walaal?*
@MOHAMEDALI-tj4yd6 жыл бұрын
machine ka iyo bacda kor kasaaran waan garanay lkn caaga madowga ah xagee laga helaa oo badeecada lagu shubayo